Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.1aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►www.youtube.co....

КОМЕНТАРІ • 91

  • @hafsah6823
    @hafsah6823 2 роки тому +11

    Wallahi waan la dhacay siduu sheikha cashirka noogu bixiyay. wey wanaagsan tahy in la barto waxa acmaasha naga dhaxgalo iyo dawadiisaba . Illahay Haku barakeeeyo SH

    • @xaliimabarakow3729
      @xaliimabarakow3729 8 місяців тому

      😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢 عنه😢 هنناك في عدد🎉😢🎉🎉😢🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉😢😢😢🎉😢🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢. زهظ.ههظه😢🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉😢😢🎉🎉😢😢😢😢😮

  • @mahadabdi4158
    @mahadabdi4158 4 роки тому +20

    Sheekha xikmadiisa aan baan ujeclahay. Waxbadan oon ogeyn ayu soobaaray oo nosogudbiyay.
    Jazakallah sheikh mahamed Ismail.

  • @Eng_Jafar_M_A86
    @Eng_Jafar_M_A86 2 роки тому +7

    Maasha Allah, ilaahoow carabka sheekha cadaab iyo cudurba kadhawr.

  • @mohamedhamud8178
    @mohamedhamud8178 2 місяці тому

    Jasaakalahu khayr sheikh mohamed alle miisaanka xasanadka hakugudaro barnamij aad u muhiima nooshrgtay

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 3 роки тому +18

    Sheekhan waa sheekh cilmiga jinka aad uyaqaan, inooso badiya videos

  • @laylasiyaad7820
    @laylasiyaad7820 2 роки тому +4

    Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyr yasheekh

  • @B3L1VE1NYOURS3LF
    @B3L1VE1NYOURS3LF 3 роки тому +6

    Masha allah shar oo dhan allah haka xiftiyo

  • @CaashoCabdullaahi-x4y
    @CaashoCabdullaahi-x4y 13 днів тому

    Allahu akbar sheekh xayakaallah tabaraka raxmaan yaa sheekh❤🎉

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 3 роки тому +10

    48:48 Alla sheekhu muxu Xamar kala yaqaana laakiin waan ka xumahay hadda garan uu maayo waayo wax badan ayaa is badalay oo xilli fiican ayaa wadanka uugu dambeysay👍Alle waxaan ka baryay in wadanka amni inooga yeelo ummada Soomaaliyeedna isku dumo🤲Aamiin yaa Rabbi

  • @xasanholacjrxasanabuubakar1267

    M.a sheekh alle haku barakeeyo meel walbo aad joogtid sharaf iyo karaamo mahad sanid sheekh

  • @xiindaud1234
    @xiindaud1234 4 роки тому +9

    جزاك لله خيرا معلم محمد اسماعيل

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 роки тому +2

    جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 роки тому +5

    جزاك الله خيرا وبارك فيك يا شيخنا

  • @abdulahiabdi9245
    @abdulahiabdi9245 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا معلم محمد اسماعيل

  • @ahmedasaweh9019
    @ahmedasaweh9019 4 роки тому +7

    Mashlh sheeq alha kudhwro

  • @siciidcumar9580
    @siciidcumar9580 3 роки тому +3

    جزاك الله خير يا معلم محمد اسماعيل

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 роки тому +6

    rabi.ha.ku.xafido

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 Рік тому

    Sheekha cilmigiisa iyo caqligiisa Allah ha u ziyaadiyo
    Walalaha Noo soo duubeena ajar Allah ha Ka siiyo Waa casharo faaiido badan
    جزاك الله خيرا

  • @AliMohammed-fc4ez
    @AliMohammed-fc4ez 2 роки тому +2

    Sheekh ilahay ha barkeeyo

  • @cabdixaashi1747
    @cabdixaashi1747 4 роки тому +7

    Asc walal maasha allah

  • @farduzviyore340
    @farduzviyore340 4 роки тому +6

    Masha allah

  • @ioe6468
    @ioe6468 3 роки тому +4

    Cilmi kale.

  • @edge6016
    @edge6016 Рік тому

    جزك للله خير شيقا محمد حسن

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 14 днів тому

    Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤

  • @cikarimali9752
    @cikarimali9752 5 років тому +6

    jecliyaa shiikha muxadaradiisa

    • @aminawarsame5005
      @aminawarsame5005 2 роки тому

      ABC shiiqo waxbadn baan xanuun Sanhay falana seen kuu helikar xagd joogtaa se lbarkaag iisoodir?

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 3 роки тому +8

    Asalaamu caleykum,sh mahamed Alla hagu xiftiyo, waxaan jeclahay in aan gula xidhiidho ee sideen gula hadla,jazzaa kalla

  • @muzamilmohamed5271
    @muzamilmohamed5271 4 роки тому +6

    Manshallah

  • @ijaaboosmaan86
    @ijaaboosmaan86 3 роки тому +2

    Alaah haku barakeyo shiikh

  • @cikarimali9752
    @cikarimali9752 5 років тому +5

    masha alah

  • @yuusufcabdiyuusufcabdi9173
    @yuusufcabdiyuusufcabdi9173 3 роки тому +4

    Masha allh

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208
    @cabdirashidcawilcabdulahi208 3 роки тому +6

    Wxan dhageysanaya mawducaan xasaasiga ah
    Hbn 12:00 am
    Oo tariikhda tahy 29/3/2021
    Habenimo isniin ah

    • @abshirsheikahmed6485
      @abshirsheikahmed6485 Рік тому

      2023/07/21 .
      Maalin jimcaha ayaan dhageesanayaa kucelis asagoo ah dhoor jeer oo horena waa dhageestay lkn kama dhargo xogtaan muhiim ka ah , marwalbana cashar aan kalla baxaa.

    • @korneylmohamed2579
      @korneylmohamed2579 10 місяців тому

      29/10/2023 02:32 habeenimo ayn dhagaysanaya 🇩🇪

    • @mohamedhamud8178
      @mohamedhamud8178 2 місяці тому

      12/07/2024 marlabad ayan dhagysanya ano rajynya inan dhamysto markan Insha Allah

  • @raaqiyo9999
    @raaqiyo9999 Місяць тому

    4/8/2024 hbn isnin sogalee 8:38pm ayaan firsanayaa all waan wada dawan donaa inshal allah xalqaba mar

  • @war-maaxmediacompany6016
    @war-maaxmediacompany6016 3 роки тому +3

    masha allah

  • @siciidyusuuf5706
    @siciidyusuuf5706 3 роки тому +7

    Mashallah

  • @cibaadulraxmaan-404
    @cibaadulraxmaan-404 5 років тому +8

    Subxanallah waa muxaadaro Fiican

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 Рік тому

    Xasbuna Allah wanicmal wakil

  • @fatimaabdulkadirawil3011
    @fatimaabdulkadirawil3011 10 місяців тому

    shiikha seen kuhelikarnaa meel aan kalahadalno jazakalah

  • @honestboy1200
    @honestboy1200 3 роки тому +2

    Shiikh asc

  • @abdikaafimohamed3035
    @abdikaafimohamed3035 2 роки тому +2

    10/5/2022

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 роки тому +1

    M.a

  • @versal6927
    @versal6927 3 роки тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 5 років тому +11

    Al xusayni channel aad baan u jeclahay video wadiina anfaca leh

  • @umalkheyrumal1238
    @umalkheyrumal1238 3 роки тому +3

    9 jirkaygi anigo waxaro l'as jooga baan arkay niin aad uu madaw sida dhuuxusha oo indho cascaas lkn inyar kedib Markan ka sheensaday buu ba'baay 😭 ilhy haigu so ceelin

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 4 роки тому +7

    Sh muxumad awaay halku aday wan uu xiisey .?

  • @MohamedAli-or6qc
    @MohamedAli-or6qc 3 роки тому +3

    @Maktabadda Alxusayni
    Walaalayaal qasiidada bilowga magaceed

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 Рік тому

    Suxana Allah

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Рік тому +1

    AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY
    WAXA KU YAAL KITAABKA:
    KHUD CAQIIDATAKA
    OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE.
    WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO.
    CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO,
    WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA.
    WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH.
    QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN.
    1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU:
    ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس
    MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN .
    EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN.
    BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,.
    KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA.
    WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA,
    WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL.
    TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN.
    BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA.
    QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E.
    WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY.
    العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية
    OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA.
    MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY.
    SU'AASHA 20. KITAABKA
    KHUD CAQIIDATAKA
    2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠)
    WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA
    وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران
    CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO.
    NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA.
    WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA.
    TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA
    XALAASHADAAN,
    QURAANKANA WAXA KU TAAL:
    ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣)
    IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY,
    CADAABTANA KU WAARAYO
    ILAAHAYNA U CADHOODAY,
    WALIBA UU NACDALAY,
    CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.

  • @sadakbirre6272
    @sadakbirre6272 3 роки тому +3

    Shiikhow allaha ku barakeeyee bal rusheeye ninka la dhaho baaabkiisu waa maxay ????

  • @user-wp4gc8sq5w
    @user-wp4gc8sq5w 9 місяців тому

    1:00:00

  • @astahilxalane7811
    @astahilxalane7811 3 роки тому +3

    Asc

  • @user-pz1jr8qu7z
    @user-pz1jr8qu7z 3 місяці тому

    فازلهما الشيطان عنها))وكذالك جعلنا))صحاب اب ذر..تعود بالله من الشيطان الانس والجن اوللانسان شيطان قال رسول الله صلى الله عليه وسلم.))الا ابليس كان من الجن ))

  • @hawaismohamed8089
    @hawaismohamed8089 2 роки тому

    Sheekoo Maan faliney ...

  • @ahmediishoow3007
    @ahmediishoow3007 2 роки тому

    ascww Waxman codsanayaa inlaygusoo diro sida ay iigu xigaan

  • @laylasiyaad7820
    @laylasiyaad7820 2 роки тому

    Bismillaahi scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 3 роки тому

    17/8/2021

  • @versal6927
    @versal6927 3 роки тому +1

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🌷🌷❣❣❣💯💯💯💯

  • @Adelina24244
    @Adelina24244 2 роки тому +1

    What if one of your parent got somebody to do sixir to your father and your siblings? Idk what to do

    • @maryanabdirahman4101
      @maryanabdirahman4101 Рік тому

      af somali ku hadal

    • @Adelina24244
      @Adelina24244 Рік тому

      @@maryanabdirahman4101 hooyaday waxay heshay qof sixir u sameeya aniga iyo aabahay iyo walaalahay qiyaastii 16 sano ka hor
      Aabbahay wax kasta oo hooyaday ku tidhaahdo wuu sameeyaa
      xataa hadii ay diinteena ka soo horjeedo
      waxay isticmaaleysaa sixir si ay u maamusho qof walba oo gurigeena jooga
      aabahay wuxuu ka hormariyaa mid ka mid ah caruurtiisa sababtoo ah wuu cabsanayaa
      maxaan ka qaban karaa arrintan

  • @user-pz1jr8qu7z
    @user-pz1jr8qu7z 4 місяці тому +1

    اغلثة ءافان في مكا ئل الشيطان
    So ma ahn kitbka uu shegy siikha mise

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 3 місяці тому

    Iska ilaliya + waa been + waxan dadka eyey ku walayan + wax cilmi ah oo cafimaad la xidhidha mey baran + iska jira waxan wa lagu shaqeysta + nimamkani ummada wey la hadheen oo maskaxda ka dileen + war waxan yaan la amini+ wa shaqo

  • @nassiriabraham
    @nassiriabraham 2 роки тому

    Waa maxay sixir
    waa maxay jinka
    maxaa u dhexeeyo jin iyo sixir
    jinkisu ma yahay qof ?
    waa maxay sababta ay qureeshi u tiri Nabi Maxamed waa sixir
    waa maxay sababta uu fircoon uu ku eedayey Nabi Mussa sixir
    Tallow ma dhici kartaa in aan Su'aalahan weli la iswaydiinin??????
    ka fakar oo iswaydii waa maxay marka uu QURANKA sixir ka sheekanayo ????

    • @Aixasm
      @Aixasm Місяць тому

      Jinku Waa makhqul Alle aburey ilaaheybana quranka ku sheegay
      Jin io sixirna Waa laba isku lifaqsan marka xadka ino dhaxeeya laga gudbo jinka lo isticmalo
      Qureyshi nebigene scw waxey uhadhen Waa saxir waaa marka caqligooda khilafsan ku Arken uguna yeedhay diinta Alle swt iyago is diidsinaya sda isku mooganeysiyan sda udhahen
      Fircoona sbbta udhahy wxy ahyd mucjisada rabaniga nebi muse csm Alle wx ku tusayey Waa saban aad lo isticmali jirey sixirka
      Hda dib uraacdo tariikhda wx. Walpa Waa ku cadyihin

    • @nassiriabraham
      @nassiriabraham Місяць тому

      @@Aixasm Haddaba sixir ka ma ahan waxaan ay wadwadaan xagga iyo inta ee wuuxuu la xariira hadalka. ee ma ahan wax muuqda. Sida looga gudbo sixirkana waa fahamka saxda ah ee quraanka

    • @Aixasm
      @Aixasm Місяць тому

      @@nassiriabraham adu bal isheeg muxu yahay

    • @nassiriabraham
      @nassiriabraham Місяць тому

      @@Aixasm ua-cam.com/video/qp-89JSbH7c/v-deo.htmlsi=GwG52-VdxzNuS5Im

  • @maryanabdi6688
    @maryanabdi6688 9 місяців тому

    Masha allah

  • @shmahamedismaciil7039
    @shmahamedismaciil7039 3 роки тому +1

    masha allah

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @mohamadosmaankuulofarxadaw389
    @mohamadosmaankuulofarxadaw389 5 років тому +3

    Masha allah

  • @maryanabdi6688
    @maryanabdi6688 9 місяців тому

    Masha allah