MEEQO DOLLAR AYAAN HELAY BOQOL QOF DAD CAAN AH AYAA QOFKIIBA 10DOLLAR WEYDIYAY in 24HRS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @upthallahcali
    @upthallahcali Рік тому +221

    Waa qofka kaliya anu arkin hdna an jacelnhy🥺❤ NABI MOHAMED 🥰

  • @Ena_Ali
    @Ena_Ali Рік тому +683

    Asad waxaan kaa codsanayaa inaad $1000 aad uruurinaysid aad ugu deeqdid walaalaheen reer jigjiga ee xalay Musibadu ku Habsatay 😢❤

    • @AMAY22
      @AMAY22 Рік тому +7

      aad io aad wax garad ba tahay

    • @Hanna44_Hoodo
      @Hanna44_Hoodo Рік тому +12

      270$ waxba maaha ceebta naga daa ha iska haysto e

    • @abaasaadan5224
      @abaasaadan5224 Рік тому +3

      Asad hajio walalow walalaha giga ugu deeq waxa laga yaaba inay ku jiran hooyoyin caruurtodu ku biilan jiray mahadsanid

    • @yaasiin3512
      @yaasiin3512 Рік тому +2

      Suuqa ku gubtay jigjiga ugu deeq😂

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Рік тому +4

      ​@@Hanna44_Hoodonaa kabadan buu heysta weliba dadka magacyadoda lasheegin wexey soodiren kawaran ha yasin lacagta dadba 0.5 wax badan la ahe 🥺

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +437

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @mariamaosman9915
    @mariamaosman9915 Рік тому +83

    Gabadhi dhakhtarka India joogtay oo walalked kalida lo bixinayay 😢waa ilowden somaliyey gabadhas udir lacagta 😢😢😢😢

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Рік тому +29

    WAXAN KUGULA TALINAA INAAD DAD MASAAKIN AH KUSADAQEYSATID ALLAHA KAA AQBALEE 💯💯💯🙏❤️

  • @ahmedkarar3993
    @ahmedkarar3993 Рік тому +138

    Dad masaakiin ah oo u baahan baa jira oo aanan haysan wax ay cunaan plz dadkaasi dad udir ku haboon , hana loo sadaqeeyo inshallah, taladeeda waa intaas, mahadsanid

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +203

    The best person ever the most know ledge able and the most shine Allah created is prophet Muhammad.(Scw)😍🥰💝❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +83

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥☝🕋

  • @shamiscabdi2983
    @shamiscabdi2983 Рік тому +25

    Aniga wax ila wanaagsan in masaajid lagu daro qofkii bixiyayna ajar buu Ka helayaa adigu. Xasanaad baad Ka heli Azad 😢

  • @abdirezakahmedar1532
    @abdirezakahmedar1532 Рік тому +13

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammed scw scw

  • @TeamCumeerBigFan
    @TeamCumeerBigFan Рік тому +238

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💖💕❤️❤️💘💕

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 Рік тому +119

    Sadaqo ahaan u bixi dadka dan yarta ah & caruurta agoonta ku sadaqeso insha Allah adiga & dadki kuso dirayba ajar baad ka heli doontin 👍

    • @SAKARIA1
      @SAKARIA1 Рік тому +4

      Runtaa weeye wll😢

    • @hajiraabdiaziz5016
      @hajiraabdiaziz5016 Рік тому +3

      Wuba sadaqeni wan hubaa waayo asaga lacag u bahno asad lacagta u shaqestaa ka bdn

  • @dekohappy2768
    @dekohappy2768 Рік тому +43

    Muna star ku sadaqeyso abowe iyada dhibateysane
    Waa haddii ay macquul tahay
    One love team 27❤

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 Рік тому +1

      Absolutely Ana hada qorayey iyada ku haboon runtii 💯

  • @maajid607
    @maajid607 Рік тому +8

    Yaa iguraacaya saliga nabigeena muxamed sallalaahu calayhi wasalam ❤❤

  • @Qalanjo99
    @Qalanjo99 Рік тому +7

    suuqa gubtay ugu deeqa lacagtaas walaalayaal
    qofkii igu waafaqsan like haii saaro si uu u arko Asad

  • @XafsamukhtaarxuseenCali-re9fd
    @XafsamukhtaarxuseenCali-re9fd Рік тому +225

    Allah is one ❤😢

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 Рік тому +158

    Lacagtas game na haku qaban dadki soo bixiyan haku celin
    Please and please Asadow walal hadii ay macquul tahay muna star walaalkedi kelyuhu fadhisten ku caawi si ay dadka bixiyayan Ajar ugu noqto intii igu raacsan👍
    Mahadsanid

  • @Ali.abubakar
    @Ali.abubakar Рік тому +39

    Muqdisho dad badan oo duruuf heyso ayaa joogo.
    qof aad ku kalsoontahay oo xamar joogo haduu jiro udir lacagta ee ha u qeybiyo dadka darbi jiifka ah iyo kuwa curiyaamiinta insha allah

  • @farxaanjerry1203
    @farxaanjerry1203 Рік тому +41

    Asad wllo lacag ilaa 1500 ah uruuri o walalahena masuubadu ku dhacday ku sadaqayso insha allah keep going brother ❤❤

  • @liban1903
    @liban1903 Рік тому +12

    Mashallah hawl adag ayd haysa mar wlba hore u soco Bruder lacgta inshallah dadka u bahan si hada waxa taagan musiibo dab ka kacay magalda jigjiga dadka ku hanti belay e danyarta ah ayan jeclan laha inad ku warejiso inshalllah ❤😢

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 Рік тому +43

    Asad Hajio Even aa fariintey aragt
    Barnaaminkaan Ballaari oo Fanskaagana U bandhig oo an kow ka ahay
    Lacagahana Dad u baahan Hala siiyo
    Dada waxay quutan haysan dhabtii😢
    Yay cayaar iyo Game ku Bixin 10 kaas dollar reeer bay ka Farxisaaye mhdsaniin❤❤❤

  • @sophiaali6941
    @sophiaali6941 Рік тому +21

    Xarunta maama ugaaso oo dhalinyarada agoonta iyo kuwa dhaqan celinta lagu hayo u dir wax bay u tariye ❤❤

  • @jamaalj_zon9886
    @jamaalj_zon9886 Рік тому +25

    Asad marks hore wa kuslamy🙌 sln kdip ani waxa ku dhini lana
    Walalehena reer jig jiga ugu deeq ay ku hapsaty dhipatadu 😥
    Ani aad a kuutagera ilahyna cafimad aa kuu waydina 🤲insha
    Allah waa cafimadi donta wanna jeclanlaha inaan arko ado laga
    Haaga ku taagan🤩big man pro👍

  • @somaliashorts4929
    @somaliashorts4929 Рік тому +21

    Jigjiga ugu deeq asadoow masiibada dabka ee ku dhacday awgeed❤

    • @bilqeercali
      @bilqeercali Рік тому

      Abowe asad xaji iso dir kiisdo

  • @haboonNuurajgtv
    @haboonNuurajgtv Рік тому +38

    Dadka masakinta ee baahidu hayso ugu deeq inshalah❤

  • @mohamedhamdi5626
    @mohamedhamdi5626 Рік тому +68

    Asc Brother Asad Salaan Kadib waxaan Kugula Talin lahaa Lacagtaas Meesha aad ku bixin Lahayd meeshii ugu haboonayd Waana Dadka Xalay masiibadu ku habsatay Dabkii ka Kacay Magaalada Jigjiga inaad ku garab-istaagto waa meesha ugu Haboon Ee aan kugula talin lahaa Inaad Kaga faa iidaysato Waa iga talo uun adigaa ayaa Choice-ka leh mahad sanid Bro🙏

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Рік тому +48

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @YuusufAhmed-x1e
    @YuusufAhmed-x1e Рік тому +41

    Nabiga kusali scw ❤

  • @HamseAli-th7ly
    @HamseAli-th7ly Рік тому +9

    Lacag badan ururi kadab walalaha rer jigjiga ugu deeq codsi😢❤ kep going asad hagio👊

  • @cumartaariiqofficial8035
    @cumartaariiqofficial8035 Рік тому

    Walaalaha reer jigjiga ku caawi lacagta badi dad ka soo wada aruuri youtubleyda oo idil kawada qaad si dadkaas logu caawiyo

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Рік тому +33

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.

  • @qanipoi3490
    @qanipoi3490 Рік тому +5

    Qoyskii dadkoda todobadkii la soo dhaafay D.waberi Hoobiyoyasha wax ku gaaray sii wll sida ayan kula talin laha asado🥺✊

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +31

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Рік тому +2

    Asadoow sxb dad masaakiina oo baahan baa jira walaal dadkaas ku caawi adina ajar baad ka helee ayagana waa ku faa'iidayaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakidaljir3689
    @zakidaljir3689 Рік тому

    Asadow wadkumahsantahy wlalkey qaliga oo qalbiga wangsan , wa sababta kaliye ee umada somaliyeed ay kuaminsanyihin qalbi wanagaga. Keep going ayan kuleyahy sxb sare.
    Miid kale hadi an kudarsado raaigeeda kusabsan sida lacgta layela , wankudihi laha waxajiro dad bathan oo tabaleysan wadnkeena Somalia 🇸🇴 marka waxd sameysa dadka dibka kadansanyahy iskuday inad dibkoda noleysa I mean cuuno inay helan .
    #THANKS🎉

  • @hooyosahro1653
    @hooyosahro1653 Рік тому +13

    Dadka danyarta uqeybi si wallaalaha soo diray lacagta ajir uhelaan adigana aad ajir uheshid we are Team 27❤❤

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 Рік тому +49

    Walalo adigoo mahadsan Dadka danyarta ah ee muqdisho ku nool u qeybi. Mahadsanid 🎉🎉🎉

    • @CabdiraxmaanIbraahim-e1o
      @CabdiraxmaanIbraahim-e1o Рік тому +1

      Good idea 😮

    • @sacdiyoaxmadcali6627
      @sacdiyoaxmadcali6627 Рік тому +1

      Mash Allah figradada maxuma wllo wan kugu racsanahay

    • @namelos2963
      @namelos2963 Рік тому +3

      Somali oo dhan baa baahan muqdisho keliya ma baahna😮

    • @ifrahfaisal8197
      @ifrahfaisal8197 Рік тому +2

      Wxa haboon dadki shlay hantidodi gabi ahanba masiibdu ku dhcday ee reer jigjiga kuwas ba haboon wlhi in lgu deeqo 😢

    • @namelos2963
      @namelos2963 Рік тому

      @@ifrahfaisal8197 waa runtaa wlhi

  • @zunahira230
    @zunahira230 Рік тому +8

    Waxan is leeyhy dadka lacagta weyba kusiiyeen ee u sadaqeey ❤❤❤

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 Рік тому +18

    Dadka commontiga ee kulazo dadaalay uqaybi asad😢❤Anna igu dar😂😂

  • @amlahasan5277
    @amlahasan5277 Рік тому +17

    Sadaqee pls lacagta masakinta sii ajar ayad ka helaysaa ❤

  • @AbdirahmanNuur-g8z
    @AbdirahmanNuur-g8z Рік тому +12

    Dad maskiina wax ugu qabo wll waxba game ma qabanaye waa iga talo ❤😊

  • @mohamedelbaaruudi54
    @mohamedelbaaruudi54 Рік тому +65

    Brother Asadow Lacagtaa Waxa Ku Sadaqaysta Muna Star 🌟 Walaalkeed Oo Xanuusan,Waxn Rajaynayaa Inaad Aragto Fariintayda...

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому +30

    Asadow Talo ahaan waxan kusiin lahaa, $1000 inad Masaakinta u qaybisid,
    You Are Best Somali You tuber, Keep Going🖤

    • @wardaabdi9708
      @wardaabdi9708 Рік тому

      ​@@pooky1hubsiimo halbaa la siista ayay somalidu ku maahmahda wllo ufiirso qoraalka muu odhan anaa soo diraye masaakinta iisii balse wuxuu leeyhy talo ahaan waxaan kuu siin lahaa fahan talo ahan ku siin laha ayuu leeyhe anaa ku siinaya muu odhan markaa dag daga iska daa teeda kale ani xataa hada qaldanhy sorry labadinuba😊

    • @pooky1
      @pooky1 Рік тому

      @@wardaabdi9708 😂😂😂 sorru

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz Рік тому +1

    Wlalalahaan reer jigjiga ee gubtay Haa lagu cawiyo anigaaa sidaa ayaa ilaa wanaagsan abti asadow ❤ wn ku salamay abti waa talaadaydaa

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Рік тому +4

    Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯 ❤ aani isodir😢

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf Рік тому +34

    sadaqo ku bixi adna waa ka faidey oo kle qof kii so diraypo insha allha

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Рік тому +6

    Asad walal lacagtaasi dad baa baahan oo illahey baryaya Ee ka ducayso oo kafarxi walal
    illahey khayr haku siiye 🤲👍🤗from Belgium 🇧🇪

  • @aBduL-ReHeM
    @aBduL-ReHeM Рік тому +15

    I'm a big fan for you man Lacagta dad masakiin aah ayaaa jiraaan oo wadanka kugulanool ee aan cawada aan cashada aaan awoodin please do your best man good luck 👍 💖

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Рік тому +3

    Brotherkey majecli inaa dadka wax waydiisto lkn shb sii ragoonimo wxa ii awoodo iso dir Telefoonka ayaa biyo igaga dhacay wlshey keeda La isticmala hadda sisaana waa Alhamdulilah haddanan isiniina wllkey iga wayn baathy waxba caloosha kgu qabaan maayo kuma kalifaayo xitaa ee wixi aad ii awodoo iso dir sidaan telefoonka ugu samaaysto Mahadsaniid ❤️🙏🏽

  • @RaxmCumar
    @RaxmCumar Рік тому +2

    Walaalo ku caawi reer jigjiga illahy baa,ku caawi aduun iyo aakhiro insh Allah

  • @Quuu819
    @Quuu819 Рік тому +10

    Dadka ubahan oo xanuunsan sii ama wax cuna aan hesanin tartanka iska dhaaf❤

  • @cabdullahiyare8459
    @cabdullahiyare8459 Рік тому +8

    Dad ka masaa kiinta sii wll 🙏 oo baahan ❤❤

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 Рік тому +6

    Team 27 inaad numperka ka qariso mey ahayn wllhi laaso buuxin laha❤ the best UA-camr asad hagio 27❤

  • @abdirahmanidrissaden9067
    @abdirahmanidrissaden9067 Рік тому +3

    Dadka caanka kaliya ma ahan ee, qof walba waa kuu soo diri lahaaa wllky Asad hagio waan ku taageera from Djibouti.

  • @C.W.W
    @C.W.W Рік тому

    Suuqa jigjigo ee gubtey ku bixi lacagtan awoowe adna sadaqo ayey ku noqoneysa dadki ku so direyna wa u ajar❤❤❤❤❤

  • @cismanfarax-vq2cc
    @cismanfarax-vq2cc Рік тому +14

    Sadaqyso wll laga yaaba inuu ilaahay dibkuu gu Soo luguhaaga i.n good by from Kenya to niorobi ❤

  • @Ibrahimmaxamed-fk9ux
    @Ibrahimmaxamed-fk9ux Рік тому +10

    Rabiyow imtixanka dawlada natijo fcn nasi asxabta like 👍 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QuruxAisha
    @QuruxAisha Рік тому +8

    Video ga wuxu iso dhacay hooyo odawanaysa kii udambeyay xalay so dhigtay we are team 27💪❤😊

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 Рік тому +4

    Rer xamar waa dad gob ah allha dhwree guulaysta dhamntn❤❤ #AsadHagio guulayso

  • @mohamedsaciid4201
    @mohamedsaciid4201 Рік тому +2

    Sadaqayso wll Ani iyo dadki so diray si aad ajar u heshaan game haku smaay in aad fikradan qada naysid filaa

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Рік тому +14

    Waar nabiga halugu saliyo scw scw sallahu calayhi ha dhibsanin ❤️❤️

  • @zucduuushozzzman
    @zucduuushozzzman Рік тому +14

    Masakinta u qeybi qof walpa lacagta dhipayna u niyeyso sadaqo fican noqone💗

  • @CuradkaSanadka
    @CuradkaSanadka Рік тому +8

    Hadii aad u jeedo magac allah love sare❤❤

  • @ApthykaremDauud
    @ApthykaremDauud Рік тому +2

    Asad dadka wadoyinka ku tuugsada qof iyo 10 dolr usii ama hl qof o danyar ah uga farxi intba 😢❤

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 Рік тому

    U sadaqee dad masaakiin ah baa jira oo u baahan ayaga sii adna ilaahay ajar hakaa siiyee

  • @Sumayo-fl3ud
    @Sumayo-fl3ud Рік тому +7

    asadow kucawi lacagta inshallh dadka bahan ❤

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Рік тому +7

    Igu soo biir adoo mahadsan muraadkaga meeshuu jiraba allaha ka siiyee sharaf ayan idin hayaa ❤❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +74

    Big legend always asad hajio another's levels program's hard work money's dolar 💯❤💪😎❤😆😊

  • @aragsanabdi5017
    @aragsanabdi5017 Рік тому +4

    Rayi ahaaantayda waxa Ila fican inad ku cawiso walaheen reer jigjiga❤

  • @miimarsubkaash7132
    @miimarsubkaash7132 Рік тому +3

    Sadaqo ula bax walaaalkayow dadkii soo bixiyayna ajar haw naqote adigana misaanka xasanaadka alle. hakuu saare from duriyadi somaliland ❤💚

  • @RamlaCadey-i7h
    @RamlaCadey-i7h Рік тому +11

    Asad waa ku taageera Allah haku caafiyo❤❤❤

  • @mohameddahir1308
    @mohameddahir1308 Рік тому +15

    Dadka baahan sii Insha Allah

  • @CaseyrTube
    @CaseyrTube Рік тому +3

    Walaalkeey waxaa aad ugu baahan walaahi reer jigjiga walaal adoo mahadsan walaahi sharaf inaad ka heshid maahee iyo ajar wax nusqaan ah ka heli maysid❤

  • @munafaarax753
    @munafaarax753 Рік тому +2

    Asc. kusaliya xabiibkena maxamed. . Scw . asat waxan ale kaga bariya cimriy dher iyo ciwado suban iyo cafimat dagdag ah insha allha waxa lagu jira bisha xijayda lacakta at arurinoso adiga iyo inta ka arurisiy waxa alle niga bariya badal qeer qawa ino alle niy sido iyo quf walibo murad dagdag ah inash allha yaa rabìy asat waxa jiro dat dhibatesan oo ubahan lacagtas ee wllkey aniga ahan waxa ku lehyahay gem waxa kafican datka waxa hesanin ina siso wayo waxa jiro wllhiy dat bahan inakane alle ajar haniga siyo adun iyo aqiro yaa rabìy aniganey waa niye ducena

  • @Farduus1
    @Farduus1 Рік тому +1

    Asad lacagtaas dad masaakiin sii adi Uma baahnid dadka ka liito cawi adba walgu cawin laha🙏🙏🙏💕

  • @haniabuukar5160
    @haniabuukar5160 Рік тому +11

    Inaad 48 hours dhahdid fiicneed❤❤

  • @muniir_official
    @muniir_official Рік тому +4

    Sxb anaka game no qabo oo naga farxi lacgta nasiip NooQabo❤one love asad hagio

  • @nuurcaynush6173
    @nuurcaynush6173 Рік тому +6

    Asc wllkyga asad hagio waxan ka codsanayaa in lacagtasi kusadaqeysato familkii iyo macalinkii dugsi qur,aanka kubaaba,ay hoobiyahay lala eegtay degmada waberi macalinkii dugsiga qur,anka iyo 3diisa caruur
    Inaad lacagtaasi kusadaqeysato waa midii ugu fadliga badneyd sadaqadaasi aduun iyo aakhiro waaku aflaxeysaa
    Waxaan rajenayaa wllkyga asad in fariinteyda kusoo gaari doonto
    Aadna aqri doonto
    Codsigeygane texgeli doontid
    Mahadsanid❤🤲🙏

  • @liibaanphones1007
    @liibaanphones1007 Рік тому +1

    Huno asad wan kudawada mantaan waxkuusooqoray waxaan kulehay gabadha ilin tireh kasoo hadashay ee inanta farjiga kasaxarooto haysata kuwcaawi inshalh shukrn 👑

  • @ifrahmaxmed3936
    @ifrahmaxmed3936 Рік тому +4

    Ala asad wll 1000 $ plz ku caawi dabkii ka qabsadey jig jiga in aad ugu deeqdo plz wll ajer aa ka helee wxnu kugu duceyneyna cafimad taam ah iyo cilmi dheer 🤲🏽 😢🙏🥺

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 Рік тому +14

    Reer muqdisho waa nasab ❤

    • @shankaronnalka9536
      @shankaronnalka9536 Рік тому

      Masha allah walken asad waxaa kula talinaa dadka bahan oo haysan waxey cunan ku waa ayaa sadaqada ku kacda allah ku xafido

  • @ZakariyeYare-n3j
    @ZakariyeYare-n3j Рік тому +4

    Kusoo xawil lacagta qof caan oo moqdisho joogo si masaakiinta loogu qaybiyo oo ay kufarxaan siay kugu soo duceeyaan 🎉🎉😢😢

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Рік тому +19

    Game noo qabo asadow angu wanu ku taageerna uun 🤭🙌😆
    Abaalmarin ka sugaynaa ❤

  • @Samiahmed10
    @Samiahmed10 Рік тому

    Bro sadaqeey maamo ilmooleey ah wax haaysan ugu farxi dabcan hadii raadisid waa heleyseeysaa midaas sameey thanks bro

  • @saabirdhaqane216
    @saabirdhaqane216 Рік тому +2

    Asadow Game nogu qabo intaa aruurisay ama dadka dhibateesan ku caawi ❤🙏

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +23

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @nastehoclqani3240
    @nastehoclqani3240 Рік тому +18

    Dadka baahan ku caawi wall oo dabku ka dansanyahy 😢

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Рік тому +9

    Sidan kuu sugayay wan daalay thank you for you 💕 asad ❤🎉❤❤❤❤

  • @omerfuad203
    @omerfuad203 Рік тому +1

    In malin wlpa qofku challenge maskaxdiisa kala imaada wa another level I support you prother go forward

  • @mustafemaxamud4797
    @mustafemaxamud4797 Рік тому

    Walalaheen reer jigjiga ugu deeq nio Ajarbad ka heleysaaye

  • @ahmedday2025
    @ahmedday2025 Рік тому +18

    FIIRIYA WALAALAHAY ❤WAXAAN U CODEEYAY WLL ANIGU INAAN KAGA QAYB QAADANO "AS A TEAMS 27" INAAN DHIBAATADII XALAY EE DABKII KA KACAY JIGJIGA UGU GURMANO😢❤
    FADLAN HADII AAD IGU RAACDAY LIKE SAAR SI ASAD U ARKO(TOP COMMENTS)...

  • @Mascut_cadde
    @Mascut_cadde Рік тому +45

    Challenge Nooga Dhig Asad Hagio🎉
    Naxaristu Waa Dhalad Rabi Kugu Dhex aase🥺😎👊🏻

  • @canabadan7741
    @canabadan7741 Рік тому +53

    Yes you can do it brother 👏👏🥰

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Рік тому +2

    Plz 🙏 wall Asad waxan ka codsanaya lacagtaas in aad Oogu dheeqdo dadka musiibada ey qabsatay rer jigjiga 😭😭😭🙏🙏

  • @salaadisaaqibraahim2607
    @salaadisaaqibraahim2607 Рік тому

    Masha Allah sxbsare ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @ahmethazhar8863
    @ahmethazhar8863 Рік тому +3

    Asad waxaan kaa codsanayaa inaad $1000 aad uruurinaysid aad ugu deeqdid walaalaheen reer jigjiga ee xalay Musibadu ku Habsatay 😢❤ waa taageerayaasha ugu horeeyay oo jigjiga kusugan 😪😪

  • @KOREA-i3s
    @KOREA-i3s Рік тому +3

    Iskaga guirso zxp asadow 😂 inta ila jirta like sara 😂👍

  • @alandosh
    @alandosh Рік тому +7

    Maasha’Allah Asad markaan waa hadal bartay oo taf ayuu noqday sxb horey usoco, good luck

  • @CcasiisXayir-vw5eo
    @CcasiisXayir-vw5eo Рік тому +1

    Kusaliya nabiga scw

  • @yahyebashir1467
    @yahyebashir1467 Рік тому +2

    Ani ahan waxa ku dhihi laha masaakinta sii yacni sadaqee😊😊😊❣