Waa su'aalo hore wakhtigana in la sheego waa fiican tahay la qabtay, balse cilmi iyo ogaal diineed oo wanaagsan ayaa ku jira ee salafmedia kuwaan oo kale hadaa haysaan soo badiya insha allah, Culumada Alle hanoo xafido Aamiin.
@@MaryamaAli-cj1ne Inuu muuqaal cusub ahayn waxaa laga garanayaa muuqaalada sheekhyada oo is baddelka ka muuqda. Ujeedka ay u soo dhiggeenna waa in dadku ka faa'iidaystaan ayaan filayaa. Waqtigii muuqaalka la duubayna Janaalkaan ma jirin.
M.a
Shiiq dirir iyo shiiq umal
Allaha barakeeyo
Mashaalh sheikh umul iyo sheikh dirir cimriga alaha udereyo wilibo sh umul wan jeclahay
Allah hanoo xafido culimadeena ❤❤❤❤❤
Mashaa Allah
Caalimkii oo caalimkii wax waydiinaya❤
😂😂
Mashaalh deh sxb
M.a Allah hainoo xafido culamadena wangsan wan kafaaidnaa marwalba❤
❤❤❤❤❤❤ sh umal iyo sh dirir allha xafido
Mashaa allaah labodii caalim eee umada❤😊
جزاكم الله خيرا
Waa su'aalo hore wakhtigana in la sheego waa fiican tahay la qabtay, balse cilmi iyo ogaal diineed oo wanaagsan ayaa ku jira ee salafmedia kuwaan oo kale hadaa haysaan soo badiya insha allah, Culumada Alle hanoo xafido Aamiin.
Mashallah labadaan sheeq Aad aan u jeclahay ilahey hanoo xafidho
ماشاءالله الشيخ محمد عبد
العلامة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله ❤❤❤❤❤❤
من أكابر علماء السلفيين الصومال
Ma shaa Allah
الشيخ العلام محمد عبد امل
jazakAllahu kheyr
Ilaaahy haku cafiyo
Ilahay haidinbarakeyoo
Manshallah 🥰
من اكبار السلفيين 😊
قال الإمام ابن حبان رحمه الله:
"الصدق ينجي".
Imaam Ibnu Xibaan ( RUNTU WAY KU BAD BAADISAA)
ADEER XUSEEN
Inad waqtiga iyo sanadka aad raacisan way wanaagsanaan lahayd 👍
2008 /2009 meelahaas waaye qiyaastii.
@@cabdiwali4 maxaa hada loo soo galiyay wax hore yaab video cusub baa loo maleyaa
su.aaluhu waqti kasta waytas ganyihiin@@MaryamaAli-cj1ne
@@MaryamaAli-cj1ne Inuu muuqaal cusub ahayn waxaa laga garanayaa muuqaalada sheekhyada oo is baddelka ka muuqda. Ujeedka ay u soo dhiggeenna waa in dadku ka faa'iidaystaan ayaan filayaa. Waqtigii muuqaalka la duubayna Janaalkaan ma jirin.
@@cabdiwali4 waa sax baan filayaa sidaas
Wan jeclahay sheikh mohamed omar Diriir iyo sheikh mohamed macalin umal
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nosoo gudbiya sh shible su,al waydinayo sh umal way jirtaaye so gudbi
M.a
Tolow waa sanadkee?.
Maximal maxaa siyaasi umal maxaa kuugeeyay
Karka airtime markad gadatid 50afarta ayad isticmali tobadolada gosani wa laguhosgalina ribada kenya wa qasab ilahay hanaga qabto
Deyn markaa kaqaadatid waye
Dibositka markad dhibti ad guriga digtid halbil amakabada hadad kabaxdidee dibositkaga lguma soocilinayo guriga ayaa ragi lagumarinayaa harantan awal majirinmasaxba mase wadhulum
❤
Qofka so dhigey muxuu hadalka u qiyanayaa, waayo, sheequ wuxuu soo gudbinayaa wixii dadka noqdeen, tanina waa mid hore, cidna cid kama sareysa…
Waa sidaa sheegte wllo
إن العظائم كفأهاالعظماء
Xaarantu dalalka islaamka ah, ayay ku Badantahay.
laba wahaabi waaye
Wahaabi unbaa cilmi leh qolyaha kale maxy yaqanan xabalo galen iyo in dad ladhinty labaryo ayay dadka baran wahabiyadu waa dad xaqa kutaagan
sheekh umal ayaa ka cilmi badan
Taa you sheegay leaking magaheshay aqoontii laguksla rajexay
Marka Mxa faido ah oo kugu sugan hadu ka cilmi badan yahy ???
Waleee Somali wa umad qalbi adag . Wacdiga ka faideso
@@maanyuproductions903 waa sheekh xaqqa ku adima hlka wadaadka kale uusan wxba la soconin waa nin muuse biixi dulmiga ku garap taagan
@@yacqoabdi2174 Culimada inaad ka xishootid o aadan afka ku taagin armay kufcantahy.
Kuma garabtaagna xaqdaro cidna sheekhu
Walaal su'aalihii oo dhamaan ayey cajaladii dhamaatay ee min fadlak soo wada duub oo soo gali kheyr Allaha ku siiyee
❤❤❤❤❤❤ sh umal iyo sh dirir allha xafido
قال الإمام ابن حبان رحمه الله:
"الصدق ينجي".
Imaam Ibnu Xibaan ( RUNTU WAY KU BAD BAADISAA)
ADEER XUSEEN
❤❤❤❤❤❤ sh umal iyo sh dirir allha xafido