Majaajilo Ustaad Cabdal Nuuradiin,Aw-kuukuu,Jeeyte.........

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 84

  • @rtghfc
    @rtghfc 5 років тому +8

    Gabadh waa ruuxii hoo yiraahdaa iska leh___Gaby iyo geeraar iyo af qalalan baad meesha la taagneedeen____jaad cabdulaahi cali Qufkii wx siiyaa iska leh_________vivo owkuuku alaha kuu naxariisto .........

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 роки тому +3

    Walee xasuus weeye allow unaxariiso badi waa dhinteen

  • @mohahassan8899
    @mohahassan8899 3 роки тому +5

    ani inaa idhaafeynin waa hubaa ood iwadaneysid ishood allaha iga koriyo dadkaan

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 3 роки тому +9

    xalay dhawristaadii
    ruxii dhaqaaqaba
    adaa layga kaa dhigay
    marbaan dhibicda roob kiyo dhaxan kuma karaysee
    dhagax noqo is idhi
    marna dhabaha qaadoo kolba dhinac u leexo idhi
    dhulku hakula wareegee
    ee hadaan dhig baxaayiyo dhaawac muuqda leeyahay
    cidi iguma dhaafteen

  • @fuaadciise3164
    @fuaadciise3164 4 роки тому +9

    Wakaaalada Fahda Somaliyeed ayaan u shaqeeya - jayte kkkkkkkkkkkkk Allaha ku naxaristo

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi5146 6 років тому +24

    Allaha u naxariisto sadexda dhimatey iyo inta muslim ah.

  • @gutaleali997
    @gutaleali997 4 роки тому +6

    Jayte ku xumeys cml , markuu arkay safka loogu jiro... allow u naxariiso dhamaantood amiin

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 роки тому +5

    intii dhimatay allaha u naxariisto, inta noolna allaha uga dabanaxariisto

  • @zaciimhassan4824
    @zaciimhassan4824 3 роки тому +7

    2020 yaa daawanoyo inti dhimatay allaha u naxariisto

  • @daahircalimaxamed1043
    @daahircalimaxamed1043 2 роки тому +3

    Naxariistii jno allaha siiyo 🤲 inta dhimty

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Raxmaanku haw naxaristo intii dhinatay

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Рік тому +1

    Dharka ugu jiro dadki hore maxiran jiren

  • @anabmahad3120
    @anabmahad3120 4 роки тому +1

    Nuxurka sheekada Gabar waa hooo
    Gabay iyo geraar iyo af mcn lagama qoraayo xagaa jeebka k hdal ama move

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 3 роки тому +6

    xubnahaaga kala dhigan
    dheehaaga yaabka leh
    dhexdu madag
    afkuna dhuxul
    ma wax loo dhigaa jira
    Alla haku dhowroo
    kuma kala dhantaaline
    habeen dhayla laabada
    adigoo hubkii dhigay
    dhacadiid u jiifsaday
    naasaha dhexdoodiyo
    yaa dhuunta kaa gala
    sida toobin kugu dhaga
    dhakab
    iyadoo dhamaystiran
    kuu dhiiba sheekada
    dhididkaaga yaa
    sida burcad ugu dhaashada
    kaa dhawra hadimada

  • @abshirsemey1368
    @abshirsemey1368 4 роки тому +2

    Allow u naxariiso qabirhooda allow balaari allow ka kori cadabkada janadada rabiyow sii

  • @Awaale
    @Awaale 2 роки тому +2

    Allow idin naxariiso inta dhimatay, inta bugtana Allaha shaafiyo inta caafimaadka qabtana Allaha u siyaadsho

  • @faisamohamed2618
    @faisamohamed2618 6 років тому +5

    waaw allow uu naxristo

  • @Ruugaaye01
    @Ruugaaye01 13 років тому +5

    jeeyte iyo ow kuuku alaha u naxariisto

  • @MrKhaalid123
    @MrKhaalid123 13 років тому +9

    jeeyte iyo aw kuuku iyo cabdalla nuradiin ba alaha u naxariisto

  • @sacdiaabditah5121
    @sacdiaabditah5121 2 роки тому +1

    Jaad abdulahi ayaa dhaha gabadhan cadi maha

  • @jeyte3912
    @jeyte3912 3 роки тому +1

    Jeyte illahi u naxariisto qosol igu ma harineee

  • @itsebyan
    @itsebyan 3 роки тому +4

    Legends 😪 alle ha u naxariisto

  • @abshircade8933
    @abshircade8933 8 років тому +15

    kuligood waa dhinteen ilaahay ha u naxariisto dhamaantood

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 років тому

      Cabadalla nuuradiin ,Jeyte iyo Awkuku ayaa dhintay nin kale fananada cad qabo ma aqaan in uu dhintay iyo in uu nool yahay lkn gabadha iyo yar ka gaaban waa nool yihiin

    • @maslahbarkhadle9843
      @maslahbarkhadle9843 3 роки тому

      @@diiriyeahmed6699 sxb gabadha ma qof caan ah miyaa sxb

    • @legendruuzi
      @legendruuzi 3 роки тому

      @@diiriyeahmed6699 waxa nool midka wata funanada cad iyo midka wata futushaariga

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 3 роки тому

      @@maslahbarkhadle9843
      Gabadha waa Jaad cabdullahi Qurbaha ayey ku nooshahay maqlay
      Ninka futu shaariga qaba xamar ayuu ku nool yahay

    • @cabdiqanicawil
      @cabdiqanicawil Рік тому

      ​@@diiriyeahmed6699 😊😊😊😅😊😊

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 місяці тому

    Awkuule gabadhi watey😂 ilahow ku naxariiiso dhaman inti dhimatey😢

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому +5

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnn

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 місяці тому

    AUN ow kuku/ow jeyta/cabadalla Nuuadiin way dhinteen

  • @abdimaalikfeizalali587
    @abdimaalikfeizalali587 8 місяців тому

    Allow edin naxariisto

  • @craxiincalimaxamed7822
    @craxiincalimaxamed7822 4 місяці тому

    Ilaahayow u naxriis inta dhimatay

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 5 років тому +7

    Allow unaxariiso dhamaantood awkuuku oo kale ma arki doono

  • @abdaleqays9890
    @abdaleqays9890 3 місяці тому

    Masraxidyad cajiiba weeye runtii oo hada loo bahanyahay

  • @nayruuscadeey7348
    @nayruuscadeey7348 10 років тому +3

    Kkkkkkkkkkk ala qosol badanaa

  • @cabdirixmaancabdullaahi3943
    @cabdirixmaancabdullaahi3943 3 роки тому +1

    Riwaayad magaceeda saxdaa soo sheega

  • @mohamednation7851
    @mohamednation7851 2 роки тому +1

    Allah unaxaristo

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 Рік тому

    Quyoweeye

  • @khadarelmi8742
    @khadarelmi8742 Рік тому

    Ruwayadan sanadke la jilay inta xusuusata

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 3 роки тому

    Alla haw naxariisto intii dhimatay

  • @blueetoile5518
    @blueetoile5518 3 роки тому +5

    Erayada oo cabdala nuradiin aqrinaaayo ma ogtahay inee hees tahay oo asi sameeyey erayada, qaadayna cabdiqadir sanka, dib usoo qaaday Iidle copy 😀😀 allah u naxariisto/noo naxariisto dhamanteen

  • @cabdiwasac3967
    @cabdiwasac3967 5 років тому +4

    ilaahay haunaxaristo awkuku, jeyte, iyo ustaad cabdala nuradin

  • @kingkeita4873
    @kingkeita4873 2 роки тому +1

    Deeqa qashiin xaawo misir 😄😄😄😄

  • @apdirisackmohamed409
    @apdirisackmohamed409 7 років тому +12

    wakalada faahda somaliye 😂😂😂😂😂😂 ilahoo uunaaxaariiisoo jeyte

  • @haawayusuf6143
    @haawayusuf6143 4 місяці тому

    26.03.2024 ramdaan

  • @lascaanoodtv4859
    @lascaanoodtv4859 2 роки тому

    Geed cimraan

  • @Qadarmuxsin1234
    @Qadarmuxsin1234 4 роки тому +2

    2k20 👀😓🇸🇴❤😂

  • @aianmahamudmohamed160
    @aianmahamudmohamed160 5 років тому

    Geniyey a maa ku gefa iga dheh

  • @abdulqadir4454
    @abdulqadir4454 4 роки тому +3

    Hhhhhh jeyta ugu heysto wlhi hhhhhh

  • @abdiaziizofficial1066
    @abdiaziizofficial1066 2 роки тому

    Who is watching 2021 😁😁💪

  • @Somalia5
    @Somalia5 7 років тому +6

    hhhhhhh burus lamoodyee aaaa !!!!

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 5 місяців тому

    Jeyte 😂

  • @adanibrahim6009
    @adanibrahim6009 4 роки тому +1

    gabarta magaced sidan loga tartamayo

  • @ikraanikr6292
    @ikraanikr6292 8 років тому +3

    allaha unaxa riisto

  • @abdallaabdi25
    @abdallaabdi25 2 місяці тому

    2024😂😂

  • @Xasen-yh8iq
    @Xasen-yh8iq 4 місяці тому

    0:24 😢

  • @maxamedxasan7722
    @maxamedxasan7722 5 років тому

    allehaunaxariisto

  • @bushrosheikh9597
    @bushrosheikh9597 3 роки тому

    Allow unaxriiso dhmn

  • @libanhussein2057
    @libanhussein2057 2 роки тому +1

    Macallin Xalliye markaas halkee jiray? Old 🐒

  • @Abuukar143
    @Abuukar143 3 роки тому

    Plus qumayo waye kkkkkkkk ilhow ku naxariso jeete iyo inta kale o dhimatay

  • @kingkeita4873
    @kingkeita4873 2 роки тому

    😄😄😄😄😄jeyte kulahaa wakaalada fahda somaliyed ayan u shaqeeya allha yaa raxma

  • @cabdallexaashi1160
    @cabdallexaashi1160 2 роки тому

    qaaq1

  • @abuukarceeymoy6978
    @abuukarceeymoy6978 Рік тому

    9

  • @cabdikaafichannel85
    @cabdikaafichannel85 2 місяці тому

    Who watching 2025

  • @aianmahamudmohamed160
    @aianmahamudmohamed160 5 років тому

    Waaaw🙊

  • @nasrosiyad9713
    @nasrosiyad9713 4 роки тому

    hhhh jeeyte .

  • @jabradj8276
    @jabradj8276 2 роки тому

    😭😭

  • @mohammedjundi9433
    @mohammedjundi9433 Рік тому

    😅😅😅😅😅❤

  • @aslimohamed6875
    @aslimohamed6875 2 роки тому

    Barax la moodyeey burns la tuuray 😂😂😂😂

  • @mgneeto
    @mgneeto 13 років тому +3

    Fuck, wey qurxoon tahay!! Caadi ma ahan :)

    • @ahmedmohamedmohamud7187
      @ahmedmohamedmohamud7187 7 років тому

      Waaaaw
      Jeeeyte,Abdalle nuura diin iyo Awkuu kuuu maad, murti iyo madadaaalo
      Ma wx loo dhigaa jiro
      Allow u naxariiso

  • @ilkacazeguricelxussen1668
    @ilkacazeguricelxussen1668 4 роки тому +2

    ilka Caze guricel

  • @AhmedHassan-bq9zz
    @AhmedHassan-bq9zz Рік тому

    ,🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aianmahamudmohamed160
    @aianmahamudmohamed160 5 років тому

    Kkkkkkkk

  • @ilkacazeguricelxussen1668
    @ilkacazeguricelxussen1668 4 роки тому +1

    ilka Caze guricel