Asc wlalo wad ku mahadsantahay macluumadka kala duwan ee faaidada u leh bulshada ad no so gudbisay waxan rabay inad kaso hadasho waxbarashada caruurta primary language ila secondary school iyo kirada guryaha mase taqaan family somali ah ku nol wadanka caruur wax ku baro
Saaxiib Video gaar ah maka soo samayn qaabka nolosha Kigali. Macnaha sida lagu tegi karo Visa-da, deganaanshaha, waxbarashada, kirada guryaha iyo wixii la mid ah. Qofka raba inuu Kigali ku noolaado Deganaansho ama Kaadh qaxoonti miyuu ku noolaan karaa mise Free sida Nairobi ama Addis Ababa. Mahadsanid.
Are you the only guy from Ethiopia creating content around the continent ???????. Hopefully many more to come !!!. Hopefully, some English speakers in the future
Jawigedi maxuma, Guryaha Qaali maahan ee mexey kuxirantahay halka ad rabtid inad dagto. Xafada musliminta waxa layirahda Nyamirambo, halkas guryaha lacag macqul ah aya kuhelesa
Fargetttada xataa sida loo qabsado ma yaqaan! Dhoore calaa dhoore iga dheh😂😂.... What a joke... .holy moly😇😂! By the way mooska la kariyo waxaa la dhahaa "Moos Bukeeni/Bukaari ! No xanaaq saxip
Please Like,comment and Share ❤️Thank you🙏
❤
Hore usoco sxpp
Asc wlalo wad ku mahadsantahay macluumadka kala duwan ee faaidada u leh bulshada ad no so gudbisay waxan rabay inad kaso hadasho waxbarashada caruurta primary language ila secondary school iyo kirada guryaha mase taqaan family somali ah ku nol wadanka caruur wax ku baro
Beautiful country. We like Rwanda From Somalia
😂😂😂😂😂😂😂😊
Niyahow Horta waad ku mahadsan tahay sida aad Noo dalxiisisay anagoo guryaheena joogna laakiin inta aad raashinka cuneysay marna bismilah kaama maqal
That's amazing bro watching you from rwanda
Please contact me
Welcome again in our country of thousands hills Rwanda
Rwanda our mother land🇷🇼🇷🇼
You will return to Rwanda,I love Somalian
Hey can we meet I'm Rwandan i live in musanze the tourist city in Rwanda so i like your actions, God bless you
One of my favorite subscriptions ❤
I really liked the tourism video
Sxb makula soo xariir karaa waxaan rabay inaad iga caawiso dadka ku nool ee somalida ah
Libax mahadsanid wadan-kaan in badan Ayaan Rabay Xogtiisa
Hey can we meet I'm rwandan
Saaxiib Video gaar ah maka soo samayn qaabka nolosha Kigali.
Macnaha sida lagu tegi karo Visa-da, deganaanshaha, waxbarashada, kirada guryaha iyo wixii la mid ah.
Qofka raba inuu Kigali ku noolaado Deganaansho ama Kaadh qaxoonti miyuu ku noolaan karaa mise Free sida Nairobi ama Addis Ababa.
Mahadsanid.
Ciidamada is qor niyoow, oo dalka xabashida kaddifaac qaxoonti lahayne.
No visa for African people in Rwanda you enter freely
Soupka lagu keenay waa Kaluun la shiiday iyo lows waa macaan
Thank you bro🙏🏽 ice cream is very expensive 😢
War zxb ina Wranda imaado Rabaaa xageee kala soxidhiidhi karaa inad meshaa xog igasiisan Rabaaye
Zizu walal keep going 🎉❤
Bro east Africa wax ku dhiman inad booqat Eritrea uganda iyo south sudan next travel Eritrea kuso xigiya bro ❤
fullka xaar lo eed leeba loo maleeyaa araga ayaan kadareemay urkeeda😮💨 qalad ha ii fahmin pro
waa magaalo quruxbadan m.a mahadsanid saxb
Salaam, Mr. Zisu, I wanna have an interview. Please accept my suggestion.
I miss Rwanda 😢
Fav youTuber ziizzzu❤
Anag wan dhahna mashakag
Loving this type of content Allhuma bareek 🫶🏼🥹💙
Nice videos
Come to visit Djibouti ❤❤❤🇩🇯😊
Masha allah Zizu
Great content
🙏
Are you the only guy from Ethiopia creating content around the continent ???????. Hopefully many more to come !!!. Hopefully, some English speakers in the future
He is From Somalia, and speaking somali
Cunyadiina magacyo adagaa bisinka
Keep going brother
Thank you❤
Lali bala weyan Ethiopia tarikhda da itobiya weyan
ASC MY BRO SUUGADA WAXA LAGA SAMEEYAY LOOS WAXA LOOGU YEERAA MIYEBE
One more subscriber good content
The pictures of ethiopie is Lalibela
masha allah❤
I love Rwanda oohs
I love your content and consistency
🙏❤️
Mahadsanid wl
please write English title
Good vedeo Africa
From Ethiopia
Rwanda ❤
Maxaaa sxb wad ika wadaaye cuntada
Great bro,Berbera imow
Vlogger aad buu uliita iska hagaaji please
MASHAALH
Ma sha Allah ❤
Keep going 🎉🎉
Maraqa lagu kenay sxb loos aadbuu umacaanyahay
👍 Good video
Xagee joogtaa ziizuu
Ghana accra vlog ka soo samey wllo
InshaAllah🙏
Eritrea magaalo maaha sxb
Waa qaali
Sxb waxaan rabaa inaad iiga waranto 1) hawada Rwanda 🇷🇼
2) noollasha guryaha
Jawigedi maxuma, Guryaha Qaali maahan ee mexey kuxirantahay halka ad rabtid inad dagto. Xafada musliminta waxa layirahda Nyamirambo, halkas guryaha lacag macqul ah aya kuhelesa
Keep up proh🔥✊
Kigali expensive scope of ice-cream 5.4 dollars too much
Mansha Allah ❤
Nice video🎉🔥
Asc sxp sidee ku imaankarnaa iyo nolosheeda kasoo hadal teeda kale sxp meel aan kaala soo xiriirno no sheeg sxp
Ciidamada is qor, dalka xabashida kaddifaac, xaggaad ku ordaysaa?
❤❤❤ Thanks 👍
Beerku ma beer xoolo ba mise waa waxoodii
Afsomaligana wala mid hilibkas birta ku jiro mushkaaki baan dhahna anaka
What is this language
Zizu? Ma cabdicasiis laga xishona?
Sisu wanku taageeraa ❤🎉
❤🙏
Ethiopia (Lali bela) ayaa la dhahaa Tariikh weyn bay leedahy
🙏
Hilibkaas af somali waa mushkaaki siiba muqdisho aya laga yaqaanaa
u come uganda
Visaha sida loo helo iyo qiimaha kugu baxay kwrn
XALAAL MAYAHAY HILIBKU???
Lows waye maraq dhaho zizu😅
Viva zizu ❤ from somaliland .
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mushkaaki ❤ like plz🎉
Camera aad meesha saaraty kaligaana faraha aad taag-taageysid dadka waali ma kaaga shakinaayaan miyaa abwe😂😂
Maxaa faraha la taag taageysa cml?
What is the name of this street in Kigali?
Nyamirambo - biryogo mu maranjyi, that's how you can tell a motorcycle taxi man to get you there...
@@djrwepard3309 Thank you
Zizu, Mauritania nooga soo waran
InshaAllah
Ku bilow bismilaah😂❤🎉
Hos ban udahay😂
15 dollar intaas aad ku cuntay maa qaali ah it's very cheap really
Kahagaajiyaan=kasameeyaan😂😂😂
Wa qali😂
Wllow bismillah dheh intan kale cuntada aad cunayso ma halal mise cunto ahaan ayad cunaysa
Somalida hesaha dagesto sidan ayey ubadan yihin Allah yahdihim
Ice cream is more expensive than food. Weird
No it's combined together 😂😂
South african
Waa maraq doofaar iska ilaali😂
Don't eat that much food at one time. It's not health, besides the weather is too hot for you.
Ghana accra
❤❤
Rwanda is too expensive if u wanna stay
Not too much
Garowe joga $10 qaado hilib ah bay gaysaa kaliya waliba melha dadka low income ah waye
fuul iyo beer la isku daray maxay isku noqon 🙂
Fuleer😂
😅😅@@PerfectZizou
@@PerfectZizouwll girada guryaha soo duub qiimaha iyo sey ukala qurxan yihiin
Ani xitaa waa rabay qof noga so warama kirada@@NaimaAli-pn5vw
Ethiopia see yeeshay lpx😂😂😂😂
aduunka cunto la cuno cunto african ugu nebcahy kkk
Adiga african matihid miya😂😂
War waa loos
Fargetttada xataa sida loo qabsado ma yaqaan! Dhoore calaa dhoore iga dheh😂😂.... What a joke... .holy moly😇😂! By the way mooska la kariyo waxaa la dhahaa "Moos Bukeeni/Bukaari ! No xanaaq saxip
😂🫡
@@PerfectZizou I appreciate saxip😅..sorry just Kavtan
Xasuuq joke 😂😂
war nio waad badbadey hadeysan bangad ku agmarin cawanta☠
Sidad moday maahan, wa dadh ad uwanagsan