Asadow macalinka waa qalad inuu dhagaysto quranka oo la qalday oo hadana la sii wado qofka marku qalad galo waxa la rabaa isla markaba in laga qabto marka iska ilaaliya arinkas ilaahay ha idin barakeeyo
Dabcan waa runtiisa inantu sax bay u akhridey ugbaad . Ladan way codmacaneyd lkn laxniba kuyara jirey masha allaha hadayna laxni gali lahayn laga yaba inay guleystaha noqon lahayd dhamantodba allaha barakeeyo
Ugbad congratulations❤ m.a allh codka ku barakeyo aqrinta quranka hlka kasi wad wayo ajar ayad ka heleysa wxeyna ka cawineysa ind si txddar leh u aqrisid dhaman kelmadaha ayadon ku dhibeyn
Masha Allah tajwid iyo axkamta quranka qar kamida unba idhiinka maqan meelaha qar larabo in lagu yara daaho iyo meelaha larabo in lajiido ama la dheereyo od soo gaabinaysan iyo xurufta qar unba xooga inad xooga saartan u baahan an wada barano quranka isaga adoon iyo Aakhiraba ina anfacaye an sida saxda ah ubarano o aan ku camal falno kuwa kalana sii barno insha Allah
❤maasha allaah 3gabdhood oo qurx badan quraankana ku fiican ❤ Guuleystaha was ugbaad hambalyo hablaha kalena ma xuma laakiin isku level ma aha ugbaadasha allaah was xaafid dhanka kale xuruufta sidii at ahaayeen bay u ilaalisay gabdhaha kale xoogaa cabsi ah baa ku hurray meela badan bay khada galeen wanna markaad kitaab ka akhrinatso iyo qofka xaafidka ah isku meel.lama dhigi karo
Dadka dhahyo koko iyo Amiiro ma yaqaanan quraanka ma la dhashaty ma guri ayaa la joogta haku dambabina please😢😢🙏qofka malo fican ka qaado hdii kle haku dambaabin
Two legends always asad hajio and best teacher's 1.9m coming soon Team's alpha Mansha allah Team's ladan Mansha allah Team's ugbaad Mansha allah congratulations 👍😍❤💯
Our one and only one asadow farhad ayan kurajeynaa iyo wilibana cimri dher iyo wilibo inuu illahey natuso wilibana adigo lugahaa kusocota insha Allah illen illahey waxbo kumadamo marka insha Allah everything will be ok insha Allah we love you so much yar😍😍😍😍🥰wilibana dhaman team 27 ceyda ,koko,Amira iyo cumeer
Maasha Allah Tabaaraka Allah gabdhaheyna beautiful from inside out. Allah SWT ha na wada xifdiyo I nta dhunsan Allah ha soo hadeeyo. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Riyada been lagama sheego Xalayto waxan arkey team 27 qeyb kamid ah oo noogu imid magalada boorama aanan kuso dhawayney khas ahaan guri aan anagu leenahy waxana kujirey dadkaas cayda iyo asad oo luguhiisa kusocda allaha run kadhigo riyadaas aad bey uquruxbadneyd walahi allaha natuso asad oo lugihiisa kusocda waa bil ramadan waana haben jimce ah ee aan ducada kuso darno in wlalaken alle lugihiisa ku istaajiyo
Quraanka waa 114 surad haddana waa 604 page ilaahay waxa uu leeyahay (qofkii faafiya qeyrka Asina qeyr ayuu ka helaa )like star oo faafi 😢😢plz wll
Scw
Walaal ilaahy xadiiska uu ku yidhi faafiya noo faaidee
❤❤❤❤❤🎉
M.a❤❤❤
Ugbad m.a inta ila jecel like 👍 iisara ❤❤❤
Waamba ku duceystaa wllhi in an xaaskeyga noqoto😂😂😂😂
Anigaub ugu bad ayn watay mshallah hnblyo ugudba
HdHEeIykyiyuHsjej😮😮😅😂😅yxjsjyjyķ &6bb
Oo am a waan jeclahay❤❤❤❤❤
❤
inta Xafidul quranka ayan salamaya salamullah saxipayal like you❤
😂wan kaaqaaday adina sidoo kale
Wnka qadnay ❤😊
Waan qaa qaday
Qur aanka makusubcinaa dee
@@NajmoSheekhmuqtaar-qv8li
Adi maxifdiday quraanka
Koko Iyo amira inta rabta in lakeeno like dhac
Kuma fcna quraanka hablahas ee tartan kle halooqqbto
@@azuupea568 adiga yaa ku shege
@@azuupea568😂
Kkkkkk
We need koko iyo amira
Ilaahayow qofkii love saara u fududee muraadkiisa❤😮
❤
❤
Aamiiin❤😊
❤❤❤
❤
Ugbad m.a diinta wa ku dheeraysa marba ma guul daraysato m.a allhow kudaa
Ugbaad taageerayaasheda is muujiya, waayo iyadu Korka Ayey ka Akhrineysey
Kor ka aqrinta kaliya ma ahan meesha lagu istaagayo iyo dhamaan axkaamta aqrinta wey dhameystirtay
😂😊😅😢😂😮🎉😮🇯🇪🇯🇴🇮🇹
🎉3kw5😮😮😮😮😅😊😊❤xc namaste
Asadow macalinka waa qalad inuu dhagaysto quranka oo la qalday oo hadana la sii wado qofka marku qalad galo waxa la rabaa isla markaba in laga qabto marka iska ilaaliya arinkas ilaahay ha idin barakeeyo
Waa sax lkn lgybo inoosan mqleyn mrkas
Ma soo Marin ruux ka wanaagsan nabigeena muxamed scw scw igu Nala sali🥺❤️🤚🏼
Waa sax❤
Scw ❤
scw❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw ♥️ ❤
Scw scw scw scw scw ❤
Waa jimcihii labaad ee ramadan kusali nabiga scw❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam ♥️ ♥ ❤ ❤
Salaahu caleyhi wasalam scw ❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم ❤❤
Waa filaayey inaa ku guuleysaneyso ugbaad Masha Allah abaayo macan sifiican ayaad u aqrisay codkagana wuu fadhiyaa Allayaacizak ❤
Cawa waa jamco wanaa Ramadan aan kuwada salino nabikenaa mohamed scw ❤
Salaahu caleyhi wasalama
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
❤inta ku faraxsan in muuqaaladaan lee lasoo bandhigo inta igu raacsan like 👍 ii saara ❤
❤️🤲
Masha allah in badan ayaan sugaayay
Masha allh❤
ماشاءالله
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso
😮😢🎉❤
😮
igula saliya nabigeena maxamed scw scw scw ❤❤❤
Scw
Scw scw scw scw ❤
Masha allh quranku waa raxada qalbiga alle qulubtena haku wayneye
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🌙🤗
Scw❤❤
Scw
Scw scw scw ❤️ ♥️
Salalaahu calayhi wasalam
Scw Scw Scw
Asad waxad isticmaleysa hadalkii musalsalada oo waa shidan tahay iyo waxlamida maha hadaba masha Allah culimada waxa ladheha yaa xaafidul qur aan ah 💖
Ku saliya saliya scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤😊
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞
Ugbaad mashallah diintu wa ka muqaata ilahay haku barakeyo wlshay wana gabar xijaban sharfanid qrxy❤
Dabcan waa runtiisa inantu sax bay u akhridey ugbaad .
Ladan way codmacaneyd lkn laxniba kuyara jirey masha allaha hadayna laxni gali lahayn laga yaba inay guleystaha noqon lahayd dhamantodba allaha barakeeyo
Igula sali xabiibgeene mohamed scw ❤❤
Scw ❤scw
Scw
ﷺ ﷺ ﷺ
Scw
Scw
Ugbad congratulations❤ m.a allh codka ku barakeyo aqrinta quranka hlka kasi wad wayo ajar ayad ka heleysa wxeyna ka cawineysa ind si txddar leh u aqrisid dhaman kelmadaha ayadon ku dhibeyn
Mansha allah quraanku waa marnaamijka aan doonayaay😊
Ugbad Maa Shaa Allah. May you prosper In life in shaa Allah. You will surely make it in life in shaa Allah.
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤🎉❤
Qur'aanka hal mar ayaa la dhameyaa inta kale waa naqtiin😊
Xaasinimada iskadaa ku sali saliga nebigena muhammed scw ❤
ﷺ ﷺ ﷺ
صلي الله عليه وسلم ♥️
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam
Zcw
Masha Allah Ugbaad ilhy ha xifdiyo waa ehlu quraan❤
Caawa waa jimco Aan ku salino Nabi Muhammad Salalaahu Calayhi Wasalam N N K H ❤❤
Scw scw scw scw scw
Scw Scw scw❤❤❤❤❤
Sᴄᴡ sᴄᴡ ❤❤
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw
M a gabadha ugu cod macaned ladan ibraahim Maxamed hore usii wad dadalkaga abaayo mcn ❤ 😊
Gabadha dhexda mahano magaceda ka garanyo lkn cod macaneyd taas buu siin lahaa❤
Kusali nabi Muhammad Salalahu calehi wasalam ❤❤🥰🥰🥰
Masha Allah tajwid iyo axkamta quranka qar kamida unba idhiinka maqan meelaha qar larabo in lagu yara daaho iyo meelaha larabo in lajiido ama la dheereyo od soo gaabinaysan iyo xurufta qar unba xooga inad xooga saartan u baahan an wada barano quranka isaga adoon iyo Aakhiraba ina anfacaye an sida saxda ah ubarano o aan ku camal falno kuwa kalana sii barno insha Allah
مخارج الحروف
Waaa ka eber
Kubi layareenayay iyo kuwa laweyneenayo
@@JawahirCabdiraxman Haa tajwid mayna ku baranin baan filaya
Asadoow markaa dhahaysaan لا إلاه waa ilaah majiro ee kudara wll إلاالله ❤.
Maasha allah no one ugbaad bay ahayd.. ugbaad ilaali qur'aanka iga gaadhsiiya fariintaas iyo hablaha kaleba❤
Koko iyo amiira aaway quraanka waa u gooyeen miyaa Barnaamijyada kalepa waa ka soo muuqdaane❤😂😂
Niyada wnaaji meelkle inay ku mshquulsan yihiin ba laga yabaaa
Teamkas sualo diini ah xitaa mrka layswaydiiinayo wykadhacaan suaalaha diiniga mcal asad lgabaqaa dhalintu wxan dan ugujirin busy kuyhiiiin ilahay hnasoowda hdeeyo
😂😂
@Taliso3344 sas sax Maha tag ciwaanka cumeer wey ku fiican yihin
Xalay xafladii sundus bayku maqnaayeen Niyada Aan wanaajino
❤maasha allaah 3gabdhood oo qurx badan quraankana ku fiican ❤ Guuleystaha was ugbaad hambalyo hablaha kalena ma xuma laakiin isku level ma aha ugbaadasha allaah was xaafid dhanka kale xuruufta sidii at ahaayeen bay u ilaalisay gabdhaha kale xoogaa cabsi ah baa ku hurray meela badan bay khada galeen wanna markaad kitaab ka akhrinatso iyo qofka xaafidka ah isku meel.lama dhigi karo
Saliga nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤
Aniga Alcadaala Anigoo Sheekha Kahor Qiimeeyay #Ugbaad Ayaan Siiyay Sheekh Macalimuna Wuu igu Waafaqay Alxamdulillah ❤❤❤❤❤❤
Marka tartan Quran ladaxa koko iyo Amira mxaa kudacay waxba makasayan myaa 😂 Asadoow kuwas soqaba plz
Waa run soo qabo 😂😂😂😂
Masheegee marka😂😂😂😂😂
Kuwaas Qosol Lee U Sheeg😂
Anig xit waa is wey tiyey 😂😂😂
Wlhi hada niyada ku hye 😂😂😂
Koko iyo amira inta rabta in lakeeno like dhac❤
😂😂😂
Ku sali nabiga scw scw ❤❤❤
Dadka dhahyo koko iyo Amiiro ma yaqaanan quraanka ma la dhashaty ma guri ayaa la joogta haku dambabina please😢😢🙏qofka malo fican ka qaado hdii kle haku dambaabin
Two legends always asad hajio and best teacher's 1.9m coming soon
Team's alpha Mansha allah
Team's ladan Mansha allah
Team's ugbaad Mansha allah congratulations 👍😍❤💯
Ugbaad ❤Masha allaah Tabarkallaaah
Masha alllah dadka dhan ka sooo sameee asad aboowe
Ladan si wacan bey u akhrisey masha allh ❤
Gabadha 1 aad quraankeeda waa fadhiyaa xoogaa tajweedka xoog ha usii saarto.
Masha alaah asad wadada jay walaahy soowad quraan ka kariimkaa wllo💝💝💝💝❤💝💝💝💝💝💝💝💝❤❤❤❤💝💝💝💝💝💝💝
Our one and only one asadow farhad ayan kurajeynaa iyo wilibana cimri dher iyo wilibo inuu illahey natuso wilibana adigo lugahaa kusocota insha Allah illen illahey waxbo kumadamo marka insha Allah everything will be ok insha Allah we love you so much yar😍😍😍😍🥰wilibana dhaman team 27 ceyda ,koko,Amira iyo cumeer
Kusali nabi mohamed scw ❤❤❤
Ugbad hamblyo ma sha Allah walachey ❤
Quraaanka si daganaan haloo aqriya tajwiidkiisa hala saxo khayr allh idin siiyee❤❤
ku sali xppkena muhamad scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
Masha allah quran ka soobadi🥰
Asc walall asad ramadanka inta kadhiman tarta quraan aqriskudhameey udhameey aadbanakuusalaamayaa wanakutaageeraa
Masha Allah Alfa Wa aqlaqdii iyo cod macanantii oo qof ah
Keep going xbbty ❤
Ugbaad MnshAllh Allah haku xifdiyo❤ 2:52
Masha alh gabarta labaad aad bay u cod macanthy alle ha xafido sadexdoodaba we love you team 27 big respect
One like team sundus 100k😮😢
Ugbaad farxaax yusuf masha allh gabar cilmi leh❤🎉
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله أكبر ❤
Haye cayd waa kuslay ugu horayn waxa donaya inaa so samyso quran lagu tartamyo
Leyla Masha alaah codkeda u aha lkin wee gef gefesay iyado kitaab ka aqrinesay ugbaad ne Masha alaah ehed ani ugbaad siin lahaa ❤
Ani xitaa ugbaad aan siin lahaaa m.a maclimow kheyr allah haku siiye
Waw amizing barnaamij mnsha allah teemkaykii waa ini wataa noo soo badiya barnaamijyadan asadow wllo ❤
Mashaa allaah best barnaamij ayaa caawa keentay waxaan sii qurux badnaa laheyd in aad intaa abaalmarinta inooga badiso
Mnsha allh ugbaad codkeeda waa fadhiyaa alle ha barakeeyee❤
Allah is one
Timi 27 wan idn jecelahaye ❤❤❤❤❤❤❤❤ haleken idinka hela
خيركم من تعلم القرآن وعلمه❤❤❤
Masha allha ubad hambalyo xabti Ramadan Mubarak dhaman musliminta ❤❤❤❤
Allah is one ❤❤
Masha Allaah abaayo Ubad Ilaahey SWT ha ku siyaadiyo
Asad aad iyo aad ayad u mahadsan tahay adiga iyo macalinka
Ramadan Mubarak dhamaantiin
Ugbaad ma. Allah gabar dhan walbo ka dhamaystiran allah ku daysto abayo
Masha Allah muqaalkii ugu quruxda badan aan Argo waaye ❤❤❤
Team xaafidul qur,aan❤❤
Maasha Allah Tabaaraka Allah gabdhaheyna beautiful from inside out. Allah SWT ha na wada xifdiyo I nta dhunsan Allah ha soo hadeeyo. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Masha Allah dhaamantood wy cod fcnyihiin❤❤
Asc asad waan ku salaamay wall asadow wall qur aanka marka laqaldo haloo saxo qofka kadibna hasii wato laakiin quranka oo laqalday in lasiiwado qalad wayo qofka igu raacsan lore hala saro
Maashaa allaah ugbaad anigana waa siin lahaa lkn wax yar tajeiidka ha xoojiso
ماشا الله ما احسن الصوت يا أمن بارك الله لك الف مبروك.❤❤❤
Salaaamu macalin igu salaaan walaaal ilaahey Haku caafiyo walaal qalbi wanaagsan
Macalin ka Mashaa Ugbaad tajweedka Axkamta siday xuruufta xaqooda u siinaysay wa wanagaaned👏 AfsaxAllaahu lisaanak Aamiin
Riyada been lagama sheego
Xalayto waxan arkey team 27 qeyb kamid ah oo noogu imid magalada boorama aanan kuso dhawayney khas ahaan guri aan anagu leenahy waxana kujirey dadkaas cayda iyo asad oo luguhiisa kusocda allaha run kadhigo riyadaas aad bey uquruxbadneyd walahi allaha natuso asad oo lugihiisa kusocda waa bil ramadan waana haben jimce ah ee aan ducada kuso darno in wlalaken alle lugihiisa ku istaajiyo
Masha Allah ugbaad qurux Alle haku xafido Qali❤
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN KARIIM ☪️ ❤ Jumah Mubarak ❤
Maasha alah❤❤❤🥰🥰
Asad iyo asxabtisa team 27 waa nisalamey🙌 masha allah macalinka iyo wllehen tartanka kaso qeyb galay waan salamay🙌 ilahay hanaga dhigo kuwa kucamalfala qu'aanka aamin yaa allah🤲 Ramadan Mubarag mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab insha allah🌙❤️👏
Masha allh al mid ayaan idinku darsana qofka quranka qaldo saxa kadib hadhow halkaas kaga jara boondada lkn qofka quranka qalday haku siisanina micnaha fasirada quranka waxaa laga yaanaa marka uu qofka qaldo in uu macno kale yeesho aad aad u mahdsan tihiin team27
Mashalaah alah abayo asxabta isoo beqda waxan ahay yutubar cusub iso beqda ❤❤❤❤
Wanku sooboqdee walal qali isoboqqo❤❤
Wanku sooboqdee walal qali isoboqo❤❤
Masha Allaha hambalyo sister ❤❤❤❤❤❤❤
MY BROTHER AZAD HAGIO. 2M COMING SOON I.A 🙏🙏 FULL RESPECT 🙏🙏
Queaanka hadiiii loooaqriyo sidaan uqornayn mooye sokale fisiraad kle ayuuu yeelana qofka waa in ladhaha xasbuk looona saxaaa❤
Masha allah abyo alle ku xafdiyo aamiin aamiin yarapi
Masha allah waa sidu shekha shegay
Ugbad❤❤❤
Asda aad baan gugu xidhanahay 2m keep going ❤❤
Hadaba u kaadi,
Tamaam,
Ugbaad Xaafidul Quraan Maansha Allaah.