Dhuxul dambe inaa gato la iguma oga intaan hilibkeyga lasoo aruurin lahaa in aan lixaab badeedka kusadaqeysto aa la iiqaatey ee tahriibkan necbanaa ban jeclaadey ee cida igu wada salaama
YAA DHAGAR LOO DHIGAYAA WAA KU QALDANAY !!! A.S O QOF DAD KU QALADAY. WARYAADA DOWLADA ARGAGAXISO AAN EHEEN MAJIRTEE NAFTIINA DIFAACDA WAXAA CADEEN KUU AH ASKARI QOF KA SHAKIYAY O ISTAAG LEH ASIGOO OG IN SIRDOONKA JOGAN AMA ASIGA DAWA GALI KARO O MEESHU DAGANYAHAY IYO XOGTIISA OGAANKARO ISTAAG WAA BAAQ AAY A.S KA SAXDA AH U MUUJINAYAAN. ... HADAA MAQASHAAN QOF AMA DAD A.S KU QALDANTAY AAY DISHAY AMA DHAAWACDAY DOWLADAA DHAGARTA UDHIGTAY DOWQLADNA MAJIRTO WAA LAYSKASA QABIIL YAANA WAX LAGU KALA QEEBSADAA EE ISKA CELIYA MEEL AAN MADAXA EHEEN HAKU DHUFAN .DIFAACU NAFSI WAA MUWADAS ALLAHNA HADALKEENA WUU OGYAHAY O MAQLAA MAALINKASTO WUUNA OGYAHAH KUWA DHAGARTA UDHIGÒ DIINTIISA E LEH HADALO MUUJINAYO MUNAFAQ NIMO IYO GAALNIMO . WAA KUWA LEH ARGAGAXISO ISLAM SAX AH MA AHAN HADANE U OGOL IN MAGACYADA DIINTA IYO DHARKA DIINTA IYO DHULKA ISLAMKA QASAAN . QOF AAN ASKARI EHEEN MA XIRANKARO DHARKA ASKARTA WA QALAD BALSE IN ISLAMKA EEDO IYO MAGAC XUMO LAGU HAAYO WAAY OGOLYIHIIN . QOF XANUUNSAN ASIGAA DAREEMO XANUUNKIISA QOF ISLAMNA ASIGAA DAREEMO QALADKA ISLAMKA LAGU HAAYO WALAAHI KUWAAN WAA MUNAFAQIIN. SIDA AAY U BADANTAHAY . HADEE ISBADALIN WAA WAX ISKA CAD. # XASUUSNAADA QOF AMA DAD A.S AYAA KU QALDAMAY LADHAHAYO HADAA MAQASHAAN DOWLADAA MASUULIYADAAS IYO DILKAAS LEH. 😮....
War somalida kulugood muslim iney yhn ayaan maqli jirey,marka ma ii sheegi kartiin Muslim Muslim dhameynaayo? Mise yahuud ayaa nagu dhexjira oo na dhameynaay
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
Dhuxul dambe inaa gato la iguma oga intaan hilibkeyga lasoo aruurin lahaa in aan lixaab badeedka kusadaqeysto aa la iiqaatey ee tahriibkan necbanaa ban jeclaadey ee cida igu wada salaama
By by wll👀
3:39 war yaabkaan arka👀
Bisinka Miinooyin ineey guryaha geeystaan miyay kala jecel yihiin Qawaariijta argagixisada arxanka daran ilaah umada ha dhaafiyee yaa Rabi inshaa allaah
Video bishii hore bey soo digeen hadana wa kuso celiyeeen views ka maa meeshaan soo galay shiidka jiro aawgeed
Qalab qeeylinaayo, markii la wado qaraxyada miinooyinka iyo hubabka sharci darada sheegaayo oo ciidamada ay haaystaan ayaa fiicnaan laheeyn
😂92😊
Video bishii hore bey soo digeen hadana wa kuso celiyeeen😂😂
My waa baristiii lawaad sharciga baro sxb
Aad iyo aad.@@Barafwaye12Kuleelwaye82
Ha wa asagi lee😅😊
@@FayGulus 😂😂😂😂
yaan lagu sii deyana magaalad
Love 🇸🇴🇸🇴🤴🏻✍️✍️✍️⚖️⚖️
حسبنا الله ونعم الوكيل
Waar waxan ka daaya mesha re uploaded kaa
Hhh somalia maso dhawa wlhi bal hada arag tv gii qaran ayaa dad noocaas ah ka shaqeeyan cobtoyda tihiin wasa
Waxa codsanaa inta dambiga lagu helay hala toogto cawaan waye wax walba ka suurta gal ah in dad lalaayo curiyad raba wax caqli galaayo ma ahan
WAXAAN FIIRI, MOORYAANSANAA
Allaha ku caafiyo qaluubta ayaad ka buktaaye
CIWAANKA-WAA-QALDAN-YAHAY
waraa cabtooy matahay isma la ahan qoraalka iyo vidoe ka
War TV qaran sidaan ma u dambeysy
Qoralka iyo muqalka ismaba lahan
qarax lagu soo qariyey jawaan bey ula jeeedan saxib. Muuqalkuna intas bu ka hadlaya.
YAA DHAGAR LOO DHIGAYAA WAA KU QALDANAY !!! A.S O QOF DAD KU QALADAY. WARYAADA DOWLADA ARGAGAXISO AAN EHEEN MAJIRTEE NAFTIINA DIFAACDA WAXAA CADEEN KUU AH ASKARI QOF KA SHAKIYAY O ISTAAG LEH ASIGOO OG IN SIRDOONKA JOGAN AMA ASIGA DAWA GALI KARO O MEESHU DAGANYAHAY IYO XOGTIISA OGAANKARO ISTAAG WAA BAAQ AAY A.S KA SAXDA AH U MUUJINAYAAN. ...
HADAA MAQASHAAN QOF AMA DAD A.S KU QALDANTAY AAY DISHAY AMA DHAAWACDAY DOWLADAA DHAGARTA UDHIGTAY DOWQLADNA MAJIRTO WAA LAYSKASA QABIIL YAANA WAX LAGU KALA QEEBSADAA EE ISKA CELIYA MEEL AAN MADAXA EHEEN HAKU DHUFAN .DIFAACU NAFSI WAA MUWADAS ALLAHNA HADALKEENA WUU OGYAHAY O MAQLAA MAALINKASTO WUUNA OGYAHAH KUWA DHAGARTA UDHIGÒ DIINTIISA E LEH HADALO MUUJINAYO MUNAFAQ NIMO IYO GAALNIMO . WAA KUWA LEH ARGAGAXISO ISLAM SAX AH MA AHAN HADANE U OGOL IN MAGACYADA DIINTA IYO DHARKA DIINTA IYO DHULKA ISLAMKA QASAAN . QOF AAN ASKARI EHEEN MA XIRANKARO DHARKA ASKARTA WA QALAD BALSE IN ISLAMKA EEDO IYO MAGAC XUMO LAGU HAAYO WAAY OGOLYIHIIN . QOF XANUUNSAN ASIGAA DAREEMO XANUUNKIISA QOF ISLAMNA ASIGAA DAREEMO QALADKA ISLAMKA LAGU HAAYO WALAAHI KUWAAN WAA MUNAFAQIIN. SIDA AAY U BADANTAHAY . HADEE ISBADALIN WAA WAX ISKA CAD. # XASUUSNAADA QOF AMA DAD A.S AYAA KU QALDAMAY LADHAHAYO HADAA MAQASHAAN DOWLADAA MASUULIYADAAS IYO DILKAAS LEH. 😮....
Waxxee waxaad BAA SHEEGOOYZID 🤗WARKAAGA kallaa zaar ooh kallaa Bixii Hadalkaaga Neh kallaa Saar Awoowe Mcnee q
@@MascuudGurey ilmo iskuul cashir cinwaankiisa qaldanyahay loomadhigo Gar ama xaajo aan loo fadhiisan karin ayee ufadhiyaan dunida kama warhayaan Argagaxiso duurka iyo saxaraha kujirto iyo dowladaha horumarka ayaa digalayo 😮 . Satarlaatka dayax Gacmed sirdoon daroon kamirooyin casri ah o Magaalo dhan inta kunool xisaabsan karto xogtooda keedinkarto satarlaatka joornaalka dhulka yaalo waxa ku qoran ayuu aqrin karaa Argagaxiso duurka iyo saxaraha kujirto oo gor lagala socdo qalab casri ah lagu daawanayo op halmar xogtooda lasoo aruuriyo o lasoo afjaro ku egtahay miyaa dal dhan nolasha ka reebi karo ama amni halis ku noqonkaro maxaay sheegeysaa dowlada ma saqraana mise wa dowlada dadka waalwaalan. Ani hada dowlada waxa ka aaminsanahay dowlada dadka waalwaalan ama sida ilmo ciyaarayo inaay yihiin . Shiiq mustafe waxoo dhahay warbaahinta badankeed Faaido maleh camal . Waxwalbo iskaga hadal iska sheeg ani xitaa waa iska hadli karaa waan dhihi karaa DOWLADA ILMO YAR 6 SANO JIRO IYO QOF 20 SANO JIRO TARTAN OROD HA U QAWATO . ANAGOO OG QOFKA OROD BADAN O LUGO DHAADHEER QABO. WAA CIYAAR GAMBLING AH. 😮...
@@XhuseinMohaoromo maa thy
War somalida kulugood muslim iney yhn ayaan maqli jirey,marka ma ii sheegi kartiin Muslim Muslim dhameynaayo?
Mise yahuud ayaa nagu dhexjira oo na dhameynaay
😅😅😅
❌️🚷🚷🏡🧕🤴🎤🪦🪦🚷🚷❌️❌️👍🏽👍🏽
Hadiiba Kutubo oow horay u ka saaye loo aqriye warkiisa waa cadyahay😮
ERROR AYAA DHACAY RAALI AHAADA HADDA AYAAN BADALAYNAA IA
Waxaan qalin jebin jaamacadeed waa dhaafeen 😂😂😂😂😂😂😂 waa isoo sireen 😅😂
MA AAMINSANTAHAY IN KAAMIRADAHA LAYSKA XIJAABI KARO AMA LAGA DHUUMAN KARO. 😮. ...
Sanaa SNTV loogu shaqeeyaa 😂😂😂😂 waayaab.😂😂😂😂😂😂😂
Wixi khawarij lug ugali hala laayo😂
Cabtoydii niid😊hashy wasa😂
Yabkaaddunka
Mideeda kale video ga mar hora so giliseeeeen
muqaalka mar hore waaye maxaa idin ka qaldan
Meeqa mar ayaad kusoo celineysiin ayaan dhoweed ayaad soo deyseen
Kkkkkkk cabtooy iga dheh
Madarsooyinka wahaabiyda
Hala xiro hadii Umataan
Labadbaadinaayo
waryaah lo miyaa tahay ciwanka iyo hadalka isma lahan waa maxaay tv dhan aan lahayd tififtirid
😂😁😁😁😆😆😆
Madaxa halaga gooyo doofaarka
😂😂😂😂😂 tvga cabtooy ayaa haysata kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk
Tuugo waaye views raadis ah war beenta waa xaaran subxanalah tusaale umadadeed aya tihiin 😂
Dawlada Xamar ceelasha biyaha ayay qaban Kari la'dahay jubaland na Wey Ku duulayaan.