MAXA KA FAIDEY? DIGRIGA IYO (SALIGA) NABIGA BADSO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 10 місяців тому +9

    Quranka aqriska bdan isna waa faaido weyn ❤malinta qiyaamo kudhafecad qaada quranka ❤

  • @nasriinyusuf6746
    @nasriinyusuf6746 10 місяців тому +2

    Intasoo dhan waxa koobsaday saliga nabiga wlo waki rasulku laha salalahu calihi wasalam ❤️ qofka hadu dycadis ama adkartis kusoo koobo saliga waa fadali aad uwayin wayo marka qudha aad ilahay naxaris uwayidiso subanahen muxamed salalahu calihi wasalam ❤️ adan ilahay 10 jeer ayuu kugu danbi dhafay marka xagad alahu akabar 3000kadhigiso saliga kubadalo❤❤

  • @user-ui7ub6qz3y
    @user-ui7ub6qz3y 10 місяців тому +4

    Maashaa llah abyo allah kusiyodiyo lakin waxan ku dhihilahaa kow quranka kabilow isga kafadli badan kadibna adakara soo aroray xoga saar marka hore sida adkaru sabaax wal masa adkarta subixi iyo galbkii salda kadib dilriga la aqriyo kdib astaqfarta inta ka aqrinkarin kartid saliga nabiga sallahu calayhi wasalma laxawla wala qubati illa bilaha uqaybi sadexda boql oo kun allah kubarkeeyo waa kafaiday

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 10 місяців тому +4

    Iyo istiiqfarta iyo laa illaaha ilalaahu waxdahu laasharikalah llahuulmulku walahulxamdu wahuwa cala kulishayin qadiir midaan ugu yaran 1000 malin walbe sixirada yeyey burburisa mashaa Allaah illaahay hakusiyadiyo abaayo ❤❤❤

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 10 місяців тому +3

    Masha allah xbbt wllhi Tasbiixada waa qalbi Dajiso allaha nagu Hanuun Qeyrka

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 місяців тому +1

    Asc abaayo munira waan idin salaamay walaasheey munira iyo ilmaha adeerka u a a hay dhamaan walaasheey munira Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 10 місяців тому +1

    Wcs masha allah sliga nbiga scw aa ad ugu dadaala aniga shly jimcey aheyd 10k aqriye alx inta klena 100 100 aa aqriyaa ❤

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 10 місяців тому +2

    300,000 الله أكبر ماشاء الله
    Wlahy Cajiib Bay ilanoqotay 4 kun baa layaabanaa

  • @hawohodan8445
    @hawohodan8445 10 місяців тому +6

    Waaw maasha alh abyo waxbadan aan kafaaiday digriga ilaaahey 😢 group macalin zahuur ayaa 2018 ilaahda oon kujiro ibartay ilaahey kheyr hasiiyo xumaanta ooo dhan waaad naceysa.
    Abyo hadaad awoodid salaadaha suno kudar xoog xoog baan kuu jeclahy❤ mxaad Barataa nooga faaaidey😊

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 10 місяців тому +2

      Isku team nhy wax badan ka faidey macalimadena Allah no dayo

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 10 місяців тому +1

      Isku group baan nahay ilaahoow kuwii janada isku arka naga yeel

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein 10 місяців тому +1

      Masha allah abayasha teemka macalin suhuur ilahey ajar hakisiyo faaida fara badan kahelney group kaas❤❤

    • @hawohodan8445
      @hawohodan8445 10 місяців тому +2

      Waaaw m.a aamiin yaaa alh

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 10 місяців тому

      @@quruxdiihablaha1234Inteh waye group aan ku so biiree inshallah aniga إستغفار wan sameya سبحان الله الحمد لله لاإله إلًا الله الله أكبر سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده أستغفر الله واتوب إليه لاحولا ولا قوة إلا بالله اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه وسلم لاإله إلا انت سبحانك اني كنت من الظالمين (لا اله الا الله محمد رسول الله )intaas baan ku istiqfarsada faido wacan ❤

  • @jawaahirahmad
    @jawaahirahmad 10 місяців тому +2

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير waa dikri cajib ah

  • @sahrabintuahmed2397
    @sahrabintuahmed2397 9 місяців тому

    Msha allah abyo muniro tasbixda iyo saliga nabigena kama dalo

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 10 місяців тому +2

    Masha allah abayo muniira anba digriga waxbadan ba ka faa iday aniga alx ❤😢🎉🎉🎉

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886
    @zuzuqalanjocookingdecorati4886 10 місяців тому +2

    صلي الله عليه وسلم صحيح والله

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux5369 10 місяців тому

    Mansha allah abyo muniro allahu akbar 300 kun miy xbbti❤❤❤

  • @NimcoMacallinAadan-xe5br
    @NimcoMacallinAadan-xe5br 10 місяців тому

    Mansa Allah abyo.muniira salaam. Sare I love you 😍😍

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 10 місяців тому +1

    Wx badan laga faida wlhi alxm abayo mise mamo labada wa uqalanta muniiro waxan rajeynayaa inaa dhamantiin caafimad qabtiin❤❤❤❤

  • @katuumshiek649
    @katuumshiek649 10 місяців тому +2

    Asc setahay runwaye digriga waa nimco wa raxada nafta aniga waxa bilabay dhoyr Sano kahor waxan dareema raaxo iyo nasasho nafeed❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 10 місяців тому +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @FaaizoShire-je8ke
    @FaaizoShire-je8ke 10 місяців тому

    Abay munro wallahi fidiyowgi shalay ano dawanayo ayu so dhacay shukran xabibti

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 10 місяців тому

    Salam Sare Dhamaantiin Moniira ❤❤❤❤ Meesha Duqoowshaha Waabo Ka Hellaaa❤ Saan Allah Ugu Baryaayey Sanadahaan Danbe Waan Soo Degay Hamdullillah ❤❤❤❤

  • @sports_man7
    @sports_man7 10 місяців тому +1

    Abayo natharland 🇳🇱 baraf maakada'o isheeg bal😊

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 10 місяців тому

    Masha allah tabarakallah جزاك الله خير حبيبتي ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 10 місяців тому

    Ha Ka Guurin Macha"Allah Ani Doqeeyga Waaye Meellaha Dedegen❤ Hadaan Meelaha Dadegen Laga Dagin Qafka Ma Moodo Ani Inuu Yurub Dagenyhy Macha"Allah ❤😅😅😅😅😅🤲✊️

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 10 місяців тому

    Masha ALLAAH muniro iyo caruurteda ALLAHA idin xafido

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 10 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 10 місяців тому

    Illaheey Amarkiisa Xaafadiina Waan Jeclahay🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌲🌲🌲

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 10 місяців тому

    Maaha allha abyo muniro

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 10 місяців тому

    Mansh allah tabarakallah abayo muniro allah ha idin barakeyo

  • @hodanabdulle4660
    @hodanabdulle4660 10 місяців тому

    300,000 mise 3000 mashallh ilahay hakaa aqbalo waad dadaalaysaa

  • @som1
    @som1 10 місяців тому +2

    Istigfaarta ku dar

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 10 місяців тому

    JazakAllahu khayran abayo munira❤

  • @caashojilacow5787
    @caashojilacow5787 10 місяців тому +1

    Mahadsand mcnto

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial574 10 місяців тому

    Masha Allah xabiibti guulayso ❤

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 10 місяців тому

    Masha allah

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 10 місяців тому

    Maansha allaah wll ilahaye ha ku barakeeyo

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 10 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @user-uu8et5re5e
    @user-uu8et5re5e 10 місяців тому

    Asc abaayo muniro wan ku jecelhy adiga iyo carurtda isoo duceya asxabata abaayo muniro murada ayaa leeyhy❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 10 місяців тому +1

    Tan Labaad Qabuuraha Ha Fiirinin Lama Fiiriyee " See Ahaan Soo Sharaxbo❤ Excusez-moi ❤❤❤❤😘🤲

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 10 місяців тому +2

    Abaayo qabuuraha hadii la fiiriyo maxaa dhacaayo?

  • @RuunShaaciye
    @RuunShaaciye 10 місяців тому +1

    Qaburaha waba salama xita maxa dhibe anyo❤

  • @farhiyoabdullahi3180
    @farhiyoabdullahi3180 10 місяців тому

    Masha allaah xbbti ❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 10 місяців тому

    Masha Allaah ❤❤❤

  • @fadxiyamuomin7127
    @fadxiyamuomin7127 10 місяців тому

    Masha Allah abaayo jasaa ,akalaaahu khayr❤🎉

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 10 місяців тому

    Mashaa Allaah ❤

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 10 місяців тому

    Mashaalah

  • @mulkiomar7729
    @mulkiomar7729 10 місяців тому +1

    Abaayo.yububka.ruweydoyaasiin.waabokqday.abaayo

  • @ismahaanmohamed777
    @ismahaanmohamed777 10 місяців тому +2

    Abayo qabuuraha in la fiiriyo maxay dhibe

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 10 місяців тому

    Thanks abyoh❤❤❤

  • @maxamedxasanmaxamed6719
    @maxamedxasanmaxamed6719 10 місяців тому

    Manshallah ❤

  • @RuunShaaciye
    @RuunShaaciye 10 місяців тому

    Wcs abyo muniro❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 10 місяців тому

    Masha allah abayo ❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 10 місяців тому

    Wcs abaayo muniiro ❤

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 10 місяців тому

    M.allh❤❤

  • @user-wb7nn5sj1u
    @user-wb7nn5sj1u 10 місяців тому

    Team my rajo ❤❤

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 10 місяців тому

    Anigu wax badan baan ka faidiy alxam

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 10 місяців тому

    Abaayo waa runtaa

  • @JamiloMaxamuud
    @JamiloMaxamuud 10 місяців тому

    ❤❤❤

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 10 місяців тому

    Apayo ilmaha celceliska badan ka dhaaf hadhow iskuma kalsonanayo waxwalbo woka baqaa

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 10 місяців тому

    Bisinka naf maba kugu jirtè nefturkaga aa boxooyo vitaminskaga so baar

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 10 місяців тому +2

    Cajiiiiip Wlhi zaman jogna cibadadi istus tus noqdey ilaaahow na astur

    • @hawohodan8445
      @hawohodan8445 10 місяців тому +3

      Subxnalh maxaa itus tus ah miyaa qof walalkii wax usheeki karin waaa dhiiri galin sis sidaaa moodo ma ahan

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 10 місяців тому

      @@hawohodan8445umadan waa wada negative bal ka wrn qofka weyn waxu soo qoray gabadhu ayadaba wax no faideyneye

  • @daganindhadeeq1307
    @daganindhadeeq1307 10 місяців тому

    Saliga nabiga kaaga filan intaas dhan ee asaga badi 10kun jeer dheg malinki hada awoodo

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 10 місяців тому +1

    Aby istus tusks dhaaf cibadada ilaahe u qaalis yeel dadki hore xita salatul leyloka lama maqli jirin

    • @Beingme541
      @Beingme541 10 місяців тому +1

      Wa dhirogalin

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 10 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 10 місяців тому

    Manshallah❤❤❤❤

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 10 місяців тому

    Masha allah❤❤❤❤