Dhagar Weyn | Fandhaal podcast 115 |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 104

  • @sawdayussuf1737
    @sawdayussuf1737 5 місяців тому +15

    Dumarka dhagartoodu ma sahlana hadeyna Alle kacabsaneyn, Macallin Shukran👏

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 5 місяців тому +17

    Wlhi waxan Gabdhaha Soomaaliyeed ee Somalia jooga waxan kama suurtoobaan ❤ Allow gabdhaha wadanka jooga noo xafid waxa maafiyada ah waa qurba joogta

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 5 місяців тому +4

      Gabdhaha qurbaha joga halke kuwada aragtay mida kale ninkan nagahu ka hadlayo waa ajanib. So leave use alone adeer

    • @sankacade
      @sankacade 5 місяців тому

      @@Ymhsey_chary2310ajaanib lee ma noqdaan feminist.

    • @saadaqwarsame6477
      @saadaqwarsame6477 5 місяців тому +2

      Nagaha somalida ugu ciyaal suuqsan kuwa dhahaya macalinka quranka i dhiga ikufsaday ma arkin o been noqotay

    • @Ahmedsahane
      @Ahmedsahane 5 місяців тому

      @@saadaqwarsame6477 war waad akhlaaq xunthy waxas gabdhaha Somaliyed ma dhihine naagaha waashay ee qurbaha jooga weeye waxa dacaayadas ka sheekeya Somalia gabdho hagagsan ba joga

    • @Ahmedsahane
      @Ahmedsahane 5 місяців тому

      @@Ymhsey_chary2310 ajaanibta iyo qurbajoogta wa isku mid waa Kab iyo xaarkeed

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 місяців тому +16

    Waa sababtii nebi yusuf xabsiga masaaridu u dhigeen.

  • @Maryanru
    @Maryanru 5 місяців тому +7

    Ninkasi wu nasib badna nagtasna ayada is cebysy subxallah xasidsna nagtu

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 5 місяців тому +6

    Ilahay ma jacla dulmiga subxanallah

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 5 місяців тому +6

    إِنَّ كَيْدَكُنَّ عَظِيمٌ؟

  • @abdikadiromar8711
    @abdikadiromar8711 5 місяців тому

    Shukran mudane allaha digniintaa waan waan qaadaney

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 місяців тому +9

    🌻 *Hablo way ila dhasheen wayna I dhashey ayagana aduunka ugu jeclahay* 🌻. Reerahooda ayay iska wataan waana dhaqan yihiin. Ilahay haa u barakeeyo haana ka badbaadiyo naagaha xun ee aaminsan feminism kuwaas oo dhamaantood reerahooda soo dumiyey sabab ay aqli yaridoodu u geysay, rabana iney mustaqbalka dumarkaanu jecel nahay ku cayaaraan. Naagaha xunxun hadii aad dhagaysato maalmaha ay ayaga dhexdoodu isu dhagan yihiin, waxaad ka maqlaysaa iney raga ay la tuntaan kala kulmaan dhacdo aan ka suurtoobin qof Muslim ah ama somali ah sida iney isu qashifaan in midkood *xubinteeda taranka ninkale kaga saxaroodey* subxan Allah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 місяців тому +3

    Gabadhi Waa Hoyadeed ,
    Hadii Ay dhaqan Fiicantahay
    Iyo Hadii Ay dhaqan xuntahay
    Hoyada Fiican , Gabar fiican bay dhasha.

  • @sundusclahi8992
    @sundusclahi8992 5 місяців тому +5

    Bulshada ugu dhqanka wanaagsan waa Somalida rag ahaan iyo dumarkaba masha a alah 😊 ilaahay ha na dhowro

    • @musababdijamal9556
      @musababdijamal9556 5 місяців тому +1

      M.sha alh lkn dad xuna lkn nagu soo biraya baryahan

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 5 місяців тому +1

      Dumarka somalida noockasta laga hela wakhti xadirkan wiilasha aya dhaama sababto dumarku waxay ku xiran yihin naago gaalo la nool intay kuwas ku xiran yihin xata ha xijaabnato dhaqan iyo diin way kala dheeryihin for real!

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 5 місяців тому +3

    ALLAHU AKBAR 😢

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 5 місяців тому +6

    Shukran omar inshar

  • @Ahmed23j-q
    @Ahmed23j-q 5 місяців тому

    Wow waa cajiib

  • @LuulCigale
    @LuulCigale 5 місяців тому +3

    Subxana alah qof ilaahay ka cabana waxba masamaynaayo rag iyo dumarba.

  • @gooleyare9620
    @gooleyare9620 5 місяців тому +1

    Nacalad alle iyo tii Rasuulka haku dhacdo naagaha dhagarta ladamca Raga

  • @AbdiaziizFarah-uf2dc
    @AbdiaziizFarah-uf2dc 5 місяців тому +3

    Allh dumarka shartooda hanamootiyo

  • @SoumeyaKadar
    @SoumeyaKadar 5 місяців тому

    Walee xishoodki Wu dhamaday subxanallha

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 5 місяців тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Deeqcumar-sn9tq
    @Deeqcumar-sn9tq 5 місяців тому

    SubxanaLah allow aduun iyo akhiraba na ilaali amiin yarabi🤲

  • @Siciid22
    @Siciid22 5 місяців тому +3

    Dhiiloyinka xayramy halska ee go😮

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 5 місяців тому +4

    Waxanba ada nabaraya wlhy bisinka laasim waa inaad dhawrki isbuucba waxa noga sheekeysid oo dumarunba rag iyo dumarba dadka xun waaku jiran waxan waxka faaido badan ayanka baranay no wad

  • @mohamedosmanawil
    @mohamedosmanawil 5 місяців тому +5

    Kuwa meeshanoo masaakiina mustaqbalkoodii lagu ciyaaray sidii loo lahaa raga iska dhiciya reer galbeed iyo fikradooda meel ha idin geyso dheh

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 5 місяців тому +1

    Walahay arintaas hadeer wadanka bay ka jirtaa

  • @kamaaljohnlegend6081
    @kamaaljohnlegend6081 5 місяців тому +2

    Cumarow ad umahad santhy boowe
    Tan xigta gabar mj ah aya malaysiya lagu gumaystaa 😢

    • @gooleyare9620
      @gooleyare9620 5 місяців тому +1

      MJ MA HAL QOF BA ADER NAAGTI IS DAYACDA HALA XUMEYO SXB QABIL IYO QOF KALA SAR

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 5 місяців тому

      Ma gbdha sundus ayad kawada hada iyada kawado rabi ka cabso waa laku waydin qiyamaha dadkas waa asxab

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 5 місяців тому +3

    Inay wax wanaajiyaan aad bay u fududahay sido kale inay wax xumeeyaan iyana waa mid dhici karta taxadar hala muujiyo raggow wanjalaadu waanta meelo badan bay daadsan tahaye😁

  • @NasraMukhtaarCarab
    @NasraMukhtaarCarab 5 місяців тому +3

    Talaw maxay yihiin dumarka noocano kala ah waligay ma arag mana maqal waxan joga dalki hooyo Alle hanaga hayo dumarka noocano kale ah

  • @Maxamadbile-w2m
    @Maxamadbile-w2m 5 місяців тому +3

    Ku sali nabiga scw❤

    • @AXMATO_
      @AXMATO_ 5 місяців тому

      Scw scw scw

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 5 місяців тому +4

    wxaas oo dhacaya hadan akwran Rag badan oo Soomaliyeed kuma Bararaugsana meesha aay Dumarku maanta Marayaan?! war Ragooow Baraaruga idinkaa ilaaahay wakiil uga ah Aduunkaan

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 5 місяців тому +1

    Tool beelay walahi waan ku qoslay layabka aan layabay

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 місяців тому +4

    *Dumarka qurbaha ku waashey uun ayaa F aaminsan*

  • @zad194
    @zad194 5 місяців тому +2

    Gormaa anaga iyo masari isku mid noqona marka . Waxan cml dalkeena kama dhacaan 😂

    • @MuniiraYazinFarah
      @MuniiraYazinFarah 5 місяців тому +3

      Wey dhacaan wll maalin dhoweyd ayaan goobjoog ka ahaa arrintaas oo kle😢

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 5 місяців тому +3

    Yaa Ahlan Wasahlan Cumarow 😂 Xalqadaan Wan sugaynay

    • @Siciid22
      @Siciid22 5 місяців тому +3

      😳aniiga ka shakiiyeeey mid tukan ka igu timada lakiin walshy ayaa iga waanisy in iska ee go

  • @FarhanMahamedali7
    @FarhanMahamedali7 5 місяців тому +2

    Xaqiiq weeyi

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 місяців тому

    Alla, maxaa sheekh been Laga sheegay .oo sumacda La.ga dilay❤
    Kabacdi wax lagu waayay Sumacadiina laga Dialay Aaax.

  • @Clhafidraage-ru4dt
    @Clhafidraage-ru4dt 5 місяців тому +1

    Aad iyo aad wllhi

  • @allijaber832
    @allijaber832 5 місяців тому +2

    cumarow sxb dumar badan qurbaha jooga oo kugu dhegan ayaa ayaamahan socda

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 5 місяців тому +2

    Walal anaga maxaa ajanibta naga galay. Hays rifan mane hays cunan wax iga galay maleh. Gabdhaha somaliyed hadey xumato xata malayacni kulama imaneyso so be for real.

    • @gooleyare9620
      @gooleyare9620 5 місяців тому +1

      Miskinow weli ma adan arag dhagarta nagaha somalida lkin malin baad arkaysa

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 5 місяців тому +1

      @@gooleyare9620ani gabar baa ahay. Mida kale Ada maskin ah oo habalah somaliyed laga rebi la yahay. ajanibta iyo somalida wax iska galay maleh

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 5 місяців тому +1

    Shulrn ustad omer

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid 5 місяців тому

    لا حول ولا قوة الا بالله

  • @abdikaafiMoha
    @abdikaafiMoha 5 місяців тому +1

    wlhi qiyamaha soo dhaw 😭

  • @hamdiaahmed2603
    @hamdiaahmed2603 5 місяців тому

    Horta omar apowe maxad u adegsata sawirka steve asagoo ciwankaba quseynin😂

  • @imanabdi8537
    @imanabdi8537 5 місяців тому

    Wcs mahadsanid wllky

  • @sankacade
    @sankacade 5 місяців тому +1

    Waa xaladda ka jirta reer galbreedka io wadmAda. Uu doooda gender equality. Iyo inta kale fikrada feminist Aminsan. lkn Waxaan qiraya gabdheheena dalka joogo ineyna waxaa
    io dulmi ka suurtoobin

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 5 місяців тому

    Cajiib

  • @hamdiaahmed2603
    @hamdiaahmed2603 5 місяців тому

    Omarow vedioga deey ha joojoojininee😂😂😂

  • @Xaali95
    @Xaali95 5 місяців тому +1

    Ayadana nin banaankaas ka taagan bay cagaheda ku raadsanasaa. Kuwana ayagoo banaankaas taagan bay rag ugaarsayaal ah maaro u la'yihiin. Gabdhaha noocaas oo kale ah naguma xisaabsana oo ma tirsano. Kuweena run runta dambi xagjir ah loo gaystay bal waxay u horseedayaan in la dhayalsado mustaqbalka.

  • @Rakiacom
    @Rakiacom 5 місяців тому +1

    Hehehe mararka qaar wax lagu qoslo bad ka arkysa qof aad muqaladisa qarna cajiib ay yihin lkn waxay ku tusinysa fahanka iinsanku meelna cabqari ka yhy meelna ilma caruura ah walal wadankeni iyo soomalida waxa ka dhex jira ka hadal nimanka suuqyada laga mari karin inabti iyo gacantodu wada socoto hadanad ka war hayna carabta hanoo soomaliyeyne so warayso dadka xog ogaalka maanta wiilasha ugu baahi badan cid wax lo sheego oo la waaniyo hadad cid waaninayso walalo rag la'aan lama noolan karo ragna ma hayno waanay raban iyaga sidan bal ugu nuux nuux so allah khyr haku siiye hdad ubad bad qabto ay ka thy.

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 5 місяців тому +1

      Bal kalayo is qabadsi nimanka suqyada laga mari layahay iyo raga waani rag la aan lama nolan karo 😂😂

    • @Rakiacom
      @Rakiacom 5 місяців тому

      @@mrfuga6041 miskin mad fahmi kari waydey wxn ujeeda rag la 'anti lma Nolan kro inamda soomliyed xta qaab raged mleh dhaqan warkisa dayo badankod marka inu no waaniyo si ay unoqdan rijaalo hda fahanty wllo

    • @LatifaBintuomar
      @LatifaBintuomar 5 місяців тому

      ​@@mrfuga6041de raga ha ficnadan e waani aya laga wada

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 5 місяців тому

    Ibtiladan aad soo bandhigtey qofka toos ku Dila aa fiican naagaha Ilaahey Dhulka ha la jaro 2007 ayey I qabsatey sheekada wa la I hirey hal habeen aan habsi u galay balse kaamirado aa ku jirnay meel kasto ay been ku sheegtey wahaa la I dhahay raali ahaaw wana la isoo daayey laakin bal ka waran 2015 bacda 8 sano shaqo aan dalbaday aa la i dhahay kuma siinnkarno hada ka hor aa naag kufsan gaartey wa kufasatay ma ahan wa sigtey marka naagaha balaayo ha ku dhacde wa ibtilo loo baahanyahay

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 5 місяців тому

      War waa kuwa inkaar ku dhacday
      Ee is jir sii ba qurbaha uguma sii jirto waa meesha raga lagu galay
      Naago balaayo ah ayaa dhooban

  • @IbraahimKhaliil-rj1ih
    @IbraahimKhaliil-rj1ih 5 місяців тому

    Inta badan ciyaartoyda kubada cagta ayay ku dhacdaa

  • @hanaldo8811
    @hanaldo8811 5 місяців тому +1

    fereland mendy😢

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 місяців тому

    Subxanalah😢 walahi wxay kadhacdaa Soomalia

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 5 місяців тому

    Alhamdulillah 😊❤

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 5 місяців тому

    Dumarka Galada ugu daran magdhaw raadis meshaas ka gashay

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 5 місяців тому +2

    Anu shaxda feminist wan fahansanahay cidii women's serka ah uun baa loo adeegsanayaa shame tactics and me too

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 5 місяців тому

    Macalimu cumar inshaar🫡

  • @NuurMaxamed-s3y
    @NuurMaxamed-s3y 5 місяців тому

    Wllhi xaqiiq

  • @naimaosman
    @naimaosman 5 місяців тому

    Waa maxay sababta aad xuumankasta oo dhacdo aad gabar soomaliyeed ugu li faaqdo 🤔

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 5 місяців тому

      Naagaha somalida qashin bay noqotay

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 5 місяців тому

      Gabadh somaliyeed mahee waa carab
      Balse Idinku ilaahyo miyad isku haystan? Yaa dhahy dumarka lama dhalecayn karo oo xumaantoda lagama hadli karo?

  • @hajiadani5419
    @hajiadani5419 5 місяців тому

    wa sidii kudhacday players kii , mendy , greenwood , etc 😂

  • @HassanElPadrino-ic1fz
    @HassanElPadrino-ic1fz 5 місяців тому

    Qac baa ka yeertay kuwo badan😂😂

  • @sagalmahamed8745
    @sagalmahamed8745 5 місяців тому

    garsiya wllken 2000malyankabadan uqalma

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 5 місяців тому +2

    Yacni ma ahan wax been ah markasto in dumarka wajahaan dhibaatooyin laakinse marmar beey dhacdaa in ay qaar kamid ah dumarka ka been sheegaan waa in la baaraa intii lagu degdegin

    • @ibrahimmohamedosman3622
      @ibrahimmohamedosman3622 5 місяців тому +1

      Arintaas waxaan ku arkay saldhiga garowe 9 nin oo atintaas oo kale u xiran naago been ka sheegteen

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 5 місяців тому

    Ustaad xaqiiq weeye

  • @abdimaalikahmed2815
    @abdimaalikahmed2815 5 місяців тому

    Arintan uu shegeyo marar bdn ban argay

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 5 місяців тому

    Fitnada alle hanaga badbaadsho

  • @NiciimaCcasiis
    @NiciimaCcasiis 5 місяців тому

    Dee baryahan dumarka lagaa kari layahay maxanu kaa haysanaa nio

    • @Ahmedy64
      @Ahmedy64 5 місяців тому +3

      Madowduuca dhamesso commenti ha iska soo bixin

    • @NiciimaCcasiis
      @NiciimaCcasiis 5 місяців тому

      Mxa ka khuseya adiga​@@Ahmedy64

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 5 місяців тому

      ​@@NiciimaCcasiiswax walbo inaga quseeyo qofkaa aad aflagaadeeneesid waa macalinkeena ee dagnaan muuji😊

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 5 місяців тому

      Wuxuu ka hadlay kuwa dhaqanka xun iyo Femenisamka 😂😂😂
      Markaa kuwa miyaad ka mid Tahay😂😂

    • @abdikadiromar8711
      @abdikadiromar8711 5 місяців тому

      F

  • @AadanAxmed5
    @AadanAxmed5 5 місяців тому +1

    Asc omar inshaar

  • @CabdixamiidCabdiraxmaan
    @CabdixamiidCabdiraxmaan 5 місяців тому

    M.mandy

  • @AliDuqur
    @AliDuqur 5 місяців тому

    Hhh

  • @4hamitt
    @4hamitt 5 місяців тому +1

    First one

  • @abdikarinmohamed2777
    @abdikarinmohamed2777 5 місяців тому

    1st one❤

  • @MohamethCusmaan
    @MohamethCusmaan 5 місяців тому +1

    First comment😂

  • @FarhanMahamedali7
    @FarhanMahamedali7 5 місяців тому +1

    Xaqiiq waayi

  • @sagalmahamed8745
    @sagalmahamed8745 5 місяців тому

    garsiya wllken 2000malyankabadan uqalma