2013kii Ciidankii bare hiirale qebtii fadaralka ahed markii Kismayo laga sarey waxa lageyey degaan khawarij ta ay mamusho oo dowlad da fadaralka kala heshisey 2sano bey halkas deganayeen oo saad koda mogdisho khawarij ta logu sodhiibayey taas baa jirtey arinka hada sidii oo kele bey karabtaa wana waxyabaha qarsoon aa fadaralka uqarson
Kkkkkkkkk wlh wax lagu qoslo ma jirto ee ceeb ayuu na tagay xasan gurgurte wàa dhiqo socoto bal day gabadhi oradka u diray ee gurguratay cidanki Kenya isku dhibay
Waziir isku shega tiktok ka qoslo iyo fiqi alcadaala xamza iyo xasan dhiiqo ha is casilaan wadankaan damu jadiid o bahan dalka god bey ku rideen weyna fashilmwn ha is casilaan hdey damiir leyihin
Dowlada fadaralka ah Xitaa hadii ay dagaal goaan sato in Jubbaland kuqado ma sidaan baqor shahoodu war Vila somaliya dadka jooga aaligoda ma sanbaa war ileen ibtalo show hadaan qorshe dagaal dejisto oo udiyar garobo Vila somaliya wanbo qabsan karaaba wayo kuwa hada jooga qorshahodii dowlad nimo waba intaas
Guuuuul ciidanka qaranka jubaland ❤❤❤❤
Waa ku salaamay generale from khaatumo ❤❤❤
Khaatumoiyoputlaanbaa3habaynimodagaalkusoosocdaa
Guuul Jubaland 👏👏👏
Generally wlhi garguurte dalka wuu bahdiley
Xassan xoolo
Ciidamada jubland waa in ay soo qabtaan Ina suuban sabriye xassan sheikh mooryaan
Xasan shiikh qarankii soomaaliyeed buu ceebeeyey
Hhhh aad iyo aad 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Quran maaha ee hawiye cidanka hawiye dheh
5d is not easy powerful cabsi cabsi weye boqortooyo weye guuleyso ameen hamaplyo welcome
Goojacade 2023 Muuse Biixi taariikh ✅
RasKamboni 2024 XasanShekh tarikh ✅
Mudaharaad bada hal galo soomaaliyeey
Muddaaharaad wax ma taree qabyaaladda halayska dhaafo oo dalka xasan sheeq halaga qabto oo halaga badbaadiyo . Qabyaalad iyo qarannimo isma geyaan . Haddii ay soomaalidu qarannimo rabaan hayska qabtaan xasan dalka haka cayriyaan . Ciidanka wuxuu u laaynayaa inqilaab military oow ka cabsahaa .
GoojaCade2 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Janaralka rer hiiraan❤💯💯🦁✊💪👍👍👍👍👍👍👍👍
Gurgurte waka isaga iyo maleshidkii u watay qaxooti lagadhigay
Jecliyaa jeneraalka waa run sheeg
Kkkkk 👉👉👉xasan m waa ceebeeyey soomaali oo dhan caqli dameeer dheh waa masiibo ciidamadii kenya bey isu dhiibeyn 🫵🫵🫵
Yaac waaye
Waa mooriyaa hassan ceebow
Sayidka nool ahmed madoobe birjeex darood halgamaa caana cadow jabiye
Run sheeg waa balo sheeg
Waa runtaa ❤❤❤
Caawa itopia dabaal degyo Yaa kabilowday badii baa lasiyey ana waan ooyayaa ilahoow somaliya badbaadi dadkedana isjeckeysii aamiin yarabi
Waa naceebeyey
ASC Masha Allaah VIVA Jubaland gesiyasha cabsi cabsi guleysta inan dhanteyo ayaan raba Absamo xaqa Allaha siyo insha Allah
villa Somalia maxa ku dhacay dhalinyarada somaliya uu gurgurte udhameenayo macno daro ? ❤🎉🇸🇴 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪🥰
Xassan ha is casilo
Generale runsheg bad tahay brother Hassan qabuure faagte wa u ceebeeyey Somalia runti
Farmajo ii geeya😂
Waan ku wataa edb
Laa Shaki Allaha Weyn Ee Waaxidka Ah, Ee Nafta Nageshay Una Noqoneyno Ee Dulmi, Naftiisa ka Xarimay,Xaq Soorana Ah,Ibnu'aadam Kibir iyo Isleweyni ma Daayo, lakiin Dulmi aad ku gashay Xaqdaro lagama yaabo inaa ku gulaysato,waxan lenahay inteena Wadaniyinta Ah, Duq Xasan Shiikh,iyo Inta Dulmiga kulla Socda Ee Somaliyed Allaha Xaqa tuso,waa Caqli Xumo aad iyo aad u weyn iyo Damiirlaan in laysku Dilo Dhalinti Mustaqbalka Dalka Dadka iyo Diinta, waa ka Dhimay oo kugu Dhimay waana Bahdil iyo Ceeb weyn🤭 in wadamada Dariska iyo Aduunku naga Dawanayan Shashadaha😭😭😭😭😭.
imagery noolaaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
2013kii Ciidankii bare hiirale qebtii fadaralka ahed markii Kismayo laga sarey waxa lageyey degaan khawarij ta ay mamusho oo dowlad da fadaralka kala heshisey 2sano bey halkas deganayeen oo saad koda mogdisho khawarij ta logu sodhiibayey taas baa jirtey arinka hada sidii oo kele bey karabtaa wana waxyabaha qarsoon aa fadaralka uqarson
😅😅😅😅😅 walahi wunacebayay
Somali wa Qoys oo is qalanaya dab iyo dhagax lays kuma dhuftee kala dhawra
Maanta hadii baarlamaan uu jiro dalkaan iyo dadkaan ka naxaya xasan shiikh xil ka xayuubin bey ku sameyn lahaayeen
Walaaho hadalkaa ayaan gula qabaa, waar aaway damiirkii Somaaliyeed ee Afrikaanka logu faani jirey. Waar maxay siyaasadan seexatay???
Xasan Xoolo 😄😄😄
Dagalkaan daadku kuu muushqulineya. Xasan Abiy bu bad ka so iibineeya!
Xasan talo xume umadda isku dir waxaan ahayn oo uu soo kordhiyey majirto.
Kkkkkkkkkkkkkkkk Xasan dhiiqo
Dagaalkii halka maalin
Dirif dhowaa
Ma Doolliyaa.
Caawa waxa ceeb inooku filan ciidankii soomaaliyeed oo caawa keenya galay iyagoo gacmaha taagaya.
Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo,
Haddaan layska qaban, meel aynaan dib uga soo noqonkarin
Ayuu waddanka ku wadaa.
Ar badii aaba saakey lasiiyee ciidan xuu sheegaa
Xassan gurguurte aqali xuma
Doqon
Anigaa 2 xoogag waaweyn qaadanaya si aybeerta igu falasn iyo geela iraacaan lacagna siinaya abgaal beer waayaqaan ee igusima
Kkkkkk Naagahooda Alshabab Wax ubaro lakin Xassan Waa In Maxkamad lasaaraa oo la xiraa
Generale xasan culusow diyaaradihii daroonka turkiga ayuu isticmaalay oo uu ku sheegay arsenal ayaan kula diriraa arinkaas marunbaa
Drones kii waa la wada qabtay.
Ajandaha hasan waa in somalia babado
Genaral 6saac ayaan qoslayey xasan dhiiqo soomaaliya waa ceebeeyey xaqdaradiiuu kagalay barakiciyaasha ayaa heshay
Waxaan maqli jirey dhubuq dhubuq hore dhiikac dhiikac dambe eey leedahay😅
Fashiil tan ayaa ugu filan qayri masuulkan Hassan Sheilh, maanta na dhaaf ha la dhahoo, inamo Somaaliyeed ayuu isku dilay, duligan bila diinta
abgaal baadar uu sheeg iyo dameer iyo kawaanle.
Walaaxowla walaaquwah illaa billahi alcayulcdiim
shariifka waa yaqaana is dhiibista.
Ceebwayn oo dalka iyo dadkanaga aliwnimankan oo dhan nagakaxee
Hhhhhhh😂😂😅
Xasan sh bye 💀😂
Ciidan diyaarad lagu qaaday oo meel go'doon ah la geeyey awalba waa loogu talagalay in laga takhaluso .
Waaa fahanay ina darood tahay marka hawyie la joogto hawyie tahay marka maqantahy darood aa tahay
Walaal. iska. amus. wa. ceeb. wili. dhacin
Waxaa lasheegay in lala hadlay xasan culusow wuxuu yiri Kenya isu dhiiba
Warkaan maxaa Ka run ah maxaasa kaftan ah😂😂😂😂..
XASAN SHIIKH BADA WUU SAXIIXAY TURKIGA. KADIB MARKII LAGU GULEEYSTAY, BADA WUXUU KU BADASHTAY IN ETHIOPIA ABIYA U QABTAAN JUBALAND
Dowlada fadaralka aa mw HSM iyo kooxdiisii 91 hogaamiyan weyba fican yihiin hadiiba ay Kenya isku dhibeen wayo waxa kasurtowdo iney khawarij ta isku dhiibaan
Ilaahay kudulee cuqubo kugu dhacday
General jimcihii wuxuu ku hadlay xasan culusow ma waalan yahay mise wuxu waa jiri khayru masuul ah miyaa koley xasan culusow madaxwayne uma qalmo
kkkkkkkkkkkkk General caadi ma ahaan Hassan dhiiqo karbaashay Hassan dameer
dameerka marku dhaargo haraanti ayuu kala daalaya Hassan digir ayuu ka dhaargay.
XASAN IYO XAMSE IYO SANBALOSHE IYO MADAXAA IFUARAN NOLASHA HALAGU AASSO ODAYASHA HAWIYE. XASAN MAQABAN WAAYEEN (KAXAXABIYA)ABKAALOWOL
🇸🇴😭
Hhhh ala maxaa ku dhacay
Hhhhhh xasan xumeey xinus yaqaan baa laga haya dumarki koonfureed hu
Waxaa iga gadan marx adayga abtigii iyo doqonimadii aabihii
😂😂😂😂
Kkkkkkkkk wlh wax lagu qoslo ma jirto ee ceeb ayuu na tagay xasan gurgurte wàa dhiqo socoto bal day gabadhi oradka u diray ee gurguratay cidanki Kenya isku dhibay
Salare
😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkkkķkkkk
Xasan Sheekh iyo Jacaylka uu u qabay Gaalkii Melez Zenawi ua-cam.com/video/F4z3nGN4f8c/v-deo.htmlsi=UYrgIFlmy-AL46YE
Janel horaad U sheegtay why
😂😂😂😂😂😂😂😂 yaab
😅😅😅😅😅
Ala runbada naa
Waziir isku shega tiktok ka qoslo iyo fiqi alcadaala xamza iyo xasan dhiiqo ha is casilaan wadankaan damu jadiid o bahan dalka god bey ku rideen weyna fashilmwn ha is casilaan hdey damiir leyihin
Kkkk
Dowlada fadaralka ah Xitaa hadii ay dagaal goaan sato in Jubbaland kuqado ma sidaan baqor shahoodu war Vila somaliya dadka jooga aaligoda ma sanbaa war ileen ibtalo show hadaan qorshe dagaal dejisto oo udiyar garobo Vila somaliya wanbo qabsan karaaba wayo kuwa hada jooga qorshahodii dowlad nimo waba intaas
3saac
Kkkkkkkkk
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂