Walalihi Iso Waydiiyay Qajarka Sida Loo Beero Iyo Waxa uu Ubahan Yahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh 8 місяців тому

    Rumaanka sida loobeero iisheeg uqti

  • @xamralive
    @xamralive  3 роки тому

    Anab Sacad walaal Canabka Sida loo beero waan soo geliyay daawo Tadaad rabto in aan afka kaaga sheeg sheegna walaalo Canabka mar Abuurkaa la beeraa seed ka marna isagoo geed yar ah oo laana baa lasoo iib sadaa wuu yaalaa dukaamada dhirta iibiya wada mada yurub seed ka hadaad rabto online waad ka iibsan kartaa hadee kale canaba soo iibso oo miraha yar yar seeds ka kala baxoo beero canabku waa geed saaq waxa uu ku saaqmaa meeshii u dhow marka waxaa loo dhisaa bal balo ama Daash afka muqdisho Canabku waa geed qiimo badan oo caafimaad leh waa geed wakhti dheer kuu gaaraya halkaan kuma Soo koobi karo war bixin tiisa { Soo dhowoow Canabeey adaaba magacii sita ee hhhhh

  • @anabsacad8967
    @anabsacad8967 3 роки тому

    Waxaa Noozoo zheegta Sida Loobeero cinabka

  • @thatsscaryssight4260
    @thatsscaryssight4260 2 роки тому

    Asc waa lakaa qaaday salaanta abaayo

  • @hamdicabdifaarax6243
    @hamdicabdifaarax6243 3 роки тому

    Mash allha

  • @sucaadmire5785
    @sucaadmire5785 3 роки тому

    Good xamra