Waxay ila tahay waa la ina raali galiyey arrin maaha ee dadkii sharciga hala keenyo xildhibaanada dilka ugu hanjabey ee afka qabyaaladeed ku hadlaysay.
Waa Gobanimo la is dheeryahay in hawiye raali Galin bixiyeen. Digil iyo miriflihii dhahayay Ethiopia ayaan difaacaynaa maka laaban doonaa aragtidaas foosha xun ee dalka lagu kala goynayo?..
Sidaas in wakiiladdii Ethopia loo raali galiyo maaheyn, ayagu waa kuwa cadowgga dalka udoodayee ma aqbaleen khaladkii ay kagaleen difaaca qadanka Somaliyed?...
﴿إِنَّمَا المُؤمِنونَ إِخوَةٌ فَأَصلِحوا بَينَ أَخَوَيكُم وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُم تُرحَمونَ﴾ [الحجرات: 10 - 10]
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
Scw
Scw scw scw ❤❤❤
Guul Somalia 🇸🇴 ❤
Habrtii doqon dhashay ii doori mahesho teetada kalena ninkii walalkiisa qaleelka looga xiirow adigana qoyso sidii ciyoow la idinku xiiro badbaao Allah ayaa leh lakin is dareemanaada gacana yaan la idinku salaamin gacana yaa la idinku dilin
Heshiinkaas waa siyaasad 100,% guul
masha Allah
one love somali
Muqdisho kaa soojeedo maa, aah Mangalore maadax aah
Waxay ila tahay waa la ina raali galiyey arrin maaha ee dadkii sharciga hala keenyo xildhibaanada dilka ugu hanjabey ee afka qabyaaladeed ku hadlaysay.
❤Aduunka 📺👏❤
Waasidii waxba iskama badali inaga hadeynunaha shacaka kgs waxaan leenahay itoobiya hanoolato hawiye wey kafican tahay itoobiya hanoolato 🇪🇹🇪🇹✊✊
Cuqdad nafsi u dhimee orom kaa tahay wase magaca kgs noo dhig yahay dhaq yahay afsomaliga baratay
Guul hawiye iyo digil&marifle waxaa guula in ay raali bixiyeen
Howli madhawa ee kuwaan bilaaa aragtida ah dadka iyo dalka allaha ka hor leexsho 😢😢😢
Ok waye masuul
Waa Gobanimo la is dheeryahay in hawiye raali Galin bixiyeen. Digil iyo miriflihii dhahayay Ethiopia ayaan difaacaynaa maka laaban doonaa aragtidaas foosha xun ee dalka lagu kala goynayo?..
Dhegey Geelle iyo Saciid Siyaad waa laba axmaq.
Wariyaha kaliya warkisa kukalsonahay xaqiqda kahadla murti kudhehan iyo codkar
Gobannimo mar haddii ay khaldkoodii qaateen oo Raali Gelin bixiyeen
Waxaan waa sheeka siyasadeed
Mamudna raali gelin ninkii ithopia taageeray In la raali geliyo waaba in la musaafiriyo wasaqa jaajuuska ah
Sidaas in wakiiladdii Ethopia loo raali galiyo maaheyn, ayagu waa kuwa cadowgga dalka udoodayee ma aqbaleen khaladkii ay kagaleen difaaca qadanka Somaliyed?...
Waa arin fiican iney raaligaren kabixitaa qaladaadkii kadhacey dadkooda lkn idigu qudhaada hadalka iska sax markaad leedahay dad muqdish kasoo jeeda ma dad muqdisho marti ku ah ayaa jira beenaad isku sheegeysaye qabada kasoo bax ee warkaaga cadeeyso kkkk
Unuka le kkk
Waa yeelkiin umada soomaaliyeed cadawga oogu xun waa idinka
Haday run idinkatahay kaso horjesta masar iyo itopiya ama dhaman ciidamada ajaanibta
Dadkan soo matagerin dadkodii dhahay itooobiya rabna 😡😡
Way isdhibeen qoladii
Mesha mamul hufan kama jiro
Why iyagane shacabka somaliyed uraali gilin waayen madama xabashida Eithoipa ee taageren Somali mel walbo ee jogane kaxumaaden mexe raali gilin uga bixi wayaen unaso hadal qaadi waayen taagerade umuujiyen xabashida iyaga in laraali galsho sase urabaane wtf😏
Meel fogaa joogna walee😂
Wax laaaya
Waxay ila tahay dagaalkii aad hurinaysay in aad ku guul daraysatay afkale samayso oo aad dalka ku dumisid adoo xasan sh nin eedaynaaya iska dhigaya
Barlaman sidii ciyaal tiktok Isku haysta
Hawiey Dant aad Masar kadhex aragaty Ayaa Etbiopia kadhex arkay siyaasada waa lagu fahmay Xasan Gurguure tuug moryaan
Souwest guuuuul koonfur galbeed guuuuul