Hoo hadiyad - Xalqada 6aad - Suaalaha Dadweynaha Degmada Boondheere | Astaan TV 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Hoo hadiyad - Xalqada 6aad - Suaalaha Dadweynaha Degmada Boondheere | Astaan TV 2022

КОМЕНТАРІ • 132

  • @ashofaki2565
    @ashofaki2565 2 роки тому +10

    Masha alaah bernamijkan waa Sanadka labad an dawado🙏🇳🇴

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 2 роки тому +38

    😄😄😄 kulaha waxad tahay ninka ka shaqeya 1 iyo 2 iyo3 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 2 роки тому +7

      🤣😆😅😅😆😆🤣🤣😂😂😂walahi aad uunoga qosliyey wariyaha muxula qosli layahay Ayan isweydiyey

    • @mrhabiibi310
      @mrhabiibi310 2 роки тому +2

      🤣😂😂😂🤣 yusuf qosolka u isku celi naye 😂😂

    • @samiaismail7937
      @samiaismail7937 2 роки тому +2

      Hhhhhh wxbaa kaziiya caadi majiro😂😂

    • @narminbarre4900
      @narminbarre4900 2 роки тому +2

      😂😂😂😂istaqfurulah maxa kudacay

    • @wardaabdalla7417
      @wardaabdalla7417 2 роки тому +1

      😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @diqo8361
    @diqo8361 Рік тому

    Mashaa Allaah Reer Boondheere WAAD dadaasheed aadna waan UGU hanweynaay ineey degmada AAN Ku dhashay guuleysato. Waxaana rajeeynaa in ay dhalin yarada degmooyinka kale ay wax badan aqriyaan kulamo aqoon iis weyaarsina sameeysaataan bishiiba mar, gaarahaan degmada Yaaqshiid iyo cabsi caziiz, oo aanan Ka faa'idaysan
    Hadiyadihii loogu tala galay.. . Yusuf AAD iyo AAD ayaa u mahad santahay Sida Wanaagsan EE AAD barnaamijka u daadihisid
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    WAXAAN kaloo u mahad celinaayaa Astaan TV iyo Xayaad Market oo Bulasha dhiirri geliyo si ay aqoontooda kör UGU soo qaadaan🎉🎉❤❤🎉

  • @ayaanleandiazizdaljoogsoma3844

    maasha allh

  • @moruush
    @moruush 2 роки тому +2

    mashallah , su'aalaha inta badan waxaa ka jawaabo gabdhaheyna quruxda badan . mashallah.
    mahadsanid ASTAAN TV

  • @A...A...A383
    @A...A...A383 2 роки тому +4

    Wan jeclahy barnaamijkan lkn hal talo dadiyaha dag daga ka daa dadka wll ugu yara celceli in sha allah wan idin tageera astaan tv 🥰

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 2 роки тому +3

    MaashaAllah maanta alaab qatar nasiinka qofkow ILLAAHEY ugudaro

  • @cabdiraxiim2439
    @cabdiraxiim2439 2 роки тому +5

    Nabi musse caleehi wasalaam

  • @sunta1294
    @sunta1294 2 роки тому +6

    Odayga sharka cadaay wuu xanuun snaaany stress qof haayo ahaay illaahey ha caafiyo

    • @ataaxali909
      @ataaxali909 2 роки тому

      kistoo madaxa loogu jiraa anaa aqano isku xafad nahnay

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 роки тому

    Machaallah illahay ramadan ka kaleeh farxad iyo barwaqo ha nagu garsiiyo amin 15:04:2022 haben jimca Machaallah 🕋☪️❤️

  • @anisaxuseen5634
    @anisaxuseen5634 2 роки тому +5

    Maasha Allaah❤🥀💯

  • @sagalsalaad2750
    @sagalsalaad2750 2 роки тому +1

    Maxamuud xarbi buugaagta 8aad ku jiraa

  • @paariyowcade2492
    @paariyowcade2492 2 роки тому +5

    Yaaaa allaH allaH Ina caaafiyo walabi WUu IGA qosoL siiiyy😆😆😆

  • @abdulahiozil1o282
    @abdulahiozil1o282 2 роки тому +4

    Araga waxaan ka ahay 1
    Maqalka waxaan ka ahay 2
    Maalinkii waxaa la iga helaa 2 mar
    jawaabteedu waa Xarafka A

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 роки тому

    Mashaa allaah asc yuusuf islaam iyo xayaad market was barnaamidka ugu fiican ee aan kadaawado xayaatmarket caawiyaa cayuurta waayeelka

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому

    Masha allha tabarikllha bodheere xafadeda hor wey shukran my brother hor usoco Ramadan Mubarak ❤❤❤

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +2

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +2

    Ramadaan mubarak ✨ 💖

  • @naimaabdullah5966
    @naimaabdullah5966 2 роки тому +1

    Wayabe dadku number 5maxay ku arkeen kkkk keep going Astaan tv

  • @rowthahussein9735
    @rowthahussein9735 2 роки тому

    Nambar 5 suasha dadka dhan wey sheegen 1977 aya ladhisey lakin aug 11 2010 aya ladayactirey

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 роки тому +13

    inta bisha Ramadaan loo Dambi dhaafo Allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto aamin wll qaali Ramadaan Mubarak

  • @hanaomar1801
    @hanaomar1801 2 роки тому +7

    Kaaraan waa goormee

  • @BIGLAND75-ye6kl
    @BIGLAND75-ye6kl 2 роки тому

    Caag saliid gastarik

  • @khalifabdullahi9132
    @khalifabdullahi9132 2 роки тому +9

    نبي الله موسي عليه السلام

  • @cabdinajiibxasan1372
    @cabdinajiibxasan1372 2 роки тому +1

    🤣🤣 jwabtayda wa boon dhere ku lahaa

    • @sucada5153
      @sucada5153 2 роки тому

      Nin waalan weeye😂😂umalaynayaa😂

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 2 роки тому +3

    Haddan wajikaga arko waaba iska qoslaa niyow

  • @Fuuraa333
    @Fuuraa333 2 роки тому +2

    sanadkii 1926

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 2 роки тому +1

    Astaan tv ayaga dagmada kaaraan ma tagaan miyaaa😂😂😂

  • @haabiildtt3792
    @haabiildtt3792 2 роки тому

    Alloow cafimad buuxa sii🤲waa ku qosli kari wayay wlhi waanba ka naxay su’aasha la waydiiyay iyo meesha uu ka hadlayo maba is lahan📷😢

  • @iqradahir946
    @iqradahir946 2 роки тому +1

    Su aalo fiican soo diyaari halxiraalayaashana ha noqdaa kuwo fiican oo lagaa aqbali karo afurkaa naga daahisee sidaan u sugeynay jawaabta

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому +2

    RAMDAAN KARIIM ABOOWE WARIYAHA

  • @barreboss3699
    @barreboss3699 2 роки тому

    Yarkaas wuu saxay cisbitaalka waxaa la dhisay 1977dii

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 2 роки тому

    Nabi muse caleyhi salam

  • @ahmedmohamediseahmedmohame489
    @ahmedmohamediseahmedmohame489 2 роки тому +15

    caluko 🤣🤣 ninka ha"warerin 21 qabsade kulahaaa

  • @moyamani1945
    @moyamani1945 2 роки тому +2

    11:00 🕚 war gabartas Yaa isiiyo qurux bdna 😢

  • @qaalinuura3261
    @qaalinuura3261 2 роки тому

    War yusuf su,aasha lanbar4 inkastoo gadaal aad ka badashay hadane waxan ka rabnaa jawaabta su,aashii hore oo ahayd araga waxan ka ahay kow maqalka waxan ka ahay labo halka maalintiina layga helo laba jeer anigu kumaan ahay? Jawabtas ayan ka rabnaa!

  • @sagalsalaad2750
    @sagalsalaad2750 2 роки тому +2

    Araga waxaan ka ahay 1
    Maqalka Waxaan ka ahay 2
    Maalin waxaan la iga helaa 2 jeer
    Waa A

    • @legendalwayslegend
      @legendalwayslegend 2 роки тому

      Oo sidee na wali mafahmin 😢😢

    • @sagalsalaad2750
      @sagalsalaad2750 2 роки тому +2

      Araga xarafka 1aad waa A
      Maqal xarafka 2aad waa A
      Maalin 2 meel ayuu kaga jiraa A
      Inaad fahamto ayaan rajaynayaa walaal

  • @adancoon
    @adancoon 2 роки тому +4

    Hoo Hadayid waa ok

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 2 роки тому

    Martiini waxaa la aasaasay 1977 Abdirizaq wuu saxay maxaa

  • @Bidaye
    @Bidaye 2 роки тому

    Reer muqdisho indho adeeg ma aqaan maba jirto

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 2 роки тому +3

    Ninkan maa loosii sheega waxyaabaha uu qaadayo mise markuu meherada galo wuu iska urursanayaa

  • @sultanabdulhamiid415
    @sultanabdulhamiid415 2 роки тому +1

    9:00 hhh

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 роки тому +3

    Wallahi Dhulkaan Jifaaa Saaan U qoslaayay 21 qabsadi Kulahaa Ninka Waxaa tahay 1 kow iyo 2 labo ka shaqeeeyo Aaaaaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 2 роки тому

    Degmadeeda guuleesta

  • @axmedcumar5716
    @axmedcumar5716 2 роки тому

    Ww m.a astaan tv ilove you

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 роки тому

    Scw scw scw scw raaci dheh

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 2 роки тому +2

    Xaafadeena imaad nadiino nasteexo

  • @wardaabdalla7417
    @wardaabdalla7417 2 роки тому

    Wlhi wa qosol reer bondheere🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shamsudiinhaajiabshir9191
    @shamsudiinhaajiabshir9191 2 роки тому

    Hhh waxa tahy ninka ka shaqeya 1 2 3 hhh

  • @sultanabdlla9039
    @sultanabdlla9039 2 роки тому

    Xarafka A

  • @suwara863
    @suwara863 2 роки тому +3

    Number 5 maxa lagu arkay 😂😂

  • @salmamoha42
    @salmamoha42 2 роки тому

    Ceelasha biyaha waa goortee astaan tv

  • @asheegtugaartubu8953
    @asheegtugaartubu8953 2 роки тому

    Wllhi waxaa tihiin cunsuriyiin iimaan ka alla idin kaqaad

  • @mohanabdalla7933
    @mohanabdalla7933 2 роки тому

    Odayga sonka hyo😅

  • @shamsonuur8781
    @shamsonuur8781 2 роки тому

    Suaasha araga waxaan ka ahey 1 maqalka waxaan ka ahey 2 màkin waxaa laihelaa 2 jeer
    Hadaba jawaabtu wa Xarafka,, A,,

  • @anisaxuseen5634
    @anisaxuseen5634 2 роки тому

    Astaan Wey Fiican Yihiin

  • @Kingoff_lions
    @Kingoff_lions 2 роки тому +1

    Kan idonow kulaha

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 роки тому +4

    Wax jira dadka waydii fadlan waxaad maskaxdaada ka keentay ha waydiin xarafka A waa wax aad maskaxdaada ka keentay wax jira maaha

    • @nasraahmed1169
      @nasraahmed1169 2 роки тому +1

      Jawaabtiisa xita ma fahmin anigu 😂😂😂 wuxu isagu soo sameestay weeyan xita
      hal-xidhaale maha

    • @Wadani924
      @Wadani924 2 роки тому +1

      Waan kugu raacsanahay wax caqli ah oo ka dambeeyaa ma jiro.

  • @zakariyecali7964
    @zakariyecali7964 2 роки тому +1

    Idinka yaqshiid maimaadaan

  • @motivationalboost225
    @motivationalboost225 2 роки тому

    Heestan yaa qaaday

  • @DreamyStoryHour
    @DreamyStoryHour 2 роки тому

    next time yaqshiid imada

  • @zakariyecali7964
    @zakariyecali7964 2 роки тому

    Miyaa

  • @maxamedaxmed6852
    @maxamedaxmed6852 2 роки тому

    14:28 Ak 16:51 Lii Lucky

  • @Sharmake_00
    @Sharmake_00 2 роки тому +7

    Asc albaab kasta oo kaa xiran Allah kuu furo murugadan farxad kuugu badalo Aamiin...isaar.. subscribe..Walal.

  • @ikranisse5096
    @ikranisse5096 2 роки тому +3

    War waxa iga yabisay dadku maxay 5kujecladen🤣

    • @Sultan-ee3ej
      @Sultan-ee3ej 2 роки тому

      Asc sis gacanta waa Shan farood salaadana sidoo kale.

  • @ueyeheh8030
    @ueyeheh8030 2 роки тому +2

    War nashidada saaran magaceda ii shega plz💕💕💕💕❤

    • @cabtoyisnacay7438
      @cabtoyisnacay7438 2 роки тому

      Halimo sacdiyo qaaday Allah Allah ayaa la dhaha wlal youtube ka raadi

    • @ueyeheh8030
      @ueyeheh8030 2 роки тому +1

      @@cabtoyisnacay7438 mahad sanid wll ❤

  • @AhmedMohamed-bn8ye
    @AhmedMohamed-bn8ye 2 роки тому

    Odayga iga Qosliyy Lanark 2 qabsady

  • @alixaaji2913
    @alixaaji2913 2 роки тому

    Xarafka a halee shaxo

  • @mahrezqaniyos1075
    @mahrezqaniyos1075 2 роки тому

    a ma xarafaa mise mise waa shaqal ?

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 2 роки тому

    wanka xumahay aniga ku dhashay mana shegi kari sorry masakiin ma shegi karan

  • @nimcaabdullahi973
    @nimcaabdullahi973 2 роки тому

    Baranmijkan ala ya Nairobi ikeeno sida ujeclhy

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 роки тому

    Ustaad shalay geedjcl eheday Manta xararyale makaboday

  • @dhagacadechanell4902
    @dhagacadechanell4902 2 роки тому

    Suasha afraad jwbteda wa xarafka A

  • @sowdomaxamuud2728
    @sowdomaxamuud2728 2 роки тому

    ❤❤❤❤💖💖

  • @hiboali5643
    @hiboali5643 2 роки тому +2

    Soodaaya

  • @mssfakatax5957
    @mssfakatax5957 2 роки тому +2

    Deynile gormey waaye

  • @abukarmacruuf5004
    @abukarmacruuf5004 2 роки тому +2

    Walhi sidaan u sugayi xita waxa dhan ma cu nin

  • @badmaceye7133
    @badmaceye7133 2 роки тому

    Jwbta waa xarafka A wye

  • @suleimanhilowle2786
    @suleimanhilowle2786 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hashimyare6677
    @hashimyare6677 2 роки тому

    😂😂😂😂😂 boondhero kale waye

  • @obamaleelee3961
    @obamaleelee3961 2 роки тому

    It's funny how every single person says that his 1st name middle name last name I guess I forgot how to do that it's funny to me I need to go back to my route

  • @axmedcumar5716
    @axmedcumar5716 2 роки тому +3

    Bondheere okale waye🤔

    • @hidaayomohamed3679
      @hidaayomohamed3679 2 роки тому +1

      Qosol koo iga dhameeye waa saa sheegtay oo runa kulahaaa

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 2 роки тому +2

      ,😅😆🤣😂 war ninka dadow kalexda xariif waaye wuunaga yaabsaday walahi

  • @seynabhasan1261
    @seynabhasan1261 2 роки тому +1

    21 sida u qoslay 6 ayaa kuso ceshtay

  • @abdinoorisackmiris2785
    @abdinoorisackmiris2785 2 роки тому

    Bondhere oo kal3 wye kulaha

  • @realgirl6570
    @realgirl6570 2 роки тому

    Qoondada haweenka siyaasiinta keliya may dhicine ninwLpa wuu dhacay bal eeg meeshan ragga lasiinayo fursada ugu badan fadlan dumarka siiya fursadooda

  • @sultanabdulhamiid415
    @sultanabdulhamiid415 2 роки тому

    Wax araga kow ka ah maqalka laba ka ah maalin saddix ka ah waa xarafka A

  • @zulufarahfarah4175
    @zulufarahfarah4175 2 роки тому

    Xarafka A kula Haa wariye far ku laaban

  • @kaltunabdalla5217
    @kaltunabdalla5217 5 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @hafsaahmed6678
    @hafsaahmed6678 2 роки тому

    Hhhh dadka Number 5 maxaa looga sheegay😂

    • @26.salman88
      @26.salman88 2 роки тому +1

      Qash waaye dee😂😂

    • @legendalwayslegend
      @legendalwayslegend 2 роки тому

      @@26.salman88 haday wash tahy maxay dadka larafaadeen 😂😂😂

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Kkkkk kkkkk boon there waaye

  • @sallyqueen5320
    @sallyqueen5320 2 роки тому

    😂🤣😂😂

  • @mohanabdalla7933
    @mohanabdalla7933 2 роки тому

    Odayga sonka hyo😅