BOSSASO illaa XAAFUUUN & WAREEG iyo WAREER!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • BOSSASO illaa XAAFUUUN & WAREEG iyo WAREER! | BOSSASO illaa XAAFUUN: 400 KM OO WAREEG & WAREER KU JIRO | Habaw badan, habeen-dhax halkii aanu u soconey, dhiiri lagu dhacay laguna raagey ka bixidiisa waa hawlihii kooxda Daljir kala kulmeen Safarkii Xaafuun, Hurdiya, Foocaar, Dardaarre & Garduush | Mohamed H. Dhalo
    ★ ★ ★ Daljir UA-cam Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

КОМЕНТАРІ • 28

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 роки тому +16

    Alaaah yacizak af soomaaligaaga ayaan jeclahay, maashaalaah Tabaarakaallaah.

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 3 роки тому +16

    Maxamud warbixinadadu aad bey u fiican yihiin, kalmadaha aad isticmaalayso ba wanaajinaya ban u gartay.
    Horay u soco, wadankana nooga so waran. Mahadsanid

  • @Lqaali
    @Lqaali 2 роки тому +3

    Waa baahin barbaarsan!! Wariye Mahadsanid! Hadaladaadu caadi ma aha! Nooloow Daljir!!

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 роки тому +12

    XAAFUUN - waa magaalada aan ugu jeclahay Somalia gaar ahaan Puntland
    Waligayna ma arag oo ma tagin waanse imaan markaan Dalka kusoo laabto

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 5 місяців тому +1

    waa kaas wariyaha dhabta ah ee Soomaali matali kara , hal mnart xitaa eray af qalaad ah ma adeegsan war ninku waa Halyeey Maashalah walal

  • @ZupairMoha
    @ZupairMoha Рік тому +1

    Mzha ALlh Tabintii Cajiibka Ahayd Ee Dhallo iyo Degmadii Faca Weyneyd Ee Xaafuun

  • @xamsexasaniidleHamsehasa-fu7hs
    @xamsexasaniidleHamsehasa-fu7hs 8 місяців тому +1

    Mohamed hasan dhalo hawlahaga dib ubilow saxafi sare

  • @abdirahmanahmed9114
    @abdirahmanahmed9114 2 роки тому +6

    Walee wariye hadii lasheego waa ninkaanoo kale m.a oo hadal xulashada kuhaboon.

  • @sharmarke12ahmed67
    @sharmarke12ahmed67 3 роки тому +3

    Woow dalkeenu qurux badanaa runtii gobolka bari waa gobol qani ah keliya dhinaca wadooyinka hadii laga hagajiyo dowlad gaar ah buu noqon karaa jabuti iyo ereteriya ka weyn kana khayraad badan

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 роки тому +1

    Cajiib warninku aftahansanaa hore usoco wariyaha wariyayaasha

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Рік тому +2

    Siwaaq roon ba rag
    Markay socodto Xaafuun r
    Marka kale se.......

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 Рік тому

    Waa dhulkeygii aan jeclaaday war tolow aan jidad u sameysano aan maleyga iyo timirta quraankeena iyo diinteena kubarano dadkeena barnee from goldogob

  • @somaliawamid3934
    @somaliawamid3934 3 роки тому +1

    Woow wa barnaamaj qurux badan , iyo cod halaasi ah

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 Рік тому +1

    Daljir guud hadaad qareegtid waa dhul daarood oon isbaaro laheyn war aañ isku tashano jidka dhisano

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 3 роки тому +1

    Masha Allah dhulku waa dhul dihan oo dhul beereed ah hadduu biyo ku filan helo, alow amuuraha sahal

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 3 місяці тому

    Roobka mala hilaadiyaa mise waa la odorosaa?

  • @CabdixakiinCelabe
    @CabdixakiinCelabe 28 днів тому

    Wariyahan adduunku la tartami qaabka wax usoo tebiyo waa si Aan inaba caadi ahayn

  • @sacdiyocali5933
    @sacdiyocali5933 3 роки тому

    Masha allh wan imaandonaa insha allh dhulkeena

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 3 роки тому +2

    GPS jiheeya mad isticmaashaan madama xaafuun bari & qorax ka soo bax idinka xigto jiheeyaha ku tacabira

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 6 місяців тому

    Gobolka bari waa gobol aad u weyn…biggest in the nation

  • @MrAzizisse
    @MrAzizisse 3 роки тому

    Yaasalaam wariye abwaanah..waxaas afsoomaali iga dheh

  • @issemohamedfidow3916
    @issemohamedfidow3916 2 роки тому +1

    Sxb somaali wanaagsan taqaanaa

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 роки тому

    Maxamad xsan dhalo

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому

    Allaayacisak

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 роки тому

    Ileen habeen idhomaleh oo hareeraha ayaanu kadhaafaynay

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 роки тому

    Qiiro

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 роки тому

    Oo waadlunteene kkkkk