Heestii Talantaali Iyo Codadka Cabdi Raxmaan Gaas iyo Aamina Dhool

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @aslihasanosmaan2058
    @aslihasanosmaan2058 2 роки тому +15

    2022.yaa.ilaa.dhageysanaayo.

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 роки тому +15

    wow words soo romatic
    nasiib daro sharma boy 5M views
    and this song less 50K
    waxa isticmala YOUTOPE waa less 18 years anakana cagahay nagu jiiteen

  • @suuro223
    @suuro223 3 роки тому +14

    "Anigoo kutabayaan haddba kaa tegaaye" Heart thouching😰

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 Рік тому

      Tabantaabi caashaqa
      Tira Buuxda gaadhsii 😢

  • @Ibrahimluka10
    @Ibrahimluka10 2 місяці тому +2

    Talantaali caashaqa ma iskugu talaalnaa 🔥🔥🔥 2024

  • @abdirashidsheikh1184
    @abdirashidsheikh1184 6 місяців тому +1

    Waa hees iyo bar inshllh allow wxaan jecelnhy wxaan haminayno midigta nagasaar❤️🙏🏼 waqtigaan kujiro mid kasii quruxbadn baan rajyn inaan hlkaan kadib dib usoo milicsado

  • @zainababukar2808
    @zainababukar2808 5 років тому +20

    Hestaan xusuus anigoo ah dhibane jcl ayan dhagesan jiray inta LA liidato jclka alaha u gargaaro

  • @hanicabdi5709
    @hanicabdi5709 2 роки тому +7

    Heestan marky sobxdy wxn jiry 10 sano manafhmi jirin Micnheeda Hadana wxn jiraa 22 hooyo Heysto 2 caruur ah alxm

    • @jaalleshiilow2892
      @jaalleshiilow2892 2 роки тому +1

      Hani ani waxaa iigu horeysay anigoo Safar ah 2012kii Gaariga aan saarnaa kashidneed Caawo ayeeyba iskaga keysoodhacday inaan Shito 🤣🤣

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 2 роки тому +1

      Hani Abdi aniga oo doob ah oo 16 jir ah Ayaan radio Daljir boosaaso ka dhegaystay 2012 marrkii iigu horraysay, haddana waxaan jiraa 25 walina sidii Ayaan doob u ahay😀.

    • @hanicabdi5709
      @hanicabdi5709 2 роки тому

      @@korwaayeel4257 dhibmalhn callafkada sugee

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 Рік тому

      @@korwaayeel4257waqtiya kuu socda gurso😂

  • @Yahyecharlez
    @Yahyecharlez 6 місяців тому +1

    Anigoo dhegeysan jiray 2013 still 2024

  • @upahabdikhadar8481
    @upahabdikhadar8481 Рік тому +1

    ❤ talntaali casha maysugu talalna 🥹 my adorable song and favorite!12/20/2022 still listening…..upcoming new year 2023 illahow caafimd io cimri dheeer 💐

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 3 роки тому +6

    2012 heestaa u jeclaaa xusuus

  • @aishaa370
    @aishaa370 4 місяці тому +7

    2024 yaa Ila dhgesnoyo❤

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 3 місяці тому +2

    Who is listening @14.07.2024😂😂😂🎉🎉❤❤❤❤. When you miss your family (spouse, kids) ❤️❤️❤️

  • @ayaa0018
    @ayaa0018 Рік тому +3

    Anigoo ku tabayaa hadba ka tagaye🎧😫2023👐

  • @mohamed_deeq14
    @mohamed_deeq14 Рік тому

    Universal tv ku dawan anoo aad uyar lkn wan xisayn jirey heestan🤩

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 11 місяців тому +3

    Heestan imika oo an Daawanayo 10sano ayaa kaso wareegtay, inkastoo tumaatida hortaa toban sano hortaa qabay, anigana insha allah after 10 years ba kuso noqon doona comment bal inan isbadelo dhanka nolosha walow wax walba gacanta alle ku jirto , Friday 27 October 2023_2033

  • @yassermohamud3976
    @yassermohamud3976 4 роки тому +4

    yaa ila dhageeysanooy 2020/2021

  • @muscabaxmed2100
    @muscabaxmed2100 2 роки тому +2

    Alla maxay xasuus aheed waagaan!!

  • @alisontraining7063
    @alisontraining7063 3 роки тому +2

    2012 xawenki sanadka cusub nairobi

  • @mohacami6767
    @mohacami6767 3 роки тому +2

    Heestan xasus ayey igu leedahy 2013 nairobi ku daawan jiray

  • @adamgaabow2423
    @adamgaabow2423 Рік тому +1

    My best favourite son

  • @axmadcali3072
    @axmadcali3072 4 роки тому +6

    Anoyar dhageysanjiray 2013 dugsi dhiganjiray markaas
    Xusuus waye

    • @NaturalEnvironment224
      @NaturalEnvironment224 3 роки тому +1

      Aniga Xitaa Wllo Dugsiga Sare ayaan Dhigan jiray heestana waan Dhegaysan jiray iyadoo cusub

  • @Hafsa100Jamac
    @Hafsa100Jamac Місяць тому

    Hestn xanuus igu ledhy 2013 ayn dhagesn jiry hada 2024-9-5 ayn dib udhagysnya😊

  • @farhaanahmed8965
    @farhaanahmed8965 5 років тому +3

    Xasuus wagan yaraa bn maqli jiray 2012 Oslo Norwich

  • @museybagolden4319
    @museybagolden4319 4 роки тому +3

    yaa dawanayo corona virus times 2020

  • @SharkeyDmt
    @SharkeyDmt 3 місяці тому

    Memorable time wllHi 😢❤

  • @iprahpowz
    @iprahpowz День тому

    19.10.2024 yaa iladhageeysanowyo

  • @samiraahmed7331
    @samiraahmed7331 Місяць тому

    Talantaali cashaqa 18.09.2024❤❤❤

  • @ibtisaanmaxamed7166
    @ibtisaanmaxamed7166 2 роки тому +1

    Best songs 😇👌

  • @shakaal174
    @shakaal174 5 років тому +9

    jacel hadu qof yahay ani wanba dili laha xaaranka xaranka dhalay

    • @rowdacali5083
      @rowdacali5083 4 роки тому

      ana kula dili lahaa wlhi👊⛏🔨🗡⚒😞😔

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 4 роки тому

      @@rowdacali5083 kkkk

    • @rowdacali5083
      @rowdacali5083 4 роки тому

      @@axmeddaacad9497 so sax ma ahan 😂

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 4 роки тому

      @@rowdacali5083 my aniga figradas idinkuma raacsani jaceylka wan tageera ❤❤🙏

    • @abdijabarabdillahi3223
      @abdijabarabdillahi3223 3 роки тому

      Kkk dad jacayl neceb aya ka buuxa

  • @huseinmuhumed5083
    @huseinmuhumed5083 2 роки тому +1

    Best song

  • @mohamedking4256
    @mohamedking4256 3 роки тому +1

    Heesta wagay soobaxaday ayaan jeclaa marwalba waa dhagaysan jiray

  • @nuurxeysow6737
    @nuurxeysow6737 2 роки тому

    Taageero meleh midigtuba hadeey bidixdu taakuleyn Heestan waxa mar labaad dhib u dhegeystay 31 oct 2022
    2 maain kedib qaraxii soobee 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @inaabdirahman2497
      @inaabdirahman2497 Рік тому

      02/11/2022 galab qamiis dhibane jcl
      Dalkeduna dhibato heysto💔🥺😭

  • @CabdirixmanMaxamed-n3v
    @CabdirixmanMaxamed-n3v 5 місяців тому

    Wof m.a boqoroda vodka ❤❤❤

  • @nasriinamustafe-p4m
    @nasriinamustafe-p4m Місяць тому

    2024 😊

  • @abdiabdilahi7319
    @abdiabdilahi7319 Місяць тому

    baby hi ilveu baby❤🎉

  • @axmednuur2535
    @axmednuur2535 5 років тому +3

    yaa ila daawanayo 13/nov/2019

  • @JadenAxamed
    @JadenAxamed Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉

  • @khaalidlaws3606
    @khaalidlaws3606 9 днів тому

    2024/10/12🎉🎉🎉

  • @bulxanguuni4659
    @bulxanguuni4659 2 роки тому +1

    6 December 2021 KORTRIJK biljam

  • @mariaabdulqadir186
    @mariaabdulqadir186 18 днів тому

    2/10/2024 ❤❤❤

  • @ahmedsiyaad9435
    @ahmedsiyaad9435 3 місяці тому

    2013 waayo waayo

  • @ilhaancabdi4338
    @ilhaancabdi4338 2 роки тому

    Tariq xasusliyo tiir adag hayeeshee taban taabi cashaqa tiro buuxdo gaarsii erayada igagadan

  • @MohamedOmar-pk2po
    @MohamedOmar-pk2po 3 місяці тому

    2013 xasuus 😢

  • @KumiyeFaarax
    @KumiyeFaarax Місяць тому

    Kulmiye

  • @CabdicasiisSiciid-e2j
    @CabdicasiisSiciid-e2j Місяць тому

    Hestan markan smay nayay hapen ban uso jeday wayo erbixnteda wkhti qadnaysa

  • @xamdihirzi3336
    @xamdihirzi3336 2 роки тому

    Heesaha allaw.idinka hanuuni

  • @cabdirashidmohamedmohamoud5973
    @cabdirashidmohamedmohamoud5973 5 років тому

    waa kabaxsatay dhuuleey adi iyo saaxiibkaaga noolaada

  • @mohamedAhmed-ci2bh
    @mohamedAhmed-ci2bh 2 роки тому

    2022❣️❣️❣️❣️

  • @dimplesqueen3879
    @dimplesqueen3879 4 роки тому

    2020 😊

  • @PSA4
    @PSA4 4 роки тому +3

    Anigo ku tabayan hadba kaa tagaye 😪

  • @inaabdirahman2497
    @inaabdirahman2497 2 роки тому

    Anigo ku tabayan hadba ka tagaya💔😭💔😭💔💔😭💔

  • @daudhussein8882
    @daudhussein8882 2 роки тому

    Tabantaabi caashaqa
    Tira buuxda gaadhsiii 😨

  • @hamdiahmed4669
    @hamdiahmed4669 5 місяців тому

    Xasuus

  • @Maan-P
    @Maan-P Рік тому

    F 8:17

  • @laylaxasan4760
    @laylaxasan4760 4 роки тому +1

    Asc

  • @AbdiAhmed-vo4ov
    @AbdiAhmed-vo4ov Місяць тому

    Fast 2025😂

  • @aligeedi5184
    @aligeedi5184 8 років тому +1

    Talan taali caashaqa ma iskugu talaal naaa

  • @laylaxasan4760
    @laylaxasan4760 4 роки тому

    W/kpm

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 років тому

    🌿🌿🌿🌺🌺🌿🌿🌿💕💕💕💕👍

  • @ahmedlaqanyo7877
    @ahmedlaqanyo7877 8 років тому

    wah waad the pest hees

  • @bookbook9778
    @bookbook9778 8 років тому

    woooooow amina dhoool