MALINTII UGU HORESAY OO AAN WADA..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 87

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed Рік тому +9

    Cid Mubarak labanaha an isla jeclhy ruunti marwalbo an idin arku waxn dhaha ilahow ruun kadhig xirirkoda❤❤

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Рік тому +5

    Ciid wanaagsan dhaman umada Muslim ka meel walbood joogtaan me from Malaysia 🇲🇾

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Рік тому +7

    Ciid mubaarag kulucaam wa antum bikhayrciidwanagsan alxamdulilaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Saaba17
    @Saaba17 Рік тому +3

    Ayaaniitaa iska day waxyabaga wajiga cayiliya pls

  • @cabdiraxmaanmustafa
    @cabdiraxmaanmustafa Рік тому +4

    Ciid mubaarak kullacaam wa antum bikheyr all muslims

  • @miskiali9481
    @miskiali9481 Рік тому +2

    M.a wlhi zaaid isugu soo baxeysiin kuwa wadajirkodha guur u dambeyo Allah idinka digo

  • @ririosman6760
    @ririosman6760 Рік тому +2

    Ilaahay nin khayr oo ku asturta haku siiyo abaayo lkn sharaftaada iyo views ka kala saar 😢

  • @IsraAbdinasir-wu1qk
    @IsraAbdinasir-wu1qk Рік тому +4

    waani baryaa labadiina isku yaaca plz❤❤❤❤😂😂❤❤❤

  • @qaalidcabdi249
    @qaalidcabdi249 Рік тому +4

    Niman badana nagtay yaahuu subxanallha

  • @Maryama161
    @Maryama161 Рік тому +3

    Ayaaniita iyo ningaban seeh Kala dhahaa adi ba gabaan nin dheer raadi kkkk

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 Рік тому +1

    Waxkuceshto maltman miya ayo ilaheykabaq nimanka ad dabaordeyso iskada gabar yar aya tahay wakugu dhedhelayan wilasha wanakatagayan qarso waxada subxanalah gabaryar aya tahay acudubilah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +2

    MAASHA ALAAH ABAAYO CIID MUBAARAK. DHAMAAN

  • @foziyaheydhar4108
    @foziyaheydhar4108 Рік тому +3

    Allah waalid iyo walalo malihid miyaa ayan
    Subhanallah

    • @xaawo1
      @xaawo1 Рік тому

      Walaahi anaa meel kalo ugu sheegay markeey gararkooda taataabaneeysay iyo dhabaradooda taataabaneeysay iska daa waano abuuris baa ka horeeyday kumaydan quusan ayadaa iyo aamino salmo la jaceleey meeshii la mariyay daa merl cidlaa ayadaa imaan doonto maxaa I watayne wee imaan doontaa

  • @cabdisalaan4320
    @cabdisalaan4320 Рік тому +1

    Apti adhiga iyo hbo funny a tihiin😂😂😂😂❤❤❤❤❤ love you

  • @fardowsamohaa1476
    @fardowsamohaa1476 Рік тому +16

    Asc ayanita please use hijab inside of chuni please abayo

  • @habbonalibariisse
    @habbonalibariisse Рік тому +2

    Heesta bdn iska da muuqaalka cid ku fiirsaneyso ma lhan

  • @najmamukhtar3703
    @najmamukhtar3703 Рік тому +1

    Rabi family qurux bdn hydinka dhigo🙏

  • @ramla8285
    @ramla8285 Рік тому +5

    MashaaAllaah wiilkan wali ma arag gabar dhar u gada❤
    Adigana ayaniita hal nin ku ekaw nin kasta dhar haku cabirin hadi kale wa lagunacaya

  • @user-sw1nc1oy3w
    @user-sw1nc1oy3w Рік тому +4

    mshllh kuweygii ilxumi idinma Aragto❤❤

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Рік тому

    Masha Allah boobe 🥰 ilove you guys

  • @zamzamabdi6655
    @zamzamabdi6655 Рік тому +1

    Marka hore Eid muparik 😊 sidan le waligii isku garab tagnada wale xidhidhkiin ma fahme hadan wan idin jclhy❤

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan8570 Рік тому +2

    Masha alllh ciid mubaark lamaanaheyga❤❤

  • @NasroShire-ff3gu
    @NasroShire-ff3gu Рік тому +2

    Nayaa ayaanita ninkaan aad biileso naga daa kan ilahow hdu jcyl ku haayo mxa isku habaara naa kistada yar isku ilaali jcylkaga ma.oshi walee iga fcntahy hdaaba nin lacag u ogashahy na marki 2aad ad wax kadeso arkayo ee asne daldal ninga 😏

  • @YahyeElmi-zr2qn
    @YahyeElmi-zr2qn Рік тому +1

    Nagt mr hdee indho buurburan la heen waa foolxumo lkm gbrtan waa shines😁😁

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi Рік тому

    Coming soon 300k i.a queen ayaaniita🥰🥰

  • @user-pz6iz1kv9j
    @user-pz6iz1kv9j Рік тому +2

    ayaan naga daa hee abaayo🤩😍🥰

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 Рік тому +2

    Nio hortaa malaysia isku diin ayaan nahee maxa kala ciid u noqnaaa😗👍🤐😡

  • @sacdamahamedsacdaqani1599
    @sacdamahamedsacdaqani1599 Рік тому +2

    Ciid Mubarak ❤❤

  • @Mohamedkader-xf2hm
    @Mohamedkader-xf2hm Рік тому +1

    Gaabnida xitaa walays ku soobaxaya

  • @najaxalimaxamed4675
    @najaxalimaxamed4675 6 місяців тому

    Labadoda ma is jaceyl yihin

  • @user-cj1pp1wg9z
    @user-cj1pp1wg9z Рік тому +2

    Allaha hakuu daayo farxadaada my sis😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @cabdiqaniaguero7769
    @cabdiqaniaguero7769 Рік тому +1

    Waxaan fahmi waayay gabadhaan waxa ka qaldan

  • @aadanasensio2352
    @aadanasensio2352 Рік тому +1

    Wow Eid Mubarak dhamaantiin

  • @drwinnuru1000
    @drwinnuru1000 Рік тому +1

    Hee waa waah kale

  • @user-pz6iz1kv9j
    @user-pz6iz1kv9j Рік тому +1

    malintii ugu horeysay oo aan mada baxno ani iyo........🤔🤔😌

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Рік тому

    M a waad iskusoo baxaysan alle riyadiina haidiin rumeeyo

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +1

    Masha Allah ❤ciid mubarak ❤❤

  • @umusucaad1702
    @umusucaad1702 Рік тому

    Naa walaaley wiilashii waad dhamaysee see camal kkkkkkk

  • @user-os1bc5so4k
    @user-os1bc5so4k Рік тому

    Mashallah 💖💓💖❤ keep going

  • @user-jq5lw5uw1z
    @user-jq5lw5uw1z Рік тому

    ❤❤❤

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 Рік тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @israali-tt3lx
    @israali-tt3lx Рік тому +1

    M.a❤❤

  • @maxamedbuskut4392
    @maxamedbuskut4392 Рік тому

    Ayaaniita Wan kujeclhy illh dartiisa

  • @YaasmiinCabdi-bf7nt
    @YaasmiinCabdi-bf7nt Рік тому +1

    Wareeg badanida

  • @drwinnuru1000
    @drwinnuru1000 Рік тому +5

    Brank people kusupinee

  • @queennaaney5021
    @queennaaney5021 Рік тому

    Lamanaheygiiiiiii❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umuAbdalla-tp3uu
    @umuAbdalla-tp3uu Рік тому +1

    Sanadkasta nin isku qor qor

  • @ixasanM2-ix7xb
    @ixasanM2-ix7xb Рік тому

    Mashaalah

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 Рік тому

    M.a iaku nuureysiin

  • @saamiyamuuse2189
    @saamiyamuuse2189 Рік тому

    ìman Amin Romatic maaha xata ma jili yaqan

  • @moukarammohamed819
    @moukarammohamed819 Рік тому +1

    Niman badana

    • @dahaboabdi2495
      @dahaboabdi2495 Рік тому

      Markuu lacagta ka dhameeyo uu ka tegaa
      Ex xiriirka dhan ka ahaay waxaa ka jiray abeera kana wa istimaalaa she so cheap

  • @Muxiyo-tx8ps
    @Muxiyo-tx8ps Рік тому

    Asc ayaniita away asad hagio 27 timkii makabaxday

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 Рік тому

    Mashalh❤

  • @nimanoor3214
    @nimanoor3214 Рік тому

    Aberaaa awiiiii😢

  • @isabeelrasey7079
    @isabeelrasey7079 Рік тому +1

    Kan maa wato hadane tan wana ceebeese abgaal arafada hala qalo gwrtan 😂

    • @dahaboabdi2495
      @dahaboabdi2495 Рік тому +1

      Waa ku sugtay w na ceebeeysau

    • @dahaboabdi2495
      @dahaboabdi2495 Рік тому +1

      Waxaa kaaga daran nin kasta oo ey barato ayadaa wax u gedee oo ku hor ordee in la yiri cml lacagtaada isku kab because she is so cheap 😢ha la qasho waa eri fudeed iyo nin jaceeyl subxanllah

    • @xaawo1
      @xaawo1 Рік тому

      Sbaayo fecebook ma igu darsan kartaa

    • @xaawo1
      @xaawo1 Рік тому

      ​@@dahaboabdi2495asc baayo fecebook ma igu darsankartaa

  • @sabiriinhassanmohamedsabir7881

    Naa ayaan ninka maxad kaliga ugu dhagdhagtaa horta uff

  • @awokater5760
    @awokater5760 Рік тому

    Qurux👸♥️🤴

  • @user-pz6iz1kv9j
    @user-pz6iz1kv9j Рік тому

    ciid mubaarig 😸😻💋❤‍🔥💬

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Рік тому

    Vedioga ciida romatika idinka sugayna

  • @Aliisha_kalhan
    @Aliisha_kalhan Рік тому

    War abeera aaway😂😂

    • @xaawo1
      @xaawo1 Рік тому

      Abeero saan warka ku hayo darteeda ayuu yutubka uga baxay xitaa asad iyo lama soo duubyo wuu u tagaa laakiin yutubka waa ka dhaarayi

  • @xuriyoaxmed9787
    @xuriyoaxmed9787 Рік тому +1

    Guuleyso gacalo ayan❤

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 Рік тому +1

    Maxaaa ma lis qabaa San maxa waa

  • @dahaboabdi2495
    @dahaboabdi2495 Рік тому +1

    Gabar wax loo gadaa la arki jiree markey wiil l asxiibto maxey ayda lee ex ugu gadaa gabadhaan so cheap sory sister waa in ninka adiga kuugu hor ordo oo asaga wax kuu gado wlhi family gaada hadey ku arkaan w kula yaabayaan misinka

  • @simaabdishakuursiciid8922
    @simaabdishakuursiciid8922 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому

    Kabax😂❤❤❤🎉

  • @maxamed______alpha7782
    @maxamed______alpha7782 Рік тому

    Super woman m.a

  • @zaharamusa3106
    @zaharamusa3106 Рік тому

    Hadanaa

    • @dahaboabdi2495
      @dahaboabdi2495 Рік тому

      Maalinba mid cusub ey wadataa markey lacagta ka dhameeyaan waa ka tegaa fudeedkeed maleshiya meeqa gabdhaa jooga wax dhaqan xumadeeda leh ku ma arag uuuuf

  • @sacdoyoabdikadir424
    @sacdoyoabdikadir424 Рік тому

    Dad ka canka isku walid manihi umlyna 😂

  • @ZaabirinAhmed-pm3en
    @ZaabirinAhmed-pm3en Рік тому

    Jh

  • @NajmoSheekhmuqtaar-qv8li
    @NajmoSheekhmuqtaar-qv8li Рік тому

    Wasunuuruuraysiin

  • @MaryamaMssGulled
    @MaryamaMssGulled Рік тому

    😂😂😂😂😂

  • @CabdullahiNuur-po3gq
    @CabdullahiNuur-po3gq Рік тому

    ❤❤❤