NIMCAAN HILAAC ( XUBI ) New song Audio 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лис 2022
  • Hees cusub oo Maqal ah
    ( Xubi )
    Erayadi #Abwaan_Orshe
    Laxanka #Kobciye
    Music. #Furinle
    #copyright #Hillaac_Music ‪@Hillaacmusic‬ #Nimcaan_Hilaac
    #snapchat / 2ex4ufnp
    #facebook
    NimcanHillaac
    #instagram / official_nimcaan_hilaac_1

КОМЕНТАРІ • 180

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  Рік тому +63

    #aadban idiin walamaya #Jimcewanaagsan Dhamaan bulsho waynta soomaaliyeed ee ku xidhan #Music. Heestani waxay ka midtahay heesihii ugu danbeeyay ee soogalay kaydka #Hillaac_Music sanadkii 2019. Waxaa Jira heeso badan on hayo video umada samayn karo balse inti karaan kayga ah waan idinsoogaadhsiinayna #Mahadsanidiin

    • @keeyowcadeofficial7456
      @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +1

      Muuqal uu sameeya legend hilaac waa codsi waa hees shidan tan ogow mar kale one person fans hilaac music 🎶

    • @salmaanbuulle2058
      @salmaanbuulle2058 Рік тому

      Video usoosamey wll

    • @samanjunior1042
      @samanjunior1042 Рік тому

      Vedio usamey legend

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Рік тому

      Wan kaa qaadnay fanaan soomaaliyeed guulayso wll inaad soo dayso heesaha saamaynta lehna aadbaan u jeclaan lahaa

    • @xamzexadaari1703
      @xamzexadaari1703 Рік тому

      haye Zxb Lknse Muqaal Noga Soodhig❤

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 Рік тому +19

    Nin Hilaac fanaanka kaliyeen mucaarid lahayn ee codkiisa Ku jooga fanka viva samaroon ✌️❤️😍

  • @HeemaalTv12
    @HeemaalTv12 Рік тому +11

    Team Nimcaan hilaac
    Come back fananka
    Shanta Somaliyeed
    Song…100/100
    Waa layaabay🎉

  • @abdillahigibzon7772
    @abdillahigibzon7772 Рік тому +3

    Aawey dadkii nabiga jecla💔🥺

  • @boqorkahoyada1867
    @boqorkahoyada1867 Рік тому +4

    Noloshu waa dadaal 🌍
    Dadnimadu wàa darajo🥺
    Doqu waa deymo 🧭
    Halka diintu tahay nasteexo ☝
    Adkaarta waa nolosha maalintaada💝
    Wan ku salamey big brother Nimcan hilaac

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +4

    Welcome back legend nimcaan hilaac
    Laayab kobciye iyo big teacher axmed wali furinle 🎸🎻👊💯💯🎶🎼🎹

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +6

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @farduusadan1001
    @farduusadan1001 Рік тому +1

    Waxan u hibeeyay Hal qof oo aduunka igala qaalisan 🎉❤🎉❤❤❤ alle haku ilaasho jiidhkaygiiyow

  • @Lailaadem59
    @Lailaadem59 Рік тому +2

    :Maxay xinjirada wadnuhu dartaa u xadraynayaan maxaan kuu xaday qalbiga beerkaygana kugu xafiday♥️our legend nimcaan hilaac♥️

  • @kingupdirahman5917
    @kingupdirahman5917 Рік тому +3

    Hilaac my role modeL💪❤
    GuuleYso fanankeyga

  • @kareemali3226
    @kareemali3226 Рік тому

    Fanaan aan taageero Nimcaan Hilaac viva viva 🥰🥰🥰🥰😘😘😘❤️❤️❤️

  • @zirhassanofficiall
    @zirhassanofficiall Рік тому +2

    legendry Nimcaan Abdirahmaan Hassan
    🙌🙌🙌🙌❤️❤️❤️❤️

  • @kareemali3226
    @kareemali3226 Рік тому

    Fanaanka aan tageero Nimcaan Hilaac viva viva 🥰🥰🥰🥰😘😘😘❤️❤️❤️

  • @ascadwadani8783
    @ascadwadani8783 Рік тому +3

    Munkarka iyo heesaha Ilaahay haku Soo uriyo. Bi'idnillah.

  • @moh4127
    @moh4127 Рік тому +1

    Best voice .
    Codka debecsan baa fanaaniinta kala saara rag iyo dumarba cajiib!
    Dhanka dumarka soomaalida ee heesa yaa ka cod macaan Farxiya Fiska 💯

  • @bashiirabdallaofficialchan8699

    Zaaxiibayaal ii soo duceeya Tahriib ayaan ku jiraaa

  • @xamdaxaaji9691
    @xamdaxaaji9691 Рік тому

    Mahad sanid nimcaan hilaaac waa heestii u horeysay ee aad magacaygu kusoo qaaday thanks boqolaal jeer❤

  • @zaalaxzmc5933
    @zaalaxzmc5933 Рік тому +3

    Bests song Nimcan Hassan Apdirahman Hilaah ❤❤from borama

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Рік тому

    Legendary ninka kaliya an fanka somalida ka dhagaysto

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +1

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @abdirizakali3252
    @abdirizakali3252 Рік тому

    Ayyy my only legend fanan horay u soco bro codkaga iyo hesta shidan waa kaga mahad celinayaa 🙏♥️

  • @ibrafakatax2897
    @ibrafakatax2897 Рік тому +1

    Fast one 🖐️🖐️🖐️

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia Рік тому +3

    Fanaanka aan ka Taageero Fanaaniinta danbe Horay usoco Wadani somalinimada Kufaana🙏✅💯🇸🇴❤💪

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 місяців тому

    Nimcaan hilaac the one and only legend best song

  • @barni9029
    @barni9029 Рік тому +1

    asc reer owdal gaarahaan (boorame ilove)!!!!???

  • @badrimaxamed1039
    @badrimaxamed1039 Рік тому

    Al.fanaan.nimcaan.cl.raxman.xasan.wa.nika.kaliyen.fankiisa.taagero.pupda.uhAyo.e.horay.usoco.

  • @muusesahal2994
    @muusesahal2994 Рік тому

    hilaaaac hirgalay fanaaan qaran

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad Рік тому

    Soo dhacyeeeeey waan ku wata waaxid samaroonow awoowe🏅🏅🥇🥇🤣🏆

  • @awaleabdirizackmohamed9892
    @awaleabdirizackmohamed9892 Рік тому +1

    Axsan sowt horey usoco libax ❤❤

  • @abdifatahabdi3559
    @abdifatahabdi3559 Рік тому +1

    Legend Nimcan Hilac Malmahan waa yara jiifatay ee hurdada kakac
    Heestii ka reystay bukaanadii kadib wax weyn kama arag
    Keep going Legend

  • @Qalbi132
    @Qalbi132 Рік тому +1

    1. Kow

  • @alanahmeddiaz
    @alanahmeddiaz Рік тому +2

    THE LEGEND NIMCAN HILAAC ❤️👏

  • @ahmedmohamedhussein2071
    @ahmedmohamedhussein2071 Рік тому +1

    Nice 👍 nimcaan Hilaac

  • @salmaanbuulle2058
    @salmaanbuulle2058 Рік тому

    jiradiyo dhibtaan qawo tuloow ruxlajaariyo miyey dunida juugaan miyey dunida juugaan illaahow amoorah sahal

  • @abdiqadirfarahali3647
    @abdiqadirfarahali3647 Рік тому +1

    First

  • @waasacofficial9516
    @waasacofficial9516 Рік тому

    Woof inadeer lagan ayaatahay iinoolooow

  • @amiinneymar2823
    @amiinneymar2823 Рік тому

    5× iyo kabadan dageyste😭💓

  • @anisaqaali1235
    @anisaqaali1235 Рік тому

    Hilaac fanka somaliyeed

  • @nagaadmohamet8672
    @nagaadmohamet8672 Рік тому

    Keep going brother nimcaan hilaac

  • @bashirhassan744
    @bashirhassan744 Рік тому

    Dabki narta allow nagabadhbahio ameeen

  • @maxedxusenfidaar3815
    @maxedxusenfidaar3815 Рік тому +1

    Heestaan Muqal ayay ku qurxaneed Best for ever

  • @captaindirie4604
    @captaindirie4604 Рік тому

    Hobol la wayay ahaa, legend waa so dhacay walee. Wax kale

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Рік тому

    Keep going nimcaan❤

  • @siyaadcabdul5892
    @siyaadcabdul5892 Рік тому +1

    Lpx lpxiis big legend nimcan horay usoco wll sare 💯💯❤

  • @kingakofficial
    @kingakofficial Рік тому +1

    Fanan Soomaliyeed Oo Wadani Ah Keep Up My Big Pro🇸🇴🔥❤✌

  • @AbdallaBuurane
    @AbdallaBuurane Рік тому +2

    Maasha Allaha ❤❤

  • @ldidaar2748
    @ldidaar2748 Рік тому

    Woow 🎉🎉

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 Рік тому +1

    Hilaacii dabka fanka💝

  • @nazuufootball4990
    @nazuufootball4990 Рік тому

    Legend always legend 🔥🔥

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Рік тому +1

    Our nimcaan🍃🖤😫

  • @abdullahixuseen1704
    @abdullahixuseen1704 Рік тому

    The legend nimcaan 🥰

  • @zakiismael5584
    @zakiismael5584 Рік тому

    Nimcaan hilaaC wan kuwataa anU Big legend 🙌

  • @AhmedAli-cv4tq
    @AhmedAli-cv4tq Рік тому

    Soodacey Nimcaan hilaac Hore Mä Wacan

  • @najka4848
    @najka4848 Рік тому

    Hilaaciii Hirgalay 🙏🙏

  • @qaaluushmuxydiin1899
    @qaaluushmuxydiin1899 Рік тому

    The one nd only lagend nimcaan hilaac❤

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 Рік тому

    Wayahan fanku waa ku tabay al,fanan #Nimcaanow

  • @Abdulhatti-Muse66
    @Abdulhatti-Muse66 Рік тому +1

    Goatkii Fanka 🐐

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 Рік тому +1

    Hesti soo laafyoo ee najib alfa bay is shabahan hestan ma laxanka misa musica ma aqan😅

  • @ibrafakatax2897
    @ibrafakatax2897 Рік тому +2

    Best song ❤️❤️

  • @KingOfTheKingsMrGugac
    @KingOfTheKingsMrGugac Рік тому

    Hilaac 🔥

  • @FUNNY_VIDEO220
    @FUNNY_VIDEO220 Рік тому

    Big pro

  • @kowsarukash7329
    @kowsarukash7329 Рік тому +2

    Best song 🥰❤️🌹

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому

    Our lgend

  • @saabiriinismaelabshir2871
    @saabiriinismaelabshir2871 Рік тому

    Ayyy❤️❤️❤️

  • @abdirisackomar8890
    @abdirisackomar8890 Рік тому

    Iam big fan for you keep going legendary 👏

  • @yahyeabdirahmanofficial1868

    Fanaan qaran guleyso brother

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Рік тому +1

    Nimcaan hilaac legendär ✅✅✅✅✅✅

  • @ahmedkanou1599
    @ahmedkanou1599 Рік тому

    Wllhi aad aya ugu😅raaxeystaa heesahaaga my pro

  • @highlights8838
    @highlights8838 Рік тому +2

    Hit SONG 🎧🎶🎧🎶

  • @muunamaxamed963
    @muunamaxamed963 Рік тому

    Keep going bro

  • @shadiahassan5124
    @shadiahassan5124 Рік тому +1

    Our legend❤

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Рік тому

    Waaaw

  • @abdirizackahmed7681
    @abdirizackahmed7681 Рік тому

    Keep going my brother ,sky is the limit am always your fans

  • @mohametarshe6422
    @mohametarshe6422 Рік тому

    Hilaaci hirgalay💥🙏

  • @mohamednairobi8000
    @mohamednairobi8000 Рік тому

    Ya salaaaaam nimcaan hilaac

  • @abdirage7596
    @abdirage7596 Рік тому

    So beautiful my friend nimcan I love 💖 brother your voice

  • @FartinAhmed4ever
    @FartinAhmed4ever Рік тому

    Wow ❤🥰

  • @asmamuuse646
    @asmamuuse646 Рік тому

    Waaw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohasheikhdon8343
    @mohasheikhdon8343 Рік тому

    Markaan ku xushaan xamdiyey❤

  • @afkamsom3788
    @afkamsom3788 Рік тому

    the one & only nimcaan c/rahmaan

  • @irshaadshire5076
    @irshaadshire5076 Рік тому

    Lagend AaN Waqtigiisu Dhicin😍😍

  • @idoorking7024
    @idoorking7024 Рік тому

    fanaanka keliya ee soomaali oo dhani wadato legend

  • @ridwakediye8001
    @ridwakediye8001 Рік тому

    Fanaanka keliya fananinta soomalida iminka iigu jira kaalinta koowaad
    Boqorka codka iyo xikmada allah caafimaadka iyo cimriga ha ku barakeeyo🤲🙏

  • @abdirashiidshataa9195
    @abdirashiidshataa9195 Рік тому

    Keep going bro nimcaan hilaac legend qaranka adigaaa kugu ogahay fanka inta aan Ka soo galayo

  • @axmedsaalix7546
    @axmedsaalix7546 Рік тому

    Sakariye kobciyaha laxamadii baa isaga wada ekaaday.
    Heestan way macaantay maca erayada lkn laxankeedu unique maaha.

  • @cawilcaligeele6226
    @cawilcaligeele6226 Рік тому

    Is the best song 🎵😍

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 Рік тому

    The one and Only Singer NimcaaN Hiliaacii Hirgalay❤️🤔

  • @mariaquruxahmedali5535
    @mariaquruxahmedali5535 Рік тому +1

    Fananka kaliyaha aa jcllhay❤

  • @nuuneyapdinur
    @nuuneyapdinur Рік тому

    xisab tiro lahyn❤🔥🎻♍️

  • @luqman9693
    @luqman9693 Рік тому

    Keep

  • @ayaanlemohamed17
    @ayaanlemohamed17 Рік тому

    The best song nimcaan abdiraxman hasan hilaac

  • @salmaanalfaaris5690
    @salmaanalfaaris5690 Рік тому

    Hilaac waa wiil ku taagero dharka xeta magacaga ku qortay

  • @wllcukud2973
    @wllcukud2973 Рік тому +1

    Nimcaan hilaac fanaanka ugu fcn somali so maray qarniga 21 aad

  • @bakarinhopoi7418
    @bakarinhopoi7418 Рік тому

    Mi fav Fanan nimcaan 🤍🥰

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 Рік тому

    zxb Qaliya In Dhawalle Heeso Shidan Kama Hayo

  • @shiddoboy446
    @shiddoboy446 Рік тому

    Fananka kaliya ee tageero buuxdo u.ahay four years

  • @ahmedkanou1599
    @ahmedkanou1599 Рік тому

    M A our legend

  • @alexanderkhuyo5851
    @alexanderkhuyo5851 Рік тому

    Ku sali nabiga scw

  • @AbdimalikMohamed-
    @AbdimalikMohamed- Рік тому

    First 😂

  • @derossicade5737
    @derossicade5737 Рік тому +1

    Wll hesta dageysigedha waxa kaa macan dageysigisa Quran Quran dageysigisa an badsano wllyal♥️🤚