Sheekada xiisaha leh ee ay ku timi heesta “Waa la ii addimay, Axaddii sidaan kuu eegayee”.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.co...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 23

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 місяці тому

    ❤mansha allaah ❤ waa taariikh cajiiba ❤oo dareen leh ❤

  • @SamatarNour-gi6nw
    @SamatarNour-gi6nw 3 місяці тому

    Wuu turjumay hadraawi alaha unaxariistee

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 3 місяці тому +1

    MAXAMAD XASIIB AL-QAADI waa mualifka heesta waxaana laximay kuna luqeeyay AUN AL-FANAAN SALAAX IBNUL-ALBAADIYA, heestana waxaa la yiraahdaa ( leeylatul sabti )....waxaa loo bedelay afka Somaliga waxaana lahaa fikradda AUN AXMAD CAWAD RABSHA oo school of ARTS & MUSIC Khartoum ku yaala wax ka branjiray , Waxaa EREYADI AF SOMALI ugu bedelay AUN ABWAAN MAXAMAD WARSAME HADRAAWI, waxaa laxanka saaray kuna codeyey AUN AL-FANAAN AXMAD CAWAD RABSHA, waxaa laga bedelay magici LAYLATU SABTI......waxaa laga dhigay AXAD...( HABEEN AXAD AH ). sheekadana waxaa sal u ah ballan furkii ku dhacay qoraaga habeenkasi.

  • @ahmeddahir2543
    @ahmeddahir2543 3 місяці тому

    First comment heestan xasuus hore ayay igalisay😢😢❤

  • @MrTom-sj4tn
    @MrTom-sj4tn 3 місяці тому

    Asc Astaan ❤

  • @amoorecio362
    @amoorecio362 3 місяці тому

    Anaa ugu hreyo❤

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 3 місяці тому

    Tarikhda Heskan waa sax Leylatul sabti

  • @MouhiyadinahmedOsman
    @MouhiyadinahmedOsman 3 місяці тому +1

    Anigu wa kagurnay astaan maxayeelay iyaga waji malaha

  • @ApdallaMohamett
    @ApdallaMohamett 3 місяці тому +1

    Filimka keena niyaw heestiina ma naqaane

  • @AbdiRahmanJeilani-hd6cc
    @AbdiRahmanJeilani-hd6cc 3 місяці тому +1

    Wakhtiga iskaga lumiya igu daran astan no face waye waxeda

  • @cabdiqaadiribraahim2419
    @cabdiqaadiribraahim2419 3 місяці тому

    Heesta waxaa curiyey maxamed ibraahim warsame hadraawi

  • @Mohaaan96
    @Mohaaan96 3 місяці тому

    Waxaan nagadaaya niman yohow flimka nooso daaya 😅

  • @QaalicabdiqaadirAmiin
    @QaalicabdiqaadirAmiin 3 місяці тому

    War hestina manaqano ee qamista aan filinka niga weno wllhi wxad isku arkesan garacyada tihin cune sinjiyadina w.s😡

    • @raxma1004
      @raxma1004 3 місяці тому

      😂😂😂😂

    • @Muniir493
      @Muniir493 3 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @Alimuxtaram
    @Alimuxtaram 3 місяці тому

    Waar beenalahan eega heesta hadraawi ba laha

    • @kamaalilkacase
      @kamaalilkacase 3 місяці тому

      Hadraawi marki danbe ayuu balay tarkhidan waa Mid Sax ah

  • @Alimuxtaram
    @Alimuxtaram 3 місяці тому

    Waar beenalahan eega heesta hadraawi laha

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 3 місяці тому

      Wll malaheen heestaa asal carab ayeey noogatimid hadraawi wuu turjumay lee wllky

    • @kamaalilkacase
      @kamaalilkacase 2 місяці тому

      Hadraawi ma turjumin ee axmed cawad rabdha ayaa tujumey​@@Football-fans327

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed2321 3 місяці тому

    Tebin cajiib ah !!

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 3 місяці тому +1

    Heesta ugu jecshay heesha Somaliaeed 🇸🇴

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 3 місяці тому

    Erayadii: abwaan hadraawi