MW Xasan Masuulki Gurigiisa lagu arko Hub sharci daro ah Cawa Sagaal saac ayaa loo dhacaa "

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • MW Xasan sheikh"Hubku Yaambo maahan Masuulki Gurigiisa lagu arko Hub sharci daro ah Cawa Sagaal saac ayaa loo dhacaa waana la qabanaa"

КОМЕНТАРІ • 2

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 4 години тому

    XASANOOW JIDADKA MUQDISHO EE WASAKHDA BADAN HADDII AAD MARI LAHEYD SIDAAN UMA HADASHEEN LAAKII MR. MADAALE OO MUNAAFAQ KHAA,IN AH AYAAD GOBOLKA UDHIIBTEY. GURIGAAGA AYAAD KU JIRTAA EE KU DAYO SIYAAD BARRE OO HABEENKII JIDADKA SOO ARAG. UF UF

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 2 години тому

      Siyaad bare wadan dhisan oo nidaam leh ayuu inqilaabay dadka soomaaliyeed waxee ahaayeen kuwa mideesan nabadna kuwada nool mana kala qaybsaneen. Isagaa dadka kala qaybiyay gobaladooda intuu ka keenay ayuu dul dajiyay ragii la waday iqilaabka ayuu dadka hortooda ku toogtay intaas ma ugu simin markaas ayuu goboladooda baraagaha ka duugay kuwana uu diyaarado ku duqeeyay umadii cabsi ayuu ku abuuray. Waxaana xukunka ka riday nin ku qabiil ah cabdullahi yuusuf markii madaxtooyada laga saaray oo uu baxay cabdullahi yuusuf ayaa daarood iyo hawiye u kala saaray Siyaad bare iyo ciidankiisa ayagoo qaab qabiil ah baay iyo bakool dadkii shacabka ahaa xasuuqeen ayagoo og in aynaan hawiye halkaas degin raxanween ayuu ayuu xasuuqay.