Nimanka shiidka ahi way ka romantikk san yihiin kuwa lacagta haysta gabdhuhu way og yihiin taas 😂 inyar oo isla waynaan ah baa ku jirta kuwa lacagta haysta mid mid mooyene😊
Dirisle bro wa markii ugu horeysay een ka hor imado... yacni ku dhaliilo... bro marka leedahay gabdhaha lacag ma wayin kartiin waxad ku dhiiri galinaysa dhaqan xumo... laga yaba lacagta ay ka qadato ninka inay dhib ukeento gabadha be careful bro
Wow 100 subscribe in one day Dhalin yerta soomaaliyed beerka idinka ogsooni Gaar ahaan reer comments 🙏🏻much love3333 ❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹
Gabadhani Waa Gabadh Reer Burco ah Rag iyo Rabiba Wey Leedahay ❤
Akhas caleek
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼
Caleyhi salatu wasalam 💚
Wax Walbo Xun iska indha Tir Balse Saliga nabiga scw Ha iska indho Tirin Haduu dhiig Muslim kugu jiro Siina Faafi 😢❤
Salallaahu calayhi wassalam ❤
Subxaana allh sidey saliga nabiga iyo waxa xuna isku la meldhigeysa allh kacabso oo kafakar waxad qoreyso ado dhibtay xatay way sii jirey
Scw scw scw scw scw
Ani xitaa markaa arky baa tiktok galay oo soo following gareeyay ma qof laga tagi karaa❤ love daaci bilan
Walhi dirisle cabdi waa runtisa bilan nolow huuno❤❤
Masaajidka mid faqiir ah baa joogay baa filayaa😂😂
Nimanka shiidka ahi way ka romantikk san yihiin kuwa lacagta haysta gabdhuhu way og yihiin taas 😂 inyar oo isla waynaan ah baa ku jirta kuwa lacagta haysta mid mid mooyene😊
Romantic ana ah Lacgta idarn
Wiil somaliyeed nina ahayn maba isku amineen inkaston xaas ahay lkn raga kale inay dadka qashan banba aminsanahay wiilasha yaan ladhibin hablo guurkana fududeya oo is xushmeya ❤
Amin amin amin ❤❤❤❤❤❤❤Machallh Machallh
Meelkasta Faaraxbaa Haysto Daaci Bilan 1m keep going
Mashallah baraakal Allah daaci bilan nolow huuno💖💖💖😊😊😊😊😊
Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿🕋
Team laden cidi one like 🇩🇯
Amiin Yaaaa Rabbi ☝️
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
The legend dirislow waxaan ahay gabadh ku jeclahay ❤❤❤❤
Wiilashena Allaha noo daayo🇸🇴🇸🇴
Daaci bilan🥰♥️
Ninkii aan follow dhehin daaci bilan waa fulay gala dagaalka ragoow 😁
Daaci Bilan hanoolaato 😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkk
Aamiin ❤❤❤
Amiin Amiin yaa rabi ❤❤❤
Bilan MAXAMED Ahmed ba la dhaha waa Gol hayaa ugu wayn hargysaa walshii ❤ 1:56
❤❤❤
@@fadxiyacusman-og3tj❤
Falo
Aamin yaaa rabi
Daaci bilan igeeya wallhi waa gabadh iyo badh
ilahow nodaa biilan❤
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯daaci bilan 👸❤❤
Team Dumarlan one like 👍 😂
❤M.Allh❤
❤B❤I❤L❤A❤N❤
Ifka hibo kunolow Aaqirana
❤JANTUL FIRDOWZ♥️
Bilaan ❤❤❤❤❤❤
UpdirizaK apdi mayGaG LH Lijoj 🐐🙏
Ilahoow duni bila noo daa ❤
Dirisle bro wa markii ugu horeysay een ka hor imado... yacni ku dhaliilo... bro marka leedahay gabdhaha lacag ma wayin kartiin waxad ku dhiiri galinaysa dhaqan xumo... laga yaba lacagta ay ka qadato ninka inay dhib ukeento gabadha be careful bro
Daaci bilan 1M ayey u Qalantaa♥️
Daci bilan wayay ifahmanoh😂❤
Dirisle daci bilan wa gabar Nagaso fakatey 😂😂😂
ilaahaw Bilan ookale ha noowaayin
Viva Bilan Masha'Allah
Allow bilan qalpiga yan laga jabin amiin dhaha😅
Shadhcadee in the house 😮
Subaxanalah ma masajidaka aya laga saray
Dirisle le,ts go prother ❤😂 dirisle.isnot easy❤
Naxariis badan iyo raga soomaaliyeed wey kala fogyihiin lkn se wax soomaliga dhaama malahan san islee ha
Bilan guuleyso huuno
Sharaf Bilan Guulesa abaayo
Aaamiiìn aaaamiiin
Daaci bilan❤
Aamin aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉😂😂
Kkkkkkkk 😂😂
Bilaneeyyyy❤😮
Lkn hblo qar ayan wadi sxp lacaga ok
Dirisle haduu vedio soo galin waaayo you Tupe ka shiidaa ku dhacay I aamin 😂
Walaahi tiirkaa idhaqaaqay
500k waye pro😂😂
Amiin Amiin Amiin
Nolow ❤❤
Xaliye calaaamo haku dhacdo isagaa xaga naguduray 😂
😂😂😂😂😂 kuwani amaan jecelaa
Bilan 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😊
Bas waye manta laga bilabo shiid aaa ahay hddaa la iga maqlo😂midko shid ah isjecel nahy kuwi wax haystayy sms kooda xita ma furo😢😂
Nolosha mahan nin lacag heesto ee waa nin Ku ad nollol fican kusin kara🎉😮😅
dirisle fanny waaye🤣🤣🤣
Walahi waa RUNTA
Amin amin 🤲🤲
Dirisle abdi legend 🫡
Dirisle gabdhaha hanagu dirin sxp😅gabdhaha suu xaliye usoo baxayba o bay galeenee
Team bilan ❤
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 imaam shiida
Waa beeeenle xaarmajo tuuuuug shan doolar $5
Shaad càde hayeh😂
In masuuli noqon Kara guursada walaalkayba ha ahaadee ilaa 2 qaawani isma qaadee. Bilan ba ha noolaato.
Raga somaliyen waa qaali
Wlhi kii qalad kagalaa aan tuno 😂😂😂😂😂😂😂😂
Wow 100 subscribe in one day Dhalin yerta soomaaliyed beerka idinka ogsooni Gaar ahaan reer comments 🙏🏻much love3333 ❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹❤🩹
Bilan manoqon kato why hormone testeroneka ku badn codkeda laga garanaa dumarlanad ta ragga waye i aamina😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍🔟
Soo mah❤
Adhiga madirta🤣🤣🤣😂
✅️🤣🤣🤣🤣🔥👍
isdjiya gufta shxda TikTok ayey fxnsnnta e views iyo canimo lee lmaroyaa 😂😂😂1M lithinnkugari rba😅😅😅😅
yaa ii sheego heestas 2:04 somaliyey iisheega plz
😢😢😢😢😢😢😢
Warka ada badsadhay inader
Ragow war wad badiseen bilan aya meheriin oo nin 😅
❤❤😊
😂😂😂❤❤❤
Anaa jecel
Wcs
IIman shiida la kulanty 😂
Bilan wey wacantahay
Aamiin
war dumarka iga dhiciya 😂😂😂
Bilan❤❤❤
Bilan barako
😂😂😂
❤❤❤🎉🎉🎉
Ok
Mya nio idirislow cagadan dhaxda logalay aya umalaynaya 😂
Ku Saliya Rasuulka SCW SCW SCW SCW SCW
Ilahow bilan hanga wada dhigin😅
Tanoo kle sanadki halmar ee dhalataa horeena kasaqiirtaa 😂😂