Gudoonka Golaha Shacabka oo digniin adag u diray Xildhibaanada diiday kulamada Baarlamaanka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • Gudoonka Golaha Shacabka oo digniin adag u diray Xildhibaanada diiday in ay ka qeyb galaan kulamada Baarlamaanka

КОМЕНТАРІ • 12

  • @abobasement346
    @abobasement346 17 днів тому

    Adan moryan kk ilahay ku dulay Adigah iyo kuwah kulah fadhiyah

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 16 днів тому

    Baarlamaankii ugu liitey abid

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 17 днів тому

    KURSIGA AAD KU FADHIDAAN WAA XARAAN XARAAN LAGU DHUFTAY DIB ALLAAH UGU NOQDA👔 👗👖🧣

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 17 днів тому

    Shaqada baarlamaanka dalka soomaaliya iyo waxa laga rabo La xisaabtanka xukuumada samaynta shuruuc cusub iyo qaanuun cusub iyo ansixinta iyo wax ka badelka miisaaniyada dalka soomaaliya iwm

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 17 днів тому

    You must close the parliament no one intresting the meeting

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 17 днів тому

    Ceeb waxay ku tahay godoomiyaha iyo hogaanka waayo arintaan waa in sharci laga sameeyo sharcigana la fuliyo marka maxaa idin diiday inaad fulisaan sharciga.? jawaaba waa cabsi oo aad qabtaan. yaahuu

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalx 17 днів тому

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @abassismailmuhumed4062
    @abassismailmuhumed4062 15 днів тому

    Shame on all.

  • @abdijama603
    @abdijama603 17 днів тому

    Waxa ay qabanayaan waa xoog doofaar lagu ceyriyey.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 17 днів тому

    Tuug tuugyo u shaqeeya gumi Ku shekhow illaahay kabaq umada soomaaliyeed ka xishoo naftaada wax u nac falkii ugu darraa abid ayaad Ku dhex jirtaa cadawga kobaad ayaa tahay