Nafaqada laga helo Timirta.. ka faaiidayso timirta iyo nafaqada ku jirta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Ma la socotaa dhagaystoow faaiidada caafimaad ee laga helo Timirta.
    waxaa noo sharxaya Dr Ahmed Ali Madar.
    Hadii aad is lahayd Timirta waxa kaliya ee la cunaa waqtiyada Ramadaanka. waxaad ogaataa in uu jirkaagu maalin walba u baahan yahay ilaa 5 xabo oo Timir ah.
    Maqal Radio.

КОМЕНТАРІ • 99