TEAM SHEEKOYAR IYO QADDADII OO JEEKEY DIIDAY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лип 2020
  • TEAM SHEEKOYAR IYO QADDADII OO JEEKEY DIIDAY!
    #qado #jimco #sheekoyar

КОМЕНТАРІ • 165

  • @SheekoYarOfficial
    @SheekoYarOfficial  4 роки тому +28

    Walaalaheena fu'aad haloo codeeyo waakan linkiga ua-cam.com/video/4WRNe0BpXe4/v-deo.html caawa 10.000. Hala tuso fu'aad waa mahadsantihiin

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 4 роки тому +1

      ASXAABTA ANIGANA 1,000 SUBSCIRIBE ITUSIYA WAAN IDINKA CODSANAA

    • @miskicali8360
      @miskicali8360 4 роки тому

      Ar aweys bafow yaa wax la cuni jiray wlhi ano qof wax wada cuneno haddu rashin intu afka galiyo wixi kaso haro saxanka kuso rido wan uga kici laha rashinka si marku dhamesto cuntada aqlaqdaradas inu iska ilaliyo wan u shegi laha 😡😡😡😡😡😡😡😡😡 markan wax cunayaba kow wxn firiya sidu qofka gcnta u dhaqanayo kadibna inu gcntisa iyo afkisa

  • @salmaansaas2470
    @salmaansaas2470 4 роки тому +20

    Masha Allah Qado sharaf leh Team jeekey like Rabaa 😂

  • @zalmaanisack6139
    @zalmaanisack6139 4 роки тому +3

    Inta ila aragtey Aweys Cali baafow in uu Kala Kacey Like Fax😂

  • @kingdiinow8491
    @kingdiinow8491 4 роки тому +8

    Team sheeko yar like haleysiiyo

  • @RayaanAliOfficial
    @RayaanAliOfficial 3 роки тому +1

    Nimco codkaaga waxaan ku soo xasuustaa nolosheeydii jeceeldii isoo maray. Saalax tirzged. Wllaahi.

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 4 роки тому +3

    Runtii Team aan jeclahey isku duubnaada waligiin🙏🏻

  • @saidabdallahsabrie4744
    @saidabdallahsabrie4744 4 роки тому +1

    Macalin jeekey Mahadsanid sabbto ah Aweys quruxda ka muqato adga dadaalkeda leh 👌🙏
    All Alfaghi legends one love ❤👌👍

  • @nuuroqaasim6744
    @nuuroqaasim6744 4 роки тому +1

    Masha allah ilhy janada haydinku kulmiyo dhamantenba amiin bastadeydi inta soqaty aya idin la cunay walhi ina idinla cunayo caml 😍😘😘😘😘

  • @adamabdi9274
    @adamabdi9274 4 роки тому

    Okey hooyo qaali nimco iyo jeekey iyo fuad hampaliyo mar walbo guul wacan

  • @sharkoali3445
    @sharkoali3445 4 роки тому +3

    masha allah sidaa uwada jooga in sha allah

  • @ForxTrader
    @ForxTrader 4 роки тому +3

    Fu aad qof qalbi wanaagsan waaye alle ha dhowro

  • @hasanhusein2746
    @hasanhusein2746 4 роки тому

    Macalin jeekey runtii aways baafow waad diyaarisay thnkz 🙏🙏🙏🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @nuurabdikadir5126
    @nuurabdikadir5126 4 роки тому +2

    M.allah aweys baafoow qurux ayoo buq day wallahi m.allah sheeko yar id taa kiraa ilove turjuma yaa shina ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 4 роки тому +1

    wallahi wa iga qosli awys bisinkas ku bilaabey wana isku xaaqey haduso neyb sadey xata ma idinla hadloyo aniga xata basto wanka hela thanks wan idin salaamay

  • @wllcabdullaahi6681
    @wllcabdullaahi6681 4 роки тому +1

    Masha Allah waanii jeclahay wallah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 4 роки тому +2

    Masha Allah 😍 yummy 😋😋

  • @akiilacartoons
    @akiilacartoons 4 роки тому +5

    Fuad saa qaliir uthy iyo waxaa qaadoosid mislaha widaayow🙆‍♂️🤣🤣🤣🤣

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 4 роки тому +2

    MashaAllah ♥️

  • @yahyamohamed9540
    @yahyamohamed9540 4 роки тому +1

    Sharaf waayo in aad jamiic wax uwadagtaan m.a lakin mid ayaan rabaa in aan idinshego ogaada dad iska danyar in eey idin kuxiranyihin marka is ilaaliya peace and love🤘👊🥰

  • @abdirahiiimabdullahihassan9664
    @abdirahiiimabdullahihassan9664 4 роки тому

    Macalin jeekey farxad aye ii ahan lahay in an nila qadeeyo Team sheeko yar 😍😍😍😍😍😍

  • @miskicali8360
    @miskicali8360 4 роки тому

    Masha'allah aweys bafow isha baxarka biyaha manyada

  • @yasiromar4702
    @yasiromar4702 4 роки тому +1

    Team legends
    Keep going

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 4 роки тому

    Xaajiga reer kaftan umahaysan lkn waa kaftan badanyahay masha Allh team sheeko yar keep going

  • @fatimamaxamed3372
    @fatimamaxamed3372 4 роки тому +5

    Lujiyo awi ma u jediyeee luujiyo no kena intaa

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 4 роки тому

    Msh allh

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 4 роки тому

    Abaay Nimco waan ku jeclahay ha cunug iyo 10 cunugba hadaad haysatidba waan kugu jeclahay waxaan joogaa jarmalka da dayduna waa 32 jir. Qalbogaa ku doogsada wadnuhunuhuna ka siidaran macan nimco I love you

  • @ugaasiidleofficial5878
    @ugaasiidleofficial5878 4 роки тому

    Team sheeko yar ilaahay haydin xafido oo haydin sharfo markasta iyo meelkasta oo aad joogtaan we love you

  • @liibaanfaisalmohamed2221
    @liibaanfaisalmohamed2221 4 роки тому

    Waxan tageere u ahay dhaman actarada ama atariishadaha Al faghi aad Baan idin salamaya from Hargeisa

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 роки тому +1

    masha Allah tawarakaAllah Fu"aad tartiib u cun baastada😆😆

  • @salaadocolooali2655
    @salaadocolooali2655 4 роки тому +1

    alle haidin daweyo

  • @HassanAli-cr8gh
    @HassanAli-cr8gh 4 роки тому

    Masha Alh legends 🙏

  • @burhanjacfar5971
    @burhanjacfar5971 4 роки тому

    fuaad baasta uu duubanooyo macquul mahan dheef xaare kkk kaftan . big respect walahi mucalimo fuaad

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 4 роки тому

    You got it

  • @kaahalaki4808
    @kaahalaki4808 4 роки тому +2

    Jekey plz no so fadhisi gabadha uhadash moli 💞💞💞🥰💋💋💋💋💋💞💞💞💞💞💞🥰🥰🥰🥰🥰

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 4 роки тому

    Asc sheeko yar ilaahay ha idiin barakeeyo irzaaqadiina ilaahayna uga mahad noqa ee kadaaya cunta cunista aaf soogilisaan dadaa haysan

  • @aaminabdilahi5524
    @aaminabdilahi5524 4 роки тому

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarterry5388
    @khadarterry5388 4 роки тому

    Mnsha allah

  • @patelkhan8936
    @patelkhan8936 4 роки тому

    Masha Allah 🤣❤️🌹💚💜

  • @somaliforextrader638
    @somaliforextrader638 4 роки тому +2

    Dadka qoraya ilahay hada jceshahay subscribe isaara nabiga scw hada jclshay subscribe isaara walhidan idin saren ina jclhy hadipa ku xeranthy.waxa kaga qima bdn wll iisaar

  • @fartuunwlhiwanjeclafilimad554
    @fartuunwlhiwanjeclafilimad554 4 роки тому

    masha allah baastadi aya ka qeylisay kuwan 🤣🤣🤣🤣

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 4 роки тому +1

    FuAad Cabdifataax Jeekey Nimca ❤️❤️❤️❤️

  • @ololstudio8786
    @ololstudio8786 4 роки тому +2

    Aways meesha wuxuu u yimi cunto uun xitaa hadli maayo

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 3 роки тому

    Lol hada heer baraweh anahan pasto is not our favorite food lol I notice this from the family and today jeeeky pasto is not his fvrt but galamudo 😋😋😋😆😆😆 team sheeko yar ✨💯 keep going 🇸🇴💙😍

  • @qureysh6434
    @qureysh6434 4 роки тому +6

    Camera inaan so hor faristo cunta maba kucunaayi subxanalah

  • @batunali1244
    @batunali1244 4 роки тому +1

    Arabta aya cunta qooraha eriga iyo sambabk fuaad runtisa waye

  • @jiijasiyaad8685
    @jiijasiyaad8685 4 роки тому

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @muniiraapdiyuzuf
    @muniiraapdiyuzuf 3 роки тому +2

    Horta sab maxa ladhaha 🤔🤔🤔

  • @hindocabdi8711
    @hindocabdi8711 4 роки тому

    Wll waxankaa codsanayaa sushanti flimkisi udabeeyey noosoo turjin adoomudan

  • @ekhwa2135
    @ekhwa2135 4 роки тому

    Macalin jeekey fadlan noo soo turjum filimkii Josh heestii Ku jirtey EE
    Mile kiyaloki milkaa EE

  • @rashka254officiall9
    @rashka254officiall9 4 роки тому +1

    Asxaptaa jekeey chanelkayga halagu so yaca pls 🙏

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 4 роки тому

    Hahahaha sambab iyo qooruu cunaa ku lahaa 😄😄😄

  • @mohamuttaptullahiali5709
    @mohamuttaptullahiali5709 4 роки тому

    Sheeko yar wan idin wataa wlhi lkn plz Dad aan heysan qadadaas haso ban dhigininaha plzzz🙏🙏

  • @maslahjunior2777
    @maslahjunior2777 4 роки тому

    Hhhh jekeY saxanka madhamanaYO bee see cml 😂 NimcO heYbe markeY tiri wrYa pastadha cuun hadi kale wakudila hadalkas waiga qosliYe Team sheko Yar official keep going

  • @khaalidaxmed9355
    @khaalidaxmed9355 4 роки тому

    Hhhm.wll qali fuaad😂😂💎nagada qodhee.ha ciid waxa.ma.ku.fashee ma.jeena miya

  • @munacawilcawil3009
    @munacawilcawil3009 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk masha allAh so much fanny 😍💝💖

  • @yasmiinkismayoofficial8774
    @yasmiinkismayoofficial8774 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣😘😘

  • @nuurbashaal11
    @nuurbashaal11 4 роки тому

    Aar fuad gacaan weyna manshAllah mesha asaa messi ka aah

  • @aminoamisha3739
    @aminoamisha3739 4 роки тому

    Awees pafow wocayilay 🥰🥰

  • @aliturki9659
    @aliturki9659 4 роки тому

    Ana halaigu camamado

  • @RayaanAliOfficial
    @RayaanAliOfficial 3 роки тому

    Saalax trizged says nimcooy abaayooy caawa maxay rashka u casheeyn weeysay.

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 4 роки тому +1

    Abdifitax camerada kashiixay yaah

  • @madeygaab8322
    @madeygaab8322 4 роки тому

    War ninkii awes bafow maxaa siiseen qurux maasha alah

  • @hodanofficial4871
    @hodanofficial4871 3 роки тому

    Jakey umadena mahan Macon kuyeh wuuna wadaa 🤣🤣🤣🤣

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 4 роки тому

    Fadlan seediyaashay ay ugu horeeyaan lkn waxaan ka cudurdaaranayaa iga raali ahaada hadii aan khaldo qofka aan hormariyo 1-saalax dheere 2-fu,aad alfaghi 3-macalin jeekay iyo comandy mann yackow dhamaantiin waxaan idinka codsanayaa walashiin Nimco waan jeclahay inaad igu dartaan si sharaflaan usoo doonanayaa waxaan joogaa wadanka dibadiisa mahadsanidiin seediyaal hadii aad ila soo xiriiri waydaan waxaan ahay nin Barrasford soomaligu waa sidaa waxaan u arkayaa inaad jeceshihiin mahadsanidiin mar labaad

  • @kalaguur
    @kalaguur 4 роки тому

    Gabartii dhaheesay camal Hooyo waan kusalaamay waxaan rabaa in aa ku dhaho hooyo barasho wanaagsan
    Kkkk

  • @abdiabdullahi949
    @abdiabdullahi949 4 роки тому +2

    Awes baafow wuu qurxanaaday m.a il kaha yaa u sameeyay

  • @jeymaxamad6664
    @jeymaxamad6664 4 роки тому +4

    Fu'aad inuu wax dilaayo yaa ila arkey waaka naxay nabee

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 роки тому +1

    Qofkaan Aweys Baafow miyaa Mise anaa mooda🤔

  • @sureyaali1743
    @sureyaali1743 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @tusmofilmschannel1028
    @tusmofilmschannel1028 4 роки тому

    Hhhhhhhh wlhi wan Ku diliha hhh

  • @Joyqouting
    @Joyqouting 4 роки тому

    kkkkkkk, maashalah gabadhu iyo raga hudhmo weynaaaa, meesha boob iyo baahi aa ka jiro 🙈😂🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 4 роки тому

    Nimco hadii ey hesho jaad keeda uma baahna nin 🤣😂😂
    Warka cad

  • @RayaanAliOfficial
    @RayaanAliOfficial 3 роки тому

    Ina caliyoow waad heesaa sxb.saalax says.

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 4 роки тому

    😂😂walahi jeekey wuu iga qosliyay Fuad iyo cabdifitaax Alfaghi oo lebisan hadad aragtid kulahaa walalkood aa imaaday

  • @Xayaatiqurux9
    @Xayaatiqurux9 4 роки тому

    Waan ku qabtay subscribe ta

  • @RayaanAliOfficial
    @RayaanAliOfficial 3 роки тому

    Jeekeey sxb isku haay tiimka wadani sare saalax tirzged says.

  • @miskicali8360
    @miskicali8360 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 4 роки тому +1

    Luujiyo away rer sheeka yar

  • @topazlaqchannel9394
    @topazlaqchannel9394 4 роки тому

    Hadaa tahay qof jacel farimaha jaceylka ku soo biir channelkena
    Mahadsanid
    Subscribe like coment

  • @yasirmohamed8339
    @yasirmohamed8339 4 роки тому +3

    Whooy gabada hakabobina 🤣

  • @xuseenabdulahi7237
    @xuseenabdulahi7237 4 роки тому

    Asc asxaabta aaway Lujiyo

  • @umushamsaabdinoor2625
    @umushamsaabdinoor2625 4 роки тому

    Team liban official media

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 4 роки тому

    Waa wax laga fcnyahy in idinko wax cunayo aad so fariisatan Bar ay idinkala socoto inad oo kun, waliba ay ku jirto kuwa meshas cuntada ku cunayo gabadh, aaway xishoodkii.
    Sidan waa akhlaaq xumo iyo maalaycni, hada hadii la fiirsado qofka maxay uso kordhiney oo uu ka faa'ida ma'ahn majaajilo ma'ahn sheeko nuxur leh ama qiso wax un laga qaato leh.

  • @aminaahmed4630
    @aminaahmed4630 4 роки тому

    Wan ini tageraa wlhy walalyal

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 4 роки тому

    Mcln jeekey adigoo raali waxan ku dhihi lahaa sidaan maficno qer alaha idin siiye wayo rashinka ad hestan dad ka baahan ayaa jiran

  • @abdifatahafrah9500
    @abdifatahafrah9500 4 роки тому

    Cuntada sidaa u cuneysiin ma fiicno oo miiska laga dareemaa siduu u yaalo hada nahnay Somali xaga cuntada maku fiicnin ee ha iska duubina idinkoo cuneysiin

  • @nuurbilic6503
    @nuurbilic6503 4 роки тому

    Xarfaan iska dhiga team jekey Ee Subscribe iisara waa cod si 👍👍👌👌

  • @alidaahir3362
    @alidaahir3362 4 роки тому +1

    Subscribe I saar hadad rabto

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 4 роки тому

    Waa iga codsi sidaas hasamenina markale il bil aadan buur waa jabisaahe

  • @zakariyahassan1928
    @zakariyahassan1928 3 роки тому

    Caafimaad ku qadeeya

  • @jalaqsaninaali1573
    @jalaqsaninaali1573 4 роки тому

    Awees bafow woo cayilay

  • @diyaaro68
    @diyaaro68 4 роки тому +1

    Aad ayaan idiin jeclahay subscribe Isaar thanks

  • @farhiyahussein1152
    @farhiyahussein1152 4 роки тому

    war kas aways bafow miya iga jwba😍

    • @nazilnuur7020
      @nazilnuur7020 4 роки тому

      Haa asgii waye bafow waye oo sheeko yar ka ducesteen

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 4 роки тому

    Nimco wan jecelahay nolow

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 4 роки тому

    Bisinkow Ari maa badar lasiinoya saxanka weeyna meeqa kiilo baasto waa jeekey macalinka macalimiintoda 😜😜😷😷😷😁😁

  • @saadaamlajoya2453
    @saadaamlajoya2453 4 роки тому

    Aweys baafow wllkey xabsi maa lagaa soo daayay camera ku heeyso tartiib u cun cuntada😂

  • @abdifatahasadhassan792
    @abdifatahasadhassan792 4 роки тому

    Qofka geeska xiga bafow miyaa mise waa indhaheyga

  • @jiijasiyaad8685
    @jiijasiyaad8685 4 роки тому

    Please coodsikeena noo dheexkeeli

  • @brotherking8909
    @brotherking8909 4 роки тому

    Aways Siduu Wax Leeyay...😂 Xantoobo ayuu qaadaayaa wlHi 😂😂 Waar Ninku siduu wx uwadaa

  • @cgf383
    @cgf383 4 роки тому

    War aweys baafow waa isbadalay ,oo wuu cayilay hassan toP wuu ka reystay inkaar qabaha.