Amina Abdourahman Abdo iyo Nimco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 6 років тому +4

    Heesaha ay wada qadayaan oo dhan mid ba mida kale ka daran 😭😭😭maalintiii inta jeer aan dhagaaysto ilahay uun ba xisaabin kara 😢😢💘💘💘💘💘

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 4 місяці тому

    Walaal afarta fanaanba wa reer djabuuti makala jeclin intuba madaxay no saranyihiin qoladay dooni ha ahaadan codkooduna makala dhicin jirin waaanu wada jecelnahay Allah cimriiga uu dheereyo reer djabutina wa reer djabuuti qolo male inti naga dhimatayna Allah uwada naxaristo dhamatood

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Number number wax kuma ihi, nonseseseseses haweendumaar tantan baan ta ahey waa in intaan.saxsax Runrun Rasmidumaroo riyaaq rayxaaneey lagufarxo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    daganyareyna waa lay yiraah iyo inti itaqaanaa itaqaanee familyyyyy Reero.iyaaaaaaaaaah inaan doqoney maa ii mudeyy iyaaa fariidadtaaan iyaaaah yartayarta tiistiis hamareey wadajir

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    as, tanitani waa khatreeeeeycadayyareeyqiimobadandumarooo dumar teen ta ahey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay 3aad cadayyareeyfaraxsaneey farxiyeetofariiidadtan faceedatarooneey qaran uahey dunaar princseseseseseese queenad yareey iyaaaah marwacadayyareeydumaroo lagufarxeey tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba uguna qiimobadanahay iyoiyo

  • @mohamedomar307
    @mohamedomar307 7 років тому +1

    Riwaayada o dhamaystiran kuso dara please

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 5 років тому +2

    Walal fadlan riwayadan ayan u bahanahay iyado dhamastiran

    • @nimcomohammedjimale8531
      @nimcomohammedjimale8531 5 років тому +2

      Aniguba waayey wllo wan dhagaaysta uun xitaa erayada qaar ma fahmayo only nimco jamac. Uun.
      Kuwa kale ma garanayo.
      Waxn jeclahay heesta ugu horeeysa mana erayada oo qoran ban jeclaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 5 років тому +1

      @@nimcomohammedjimale8531 acm wll wad mahad santahay heestan runtii 4 fanaan o codad macaan aya ku heesaya waxa u horeysa. Amina faaraax c/man cabdilahi ( cabdiraxman ubax )kumagac dheera . Cabdi nuur alaale. iyo ugu danbayn nimca jamac . hestan aad ayan u jecelahay. Waxan xasuusta ano yar ayan TV ga ka daawan jiraay fananiin badan o aad u wanagsana aya jilaya lakiin hada intooda badan way dhinteen wax yar aya nool Allaha u wada naxariisto dhamaan amiin

    • @nimcomohammedjimale8531
      @nimcomohammedjimale8531 5 років тому +1

      @@ainanyacinovic1506
      Aaaamin wllo😭

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 4 роки тому +1

      @@nimcomohammedjimale8531 siday ku dhacday ina kaligeed fahanto?? Kuwa kale ma jarmal bay ku hadlayaan. Dad ka horeeya ba mesha ka muqda. In kasto iyadba legend tahay lkn fanaaninta kale ha u gafin.
      Abdi nour ba jira oo fanan la dhigmaya una jirin.
      Wa nika kaliya Ee fanaaninta somaliyeed kula tartami karno, hadaan nahay re jibuti.
      Wa bilahi tawfiiq

    • @mmimmi2289
      @mmimmi2289 3 роки тому +1

      @@sultanhufane1051 hhhh halkii ku bogtay iyo cuqdadii aad u dhalatay ayd hdl ka gabadha ula kacday nimca sideed u fahantay oo kuwa kale aad u fahmiweyday sida abdinur allaale 🤪 sheeko samaroon miyd bilowday😜