Diidmada iyo digniinta mucaaradka. Farmaajo, Shariif, Kheyre iyo AA Warsame.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 2 години тому +3

    Wariye kadaa neebka shakhsiyadeed ee Aad ku haysid mudane Farmaajo

  • @CabdicasiisYuusuf-yc4ft
    @CabdicasiisYuusuf-yc4ft 3 години тому +4

    Asc wariye waa mahadsantahay lkn Waxaad iska daysaa
    Nacybka shakhsiyadeed ee aad ku wadid adoo saxafiya madaxweynihii hore ee soomaaliya mudane farmaajo
    Mahadsanid

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 Годину тому

    Benale xasidbatahy farmajo wuxu aha gesi

  • @CabdicasiisYuusuf-yc4ft
    @CabdicasiisYuusuf-yc4ft 3 години тому +1

    Wll ilaali sharafta suxufinimada
    Oo ucadaalad fal siyaasiinta.
    Kana fogow qabyaalada
    Iyo qodqodka
    (Talo iyo tilmaam wlltinimo)

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 2 години тому

    Wali war ad shegto o ad furumajo ad ka hadasho wan wayey

  • @mohamedsalat6579
    @mohamedsalat6579 Годину тому

    Waayadaan waali baad ku sigantahay

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 3 години тому

    Maxa ka galay ayaga

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 2 години тому

    Farmaajo asaa kamasuula wax kastaa dhaca waayo waxa dhacaya waa ficiladiisii

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 години тому

    Waxa la yiri: Bidaar Sibiq Bay Kugu Gashaa. Marka allow dalka ka qabo.🤲

  • @LacagSite
    @LacagSite 3 години тому

    Dalxureeye 4ever💪🏽

  • @abdale_348
    @abdale_348 3 години тому

    Nio saxafi baad sheeganaysaa hadana nayb shakhsi ah baad farmaajo u qabtaa lkn nacaybkaagu iyo jacaylkaagu farmaajo waxna ka dhimi mayaan waxna ku kordhinmayo

  • @maxcabdiguleed9722
    @maxcabdiguleed9722 3 години тому

    Adigaa Daciif iyo waxliita oo dhinac kararan ah

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s 3 години тому

    Waa dhab eedahaas oo dhan iyo in Madaxweyne HSM uu ku tuntay Dastuurkii dalka iyo mabaadii'dii asaasiga ahayd ee doorashooyinku ka mid yihiin. Waxaana looga baahan yahay waxgaradka iyo saamileyda siyaasadeedba inay tashadaan oo midoobaan oo laga hortago damaca gurracan ee Villa Somaliya iyo in waddanku dib u noqdo.

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Годину тому

    SIYASI yinteena lama hogaamin karo is mana hogaamin karaan just QABIIL le xil ku raadshan no xirfada kle iyo hal abuur

  • @XasanMaxamed-e5v
    @XasanMaxamed-e5v 3 години тому

    Dalka Abdi Iftin ookle ayuu rapaa 🇸🇴🫡🦁

  • @axmednuur27
    @axmednuur27 2 години тому

    Farmaajo ma ku jiraa waxa soo gelayo Xamar .

  • @cabdisamedAxmednuur
    @cabdisamedAxmednuur 3 години тому +1

    dalxoreeye dalka haloodaayo

    • @shaaciyecadawe4810
      @shaaciyecadawe4810 3 години тому

      Dalka Xassan Xureeye intuu ku yaal dadkiba Al shabaab ayaa duhur cad ku ley neyso muqdisho dhexdeeda 😢

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 3 години тому

      Malaha dalka,waxad uheysata,adan yagal ito ceel dher bes 😂

    • @cabdisamedAxmednuur
      @cabdisamedAxmednuur 3 години тому

      @@alisheikh1442 kii dalka wax u qaban waa taageera

  • @SH-ho3np
    @SH-ho3np 2 години тому

    Ahmed madoowe ma tiir meesha ka baxay miyaa markuu diidayo shacabka ha soo doortaan madaxweyne horey ayuu u soconaa inta isku kalsoni ayaa sameyneyso diorasho qof iyo cod ah

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 3 години тому +2

    Warninyahow kuwaan waatuugo mucaarad mahan ee wax kale la imow

    • @cabdisamedAxmednuur
      @cabdisamedAxmednuur 3 години тому

      sababtu waa mucaaradk

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 3 години тому

      Wadan mucarad laga,noqdo ayaba mesha kajirin

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 години тому

      Cid Hassan sheikh Ka Tuugsan Wadankan Maba joogo Guurgurte wuu Fashilmay

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 Годину тому

    Farmaajo haduu wax qabanaayo usa ayuu ka yimideeee wuuna yaqaan sharciga 😢🇸🇴wax uu qabtey malaha

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 Годину тому

    Ragaan oo dhan ayaa tuugo ah wadanka wax ay ka badleen aan ka ahayn jeebkooda 😢🇸🇴caruurtooda neh dibada ayey u jiraan sick man😢🇸🇴woman time ayaa la joogaaa meesha ka leexda 40 years ayaa ku soconaaa wax is badal ah ma haysaa eg.

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 3 години тому

    Dadka lee isbedalay mahanine wax wayn isma bedalaan

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 3 години тому

    2

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 2 години тому +1

    Farmjo waa tuug dadka laayey doqon dalxoreye xasan sheeq maxamud 10 sano joogayo Farmjo horror dadka geliyey tuuugo waye

  • @footballsports4958
    @footballsports4958 4 години тому

    1

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 3 години тому +1

    Waxey ila tahay ina tahay xawayan iska qeylinayo dalka mudane xasan shiiq aya madax weene ka ah sharciga miya farmajo bara iyo sharifo iyo shugri iyo xasno qeere miya sharciga na barayan no cabaad loma bahno

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 3 години тому +2

    iga qor farmaajo waa tuug laba wajiile ah

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 години тому

    Hawiye xamaare waa lagaag tageeya Qaat ciid rabaa maa jiirtoo😂
    Indhaadaka ninmaksa khayre iyo ccabdiraxana cabdi shakuura
    Waa ciyaal caaqalia zero

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 22 хвилини тому

    Waxay ila tahay in ay iyaga diwaan kooda dib u aqriyaan axmed madabaha ay amaanayaan na waa ninka ugu xukun boobsan denina doorashadiisa isagaa soo habaystay marka meesha wax saxan majiraane yaan lays ceebeynin oo siyaasad iyo shacab waxba lagu marmarsiyoon ee hankooda xukun doon unbey ka hadlaayaan ..

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 6 хвилин тому

    Eedeynta Farmaajo ma ahan mid ah daciif,balse ma aadan fahmin waxa aad isbarbardhigeyso waayo inta aan la isbarbardhigin waxaa loo baahan yahay daacadnimo iyo Aqoon durugsan.

  • @hassanabdulahi104
    @hassanabdulahi104 Годину тому

    Iowan mooyee dadkale ma jiro miyaa waa dad an daalaynin ceebna ka cabsaneynin

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 Годину тому

    Kkkkk farmaajo ku waalatey ee qabyaalad halasoo galin medio cajiib cajiib cajiib kkkkk dulinimo

  • @NuurXassan-k2t
    @NuurXassan-k2t 3 години тому

    Nimankaan waagaari waa nin si kasta uga horeeya ayee xag xaganayaan intuu qabtay ayaa nugu filan ma idin sugeeyno 😂😂😂😂😂😂😂

  • @harsah863
    @harsah863 Годину тому

    Wariye qabyaaladi hor martay oo farmajo kuwaashay ayaa tahaye ka fadhiiso umada

  • @abdiwahabali8506
    @abdiwahabali8506 3 години тому +1

    Sxb wariye matihid qabiileste Aya tahay farmajo maxa kudabadhigay

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 3 години тому

      Anaba yaban wali farmajo inu vila amisom jogo aya kuqufulan 😅

  • @DariCali-y3w
    @DariCali-y3w 3 години тому +1

    Hooyada was gacan xume farmaajo ayaad ku dhagantahay

  • @NuurXassan-k2t
    @NuurXassan-k2t 3 години тому

    Waxa aay wadaadada cadeeyeen nin ilaahi abuuray kalsooni ku qabi waayay ee gaalada ku dayday in uuna wadan muslima xukumi karin😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @NuurXassan-k2t
      @NuurXassan-k2t 3 години тому

      Bidaar abuurtay gaalada ku dayday taraam ayaa saas yeelay faramaajo iimaankiisa ma fiicna ma.hubo sida aan maqlay madukado waa xaaraan in uu wadan muslima uulul ammar ka noqdo😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge Годину тому

    Farmaajo horta iska dhig xaga midnimo in u ka hadlo waa ceeb ayey ku tahay shalay ninka dalka dagaal geliyay waaye

  • @dekoowabdullahi3028
    @dekoowabdullahi3028 3 години тому

    Beenale tug Abdulahi osman

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 години тому

    SHARIIF SHIIKH OO TUUG AH OO AH NIN CAQLIGA IYO SIYAASADA KA ARRADAN. UFIIRSO MAR WALBA WUXUU KU FAANAYAA ANIGAA ABGAAL UGU TIRO BADAN. WAA NIN QABYAALAD KU NAAXEY