Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

FANAANAD SAYNAB CIGE MAXAMED HEES QARAAMI SHIDAN RIFTOON MUSIC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • FANAANAD SAYNAB CIGE MAXAMED HEES QARAAMI SHIDAN RIFTOON CLASSIC TOP MUSIC
    HEESTAN MUUQAALKEEDA WAXAA LAGU DUUBEY MAGAALADA HARGEISA 90-MADAADKII DHEXDIISII
    DAAWASHO WACAN

КОМЕНТАРІ • 28

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому +2

    Waaw Saynab cige laxankii Riftoon

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Khabiir H. Aad iyo aad bro waa sideey tahay, muuqaalkuna waa Hargeisa 1997kii ayaan filayaa

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +1

    Waayo waayo

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 4 роки тому +1

    Axey codka idiley iyo dhulka quruxda badan, dad waa dadki hore.

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 роки тому +1

    Seynab Cige Maxamed Fanaanad Cod Halaasiya leh Cimriga iyo Cafimadkaba Allaha kuu barakeeyo Mama❤

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 роки тому +2

    Laxankii Riftoor Curintii Aun xudeydi

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @M Hadan 12 M. waa sidaa bro, waa xog sugan asal qaraami riftoon

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 роки тому +1

    #smc zxp canjaladahan halkeed ka heshay? Ma qolyihii canjaladaha kiraysan jiray ama duuban jiray baad ahayd?

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Jab Libaax. Cajaladan wakhti dheer ayaan hayeey sxb mudo dhowr iyo labaatan sano laga joogo. Maya sxb maan aheeyn labaa midna
      Muuqaalka hargeisa iyo biriishka aan hada jirin ayaad ka yaabtaan filayaa!

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 роки тому +1

    Riftoor/Riftoon.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Barkhad Ciise waa xog sugan bro

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 4 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE Haa wll wad mahadsantahy. Wll codsi ayaan watay riwaayadii caashaq iyo cadaalad 1974. la yidha hadad hayso noso gali please wll.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Barkhad Ciise. Adaa Mudan walaal. Riwaayada oo dhan ma hayo heesaheeda waan heeli karaa. Heesaha aad ka xiiseeyneeyso ii soo qor

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 4 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE Heeso badan ayaa ku jiray riwayadaas markas wll waxa ka mid aha heeska tuunyo iyo raxmad youtube kana waa ka buuxan lkn heesihii kle ee ku jiray so baadh wll

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Barkhad Ciise Riwaayadaa waxa la odhan jiray baan filayaa Gar Cadaawe Iyo Caashaq
      Heesaha kale waan soo galin channelka i a

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 4 роки тому +2

    War waa briijka liliqato ee hargeisa

    • @fdama
      @fdama 3 роки тому +1

      Wili miyay dhisantahay? Mise way baaba’day?

    • @ambassadorahmed3608
      @ambassadorahmed3608 3 роки тому

      @@fdama biriijku wuu baaba’y

    • @fdama
      @fdama 3 роки тому +1

      @@ambassadorahmed3608 waxa ilugu yidhi daadkii 2005 ee Hargeysa ayaa baabiiyay.

    • @ambassadorahmed3608
      @ambassadorahmed3608 3 роки тому

      @@fdama sax baad tahay waa run

  • @kaahiyeqayaad4748
    @kaahiyeqayaad4748 4 роки тому +1

    Waar islaantu waagaasi way waynayde hhhh

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Рік тому

      Kaahiye Qayaad hadaad nooshahy imika mayla Aragtay Sxb cimrigeed manoola Saynab cige