Maxaa la sugayaa, Ethiopia waa u cadaysay Somalilaand eexda, khiyaanada iyo colaada! Waa in xidhiidhka loo jaraa oo safaaradooda la eryaa oo ummadu difaaca dalka u midowdaa iyadoo raayada towxiidka la saraysiinayo Allaahu Akbar Allaahu Akbar Waxaanu abidjeed ahayn dad aan daasado iyo tanaag madhan ku didin !!!
Asc XOGTA QARSOON WARKAN INAGAMAAD SOO BAANDHAYNE WAAD BAA HISAY UIUN SIDAANA KUGU MAAN OGAYN IYO FUDAYDKA IN TAA LE EG WARKAN WAX ALAALE WAX KA JIRAA MAJIRO WAA BEEN WAA II DHEH DA CADAWGA QARANKAN SOMALILAND FAAF SANAAYO EE DIB OSUGU NOQOO WAXAN OO KALE UMADA HA U SOO BAN DHIGIN MAR DANBE MUWAADIN NIMADAADNA HA DHAAWICI OO MAKAROON CADAW ADEEGSADO HA NOQOM
Waxba kama jiraan waxasi maraykanka ayaa diidanaa heshiiskasi inuu fulo waxaba la sugayay doorashada maraykanka itoobiya ma iman karto bada cas somaliland oo an ogalayn
Sxbyaal Sadex magac ilaahay reer Somalilandoow cadawgiin ha jabee- waar cadaw idinka idinka"wayn oo jiritaanka qaddiyaddiinna halis ku ahi amba khatar Ku hayaa Ma jiree- sidan isku dhaama please oo isla yaaba idinkaa is gawracaya- sida noocan meesha nacnacda ka hayee- khuraafaadka baahinaya oo kalee,, bal u fiirsada oo xaguu wararka noocana ka keenay ruuxani.?? Muxuuse uga jeedaa mala'awaalka noocanee -cadawgeenna quluubta u dajinayee -ka farxinaya macabkeenna waa yaabe????????? isku soo Wada duuboo reer Somalilandoow magaciin ha jiree- xasan duufle sheekh maxamuud shanta qodob ee laga saxeexday afar qodob oo kamid ahi waa heshiisyadii farmaajo iyo Dr abbey axmed hore u dhex maray- xaqiiqatanna innama khuseeyaan- waxa kaliyee innaga khuseeyaa waa qodobka shanaad ee odhanaya in Aanay mar danbe madaxda muqdishaad heshiiskii amba mou'gii dawladaha Ethiopia iyo Somaliland dhex maray carqaladayn karin -waxbana ka odhan Karin- kana hor iman karin reer somalia iyo madaxdoodu heshiisyada Ethiopia iyo Somaliland dhex maray amba dhex Mari doona, waana qodobka (hadaad daawateen) xasan duufle sheekh documentiga gaarka Ah lagaga saxeexayee- sida gaarka Ah loogu dhiibayo, waana qodobkay balaayadu ka dhacday (mou'gii) oo Ay horeba madaxda Ethiopia Meel kastooy wada hadal reer somalia kula galeenba Ay xataa in heshiiskaa isaga Ah miisaskii wada hadalladu ka dhacayeen lagu Soo hadal qaado amba Ay Cid kale kala sheekaystaan iyo inay kala gor'gortamaanba uga dhaarteen, Mar walbana ka cudur daaranayay"sababtuna ahayd madaxda Ethiopia oo inay reer Somaliland tuhun galiyaan amba shaki Ku abuuraan iska diidanaa- kana taxadirayay kalsooni darro madaxda reer Somaliland Ku timaadda amba inay heshiiskii ( mou'gii) iyo ballantii Ay reer Somaliland la galeen inay mad'madaw galiyaan ka dhawrsanayay oo Aakhirkii maanta uu xasan duufle sheekh inuu faraha kala baxo qalinka Ku duugay,,, for ever Somaliland republick
Kuma.dhoco
Xasan.qoslaye
Haday.run.noqoto.wa.la.isku.madhan❤
Unfortunately, Ciro has put Somaliland in a black hole, Somaliland is finish 😮😮😮😮😮
Wax see ii gadaran kanu u doran dalka o nala seexday mar khatuma Allah ka luminaayo cira kal ladorta
2012kii ayuu siiraanyo saxeexay midnimada Somaliya.
Waxani waa wax soo socday 14 sano sidii loo midayn lahaa Somalida.
.
Intaa wax dhaafsan ma jiraan.
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Geeesi geesi
ALLAH LA JIRA SOMALILAND INEY GULEYSATO CADAWGEEDUNA WAXBA KA QAADI MAAYAAN
Hadii ay itoobia safaradeeda u bedesho qunsuliyad.waa in ay si dhakhso ah u qaadato qunsuliyadeeda .dadka itobiyanka ahi ay dalka nooga baxaan
Unfortunately and it’s so sad somaliland they chose bad government it’s black day to Somaliland
What Cirro doing now?
Maxaa la sugayaa, Ethiopia waa u cadaysay Somalilaand eexda, khiyaanada iyo colaada! Waa in xidhiidhka loo jaraa oo safaaradooda la eryaa oo ummadu difaaca dalka u midowdaa iyadoo raayada towxiidka la saraysiinayo Allaahu Akbar Allaahu Akbar
Waxaanu abidjeed ahayn dad aan daasado iyo tanaag madhan ku didin !!!
somaliland waad isku dirteen
itopiyankuna idinma rabaan
reer qaraxlanow
Hadaay SL keeni lahaayd Ethopia bada iyada oo la ictiraafin maxaa u diidaaya iin aay sidan uun sameeyso hadhow.
Walhi abiy Ahmed kula qoslimayo e wuu
Kugu qolayaa duqn gargurtow
Asc XOGTA QARSOON
WARKAN INAGAMAAD SOO BAANDHAYNE WAAD BAA HISAY UIUN SIDAANA KUGU MAAN OGAYN IYO FUDAYDKA IN TAA LE EG
WARKAN WAX ALAALE WAX KA JIRAA MAJIRO WAA BEEN WAA II DHEH DA CADAWGA QARANKAN SOMALILAND FAAF SANAAYO EE DIB OSUGU NOQOO WAXAN OO KALE UMADA HA U SOO BAN DHIGIN MAR DANBE MUWAADIN NIMADAADNA HA DHAAWICI OO MAKAROON CADAW ADEEGSADO HA NOQOM
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa safaaradda ethiopia ee somaliland maxay tarreysey waa addisababa oo qudhaatta.
2.0. Waxad sheegtaa waxay kordhineysey hadday yareyso iyo hadday ballaadhiso midkoodba.
Ethiopia danahaydee raacanooysaa.
Somaliland lamay dhalan.
Dadka taas hafahmaan..
Waxba inagama galin haduu biyaha somalia siyo lakin haduu somaliland soo farogalo wuu ka shekayndona ragan hada talinaya somaliana waa kuwo kaba xun kuwii dumay 88kii
Waxaay u eeg tahay iin markii hore ba Ethopia iyo Farmaajo khiyaamo la rabeen SL aay ku imanaayaan Berbera sii aay u xanibaan qorsha heeda
Waxba kama jiraan waxasi maraykanka ayaa diidanaa heshiiskasi inuu fulo waxaba la sugayay doorashada maraykanka itoobiya ma iman karto bada cas somaliland oo an ogalayn
@ Markaa Maraykan iyo Ethopia ba waxaa isku diraayey Farmaajo iyo kooxdiisa oo rabay iin aan anagoo icitiraafsanayan iin Ethopia noo xanibto Shiinaha ama Turkiga. Labadaba way isku wadayn sii aay isku diraan. Laakiin Ethopia Shiinaha bay rabtay iyada iyo UAE da oo BRICs ah. Waxaa la laha macaa Ingriiska ba dhawaan la ka shanaaya Shiinaha.