Horta run haddii la sheego ninki la dhaqmay baa yaqaan Isaaq waa gob. Aniga Warsangeli I waydi boqolal sanadood ama na dhalayeen ama la dhaqmaynay 2. Somali oo dhan dhibta waa la dhex dhigay. Rag sideena 9 bilood ku dhashay ayaa inagu dhex jira si dalkan qaniga la inooga wada qaado haddaynu Somali nahay War aan heshino oo wax isu ogolaano Somaliyey
@@Onceuponatime-f7hm.a waa dad gob ah isaaq mj ahay hooyaday mcn ah HYOONIS malaa ethopian sixray Ma aha dad xun saan yaabanahay Teeda kale malaa lagama raali gelin xasuuqii 1988 Afseyne musiibu qabaye
Nin kan yar isaaq buu kaxanaajinaya intu isleeyhy wx sheeg ee inuu iska Aamusaa fcn somali way is madhiyeen qabiilky doonan Ahaadaan ee wx guul ah ma jirto wn dhamaany ee Intan dambe uun somaliyy is daaya illahy ka baqa 😢
Walahi wiilku waa wiil geesi ah runloow ah cafimaad qaba dir iyo daaroodna asgoo kale aan laga helayn waxaanan urajeynayaa inuu mar hogaamiyo soomaali oo dhan mida kale daarood isaaq iyo hawiye jareen gabooye digil iyo mirif. Dhamaan teen waxaan nahay dad walaalo ee aan walaalyaal heshiin oo islayntanada waa khasaare iyo calool xumo iyo alla kafogaansho ee aan isdaba qabano
This guy was real Somalian and telling true Cade and to dasrood ismasciil they re Super Power in the Somalian Worlds masha allah viva guys and we love you and Allah hu with you.🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤🇺🇿🇺🇿❤❤💪💪👍💙💙💚🤍💙💙💙💙❤❤
Gardaraalow maguuleysanaayo isaq ama iidor intii aan aqliyeeystey ilaa dowladii siyaad bare intey itobiya aaden ayey hub ka soqaateen ayey shacab iyo dawladba cid ey daayen aan jirin hadan gardaradii ayey wadaan marka xagey ku guuleysanyaan iidor waa feyriska somaliya ku dhax jira
Ninkani xog badan may hayo Dhulkaygu degenahay sidii lagu hantiyey bal umada uga sheekee, hadaad run sheegayso. Intan aad sheegtay waa wax jira, intii kasoo horjeeday ee intaba lagu burburiyeyna sheeg
Ader ana ku shegi waxa hor seda gul darada waxa ka mid ah oo kaw ka ah sixun wax ku donka dadka somaliyed daba marayn toda dulmi xad ka bax ah oo cuqdad iyo cadawad xambarsan oon lo midan dayeynin naf iyo Mal tona iyo waxyabo kale oo badan Aya ader sabab unoqon Kara waxad so handhigtay...
Nin Gardaran Ma Guuleysta. Idoor Murduuf Qaad ah Cunay Waa Mujnuun Falane Hilib Maraq Leh Iyo Roodhi Bey Miisanhayaane Macnaha Dowladnimo Leedahay Uma Muraadaane.
Wiilkas oo kale waa wiil Somaliyeed oo sharaf badan Wiilku tolki caayi maayo lakin wuxu fahmay kuwa cadowga u shaqaya oo Somali burburinaya Cid ay u yihiinba
kuwii guryaha dadka kala bxi jirey oo habeenkii qasabadaha jejebin jirey oo guryaha iyo derbiyada ku qori jirey isaaq ma gayo subixiina shacabka isaaq la barooran jirey waxay ahaayeen SNM. ✅ weligood taariikh laguma arag daarood u midoobey dagaal ay la galaan isaaq , xataa Ogaden kaliya ayaan weligood ba aan isaaq dagaal la gelin . daarood u midoobey ma jiro .
Waa runtii historic idoorka ayuu soo ogaadey .wayo isaaqu been iyo faan iyo aflagado moye wax kale mayaqanin .daroodku wa silent killer ma cabaadan sitartiib bey ku dili hadi iyaga ladilo ma cawdan jabkoda wa qarsadan .lakin idoor wa libaxa ciyo cabaadkoda batey .mana qarsadan wannala diley uun bey ku hayaan. Daroodku ma ahan dad gardaro badan wa dad samir iyo dulqad badan.
Huno Somali wa is layan hada ma Kal gulysan aniga waxa gabagar ogedan isaaqa iyo ogedan wa Wil iyo abti Somali walalo ilahay qalbig isku so jadiyo O ha is jecalysiyo
Adigoo kale Allaha noo xafido waa loo bahan yahay Aqliga Allaha kusiyadiyo habo somalina waa walalo iswada dhaley waxey iskudilayana waa xaq daro Allaha dhaxdooda nabad kadhigo dhamaan somalida wey qaldan yihiin dagaal fa'iida malah mana kafikiraan qasarada Aakhirana kama.fakaraan Allaha xaqa tuso
Adigu hada waad qaldan tahay waxaad modaa in aad ku raxaysanayso wiilkan yar ee reerkiisa cananaya kuna cayaya in uu markasta laga gulaysyto taas oo run ahayn lakiin uu ka wado canan kaliya gusha iyo guul darado isaaq qabilda kale ayun bay kala mid yihiin lakiin war adiga hadad nin fiican tahay waa adiga malin walba ogadeen iyo datood difacoda halkaa lasoo fadhida oo qaybalad un halkaa la falaynayee maxadan uga hadlin dulmiga iyo dhulbobka reer kiina darood ay ku hayaan umada somaliyeed ee reer jubland maxadan malina aadan uga halayn tacdiyada reerihiinu ku hayaan umadaas waa adiga markii isaaq edooda laga hadlay dhoola cadanayee war isku xishod
Waxan ahay daarood
Inaan isaaq laayo guul maahee waa guuldarro aan ku gooyey gacantaydii midig iyo guuldarro fool xune
Caqligu ha shaqeeyo
Caqligaas Allah hakusiyadho walal,in yaar aya fahamsan ereyadhaas aad soqoortaay❤
Horta run haddii la sheego ninki la dhaqmay baa yaqaan Isaaq waa gob. Aniga Warsangeli I waydi boqolal sanadood ama na dhalayeen ama la dhaqmaynay
2. Somali oo dhan dhibta waa la dhex dhigay. Rag sideena 9 bilood ku dhashay ayaa inagu dhex jira si dalkan qaniga la inooga wada qaado haddaynu Somali nahay
War aan heshino oo wax isu ogolaano Somaliyey
.masha.allah.janada.alle.haku.geeyo.walalah.damiir.kaaga.waa.nool.ayahay
Saa runtaa m.a
Laakiin maanu raadsane iyagaa nasoo raadsanaaya xaqa allaah hatuso waa salalaheene
@@Onceuponatime-f7hm.a waa dad gob ah isaaq mj ahay hooyaday mcn ah HYOONIS malaa ethopian sixray
Ma aha dad xun saan yaabanahay
Teeda kale malaa lagama raali gelin xasuuqii 1988
Afseyne musiibu qabaye
SNM waligod guulaysan mayan sababto ah waa dalimin.
Guuleyso caqlika ilaah hakuu daayo❤❤❤❤❤❤
I respect reer sheikh isaxaak bad that is true wallahi
Mashallaah waa Markii koowaad ee aan Arko will caqli badan oo cidaas kasoo baxay
Anigu waan kuqaatay caqligu waa u dhalasho❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa wiilkii isaaq ugu caqliga badnaa waa nin rag ah oo daacad ah
Waleee xaqiiqdu waaazaaaas
Asc war wiilkan waa kii iidoor ugu wax garadsanaa ama ugu aqli badnaa alle haku xafido aamiin
Nin kan yar isaaq buu kaxanaajinaya intu isleeyhy wx sheeg ee inuu iska Aamusaa fcn somali way is madhiyeen qabiilky doonan Ahaadaan ee wx guul ah ma jirto wn dhamaany ee Intan dambe uun somaliyy is daaya illahy ka baqa 😢
D5. Oo dhan way ku qaateen❤🎉
Inlayslaayaa guulmaaha walaalo isxumeeyay maatihiin
Guuuuuulaysta❤❤❤❤❤
Illaahay xaqa haydingaransiiyo soomaaliyeey
اللهم نعوذ بك من الحاقدين والحاسدين ونجعلك في نحورهم واجعل تدبيرهم تدبيرهم. إنك على كل شيء قدير.. اللهم آمين
Aamiin😂😂
Subxanallah
Masha Allah wa wil aqli badan aragi dher
ASC WIILKAN DHALINYADA AH KOLLAY WUXUU DHASHAY 91KII KADIB MASHAA ALLAAH WAA NIN AAD U CAQLI BADAN WAXA BEENTA KA DHADHICIYA DADKODA WAWAYN WAXA KA MID AH INTA MADAXDA U SOO NOQOTAY WIILKAN DHALINYARADA AH WAXAN ORAN LAHA SI FIICAN BAARITAAN U SAMEE EXTIRAMKA AY ISAQ KU LAHAYEEN DOWLADA SOMALIYA ILAAHAY UMBAA OG INTA DACADA AH OO RUNTA JECELNA WUU WAYDIIN KARA SIDA XASAN CAYNANSHE OO HABARYONIS AH IYO NIN KALE DAHIR SOCDAL OO MURURSADAHA REER UGASKA AH OO JOGAY HARGAYSA MARKUU DAGAALKU DHACAY WAA LOO BAAHAN YAHAY QOF SIDAN OO KALE AH OO RUNTA RADIYA. NINKAN DHALINYARADA AH WUXUU NOQON KARAA MADAXWEYNAHA FUTURE KA EE SOMALIYA OO DHAN. KEEP GOING
Walahi wiilku waa wiil geesi ah runloow ah cafimaad qaba dir iyo daaroodna asgoo kale aan laga helayn waxaanan urajeynayaa inuu mar hogaamiyo soomaali oo dhan mida kale daarood isaaq iyo hawiye jareen gabooye digil iyo mirif. Dhamaan teen waxaan nahay dad walaalo ee aan walaalyaal heshiin oo islayntanada waa khasaare iyo calool xumo iyo alla kafogaansho ee aan isdaba qabano
it is really good
Waalee waa xalaalcun
Hooyadiinaa nin dhashay
This guy was real Somalian and telling true Cade and to dasrood ismasciil they re Super Power in the Somalian Worlds masha allah viva guys and we love you and Allah hu with you.🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤🇺🇿🇺🇿❤❤💪💪👍💙💙💚🤍💙💙💙💙❤❤
MARYOOLEY isma dhaanto taariikh xumada!!
Wixii dulmi wada musiibo ku kooban Allah ha ku rido
❤❤❤❤❤❤
Man sha alhaaaaaaaa
Mnsha allah waa wiil yaroo aad u caqli badan
Isaaq nabada ma xejin yaqaanaan xoogay markay ismahadiyaanba balaayaa dabada kasoo riixda ! Daaroodna jabintooda ma daayo!😅😅
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
kani waa xaarami aan asal ahayn
Farariid❤🎉
Dabadhilif daarood ..
Sidra u maad quruxbadnaateen maintain haday guulaysan lahaayeen..
Wesheysi..
Gardaraalow maguuleysanaayo isaq ama iidor intii aan aqliyeeystey ilaa dowladii siyaad bare intey itobiya aaden ayey hub ka soqaateen ayey shacab iyo dawladba cid ey daayen aan jirin hadan gardaradii ayey wadaan marka xagey ku guuleysanyaan iidor waa feyriska somaliya ku dhax jira
Aad iyo aad
Masha allah wilkas allah haxafido caafimad cimri khatumosan allah janadiisa allah hagaliyo il iyo carab allah hakaqabto
Istaqfurullah
Waa ninan caqlibadan alaha ku sharfo
Kkkkkk lahjadiisu waa Ugaadeen, maaha isaaq
Dadka caqliga xun alle hasoohadeeyo nabadina waalama huraan laakiin dad badan oo caqlixun ilaa aydhintaan nabadi waa madhacdo
Face booga ku arkay wiilkaan caqligii iidoorkoodhan baa loodhiibay waa maansha allah dadkooda runtuu usheegay laakiin haday soowada caynayaan
Waa been waxaa soo dhan caruurta aqliga laga dhaqay wiilka as waa runtiis dadku waa walaal I alle ha kala qaboojiyo
Ninkani xog badan may hayo
Dhulkaygu degenahay sidii lagu hantiyey bal umada uga sheekee, hadaad run sheegayso.
Intan aad sheegtay waa wax jira, intii kasoo horjeeday ee intaba lagu burburiyeyna sheeg
Sidaad ku hantiday waa labo arin mid waa xididnimo oo gabdhihii baad guursatay midna waa ingiriiskii oo aad kabo qaad u noqotay hartina la dagaalay aduu kusoo dhawayistay saas baad ku hantiday
Runtu ma fantaa, ❤
JIILKA SOO KORAYYA EE ISAAQ HALOO GURMADO SI AYWALAALA HOODA SOOMAALIYEED ULANOOLAADAAN WIILKAN MASKAX FAYOW AYUU HAYSTAA
Guulayso
Fulaygu wax kagardaro badan marka dambena wax ka oohin badan
Somaliland 😂 ma rabto in ay la ganacsato😂Argagixisada daarood 😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍
Somaliland 😂 ma rabto in ay la ganacsato😂Argagixisada daarood 😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍
Ader ana ku shegi waxa hor seda gul darada waxa ka mid ah oo kaw ka ah sixun wax ku donka dadka somaliyed daba marayn toda dulmi
xad ka bax ah oo cuqdad iyo cadawad xambarsan oon lo midan
dayeynin naf iyo Mal tona iyo waxyabo kale oo badan Aya ader
sabab unoqon Kara waxad so handhigtay...
Nin Gardaran Ma Guuleysta. Idoor Murduuf Qaad ah Cunay Waa Mujnuun Falane Hilib Maraq Leh Iyo Roodhi Bey Miisanhayaane Macnaha Dowladnimo Leedahay Uma Muraadaane.
War waa waalanahay walaahay
❤❤❤❤❤🙏💚💚💙❤❤🇺🇿🇺🇿
Goor maad dhalatay?
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
Wiilkas oo kale waa wiil Somaliyeed oo sharaf badan
Wiilku tolki caayi maayo lakin wuxu fahmay kuwa cadowga u shaqaya oo Somali burburinaya Cid ay u yihiinba
Xishooda dheh rerkayagaa samaroon ee ka xishoonaya ayay darood u haystaan
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
Maaha waa guubaabo waakicin bulsho
Waryaaya daroodow isaaq hala amaan galiyo ilma adeerayaalow walhiwa gob gobi dhashay walhi wan idin salaamaya anigoo rer caabudwaaq ah
Guul Daruud midnimo
Oktoobarta ma hargaysa gabdhaha lagu kufsanjiray xamar sheekadaas kama jirine dad ku xor buu ahaa
Waa nin rageed
Hadal iyo tarikh Run ah ayu shegay wilkani
.kulahaa.guul.xayawaan.walaahi.shaydaan.baad.tahay.dadka.wada.dhashay.isku.diraya.caku.maan.gaab.wiilal.soomaaliyeed.oo.irdoonka.itoobiya.isku.diray.ayaad.guul.ku.sheegtay.duf.kubax.neef
Somaliland is not easy 👍🏻
laakiin walal suldaanku nin daa cad ah ayuu u egyahay
Wiilkan yar runti bu sheygay😅
Xaag iyo dhiigu isma qariyo
Caruurtii waa la dhumiyey waa runtiis Somali ma Kala adka laakiin shaydaanka ayaa isku diray
Geesi kkkkkkkkkkkk runtaa
Walaal waa gardarada iyo kibirka and kibirka waa lagu jabaa runta way xanuun badan tahay!!!!!!
Ninkan mala isaaq ma aha 😂😂😂
Nin xun baad tahay ee soomaali ha isku diray isdilka soomaalida
Markhaatiga nool
Anuku waxaan ahay ciise lkn willekaa ruun iyu sheegaya isagoo ka joog ha ku dhag dhagi dharod
Ogadaeen hadann away dad wan uku
2 amarsareeya ayuuyidhi sayidmaxamed
Runtibeyaheyd
hadeey igaarsan doonaan wiilkaas yar ee runta ka hadley 😢😢 walaahay wey dhibaateyn doonaan😢 ilaahay how gar gaaro
kuwii guryaha dadka kala bxi jirey oo habeenkii qasabadaha jejebin jirey oo guryaha iyo derbiyada ku qori jirey isaaq ma gayo subixiina shacabka isaaq la barooran jirey waxay ahaayeen SNM. ✅ weligood taariikh laguma arag daarood u midoobey dagaal ay la galaan isaaq , xataa Ogaden kaliya ayaan weligood ba aan isaaq dagaal la gelin . daarood u midoobey ma jiro .
Isaaq waligood dhulka way daganayeen somali waa mid hadaad tariikhda haysaan somali xuduud makalalaha ama jigjiga joog ama SOMALILAND ama muqdisho Ethiopian waa gumaysi
Waa runtii historic idoorka ayuu soo ogaadey .wayo isaaqu been iyo faan iyo aflagado moye wax kale mayaqanin .daroodku wa silent killer ma cabaadan sitartiib bey ku dili hadi iyaga ladilo ma cawdan jabkoda wa qarsadan .lakin idoor wa libaxa ciyo cabaadkoda batey .mana qarsadan wannala diley uun bey ku hayaan. Daroodku ma ahan dad gardaro badan wa dad samir iyo dulqad badan.
Wiilkayarna ujeedkiiso waa aan soomaalida raacno oon somali nacaybka iskadayno
Waxlagufarxo.maaha.laakiin.runbuusheegay.wiilkaasi❤
Yaa wiilkan yar oo run sheega ah soomaali ka dhiga jir oo joog❤❤
waron iisaqa xanon daarrod kodhaci wadad benta roon mooda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Farid gesi 100 wiil sida wiilga ufikiraso hadu isaq leyaha haromar ban gadhilahayn
Hooyow waa aqli badana tahay.dadku waa dairiran waa dhibato dad naagihi nimankii wada fanaya
Isaq darod isma arag. Waa jifo Ogaden ka mid ah iyo iidoor
Sayidku isaaq kaliya lamadiririne dir iyo daaroodba wuu ladiriray ee gaalo lasaftay
Kkkkkkk qofaku maraku ogayahay inuu mayanorati ka yahaay inuu sidaas u hadalo wuu ku qasaban yahaay marakaas inaad tidhaaha xaarood ha faano wakhatiga ayaa ku qasabaay waayo inaat faanaka ayeey nolashiinu ka bilaabata kunaha dhamaata waxaah la yidhi nin faanay waa 🐐isanuutay ama is jaaqadaay waa cadaadiine ceebatina dad xaarood ayaa ugu liitaha somali way idin barataay 🐦⬛ tuke Baal cad 🗣️🫏🫏🫏🫏 Kkkkkkkkkkkk miskiin nafatu h aad yaaso 🤷🏽♀️
Huno Somali wa is layan hada ma Kal gulysan aniga waxa gabagar ogedan isaaqa iyo ogedan wa Wil iyo abti Somali walalo ilahay qalbig isku so jadiyo O ha is jecalysiyo
Amiin wlo anigo aah nin arab aah ilaaahay dagaal anaga qabooojiyo.. amin yarabii
@@HazzanSuldaanthanks huno
Wallhi waafariid
Adigoo kale Allaha noo xafido waa loo bahan yahay Aqliga Allaha kusiyadiyo habo
somalina waa walalo iswada dhaley waxey iskudilayana waa xaq daro Allaha dhaxdooda nabad kadhigo dhamaan somalida wey qaldan yihiin dagaal fa'iida malah mana kafikiraan qasarada Aakhirana kama.fakaraan Allaha xaqa tuso
War wiilkan yarka Runbadana
WIILKAAS WALLAHI RUN BUU SHEEGAY. SOOMALI WAY IS badhatay. D5 HOGAAMINTA IYO GUUSHA HALOODAAYO.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.
INSHAALLAH NABAD WAADHA ALLAH SWT SOOMALI WEYN HADHAX DHIGO AMIIN
Wallhi.waafarid
Waa runti walahi isaaqu been ayay kadhigtah maweloo
Dawlad nimo mayaqanan isaaq been iyo faan waxan ahayn ma yaqanan taariikhdana waxay kasoo qalaan in ay ingiriska musqulaha u maydhi jireen
Runloow waaye wiilku
Hooyadaa was aday kuwasaan
Waxaas uu dawladii dhexe ka sheegayo Waa Waxa ciyaal la loogu sheekeeyo oo beenta ah
Adigu hada waad qaldan tahay waxaad modaa in aad ku raxaysanayso wiilkan yar ee reerkiisa cananaya kuna cayaya in uu markasta laga gulaysyto taas oo run ahayn lakiin uu ka wado canan kaliya gusha iyo guul darado isaaq qabilda kale ayun bay kala mid yihiin lakiin war adiga hadad nin fiican tahay waa adiga malin walba ogadeen iyo datood difacoda halkaa lasoo fadhida oo qaybalad un halkaa la falaynayee maxadan uga hadlin dulmiga iyo dhulbobka reer kiina darood ay ku hayaan umada somaliyeed ee reer jubland maxadan malina aadan uga halayn tacdiyada reerihiinu ku hayaan umadaas waa adiga markii isaaq edooda laga hadlay dhoola cadanayee war isku xishod
Waa libqax run buu sheegay walaahay wiilkaasi