Ireland Fellows Programme - Africa Fully Funded Masters
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- #Irelandscholarship
Official Link: www.irishaidfe...
Join our Telegram : t.me/SomScho
PLZ subscribe and like our channel
You can also follow me on social media
📸 Instagram - / yusuf_shire... .
🐦 Twitter - / shiremuse
🔵 facebook - / yuusuf99
CAMERA GEAR
[www.youtube.co....](www.youtube.co...)
Affiliate links
📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
▶️ My FAALLOBUUG Playlist
[www.youtube.co....](www.youtube.co...)
Special thanks to
Video by Vlada Karpovich: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
Video by Diva Plavalaguna: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
Video by Tima Miroshnichenko: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
Video by cottonbro: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
Video by cottonbro: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
Video by samer daboul: [www.pexels.com....](www.pexels.com...)
[Avoid the "Urgency Trap" with the Eisenhower Matrix](todoist.com/pr...)
[www.eisenhower....](www.eisenhower...)
DISCLAIMER
This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.
Aad bad ugu mahadsanthy sida wcn e ad nolawadageysid farsadaha qaliga ah Ust Yusuf Shire🙏
Adaa mudan wll
Mahadsanid walal, inchallah inaad si faahfaahsan noogu sharaxdo ayaanu ka sugayna
Well ustaad. Mahadsanid boos wyn ba buxisay runtii. malin kii qof somaliyed uu ku gulaysto fursad uu noloshisa ku bedelo bad ogaan dontaa ina kaalin wayn ugu jirtid dhalinta somaliyed.🙏
Thanks wll
mahadsanid saaxiib
Maansha allah ayeeyo ilaahay higmadaada hakuu daayo Walhi waxaad mudan tahay kudayasho
Thanks ayeyo
Walaal yusuf, hada waxaan ahay arday form four ah 2022-2023 ma isku deyi karaa inaan sii xareeysto scholarship kaan qarash inteese la eg ayaa iiga baxaya waad mahadsantahay. Waan rajenayaa inaad isoo jawaabi doonto
Qarash ku bixi mayo lkn khibrad shaqay rabaan iyo af english
Ustaad waxan kaa codsanaya next vidio schloler shipka russia ama ruushka
Ustaad english ka yacnu ma Tofel iyo wixii lamida mise jaamacada u kaso baxay haduu haduu warqad cadayna inuu english wax ku bartay way aqabalayaan
Scholarship fully funded ah oo Australia ah sida loo helo iyo goortu furmo noso samee walal.
Mahadsanid.
Haye insha allh
Wll waxa ii shegta 2.8 out of 4 haysta ma 2:2 bu so galaya mise wa ka hosysaa?
Mahadsanid Ustad
Inad hesho invitation wax sahlan mahan
Work experience ga ad ledahay wa in ay is match gareyan hay Adaha an dowliga aheyn Ireland shaqoyinka ay wadankaga ka qabtaan.
Intii karan keena wan dadaleyna
Insha allh wllo dadaal ana ducan idinku daray
Ustd intaa kalsoxarira
Wllo Ma inoo soo gali kartaa scholarship beecher ah wllo
Ustaad Waxad Kasoo Hadashaa Waxbarashadeeda Caadi Ah Marka Qof ku iska Bixinayo lacagta Waxbarashada Sida Lagu tago iyo Tuation Fee gaba
Insha allh haye
Walal college ma kulira
Mahadsanid lkn linkiga noo reeb
Muuqaalka hoostiisa ayuu yaal
asc wl marka first stageka la buuxiyo xagee loo diryaaa ?
Safaarada Ireland ee nairobo emailkooda website ka ayaad ka helin
Wll xog buuxda kaso raadi i.a wan aqriyey
Walaal economy and management makujirtaa
Pdf ka ka eeg linkga raac
qasab miyaa in IELTS aan haysto masuul
Stage ka u danbeeya shahaado english wa qasab
Wll xogtaas by email ma lo dira wxn arkay mel ey ku qoran tahay by email ku dir mrka sx miya mise qab kale lo dira badana scholarship yada dadku wa ka hadlan lkin maso gashan qabka lo dirayo wa cilada ey uga faidaysan wayewn arday badano somali ah
xagee loo dirayaa marka la buuxiyo
Sxb hdda i mallian hddan helahaa waa ku silahaa mxaayel waa u qalntaa wxaathy midka kliya kafikiro mustaqbakka ardayda sonaliyeed nasiib wcn sxb
Thanks
Lasoo wadaag ardayda kale
@@yusufshire link waa lasoo wadagaa eaa kula shaqeynaa teacher
Qabka lo dirayo by email sow maha
Wll waxaan kaa codsanaa in scholership bachelor ah inaad noo soo eegtid ilaaheey qeyr ha ku siiyo
Insha allh haye bro