Meherkii: Abdikarim Mohamed Yusuf iyo Bilan Cumar Cawale Abdi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 кві 2017

КОМЕНТАРІ • 87

  • @maxamedcabdikariimshiil9898
    @maxamedcabdikariimshiil9898 4 роки тому +6

    Maasha allaah dardaarankaas sheekhu waa mid ku socda wiil kastoo soomaaliyeed oo raba gabadh inuu guursado amaba hore u guursaday. Jazaaka allaah sheekh Abuu Dalxa bulshaawi bisayl iyo bashaashnimo Ilaah ku manaystay.

  • @arkanfarahhassan2222
    @arkanfarahhassan2222 6 років тому +7

    Nasib wanagsanàa labadii mahirkoda sheqa qemaha badan o sheqena abudalxa mashaalah ilah ha inbarakiya I.a

  • @user-uq5fi4oy1p
    @user-uq5fi4oy1p 6 років тому +6

    mnsh allh sh. abu dhalxa ilhy hku xiifdiyo waxaan u hampalyenaya guurka qeer badan ilhy haka dhiko guuri qeer badan

  • @aminjama5230
    @aminjama5230 6 років тому +4

    Masha Allah ilahay hanoo dayo wadada dena.wallahi cod ka shiiqa waan kuqashuce masha allah

  • @samiyaabdi4049
    @samiyaabdi4049 6 років тому +5

    Masha allah illahy ha isku kiin barkeeyo

  • @faraxyusuf5636
    @faraxyusuf5636 6 років тому +5

    Masha allaaah iskuwaara ubad khayr qabana kalahela aamiin

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 5 років тому +1

    Wlhi waxaa wax wanagsan Ah hadlka shekh oo wax laqaatana ugu wanagsan mashaa allaah

  • @qeertoosmaan7171
    @qeertoosmaan7171 6 років тому +16

    Somaali hees ayaa ka carar tay heesta ka daaya guriga barakaysan

  • @munaomer6829
    @munaomer6829 6 років тому +6

    MANSHAA ALLAH ALIF ALIF MABRUUK WALAL YAAL 💐💐💐💐💐💐💐💐💐 AROOSKII LAGU NAGAADE LAGU NASTO ALE HAYDIINKA DHIGO💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 років тому +6

    Mansha alah guur qayr oo ad kubarartan alaha idinkadhigo ❤️

  • @hassanrhoda
    @hassanrhoda 7 років тому +13

    Maasha'Allaah, Ilaahey guurkii lagu nasto, lagu nagaado, owlaad khayr iyo caafimaad qaba ka dhashaan baan idiin rajeynayaa.

  • @qaranimosomalia8919
    @qaranimosomalia8919 6 років тому +2

    maansha allah sheekhaan allihii na siiyey baa mahad iska leh.

  • @TixraacaTariikhda
    @TixraacaTariikhda 6 років тому +3

    mashalllaah allow idin barakee reer ku soo biiray reeraha islaamka

  • @shadiyaabdi3790
    @shadiyaabdi3790 6 років тому +6

    Mashalah tabarakalah allow ana malintaso kale igu beeg

    • @nuuraalphi3077
      @nuuraalphi3077 6 років тому +1

      Barwaqo Abdilahi Amen yarabbi qli dhamantenba Alle hainagubeego

  • @madarcali122
    @madarcali122 Рік тому

    MASHA ALLA

  • @asaldhaladsoomaali1298
    @asaldhaladsoomaali1298 6 років тому +5

    Maasha allah gurigiinu guri nagi guurkiinu guur khayr guulaw kayeel

  • @shafeamaney1744
    @shafeamaney1744 11 місяців тому

    Subxanallah,nikaaxan ma'asaxin,sababtoo ah: 1.waxan kugu meheriye ma'ahan ee waxan ku kuguuriye waaye. 2.ma'aqbashe ,oo su'al ah iyo Haa,ma'ahan ee wxaweye,wan aqbalee guurkeeda ama nikaaxeeda. Allah aynu kabaqno hadii aynan aqoon ulaheyn umada yanan xaraanta u xalilin

  • @fatimajama84
    @fatimajama84 6 років тому +3

    mashaalah ilahaayo iidiin barakeey aroos kiina amiin

  • @saeedaabdi376
    @saeedaabdi376 4 роки тому

    Alif mabruuk Allaah ikaso sheikh dhalxa inu kaqeb khato meherkeyga insha aallaaah

  • @najmamaxamed7576
    @najmamaxamed7576 Рік тому

    Manzhaalah

  • @fandhaal216
    @fandhaal216 6 років тому +3

    mnsh allh mnsh allh isku wara abid

  • @hooyomacaanumayma239
    @hooyomacaanumayma239 6 років тому +3

    Maansha alaah barakalaah

  • @xasanmaxamed931
    @xasanmaxamed931 6 років тому +2

    maasha allaah

  • @shankaroonabuubakar1765
    @shankaroonabuubakar1765 6 років тому +2

    Masha allah alow isku baragey

  • @sakariyeahmed2588
    @sakariyeahmed2588 6 років тому +2

    maansha Allaah

  • @abdirahimahmed825
    @abdirahimahmed825 6 років тому +3

    الله أكبر

  • @soo7971
    @soo7971 6 років тому +3

    Masha allha

  • @nasrocumar3750
    @nasrocumar3750 6 років тому +2

    Masha Allah

  • @samiiroabdiwali8964
    @samiiroabdiwali8964 6 років тому +2

    Masha allaah isku waaraa

  • @xjfurjgxyry4888
    @xjfurjgxyry4888 6 років тому +2

    Masha allah hmblyo hmblyo

  • @aishoomarabdullhi2072
    @aishoomarabdullhi2072 6 років тому +5

    Ubad qeyr qaba alle ha idin kala siiiyo mnshllh guri muslim kuwiii dhisay alle qeyr hasiiiyo

  • @boyyngerzuhayb1678
    @boyyngerzuhayb1678 6 років тому +2

    Mashaa alaaa

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 років тому +9

    Inanka yar wuu qajilay wuu qoslay kkkk

  • @user-ff1ks5dx2b
    @user-ff1ks5dx2b 6 років тому +3

    Meshalhe meberuke

  • @faraxmaxamed8177
    @faraxmaxamed8177 6 років тому +2

    Mansha allah

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 роки тому

    احسنت شيخ ابو طلحة

  • @doctoryasmin2344
    @doctoryasmin2344 6 років тому +6

    Abu dalxa wiilka wad kaxishoodsisay

  • @samiamohamoud7572
    @samiamohamoud7572 5 років тому

    mashaALLAH tabarakaALLAH RABBI ha isku barakeeyo lamanaha kkkk sheekh abu dalxa wban ka helay culimada kalena dardaarankas oo kale aya looga baahanyhy mrwlba

  • @nasernaser1591
    @nasernaser1591 6 років тому +3

    Mas asıl

  • @nashadcise8739
    @nashadcise8739 4 роки тому

    Mashalllh amiiin yaa allllah

  • @dagankonjo7256
    @dagankonjo7256 7 років тому +8

    masha allah tabarkala alle ha isku kiin dayo

  • @amiiraaxmed2943
    @amiiraaxmed2943 6 років тому +10

    Masha Allah mabrouk baarakallaahu lakumaa wabaaraka calaykumaa wajamaca baynakumaa fil khyr masha Allah Sheekh abuudalxa ahaa lkn heesta mey ka daayaan nashiidooyinka arooska kuwa bilaa musical ka ayay usaari lahaayeen lkn masha Allah

  • @runcadeyibrahimyusuf2088
    @runcadeyibrahimyusuf2088 6 років тому +3

    Manshalah

    • @user-wb8nz6ke9r
      @user-wb8nz6ke9r 6 років тому

      Maash allh labdii isku waarto allh idinka dhigo walalhy

  • @sagalmohamedhasanawalesaga2733
    @sagalmohamedhasanawalesaga2733 5 років тому

    Masha allh

  • @samiiraahmed5379
    @samiiraahmed5379 4 роки тому

    Mansh Allah

  • @doctoryasmin2344
    @doctoryasmin2344 6 років тому +5

    Maher wanagsan walalkay Alf mabruk

  • @safiyaaxmed721
    @safiyaaxmed721 4 роки тому +2

    Jecliyaaa inuu abudal xa nikaxayga kaso qaybgalo

  • @hibaaqismaciil9550
    @hibaaqismaciil9550 4 роки тому

    ManshallH

  • @hanaabdirahman444
    @hanaabdirahman444 5 років тому

    Mnsha allh
    Lkn shekha mxa heata logu dulqabtay

  • @itz_Marwa456
    @itz_Marwa456 6 років тому +3

    Shaw sheikh abu dalxa isaaq uu ahaaa

  • @hibicdey9948
    @hibicdey9948 6 років тому +2

    masha allah hambalyo illahow iskubarakeey

  • @hodandegan9101
    @hodandegan9101 6 років тому +2

    mazhallh mashallh mashallh mashlh noqda labadiii iskuwaara eeebe awlaad idinkala sii aaamin hambalyo wllo

    • @abdullahialli6825
      @abdullahialli6825 6 років тому

      hodan degan

    • @machadkaal-nuureyn4400
      @machadkaal-nuureyn4400 4 роки тому

      Asc aniga waxey ilatahay in meesha aan maherba kadhicin axa yeelahay meesha kama maqal (lafdu) erayga nikax ama guur
      maxey tahay wax kugu mehriyay xagee laga keenay hadalkaa

  • @hoodoadanabiib8472
    @hoodoadanabiib8472 6 років тому +4

    Mashallh

  • @user-pg7mk2jf3s
    @user-pg7mk2jf3s 4 роки тому

    Sheekhani waa cajiib abu dalxa

  • @zakadinho8134
    @zakadinho8134 6 років тому +1

    Aroos wacan lkn mafiicno hees cml ka daaya Becka ku sameeya

  • @libanabdullahimohamad3173
    @libanabdullahimohamad3173 5 років тому

    Anigaaba naag mehrikaro weey fududahay aqabaltu haa wan aqbalay

  • @amiiraaxmed2943
    @amiiraaxmed2943 6 років тому +4

    Hhhhhhhhhhh haaaah haaah waaan waaan waan aqbalay waxbaa ka goat

  • @imkmediashow
    @imkmediashow Рік тому

    Nikaaxaan galad waye halaga gaaro hada ayow isoogaaray

  • @yasminmohamed1388
    @yasminmohamed1388 6 років тому +5

    Hehehehe Sheikh Abu dalxa aa Masha Allah

  • @Luckylove90
    @Luckylove90 4 роки тому

    waa baby ee 25 jir muxuu ku falay

  • @biladabdilahi6145
    @biladabdilahi6145 6 років тому

    gurkina lagu farax gacal iyo sokeya ba allow anah keyga iga dhig kaan oo kale

  • @Luckylove90
    @Luckylove90 4 роки тому

    horta wiilka afsomali ma fahmaysaa

  • @mohamedyareabdullahi8853
    @mohamedyareabdullahi8853 6 років тому +2

    Masha Allah

  • @sacdiyolucky7221
    @sacdiyolucky7221 6 років тому +2

    masha allah

  • @mirancali2531
    @mirancali2531 5 років тому

    Masha Allah