lafoole jawi waxbarasho kaban lafoole filfil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @ilyasmuse4669
    @ilyasmuse4669 4 роки тому +7

    Waan Rajeynayaa maalin uun inaan lakulmi doono legend FILFIL xoogaa cod baan isu arkaye si aan isu tijaabiyo❤❤

  • @amilahali3380
    @amilahali3380 4 роки тому +6

    This songs reminds me when I was in Mogadishu 2016 Beerta qaadka. Xamar Cadan here I come soon inshAllah

  • @warsanabdi2086
    @warsanabdi2086 Рік тому +3

    Walalo waxad ii sheegta kelmada ah inkasto jaleecada duma jaadka atahay, muxu ula jeeda fanaanku mahadsanid

    • @SuugaanSafari
      @SuugaanSafari Рік тому +2

      Jaleecada: aragtida
      Jaad: nooc. Halkan waxay ugu jirtaa dumarkaad ka mid tahay

    • @samakaabacademy1981
      @samakaabacademy1981 7 місяців тому +1

      Inkastoo jaleecafa = in kastoo aragtida
      Dumar jaadka aatahay = dumar nooca aatahay
      Sidaas ayaa loola jeedaa sida aan filaa

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 8 місяців тому +1

    The man who is playing this Oud could perhaps be a replacement for Jiim and Dauuud. I mean the way he plays is very great.

  • @Cawaale2024
    @Cawaale2024 6 місяців тому +1

    Lafoole iyo Abdi Hollan midkee ku leh heestan?
    Ka soo warbixiya Dhallinyaro.

  • @abdishakurshirar
    @abdishakurshirar 2 роки тому +2

    heesa lafoole walow aan aad u jeclahay hadane kabanka uu filfil tumo darenkeyga ayow si qasa u tabta, mana ka dalo hesaha uu tumo. cimriga Allaah haku dhereyo

  • @xiirmuse1401
    @xiirmuse1401 4 роки тому +2

    Jaceyl iskuul wuxu ah fani wllhy nolol qurxoon bay ii Ahyd wagaaas wle

  • @muhaajir5731
    @muhaajir5731 5 років тому +7

    Malin walba noloshu waxbay ku barta inta igu racsan la gaadh l da 😂

  • @ahmedomer6360
    @ahmedomer6360 6 років тому +10

    my favourite song 😕 ya tolow 2018 January 02 Dhagesanaya LoL

  • @XamseBarkhad-b1g
    @XamseBarkhad-b1g 2 місяці тому

    Hese aad umcn kkkk❤❤❤kkk❤ oo jcl jacalku wuu jira waan ninka jcl hsta waxaxba kamam xumankaran sobobtoo alle ayuuba jclyayay takale gabdhiisa iyo siro ukhassa dadku waxay moodan inuu jclku yahay guur waar waa waxa laabta kasooga jaclku raaxadiisa wax lahela kolba sida aada maskax aqli uleedahay iyo aqoon aar igadas sii sheg shegimasye wax garanay oo hadalkaga kuday gabdhayda aduuka ugu jclahay gon iyadaan uday lafoolo jaqafsiga ku imanjiray kkkk❤❤❤ maan qora magacaaga yes ok yasmiin aduunkaa kuugu jecalahay wax aduunka iga maqan majiro aalo ku daaa ilove you allo ya haben qudha isiiya aalxamdulaa waan ogogtahay walllal ee wanan farxsanay heso kaliya jclku kamam hadlo ee macalaa aflanta musasalad waar jclku waa xigmada aalo iida inta aan jelah kkkkk hadafkafun waa mel aale iyo ooridada iyo rerkayaga aduunka ugu jclaha eenan asle kaskow lantood nolnkarni ogyihiin ilove you yasmiin frn❤❤❤❤❤❤

  • @afrikaaay7177
    @afrikaaay7177 Рік тому +2

    Jah AyaanWalipa Waa Kow Wakhtiyow Midaba Badinda❤

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo2635 4 роки тому +3

    maanigaa malayn jiray dawooy inaad i jeceshahay 😭😭💔

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 4 роки тому +2

    Waa.waah.waxaasaa.cod.quruxbadan.oo.aan.weligii.isbedelin

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 11 місяців тому +1

    Wow.❤

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 4 роки тому +1

    Legen lafoole iyo ustaad filfil cajiib cimrigiina allaha raajiyo

  • @muscabkhadar8798
    @muscabkhadar8798 5 років тому +2

    Heestan qisadeeda yaa haya

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 роки тому +1

    yaa salaaam fifil👌👌👌👌💖

  • @ubahabdi1131
    @ubahabdi1131 6 років тому +4

    Lafoole legend

  • @fadumo5598
    @fadumo5598 3 роки тому +1

    !!!!!! Lagendary of all lagends

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 4 роки тому +2

    Asc lafoole.geesiga. somaliya

  • @axmedxaaji1403
    @axmedxaaji1403 2 роки тому +1

    Ma anigaa maleyn jiray dawo inaad i jeceshahay😭

  • @elisaliotta1060
    @elisaliotta1060 7 років тому +2

    lafoole 💜💛💛💛💚

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 3 роки тому +1

    Lagand lafoole ♥️

  • @warsameyare5356
    @warsameyare5356 6 років тому +1

    Lafoole good legend aan xiiseso

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +2

    😥💔2020

  • @Somlens
    @Somlens 6 років тому +1

    Waayo waayo iyo xusuuso😘😘

  • @bisharhassan6883
    @bisharhassan6883 6 років тому +1

    wow axsan hees

  • @cabdullahixuseen5775
    @cabdullahixuseen5775 3 роки тому +1

    Studio filfil

  • @warsameyare5356
    @warsameyare5356 6 років тому +1

    Nice song

  • @دنياحلوة-د7ت
    @دنياحلوة-د7ت 7 років тому +2

    👏👏👏👏👏👏👏🌷😚

  • @bogeeyetubefilimsbogeeyetu5638
    @bogeeyetubefilimsbogeeyetu5638 5 років тому +1

    ax wlee hees iyo badh

  • @maahiraadan8681
    @maahiraadan8681 2 роки тому +1

    P