Maka Idilaya Lafoole Kaban Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Fanaanka codka macaan ee Lafoole-Heesta Wadani ah Maka Idilaya...Enjoy

КОМЕНТАРІ • 33

  • @soomaalsoomaal8958
    @soomaalsoomaal8958 6 років тому +26

    Ma dab i gubayaan dawo ka raadshay ma duul i rogayaan wanaag ka doonay ma ruux i dagayaan ku deeqay maanka miyaan u dooday mid i darraaday. Ma kaa dilayaa i difacaaya makaa i doorshaa dantayda eegay makaa i dooxaa i diirnaxaaya Allow doqoneey dabka la waayey.
    Miyaan dad mooday dugaag i cunaya kuwaan daraadood u anoo u daacada kuwaan u deexday

  • @mohamuddalac2476
    @mohamuddalac2476 4 роки тому +3

    Mirihii Abwaan Maxamed Shiikh Xusen (Durano) Allah hawnaxariisto waxa uu ku dhintay saan u malayn South Africa 1999

    • @cabdishakuursheekh6106
      @cabdishakuursheekh6106 3 роки тому

      heestan waxey qayb ka aheed albumkii isma garasho-dhaanto

    • @abdirizakhussein1721
      @abdirizakhussein1721 3 роки тому +2

      AUX WAA Abwaankii (DURANOOW) maxamed Muxumad Sherkh Abdikariin Cumar libaax yaraanteenii saaxiib iyo qaraabo baan aheyn. Maxuu ku gweriyoodey South Africa. Waa xasuus qaali ah.

  • @hassanmohamudali4612
    @hassanmohamudali4612 5 років тому +6

    Xasuuso inu yahy lafoole fanaan salaadda jecel o waaba aragtaan wajigiisa calaamadda sujuudda fanka allahakaso hanuuniyo

  • @Bilmoe11
    @Bilmoe11 5 років тому +4

    Hibo Eebe ku siiyay waa sidan oo kale. Lafoole fanaan aan u dhiga waan la'ahay.

  • @cabdishakuursheekh6106
    @cabdishakuursheekh6106 3 роки тому +2

    big legen lafoole waaa albunkii isma garasho dhaanto ereyadii maxamuud axmed durunow

  • @Hon.Munasar
    @Hon.Munasar Рік тому

    Ma Ruux Idagayaan Ku Deeqay Maanka💔
    Miyaan Udooday Ruux Ii Daraaday🥹💔😩

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 5 років тому +3

    Mohamed Hassan Hussein Lafoole ✋

  • @diamondabdirashiid710
    @diamondabdirashiid710 3 роки тому +4

    Tiktok bn iminka ku arkay wn so radiyey

    • @muxtarim4011
      @muxtarim4011 3 роки тому +1

      Anaa kula mid Abkey booje tiktok giiaa makuu soo aragty

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

    Erayadii Aun Abwaan Duranow
    Laxanka iyo Luuqdii Lafoole
    Kabankii C/qadir Filfil......Legends.

    • @yusufbuulo8725
      @yusufbuulo8725 Рік тому

      Erayadi abwan bare yusuf fidow weeyan wll dadka haqaldiin

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Рік тому

      @@yusufbuulo8725 Iska hubbi.

    • @osmanheymoy5527
      @osmanheymoy5527 Рік тому

      ​@@Ehel_Caashaq1Duranoow Aa la yiraahdaa ilaaheey haunaxariisto South Africa ayuu kudhintay 1999

  • @jamahassan4485
    @jamahassan4485 5 років тому +3

    Heesta waxa curiyay abwan maxamed cali kariye codku waa lafole

    • @mahamoudesa7077
      @mahamoudesa7077 5 років тому +1

      Abwaan ereysame

    • @Abdinor8
      @Abdinor8 5 років тому +2

      Abwan durunow o kofur africa ku dhintay sagashamadki aya miraha leh waxana lasameyey 1993 Sxb malahan kariye

    • @mohamuddalac2476
      @mohamuddalac2476 4 роки тому +1

      Walal heesta maleh waxa leh Maxamed shiikh xuseen Durano

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 3 роки тому +1

      @@Abdinor8 taas asiga sheegey wareysi lga qaadey wa runtaa sxbow

    • @Abdinor8
      @Abdinor8 3 роки тому

      @@TiyeeglowTV ha Sxb wa hees caan ah somlida hadba ninki la yaqan ba lo sariya hesaha kariye wa abwan ween lkn durunow aad loma ayaqan

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 роки тому +1

    Legend Lafoole🤩🤩🤩🤩❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰😭😭

  • @abdiazismuhamad7659
    @abdiazismuhamad7659 6 років тому +2

    Cajiib weeyi lafoole

  • @abdiqafaradan9588
    @abdiqafaradan9588 3 роки тому

    Maxamed Hussein lafoole legend

  • @MohammedAhmed-sc5ys
    @MohammedAhmed-sc5ys 6 років тому +3

    Caadimahan heestaan xasuusayangalay

  • @noorcali1694
    @noorcali1694 7 років тому +3

    Beelo

  • @ismaiel4526
    @ismaiel4526 5 років тому +1

    😊

  • @alii7792
    @alii7792 2 роки тому +1

    18-feb-2022, habeen 11:56 habeenimo.
    Wax aan kugu xiiseyo ma jiraan,
    Kumana jecli. 💔
    Ma dab igubayaan dawo ka raadshay. 😶
    Fuck Youuuuuuuuuuuuuuuu. 🖕