XUKUMO ADAG hhh HADAAD DHAQAAQDO WAA LAGAA BADIYAY PAUSE CHALLENGE 100DOLLAR THE WINNER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2022

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  Рік тому +1553

    Please cumeer ka farxi channelkiisa waakan
    ua-cam.com/channels/yAa7heAWouMlrrxdTGJTfA.html
    aad uu caawiyaa waana uqalmaa runtii inaan anaga garab qabano lets go guys

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 Рік тому +57

    Cumeer my brother welcome to UA-cam taladeydii waa qadaty wllhi

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +313

    Adoo aamusan hadaad qoralkeyga aqrineyso liketa ha ila dhaafin 😂❤️

    • @Cadil12
      @Cadil12 Рік тому +1

      waan saarey

    • @amiinsuxufi6074
      @amiinsuxufi6074 Рік тому +1

      Quran bat aqrineysey hada na waat heseysa asad maxaa jiraa

    • @abdullahimusa5289
      @abdullahimusa5289 Рік тому

      Hageen kaala hariiraa asadow fans kaaga cayaan ahay

    • @cidaafanhaar
      @cidaafanhaar Рік тому

      Anoo qof lahad lay ayaan arKAY SAADARTEED WAXBA IGUMA LIHID

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +153

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🤲🏼🥰🥺

  • @mohamedaliahmed1968
    @mohamedaliahmed1968 Рік тому +184

    Shaqsigii ugu wanaagsanaa uguna qiimaha badnaa waxa uu ahaa nabi mixamed scw❤❤❤

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому +1

      Wll qali subscribe isaar

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Рік тому

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤

    • @azma4456
      @azma4456 Рік тому +1

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯❤️❤️♥️❤️‍🔥

    • @sariirjeexe2474
      @sariirjeexe2474 Рік тому

      @@jamaaldj haye

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Рік тому +715

    Adoo kaabo La’aan ah qoralkeyga hadaad aqrinayso liketa ha ila dhaafin 😂❤

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 Рік тому +70

    Wlhi Game asagoo funny ahaa ayaa macalinkii kasii darey 😂😂😂😂😂
    Legend waaye macalin maba isnunuuxinin sidan uwada qosolney caawo lama qiyaasi karo 😂😂😂😂😂😂😂

  • @sheekomacaan3334
    @sheekomacaan3334 Рік тому +42

    Shiikh hal haben wacdi noso qabo masha allah 😢😢😢❤❤❤

  • @cumeer_bigfan
    @cumeer_bigfan Рік тому +278

    I love you team 27 inshallah so dhaweenta wa Xagiina❤️❤️

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +240

    Hadii aad ujeedid magaca
    Nabikeena Muhammad ﷺ
    Love saar ❤️🕋❤️💯

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Рік тому +95

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @kawsarcabdulaahimaxamud3381
    @kawsarcabdulaahimaxamud3381 Рік тому +12

    Cumeer farxadaada ayaan jeclhy iyo dhoola cadaayntaada hormarkaagana waan jeclhy waxaad thy wiil walaalkay ah 😘😘

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Рік тому +247

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤💞🕋🤲🙏☝

  • @IshowsClipz7
    @IshowsClipz7 Рік тому +128

    Hadaad aad aragto magaca Nabigeena “ﷺ” [ Like saar 💓☝️💓

  • @fy5222
    @fy5222 Рік тому +29

    Macalinkaa iga qosliyay, isagiibaa Pause galay🤣🤣🤣

    • @queentima6146
      @queentima6146 Рік тому +3

      🤣🤣🤣wuu yaaby dee sheekada lamuusan socon

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Рік тому +53

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣❤

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Рік тому +68

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @hasanadem404
    @hasanadem404 Рік тому +75

    kusali nabigeena muxamed scw🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 Рік тому +86

    Asadow Please PAUSE CHALLENGE Hanaga Joojin Nooso Badi Arimahena Kusoo Dar Barnaamijka 😂😂😂

  • @apdallademoneyes...4164
    @apdallademoneyes...4164 Рік тому +6

    Ciyaartaan wxa kululeyay wa Iamk iyo Cumeer Legends Keep Goin yaaqi🤣🤣🤣

  • @kingnadaapoi7664
    @kingnadaapoi7664 Рік тому +41

    Hadii aad saliga nabiga aad jacashahay like saar scw

  • @allah_is___one6835
    @allah_is___one6835 Рік тому +126

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all prophet Muhammadﷺ❤️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +26

    Legendary always legendary keeps goings asad hajio and cumir welcome UA-cam congratulations 💘💪💪

  • @kanadshiikh6321
    @kanadshiikh6321 Рік тому +13

    so funny asad legend wlhi wlky qali lkn arimaheena away inta tabtay arimahena like

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +82

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 🕋❤️

  • @qoslaye5006
    @qoslaye5006 Рік тому +33

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому

      Wll qali subscribe isaar

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +74

    Ciyaarta Dhadhan Waxa U Yeelay Asad Qofba mar lajiraa No Face Dagsaday😂😂😂😂
    Cumeer Saxiptinimadu Wax ka kasaa🐐❤

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому

      Wll qali subscribe isaar

  • @queenroodosheeno223
    @queenroodosheeno223 Рік тому +11

    best Chalenge
    part 3 akasugeynaa asadow Team 27 guulesta
    arimaheena kusoodar ♥️🥰🌼

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 Рік тому +114

    😂😂😂cawa game igaga qosol badan ma arag thanks asad you made me laughing next game arimahena kuso dar

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому

      Subscribe waa dhankaaga

  • @khulasomovie
    @khulasomovie Рік тому +118

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

  • @omarshariif1342
    @omarshariif1342 Рік тому +14

    Mesha arimahena kuso dar dabeecadisa aan ogaane🤣🤣

  • @arafad5842
    @arafad5842 Рік тому +14

    Cumeer big fun gaal saqiirsuujiye maasha allah big bro congratulations 🎊 always with you guys keep going all of you team 27 one love for my ❤️

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Рік тому +121

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @hoodoahmed8242
    @hoodoahmed8242 Рік тому +31

    Wlhi caawa sidaan u qoslay intaan oo qosol ah mala sexn lahaa thnkiz asad😂😂😂😂

  • @iqrishbbe2545
    @iqrishbbe2545 Рік тому +26

    Hhhh IMK mucjiso wayo abeera madaxa ii qabo afkan Kala qadaa kulahaa😂 Ari kinini lugu ridaa cml 😂😂😂 plz part 3

  • @user-nast
    @user-nast Рік тому +9

    Asxbey cawa isoo duceeya xnnka foosha daremoyaa😥 inuu alle ii fududeeyo

  • @fatimohamed6068
    @fatimohamed6068 Рік тому +35

    Walal Hooyadaa ILLAHAY Jannatul Fardowsa Ha Ku Casuumo🤲❤️

  • @ramlahusseinhassan6236
    @ramlahusseinhassan6236 Рік тому +10

    Mash allah marwalba waxan ahay qof ugu horeya ee dawada barnamijkaga lkn comments kuma soo qori asad hagio keep going wllkei 💫🥰😘

  • @sundussundusducaale8004
    @sundussundusducaale8004 Рік тому +4

    OMG aad ban ufaraxsan wlhi madama Big fun ugu dambayn uuu furtay youtube 😫🥰welcome my brother Cumeer 🙏❤️

  • @ibraahimhussein4769
    @ibraahimhussein4769 Рік тому +39

    WELCOME WALAALKEEN CUMEER BIG FUN ❤✅

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 Рік тому +2

      Bro Iku caawi subs oky

  • @aliomarxasan7525
    @aliomarxasan7525 Рік тому +33

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى
    اللهم صل وسلم وزد وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا وقرة أعيننا محمد بن عبدالله وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @idilmuhumed1827
    @idilmuhumed1827 Рік тому +48

    Inta macalinka kuqososhey 😂😂😂😂😂😂

  • @najmahassan2642
    @najmahassan2642 Рік тому +13

    Ceyda guuleyso Mar walibo ❤️🙏

  • @ahmedmohamed6839
    @ahmedmohamed6839 Рік тому +6

    Keep going my brother cumar thanks asad hagio

  • @mohamedabdiyoussouf3225
    @mohamedabdiyoussouf3225 Рік тому +5

    Sxb cumeerow soo dhowow ninka keliya ee aan ka taageero team 27 macquulba maaha ilaa wakhtigan cumeer inaanu youtube lahayn any way welcome markale bro .
    Waa nin yaroo dhalinyaro ah oo ixtiraam iyo edeb badan aadna u caqli badan mashallah bro welcome

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 Рік тому +5

    االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️

  • @safiyomohameddaahir8985
    @safiyomohameddaahir8985 Рік тому +3

    Challange gaan waa qosol wlhi fun waaye Asad part three plze ciyaarta hadaa isla jiris ka dhigto bay qurux noqon lahyd wlhi labo iyo labo si qof walba sxbkiis u bad baadsado labo isla jirta hay hal mar wada baxana sidaas ku guul daraystaan labad klena guulaystayaal noqdaan

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 Рік тому +21

    Hadaad nabiga jeceshahay aan kuwada salino xapiipkana MAXAMED SCW BLSE IGU SALIYA❤️🤲

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому

      Wll qali subscribe isaar

  • @sahracadeey3147
    @sahracadeey3147 Рік тому +5

    Wwwwwww masha allah asad walahi kuwataa walal qaali ah hore usoco adiga iyo asxaabtaada farxad ayaa markasto idin rajeynayaa hori usocda❤❤🤲❤❤❤❤❤❤🤲❤❤❤❤❤❤🤲❤❤❤🤲🤲❤💗💗💗💗❤❤💗❤💗💗❤❤💗❤💗💗❤🤲🤲💗❤💗❤💗❤💗❤

  • @idilmuhumed1827
    @idilmuhumed1827 Рік тому +1

    Aayyy welcome cumery wax badan Ayan sugaye adigo yutubar ah so dowow i.a Chanel ka nosoo qurxi 😘🥀

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Рік тому +24

    Aad baad umadsantihiin dhamantiin walaalahayga Somaliyeed idinkaan wax idinku ahay 💟❤🙏

  • @zumayazuuzu4557
    @zumayazuuzu4557 Рік тому +8

    Wlhy funny asad qaabku ciyaarta uga baxay 😂😂😂😂macalinka xitaa pause

  • @dekasulebian1824
    @dekasulebian1824 Рік тому +2

    Cumeer welcome to UA-cam 👍👍

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Рік тому +1

    Diyaar waaye subscribe waa laga dhisaa insha allah asad keep going bro

  • @fatuumohamout8872
    @fatuumohamout8872 Рік тому +8

    Congratulations laki boy 👍🥳🥳🥳

  • @lamatabtan8949
    @lamatabtan8949 Рік тому +23

    Nabiga kuu saliya scw❤🙏

  • @xamdacraxman3667
    @xamdacraxman3667 Рік тому

    Welcome to UA-cam Cumeer Bigfan 👏👏👏❤

  • @falastiindaahir
    @falastiindaahir Рік тому +1

    Welkoom yuutub cuumer 💝💝💝💝💝🥀💟💟💟👋👋

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 Рік тому +13

    Asxaabta Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤

  • @munaaxmedcabdi3821
    @munaaxmedcabdi3821 Рік тому +17

    Asc asad ilaahay haku xiftiyo ilaahay wax kudhiba kumatuso ilaahay lugahaaga awoodiisa hakuugu soo celiyo ilaahay hanatuso adigoo soconaaya alaahuma aamiin 2 sano ayaan kugu xidhnaa ilaahay awoodiisa hakugu caafiyo walaalo farxadaadana hakuu siyaadiyo

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому

      Subscribe waa dhankaaga

  • @mumtaasabdirashid5639
    @mumtaasabdirashid5639 Рік тому

    BiG Fan BiG Fan Welcome to UA-cam👏👏👏🥰

  • @degoldengirl1372
    @degoldengirl1372 Рік тому

    Wow big fan is here welcome congrats 🎉👏

  • @abdizamadali3641
    @abdizamadali3641 Рік тому +9

    Best chalange
    Part3🤣🤗

  • @safiyomuriidisafiyomuriidi1072

    Hapaliy ceyda wata kabaxsata ceyda ❤️😂🤣fani Ayo ahay video lakin wan kahalay 👌

  • @rukiabintiissack6429
    @rukiabintiissack6429 Рік тому +1

    M.a welcome To.UA-cam..... hesahaa Qamar sugaani marka Kaqabeyso... Hhhh.👍

  • @hawoosman7628
    @hawoosman7628 Рік тому +3

    Hambaliyo ceyda wad rafaady lkn ugu dambeyn waad guleystay keep giong🥰🥰🥰

  • @ridwaanbio95
    @ridwaanbio95 Рік тому +3

    Cumeer big fan iso dhaweey sxb wan ku salamaya 😍

  • @aminoalishirwacaminaalishi6874

    Alla waa qosli waaye wllhi 🤣🤣🤣🤣War noo soo badiyaa bowska 🤣🤣

  • @Mustafaaa121
    @Mustafaaa121 Рік тому +1

    Welcome ❤ bro big fan😊

  • @amienfaraska4977
    @amienfaraska4977 Рік тому +4

    Asad balanti ad uu balan qaday fuli hadu cumeer noqdo youtuper cameradu ku dubanayo ana uu ibinaya ayaad ku balan qaday balan ta maka kaso bax ❤❤❤😂

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 Рік тому +4

    Maaacha alh asad walhi dansyste matihid Sida raga qaar iga wale Dhiira galiya tahay bro garab istaaga tahay Hore usoco sidaa ugarab istaag 🔥🔥👏👏👏❤️❤️❤️

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому

      Subscribe waa dhankaaga

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Рік тому +3

    Masha allaha keep going wallahey kkkkkk so funny walhi kilyaha ifuray walkey wallahey 😊

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. Рік тому

    Welcom to youtube big fan

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 Рік тому +1

    Wwwww big fan wa in one day 100k lagu garsiiya cumer waa qof qalbi fcn ixtiram bdn m.a ixtiramka kugu jclady sidas lee ahow waligaa big fan wa ku wadaa🙏🙏

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 Рік тому +12

    Wan soo dhowenena wll kena umer 100k Ayan garsineena insha Allah coming son

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 Рік тому +1

      Bro Iku caawi subs oky

  • @biniyamnuurhaaj6105
    @biniyamnuurhaaj6105 Рік тому +3

    Masha Allah waan ku soodhawayeyneyna
    Mr galdile

  • @faadumoxasan7991
    @faadumoxasan7991 Рік тому +2

    Allaha idin xafido dhamaantiin macalimuu alaha ku barakeeyo runti hadalkaaga wuu isaameeyay waana aqrindoonaa haduu illaahay yiraahdo

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Рік тому +2

    cumeer wxy ahayd channel kiisa in gaal dile aad ugu qortaan 😎😎

  • @nouradinjama5225
    @nouradinjama5225 Рік тому +27

    Pause challenge aa qalaas WaaYe 😁☺️ welcome CUMER

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 Рік тому +1

      Bro Iku caawi subs oky

    • @jamaaldj
      @jamaaldj Рік тому +1

      Wll qali subscribe isaar

    • @abgal_girl8301
      @abgal_girl8301 Рік тому

      @@jamaaldj ma laguu saarayo xaa wiilka ugu qarabane

  • @qeeshasancusman3358
    @qeeshasancusman3358 Рік тому +48

    Cᴏᴍᴍᴇɴᴛ ᴏɴᴇ ᴀsᴀᴅ ʜᴀɢɪᴏ😩👏❤️

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 Рік тому +1

      Bro Iku caawi subs oky

  • @AishaOmar-oz4dp
    @AishaOmar-oz4dp Рік тому

    Cuumer wlh farxat wayiiiii welcome brother 💓

  • @ibrahimsaid5121
    @ibrahimsaid5121 Рік тому +2

    masha allah asad mararka qaar shiikha soo fadhiisi.

  • @muuseyusuphmohameth7336
    @muuseyusuphmohameth7336 Рік тому +3

    Hore uzoco wllka👑🥰

  • @farxiyomacalin2771
    @farxiyomacalin2771 Рік тому +3

    Hambalyo big fan feast bin asad hagio legend ✌✌

  • @zakicade2081
    @zakicade2081 Рік тому +2

    Congratulations King Ceyda

  • @haadicade9327
    @haadicade9327 Рік тому +10

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @ruwaydapazheyazin3276
    @ruwaydapazheyazin3276 Рік тому +4

    4 taydiii aN tageri jirow😫😂❤️🙌🏻

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Рік тому +4

    Abeeraa sugaayay wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Рік тому +1

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @freshfitnesssomalia3104
    @freshfitnesssomalia3104 Рік тому

    kuwan wey dhib badan yihin macalin ka xita wey amusiyen walahi team 27 waan wataaa horey usocda sxbta

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +6

    Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم

  • @shankaroonmali2508
    @shankaroonmali2508 Рік тому +3

    Arimaheena masha Allah quf Dan tiisa ku mashquulsan waaye waxa lagu ciyaaro iyo waxa kale yaqaano

  • @aminadhemansulub5661
    @aminadhemansulub5661 Рік тому +1

    War Gamekan wan ka helay so badiya asadow huno

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 Рік тому

    waar waaan sugaynay sxb welcome 🙏 man in UA-cam bigfan

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Рік тому +34

    Ala Maxan Sugayey Puse challenge 😂😂😂😂

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Рік тому +5

    Number one Somali UA-camr Asad hagio 🙏

  • @jatelonazra3431
    @jatelonazra3431 Рік тому +1

    Cumeer Big fun well come to UA-cam

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому +1

    Soo dhawoow walaalka Masha,allaah keep going

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +3

    Best challenges prt 3 insha allah 💘⚽️💪

  • @hanihassan878
    @hanihassan878 Рік тому +6

    Challenge maanta qoosl miiran waaye bisinka best Challenge waaye🤣🤣🤣🤣