Qisada heestan Gacalo hooyo gacalo oo ay qaday fananad Reer Djibouti Ee aamina gacanla Qaado waxa ay ka hadlaysa hooyo inanteedii la jeclatay nin Lacag leh oo Qasab kaga dhigtay in aay raacdo iyaada oo aan tix galin dhookheedii iyo Rabitankedii Inanteeda sida heesta ku xusan inantu waxay jeclayd wiil Gayankeeda ah oo xidhiidh jacayl kala dhexeeyay taas badalkeeda hooyadeed iyo reerkoodu ama family geedu may doonin in ay raacdo ninka aay iyadu jeceshahay lkn waxay la jecladen in aay racdo Nin kale oo ay iyagu u dooren 💔 Qisada heesta aan gudaha u sii galnee waxa dhacday wiilka inanta ay is jecelyihiin Dan yar ayuu ahaa aan Reerkoodu wx badan haysan halka inanta reerkoodu ahaa reer ladan inanta wiilkii waa loo diiday wana loga dhaartay in aanu soo hawaysan oo shuqul ku soo darsan gabadhiina guri ayaa lagu soo xidhay nin ilaaliyana waa loo saameyay Oo gaadh ah si aanay inanta &wiilku jaanis isugu helin oo waa la kala ilaaliyay inantii waxay kali isku noqdeen ninkii Gaadhka ahaa waxa aayna dantu ku kaliftay in ay isaga xaasho si aay xabsiga guriga uga baxsato oo ay wiilkii ay jeclayd ugu tagto Ninkii ilaalinyay shuruud ayuu ku xidhay ah in uu si dayn doono Hadii ay u samayso waxa uu isagu doonayo ah damacii ina rag lagu yaqiinay wixii uu rabay markii ay u sameysay uur sharci dara ah ayaa yimid Gabadh Nimadeedii uu ku ciyaaray inantii marka labadiiba waa seegtay😢 Inantii markaa waxay Eedo dhan dusha U saartay hooyadeed waxayna ku soo gunaanadaysa heesta.. Goobta idinkaa idhigay💔😭 Markuu guur ii eekaa Wataaad igalaafateen Gacalo hooyo Gacalo Gacalo laba goor dhintee Godka iyo iilka igu rida💔🥲
Gacalo hoyoy gacalo gacalo laba goor dhinte fahmo ficaney from tiktok wlhi ilhy ha u boga dhayo nolal ba danbeyse nawiladu yeysan dhiman🥹 6/3/2024 ilhow naga qabo raga cadowga gabdhaha iney xumeyan un rbo💔😭
Walashey fahmo fiican si niyad iyo daacad ah wxn Allaah uga baryeena bil Ramadaan aya sok dhow inu walasheen Farxad iyo rayn rayn nolosha ku dhameysato amiin Thuma Amiin walashay qaali raga gabdhaha la dhasheen aya garan
Gabadhina isma ilaalin kari waayinee kuwa ka caqliga badiyey ee beenta ku sasabtaa waa niman. Ma gabadh baa iyadu sacabka ku sidda? Ka markuu ku rabo sida roobka kuugu da'ayaa waa inan ragg markuu helo wuxuu rabayna la waayayaa. Wallee naag aan baran nimanka soomaaliyeed ayaa ciil qabta.
Heeestan waxan dhagysnyh 3augsto maalin sabti ah 1:30 intii nool oo i aragth hdii aan noolahay io hdii kleh marwlba ii duceyh in uu alllah marwlba naxrstisa I iisiiyo😢😢😢😢
Waxaad mooddaa inay sii ogaayeen nolosha samankan ee liidata, ee la wada bahaloobay loona kala baratamayo dhaawicidda sharafka caarkii iyo dumarkii, gabadh waloo nin liitaa galaaftay Alle garabkeeda ha noqdo. Gabadh waataan ahaa, Geyaankay way jeclaa Mar buu guur ii ekaa Waataad i galaafateen Godkiyo iilkaygu rida.💔
Heestan 2023 ban marki igu horeysay arkay lkn ma fahansaneyn micnaha hada waxan kuso bartay gabdhii dhibanaha adag laso daristay nolosha ee fahmo fiicaney😢allaha u bog fhayo xaqana allaha tuso ninki sas u galay dunidu waa dhamaade ayadana allaha ugu dhigo dambi dhaaf
Qisada heesta gacalo hoyooy gacalo Qisada heskaan ay qaaday fanaanada reer Djibouti aamina faarax aamina gacanla waxa ay ka hadleysaa hooyo Inan tedii la jeclaatay nin Lacag leh oo ay qasab kaga dhigtay in ay raacdo iyada oo aan tixgalin doqeeda iyo rabitaanka Inanteda sida heeska ku xusan inantu waxay jec layd wiil gayeen keeda ah oo xidhiidh jacayl kala dhexey taas badal keeda reerkooda ma ay doonin in ay raacdo ninka ay iyadu jeceshay oo waxay doneen in ay raacdo ninka ay u Doreen wiilka inantu ay jecleed wuxuu ahaa wiil iska Dan yar ah hakla gabadha reer Koda waxay ahayeen reer ladan inantii wilkii waa lodiiday waana looga dhaartay in uusan Soo haweysan oo shuqul ku soodarsan gabadhiina guri ayaa lagu xidhay nin ilaaliya ayaa loo samee si ayna inanta iyo wiilku jaanis iskugu helin oo waa lakala ilaaliyey inantii waxay Kali isku noqdeen ninkii gaadhka ahaa waxayna dantu ku kalif tay in ay ninka la hishiiso si ay xabsiga guriga uga baxsato oo ay wiilkii ay jecleed ugu tagto ninkii ilaalinay waxa uu ku xidhay shuruud ah inuu sii deyn doono hadii ay u sameyso waxa uu doonayo shuruudaas oo ah damicii Ina rag lagu yaqaanay wixii uu rabay markii ay u sameysay maalmo kadib uur ayaa yimid sharci daro ah gabadh nimadediina uu ku ciyaaray inantii labdii dhanba seegtay Inantii waxay eeda dusha ka saartay hoyadeed waxayna kusoo gunaanadeysaa heeska gobtaa idinkaa idhigay markuu guur ii ekaa wataad igala fateen 😭 gacalo hoyaooy gacalo Gacalo laba Goor dhintee godkiyo & iilka igu rida😭😢😢😢 Waalidku waxaa qurux badan inuu ilmihiisa ilaaliyo oo aanu isagu god dheeer uhorseedin .
Nin wakas ayada mu rabine nag nimadeda ayu rabey ayadna wata isdhiiptey si asaga xoriyad ugu hesho gabdhaha somaliye ee wallahaya waxn kula talinayaa inay kadig tonadan waxaya baha ilahay ka fogeynaya ee sharaf todana hoos udhigaya ilahay ha ina xifdiyeee Borma awadal hben wcn🙊😍
Gabiyaayeey gabyaayeey Googaa dadoow Garaad ban la hadlayaa La hadlayaa Garaad ban la hadlayaa Gadsenaso kaleay Geeduhu naf u leeyihiin Hadaan waxa gaadhaye Intaa laga goynayaa Gar iyo dow uma aha Godobi meel yeelatee Gafuuro hadlaan ku ool 😢 Gudbaye waxan uga socdaa Gabdh watanaan ahaa Gayaankey way i jeclaa🥺 Marbuu guur ii eekaa Wataad i galaafatee Gaclo hooyooy gaclo😭 Gacalo laba goor dhintee Godkiyo iilka igu rida Goohayoo gohaayee Gabal dhacay dadoo Gadaal ma u so noqdwaa ?😢 Intay goori goor tahay Ala fulow Guuli kuu dhawdahay Hadii talo gudboon Aqoon garo ma gartoo Wanaagi kaa galbado Gorayo haad noqatayoo gobi iyo xaalkeed is waa Gudbaye waxn uga socdaa Geeridaa wa loo dhaashaa Gunimo wa laga dhintaa Gaf wa kii laga dhintee Goobtaa idinka i dhigay Gaclo hooyooy gaclo Gacalo laba goor dhintee Godkiyo iilka igu rda 😢
qisada heestan Runtii aadbay ii tabaty Waxan soo xasuusty Wakhtiyo hore 2017 ilaa mnata 2024 😢😢😢😢😢😢 Gayaankay way jeclaa Marbuu guur ii ekaa wataad igalaafatee❤️🔥💔🔥🔥
@@faadumojaamac-oe9ylheesta qisadeda waxan ku maqlay miraha heesta waxa curiyay abwaan afgudhiye waxana marki ugu horeysay heestaa qaaday fananad lagu magacaabo xaawo hiiraan abwaanka waxa uu miisaanka erayadan ka sameyay sida la sheegay gabar io wiil is jeclaa wiilka io rerkisaba waxey ahaayeen danyar qoyska gabadha oo ahaa cid maal qabeen ah waxa ay u diideen gabadhooda markii uso doontay wiilkii ay is jeclaayeen gabadha oo wiilka aad u jecled way ka hari wayday wiilka illa qoyskeedu xiraan oo xabsi ku ilaaliyaaan deedna gabadha ayaa heshiis lagashay ninka ilaaliye ka ahaa xabsiga waxeyna ku heshiiyeen inuu si deen doono si ay uga baxsato dhanka jaceylkeeda balse ay isaga u sameyso waxa uu doonayo waxa dhacday ina waardiyihii uu gabadha dhaafiyay gabarnimadedi markii ay uso baxsatay una tagtay wiilkii ay jecled waxey u sheegtay qisada dhacday aad ayuu uga xumaaday wuuna ka tagay madaama waqtigaas gabarnimada aad loo danen jiray illa ay dhaqan noqotay gabadha oo cideeda kuso noqotay iyado qabto sadax qasaaro oo kala ah gabarnimadedi oo dhaaftay wiilki ay dartiiis u sameysay oo aysan hey io qoyskedi oo nacay 😢😢😢😢😭💔😭💔💔💔
Wll heesto wa qiso ku dhacdey gawar reer jabuuti ah , waxena ku socota hoyaded . Ta o udiiday yarki ay rabtey, hoyaduna gabadha waxe la rabtey nin ka weyn o lacag leh . Gabadhi wa la xiray si yarki ay xaiir wadaaga ay ahayen logu alaliyo , Kadib waxey ku fikirtey in ay mesha ay ka baxsato, si ay ugu baxsado ninki war diyaha ahaa aye ka codsatey. Asigana waxa u ku xujeeyey damaci raga lagu yaqaaney o ah in ay dhoor malin la seexato weyna ka u galatey ileen wa xuur mel u cadahy o jaceyl ku hogaminayo. Marki u fasaxey gabadhi dhoor malin kadib dib aya lo soqabtey, kadib dhowr bil kadib gabadhi waxa kuso baxey uur. Kadib waxa ay mesha ku wayday labadii rag ki ay rabtey iyo ki rabey.
Can someone please post lyrics with english subtitles. My somali is not goood. I am here after learning the tragic story of fahma ficaney, may Allah ease her affairs and grant her kheeyr in this dunya and akhira
Sida rapa inu iga yasha ayu hadan nolosha igu cidalayyy ninkeygih mustaqablka io family waxa u sheega ma aqano😢💔😭lkn illahay aya joga shalay I gartay Manta iga bixina dono😢cafisa iga tahy kii i xumayo gunimo wada qadaya Mohamettow 😭💔
aal dadak qara waaa biila aqali kulaha somliilna baya ka hadalayasa naa heestu kuma socoto qabiil ee waxaya ka hadalayasa gabdha la xuumeeyaya hadana looga baxaya baalinkii ha iska hadaliin
Gudbaye waxan uga socda geerida waa lo dhasha guunimo waa laga dhinta gobta idinka I dhigay waxan dhagaysanaya habeen an ad u murugsanahay muraad leyahay iso duce hada iga aragto intaso dada😢
Walhi mar kan qan garay 2019 baa caisho ilayas ladilay ilaa hada nin ma lakun moo waxan is leyahay ar muu kukuf sadaah matoo tahay tariq daa 2024 /22 oo ah jimco oo soonah😢😢😢
Waxan dhageysanya 3 years wx u dhageysnyey nin walidky igu dren o sdx sno i xumeynyey misna an cidna wx iga dhahynin wrqadeydina i diday bilna i sin jirin ciilka wxa igu dilay kuwa igu daray misna an wxbo iga dhahynin😢😭😭alx hda abtigey mcn iyo hoyody ba iga furay weliba kaxkamad igaga furay mugdigii iyo murugdina alle ba iga so sry alx mar kasto hda wlhi guur dhan sas ka qdy 😭😭😭
Ilaahay Haynaga duwo aaaaaaa see laydinkaga duwaa ilaahay dulmi qofna kuma cafiyo nin kasta o gabar dulmiyay o galaafatay sharafteeda ilaahay cuqubo haku rido imtaxaana alaha ka soo dul saaro iyo masiibo 🤲
Fahma fiican Walah Waxaan macno lahayn bay isla xumeysay Alle naguma keenee. Iyadu wax danbi ma lahan waala Qasbay wayna miir dabool nayd. Xag Alle danbi kuma lahan Waxaa la rabay inay hore u socoto danbi aysan shaqo ku leheen bay dumasha u ridatay Allooow qalbiga u kab.
Ani heestan meelahas wan ka maqli jiray lkn cawada si daganan ah u dhagayisty oo ay bishu thy 22/03/2024 wlhi waliba aba walhi dhagayso sbbto ah abe safar ban galayaa wana ka walwalaya ee sharaftada ilaali bu idhahy 😢😢😢
6 march 2024 ban dhageysanaya 8:56 markn kuso arkey tiktok weliba fahmo fiicaney ay isku soo duubtay ilahow gabdhaha somaliyed dhibka ka saar😢😭
Haa
6/march/2024 12:08pm duhurnimo
Wlhi sem kula ahy ayada kuso arkay wn iska iLmeyay 😢
Isku mid ani xitaa iyadaa ka soo arkay😢
Ani xita😢
Qisada heestan Gacalo hooyo gacalo oo ay qaday fananad Reer Djibouti Ee aamina gacanla Qaado waxa ay ka hadlaysa hooyo inanteedii la jeclatay nin Lacag leh oo Qasab kaga dhigtay in aay raacdo iyaada oo aan tix galin dhookheedii iyo Rabitankedii
Inanteeda sida heesta ku xusan inantu waxay jeclayd wiil Gayankeeda ah oo xidhiidh jacayl kala dhexeeyay taas badalkeeda hooyadeed iyo reerkoodu ama family geedu may doonin in ay raacdo ninka aay iyadu jeceshahay lkn waxay la jecladen in aay racdo Nin kale oo ay iyagu u dooren 💔
Qisada heesta aan gudaha u sii galnee waxa dhacday wiilka inanta ay is jecelyihiin Dan yar ayuu ahaa aan Reerkoodu wx badan haysan halka inanta reerkoodu ahaa reer ladan inanta wiilkii waa loo diiday wana loga dhaartay in aanu soo hawaysan oo shuqul ku soo darsan gabadhiina guri ayaa lagu soo xidhay nin ilaaliyana waa loo saameyay
Oo gaadh ah si aanay inanta &wiilku jaanis isugu helin oo waa la kala ilaaliyay inantii waxay kali isku noqdeen ninkii
Gaadhka ahaa waxa aayna dantu ku kaliftay in ay isaga xaasho si aay xabsiga guriga uga baxsato oo ay wiilkii ay jeclayd ugu tagto Ninkii ilaalinyay shuruud ayuu ku xidhay ah in uu si dayn doono
Hadii ay u samayso waxa uu isagu doonayo ah damacii ina rag lagu yaqiinay wixii uu rabay markii ay u sameysay uur sharci dara ah ayaa yimid Gabadh Nimadeedii uu ku ciyaaray inantii marka labadiiba waa seegtay😢
Inantii markaa waxay Eedo dhan dusha U saartay hooyadeed waxayna ku soo gunaanadaysa heesta..
Goobta idinkaa idhigay💔😭
Markuu guur ii eekaa
Wataaad igalaafateen
Gacalo hooyo Gacalo
Gacalo laba goor dhintee
Godka iyo iilka igu rida💔🥲
Absolutely aliyaa ahmed aqliga ale hakuu daayo waa qisadii heesta waana isku midba😢🥰
😢😢😢
Ma fiicna gabadhu hadday guur gaadho qofna keensato in loo diido💔
Sad 😔 😢
Ax 😢
Gacalo hoyoy gacalo 😭gacalo 2 gor dhinte god io ilka igu rida 6/3/2024😢from fahmo ficaney tiktok 😢
Aniba soo kle wlhi aad ayaa uga qiiroody sida dareenka leh uqaadaysy
Sem
Ala famo heesta ku soo arkey allow qalbiga u qaboo ji fahmo qrux
Kula mid ahay fahma ka hor ma arkin😢 sorry wlshy
Aniga xitaa
Inta fahmo fiicanay kasoo aragtay😢
Gacalo hoyoy gacalo gacalo laba goor dhinte fahmo ficaney from tiktok wlhi ilhy ha u boga dhayo nolal ba danbeyse nawiladu yeysan dhiman🥹 6/3/2024 ilhow naga qabo raga cadowga gabdhaha iney xumeyan un rbo💔😭
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
7 march 2024 markan fahmo fiican arkay ban ka murugooday ilaahaw hanoogu caroon gabdhaha soomaliyeed kuwa wax magarata oo dhibaya
Dumarka somaaliyeed la aan tood 34 sano dawlad anago ah hadana maanan noolaaneen ayaga noo guntaday ilaahow xaqooda na fahansii 😢😢❤❤🙏🙏
Isku mid nahay 😢
Same😢
Waxaan daawanaya 2021 jan 21 malin axada 😒😪makhribnimo magalada Hargeisa
Qof walbo Waxaa U rajeynaya Qof Uqalma Inuu Helo
Wllo seethy
20/1/2025 arkey qoralkaga wll ma noshahy ma cafimd qabta Tani wa adunye❤
@@xamda72 waan fiicney Adiga inaad wanaagsan tahaan Rajeynaya
@@HindaAbdirahman-t7o Hinda waan fiicney Wax walbo Wanaagsan inaad la Kulantaan Rajeynaya
@@iamsomalilander5485 haaa aad
Emotional song from Fahmo ficaney😢😢
😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢
Same here 😢
Walashey fahmo fiican si niyad iyo daacad ah wxn Allaah uga baryeena bil Ramadaan aya sok dhow inu walasheen Farxad iyo rayn rayn nolosha ku dhameysato amiin Thuma Amiin walashay qaali raga gabdhaha la dhasheen aya garan
Emotional song from fahma fiicaneeyy😢😢😢😢
Alla raggow dumarka silaca kadaayaa nabiga goni buu idinkaga dardarme[scw]
29/5/2023😢
Emotional song 🎵🎵 😢😢
Qisadda heesta ayaad haysaa baan filayaa.
😭😭😭rago ku naxarisanen walidko kugu dirqinya ninka 😭😭😭😭
صلي الله عليه وسلم ❤
Waalidkeed ayaa u diiday in nin jeclayd [oo faqiir] ahaa in ay u guuriyaan.
Haaa walahay
Gabadh wlpa dunidan waxey ku faanto iyo hantida ugu weyney heysato ilaahi siiyay waa gabadhnimadeeda👸💜gabdhow hantidina ilashada😌✌️
Gabadhina isma ilaalin kari waayinee kuwa ka caqliga badiyey ee beenta ku sasabtaa waa niman. Ma gabadh baa iyadu sacabka ku sidda? Ka markuu ku rabo sida roobka kuugu da'ayaa waa inan ragg markuu helo wuxuu rabayna la waayayaa. Wallee naag aan baran nimanka soomaaliyeed ayaa ciil qabta.
@@Naagnool124 kwrn kuwa guri gooda loku imaday Lana kufsaday😢😢😢😢
😭😭@@FaadumocabdiCabdulaahi
qoftaan waxay kow ka tahay dumarka soomaalida kuwooda igu qurxoon masha allah
Waa runta quruxdu meelo badan bey gasha
Heeestan waxan dhagysnyh 3augsto maalin sabti ah 1:30 intii nool oo i aragth hdii aan noolahay io hdii kleh marwlba ii duceyh in uu alllah marwlba naxrstisa I iisiiyo😢😢😢😢
Hees tan waxaan bartay markay sidaa usoo baxdey waxaana dhagaysan jirtey habaryartay oo markaa nin Kala tageen wakhtigaa waan yaraa oo waan la dhagaysan jirey waxba kamaan fahmin jirin maanta lkn toos ayaan u fahmaya 😢😢
Aragtida habaryartay barigaa ayaa noogu danbaysay iLaa maanta ma garan karno meeshay joogto waxaana sababay kala tagaa ninka ay kala tageen 😢
War ragow dumarka yaan lagu deg degin furiinkooda waayo adigu ma mustaqbal waayeysid lkn yada waxa suurto galaa inay yadoo dhalinyara ku weydo furiin la furey mustaqbalkeeda 😢
Miskiiiin😢😢
ax sorry😢
Allahayow hableehena soomaliyeed noo dhowr waa laf dhabarta noloshaydaye qisada heestan aad bay iitabaty😢7/3/2024 from fahmo fiicaneey😢🥺💔
15 mars 2024 à 23h48 from fahmo ficaney😢
Same
😢wlhi
Waxaad mooddaa inay sii ogaayeen nolosha samankan ee liidata, ee la wada bahaloobay loona kala baratamayo dhaawicidda sharafka caarkii iyo dumarkii, gabadh waloo nin liitaa galaaftay Alle garabkeeda ha noqdo.
Gabadh waataan ahaa,
Geyaankay way jeclaa
Mar buu guur ii ekaa
Waataad i galaafateen
Godkiyo iilkaygu rida.💔
Nin sare sunni.
2021 hadaad daawanayzid liketa hanaga ilaawina🥰
Emotional song😢😢😢 from fahmo fiicnay rabi qalbigeda naxariis xasilooni iyo daganaasho ha u galiyo 😢😢
Habalah in laxumeeya marnaba ma wanaagsana xiitaa hadaad jaanis ku hesho inaad ilaaliso sharafteeda weeye waayo waa Naxariista aduunka taaal ❤
Alle haku xafido walaalo.
6 Year kadib dawanaya noveper 11 2021
waa hees xaqiiq kahadlaysa inanta wax uga qalisan sharafteda inasan jirin dunida Allaw dhawr gabadhsto muslina 🥰
Anba😂tiktok kaso arkay
@@barwaqomohamed3679 aniguba sido kle tiktok kuso arkay😂😂😂
Alle ha dhawr gabdhaha soomaliyeed dhamaantood Alle na ceebahood ha astur😰😓😭😭😭😭
Anigu xtaa TikTok ka imaaday 😂🥺
6 march ayaa dhagaysanya markii tiktok kuso arkay ayado iska so dubeyso fahmo fiicaney ,dhibany cil iyo xadgudub laiskugu daray .inaa Ragoow sidaan miya uu danbeysay dar darankii nabiga (scw)
Form ficanay isku mel kso argany 😔🤦♀️
Same bayoy anba iyada kaso arkay kula dhgsnaya 😢 iyadana io inta la midka ah qalbiga allaha u qabojiyo 😭🤲
Anaa😢
😭😭💔
Heestan 2023 ban marki igu horeysay arkay lkn ma fahansaneyn micnaha hada waxan kuso bartay gabdhii dhibanaha adag laso daristay nolosha ee fahmo fiicaney😢allaha u bog fhayo xaqana allaha tuso ninki sas u galay dunidu waa dhamaade ayadana allaha ugu dhigo dambi dhaaf
Anba halkasan kasorwacy wlhy😢
Qisada heesta gacalo hoyooy gacalo
Qisada heskaan ay qaaday fanaanada reer Djibouti aamina faarax aamina gacanla waxa ay ka hadleysaa hooyo Inan tedii la jeclaatay nin Lacag leh oo ay qasab kaga dhigtay in ay raacdo iyada oo aan tixgalin doqeeda iyo rabitaanka Inanteda sida heeska ku xusan inantu waxay jec layd wiil gayeen keeda ah oo xidhiidh jacayl kala dhexey taas badal keeda reerkooda ma ay doonin in ay raacdo ninka ay iyadu jeceshay oo waxay doneen in ay raacdo ninka ay u Doreen wiilka inantu ay jecleed wuxuu ahaa wiil iska Dan yar ah hakla gabadha reer Koda waxay ahayeen reer ladan inantii wilkii waa lodiiday waana looga dhaartay in uusan Soo haweysan oo shuqul ku soodarsan gabadhiina guri ayaa lagu xidhay nin ilaaliya ayaa loo samee si ayna inanta iyo wiilku jaanis iskugu helin oo waa lakala ilaaliyey inantii waxay Kali isku noqdeen ninkii gaadhka ahaa waxayna dantu ku kalif tay in ay ninka la hishiiso si ay xabsiga guriga uga baxsato oo ay wiilkii ay jecleed ugu tagto ninkii ilaalinay waxa uu ku xidhay shuruud ah inuu sii deyn doono hadii ay u sameyso waxa uu doonayo shuruudaas oo ah damicii Ina rag lagu yaqaanay wixii uu rabay markii ay u sameysay maalmo kadib uur ayaa yimid sharci daro ah gabadh nimadediina uu ku ciyaaray inantii labdii dhanba seegtay
Inantii waxay eeda dusha ka saartay hoyadeed waxayna kusoo gunaanadeysaa heeska gobtaa idinkaa idhigay markuu guur ii ekaa wataad igala fateen 😭
gacalo hoyaooy gacalo
Gacalo laba Goor dhintee godkiyo & iilka igu rida😭😢😢😢
Waalidku waxaa qurux badan inuu ilmihiisa ilaaliyo oo aanu isagu god dheeer uhorseedin .
Walahi waan ooyay😢😢
Ax wlhy waan ooyaya qof jeceshahy Marka waydo walipa si xanuun badan waa dhibato 😢😢😢
Dumarkeena dhib uma qalmaa ragoow dumarka ha la ilaaliyo waa diamond 💎😢
2024 from TikTok wata igalafatee 💔😢
Gabar wataan ahaa gayaankey wey jeclaa Marku guur ii ekaa wataa igalaafateen💔😭 7/3/2024 ban dhageysana wxna kaso arkay tiktok Fahma ficaney Allow hada gabdhaha Somaliyed nahy allow na astur dhamntn oo noo naxriiso🥺💔😭
amiin wll aduu weyiyee ilahy hayna asturo😢
heestan qisadeda waxa iga shekaysay alle haw nxariste gabadh ii edo ahyd
inan iyo wiilba is jecla inanta rerkodu uu iska ladna lkn wiilka wax badan mu haysan uu so dontay inanti wiilki rerkiba uu diday lkn inanki inay siyan gabadhodi guribay ku xidhen inantina nin ilaliyana way uu qabteen hybaynbay bariday wiilki ilalinayay inu si dayo way bariday lkn shurudbu ku xidhay ahyd ila uu waxay donayso uu samayso inanu si dayn way uu samaysay wuxu rabay sii ay jeclkagega ugu bxsato markay gadhay jacaylkedibay arinki uu shegtay darti walina inay uu samaysay isna uu aryey wagas na ceebay ahyd waxaso kle
dawlad cilmo hadeer ba waa ceeb iyo ceeb weeyn iyo dhimasho!!!
Ax ax
Sory😪
Nin wakas ayada mu rabine nag nimadeda ayu rabey ayadna wata isdhiiptey si asaga xoriyad ugu hesho gabdhaha somaliye ee wallahaya waxn kula talinayaa inay kadig tonadan waxaya baha ilahay ka fogeynaya ee sharaf todana hoos udhigaya ilahay ha ina xifdiyeee Borma awadal hben wcn🙊😍
😭😭sorry
Geerida waloo dhasha
Gunimo walaga dhinta
Gaf waki laga dhinte
Goobta idinka idhigay😢
Inan ragow waliga godob dumar ha qadan🥺
Inta wlasheen fahmo kubaratayy 6 mar 2024 malin khamiisa ilhow dumarkeena uhiili🥺👸❤️
😥😭😭
😢😢
😭
Gabar wataan ahaa gayankyy waijclaa 😢😢😢marbuu guur ikaa watad igalafateen 😢😢
Mar buu guur ii ekaa waaad i galafateee gacal hooyoy gacalo godki iyo iilka igu rida😢😭💔
Gabiyaayeey gabyaayeey
Googaa dadoow
Garaad ban la hadlayaa
La hadlayaa
Garaad ban la hadlayaa
Gadsenaso kaleay
Geeduhu naf u leeyihiin
Hadaan waxa gaadhaye
Intaa laga goynayaa
Gar iyo dow uma aha
Godobi meel yeelatee
Gafuuro hadlaan ku ool 😢
Gudbaye waxan uga socdaa
Gabdh watanaan ahaa
Gayaankey way i jeclaa🥺
Marbuu guur ii eekaa
Wataad i galaafatee
Gaclo hooyooy gaclo😭
Gacalo laba goor dhintee
Godkiyo iilka igu rida
Goohayoo gohaayee
Gabal dhacay dadoo
Gadaal ma u so noqdwaa ?😢
Intay goori goor tahay
Ala fulow
Guuli kuu dhawdahay
Hadii talo gudboon
Aqoon garo ma gartoo
Wanaagi kaa galbado
Gorayo haad noqatayoo
gobi iyo xaalkeed is waa
Gudbaye waxn uga socdaa
Geeridaa wa loo dhaashaa
Gunimo wa laga dhintaa
Gaf wa kii laga dhintee
Goobtaa idinka i dhigay
Gaclo hooyooy gaclo
Gacalo laba goor dhintee
Godkiyo iilka igu rda 😢
Gaclo hooyooy gaclo
Gacalo laba goor😢
Dhintee godkiyo🥺
😢iilka igu rida🥺
Gudka. Iyo. Iilka. Igu. Rida 😭💔
Caawa ayaan heestan dhageysanayaa taariikhdu waa 31/5/2023 saacaduna waa 3:16am 😢❤
Maxaa ka dhagysaneH lkn gabdhahy taabanysaaYe😂😂
😢😢😢😢 qisada heesta eega lee ogaaday
galab khamiisa
2023/6/1
5:30
allow dambigeeda iga dhaaaf
@@aishaabdi2397 qisada wll ayaa xanuun leh
Qisada inte ka helaaa
Qisadeeda Nala wadaag 😢😢😢
Gudbayo waxan uga socdaa ,Gabar waa taan Ahaa ,Gayaankay Wey Jeclaa, Mrkuu Guur Ii ekaa ,Wa taad Igalaafateen ,Gacalo Hooyoy Gacalo ,Gacalo Labo Goor dhintee ,Godka iyo Iilka Igu Rida 😭😭Heestan Waxay aad Ii taabatay Mrkay Iskaso Duubtay Wlshey Fahmo Abyo Ilaahay Hku Dhib Dhaamo Mid Aduun wad Aragtee Mid Aakhiro Alle Kuma Tuso 😭Culeys wlba aad daremaso alle hka dulqaado 🤲Ilaahow Gabar kle oo Muslim Ahna Hatusin wax dhiba
Inta fahmo fiicenay ku bartay heestan 2024 bishi 3aad ilahaw dumarka astur oo u hiili 😢😢
Cadow aan rag aheyn ma lihin ilaahay sharafteena ha xifdiyo oo cadowga naga ilaaliyo 🤲😭💔
11/06/2020 habeen jimce ah saacaduna 2:30AM iyo jamuryada barakaysan/hargeisa/New hargeisa ku raaxaysanayaa si wacan weliba 🎼😍😍😍salaan khaasa MAAMO #AAMINA_GACAN’LA
Wan ku salaamay wllo
Masha Allah walal 😮
Wali new hargaysadi maku noshahay
Waxn hestan dhagaysanya cawa oo ah arbaca tariikhduna tahay 31/5/2023 😢hadii la noolyhy waynu isu soo laaban 😮💨🙈
Maa isku soo laaba teen
😢😢😢
Ramadan ina dhageysto ayay noqotey xanunka so la labta wa jaceylka un🔥💔🥺12/2/2024🥺🔥
Amina farax waan ku xiseya nolow edo oo jiir oo joog ree d.jabouti dhaman dalkaygi iinigna siido kale d.jabouti Caday
Hhhh heesta mada fahansataheeye
Fahma ficeny baan ka soo racay😭rabiyow waad awodaaye nolol mida ugu qurxoon sii gabadhaas
From tiktok fahmo fiicaney iahow inantaas caawi rabow😢😢😢😢
Sido kale😢😢😢
qisada heestan Runtii aadbay ii tabaty Waxan soo xasuusty Wakhtiyo hore 2017 ilaa mnata 2024 😢😢😢😢😢😢 Gayaankay way jeclaa Marbuu guur ii ekaa wataad igalaafatee❤️🔥💔🔥🔥
Qisadoo dhameestiran intee ka helaa wll
Qisadeeda xagee ka helaa byo
@@faadumojaamac-oe9ylheesta qisadeda waxan ku maqlay miraha heesta waxa curiyay abwaan afgudhiye waxana marki ugu horeysay heestaa qaaday fananad lagu magacaabo xaawo hiiraan abwaanka waxa uu miisaanka erayadan ka sameyay sida la sheegay gabar io wiil is jeclaa wiilka io rerkisaba waxey ahaayeen danyar qoyska gabadha oo ahaa cid maal qabeen ah waxa ay u diideen gabadhooda markii uso doontay wiilkii ay is jeclaayeen gabadha oo wiilka aad u jecled way ka hari wayday wiilka illa qoyskeedu xiraan oo xabsi ku ilaaliyaaan deedna gabadha ayaa heshiis lagashay ninka ilaaliye ka ahaa xabsiga waxeyna ku heshiiyeen inuu si deen doono si ay uga baxsato dhanka jaceylkeeda balse ay isaga u sameyso waxa uu doonayo waxa dhacday ina waardiyihii uu gabadha dhaafiyay gabarnimadedi markii ay uso baxsatay una tagtay wiilkii ay jecled waxey u sheegtay qisada dhacday aad ayuu uga xumaaday wuuna ka tagay madaama waqtigaas gabarnimada aad loo danen jiray illa ay dhaqan noqotay gabadha oo cideeda kuso noqotay iyado qabto sadax qasaaro oo kala ah gabarnimadedi oo dhaaftay wiilki ay dartiiis u sameysay oo aysan hey io qoyskedi oo nacay 😢😢😢😢😭💔😭💔💔💔
heeestan waxaa leh xaawa hiiraan lkn aamina farax sifiican ayay uqaadaa caawa waxaa dhagay sanayna ani iyo sxkey abdi qani ashkar love
Sxb kay anwar cabdi casiis waaku salaamay sxb qlli anoo liban moge ah waxaan filayaa 2 years ayaa ka soo wareegay commentigan 🤩🤩
Heeskan waxan dawaday 2022/10/8 sacadu aytahay 00:35 Qalbigaa said ii xanunay wlhay ilhay haina xifdiyo meelwalba Ay gabr islam ay joogto 😢😢😢
gold is always gold she is great talented by al means
11 mar 2024😭
Gacalo Hooyoy Ilahow Fahmo mustaqbal wanagsan sii 🤲🤲😭😭 Wallahi gabadhas hada Face keda.arko Ilin iga imaneso ilahow ado no jedo malin son.waye.mustaqbal ficn waxe ku faraxdo Ilahoow sii aameeeen yarabi 🤲😭😭😭
😢😢 fahmo ayaan kusoo arky wan oyay ihow fahmo xaqeeda hanagu cadabin inantaas somli oodhan ba godob ka gashay ❤😢😢
Heestan waan soooradiyaya walaahi 2024 dhamaadkiisa 17 December sanad cusub ayaa lagallayaaa😢 ilahayow sanadkan waa khayr qaba noloshaydana wax kabadal, heestan waxaan ugu Dan leeyahay ilahayow gabdheheen somaliyeed waa dumarka aduunka ugu Qalisan alow dhawr😢❤
Heestan hada igu horeysa tiktok kuso arkay gabarnimada waa hantida kaliya ku faani karo mante marka arko gabar asgey oo is ilalin wayday wan ka naxa alx aniga intan wxn kuso garay wll iyo walid iwaniya wax ishega inta hartayna wan heyna I.a qofkii laha intu ka imanayo ilaahey ka magan galay wax xun iyo sharba 🤲🥺
M.a ilaahy haku garab istaago oo Qeer kugu deeqo
😢😢fahmo ayan kusoo arky wan oyay ilhow fahmo xaqeeda hanagu cadabin 😢inantaas somli oodhan ba godob ka gashay💔
Heestan waxan daawanaya 31 /may/2023 2:29 habeenimo boosaaso heestu ma siyaasad baa mase waa qiso dhaba o gabar ku dhacday haday qiso gabar ku dhacday tahay alaha na xafido 🤲gabar walbo muslima
Wll heesto wa qiso ku dhacdey gawar reer jabuuti ah , waxena ku socota hoyaded . Ta o udiiday yarki ay rabtey, hoyaduna gabadha waxe la rabtey nin ka weyn o lacag leh .
Gabadhi wa la xiray si yarki ay xaiir wadaaga ay ahayen logu alaliyo ,
Kadib waxey ku fikirtey in ay mesha ay ka baxsato, si ay ugu baxsado ninki war diyaha ahaa aye ka codsatey. Asigana waxa u ku xujeeyey damaci raga lagu yaqaaney o ah in ay dhoor malin la seexato weyna ka u galatey ileen wa xuur mel u cadahy o jaceyl ku hogaminayo.
Marki u fasaxey gabadhi dhoor malin kadib dib aya lo soqabtey, kadib dhowr bil kadib gabadhi waxa kuso baxey uur.
Kadib waxa ay mesha ku wayday labadii rag ki ay rabtey iyo ki rabey.
Can someone please post lyrics with english subtitles. My somali is not goood. I am here after learning the tragic story of fahma ficaney, may Allah ease her affairs and grant her kheeyr in this dunya and akhira
gabdh waaGaan ahaa gayaankey waah ijeclaa Gacalo hooyoy Gacalo labo jeer dhintayeh Godka iyoH ilkah iGu ridaH😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😩😓
Sida rapa inu iga yasha ayu hadan nolosha igu cidalayyy ninkeygih mustaqablka io family waxa u sheega ma aqano😢💔😭lkn illahay aya joga shalay I gartay Manta iga bixina dono😢cafisa iga tahy kii i xumayo gunimo wada qadaya Mohamettow 😭💔
Abyo gabarnimada miya siisay😢
Sorry wllshy Raag wey buxaan anigaa xitaa waan kugu Qadaan lahaa
Caafio qofyahee iska cafi 😂😂
@@MssSuuro-bk4ufMaya apyoh sawir oo kali u diray 😭💔lkn ma ogan marka u diray swpta ah ayu fogan dartad igu dir 😢😭😭
@@bisharabdi8099hadap gapar wan ahya walkei 😭💔lkn waxa kasto sawir Uma ahyna😢
Heesta man araga fahmo fiicanka horte alle xaqeeda huso bidhibidhiyo hpl0 shfrtin ilashadah😢❤
Hestan dadba fahmi kuso barty lkn waqti anan dhagysan majirto allow bahal anan raga aheyn malhine naga qabo 🤲🤲🥺🥺😰😰
Wll hada nin xun aragtey ragu ma wada xuma 😢
7/3/2024 dhagaysanayaa markan kusoo maqlay fahmo fiican😢illahay guur xalala ay ku nagaato ha siiiyo
Sami😢
Ilaahey nolosha ha u qurxiyo gabdhaha somaliyed Ina gumeed baa badane.😢😢
gabadh wataan ahaa gayankay way jeclaa 😍😍😍😍🎤🎤🎤😘😘
After 8years baan dawanaa 2024 god iilka igu rida😢😢
aal dadak qara waaa biila aqali kulaha somliilna baya ka hadalayasa naa heestu kuma socoto qabiil ee waxaya ka hadalayasa gabdha la xuumeeyaya hadana looga baxaya baalinkii ha iska hadaliin
Amiina farax waa xaxii hestan waxay ii tahay xuska nolashay da 8.12.2019
Somalilnd ma qabiil baa ama dowlad
@@sakaraabdellahi2245
Warya yidhi somaliland bay ka hadleysa
Gudbaye waxan uga socda geerida waa lo dhasha guunimo waa laga dhinta gobta idinka I dhigay waxan dhagaysanaya habeen an ad u murugsanahay muraad leyahay iso duce hada iga aragto intaso dada😢
After 5 Years Listen Aamina
8 April 2024 ban dhageysanaya 2:00 markn kuso arkey tiktok weliba fahmo flicaney ay isku soo duubtay ilahow gabdhaha somaliyed dhibka ka saar😭😭
2012 dhagaysan jiray 10 years kadib cawa dhagaysa nayaa 😟😏😟
Bacaluulkii reer buuhoodle miyaa tahay
Fahmo wlshy heestan adiga ayay si qaas ah kaga hadleeysa qalbi rabi haku qabojiyo abaayo ragow gabdhaas hala gursado
Caawa waxaan ku dhagaysanaya magalada jig jiga ethopia first day aan tago weeye xasuus aanan iloowi karin weeye inzha allah
From tiktok 6/3/2024 gacalo hoyooy gacalo allow wlshena fahmo dhibka ka dul qaad 😭😭😭
waxan arkay fahma ficanay oo iska soo dubray heestan waana oyay ruunti heesta iyada kaa hadlaysa 😢😢😢😢6/3/2024.marso.maalin talado ah sacada timer ⏲️ 15:22:10 siikiin. illhayow gabdh kasta dhawar
Ax😢
Xanun waye wlhy😢😢😢
Malin arbaco dheh
Emotional song from fahmo fiicaneey😥😥 doqon iyo nin liituhu muxuu hablihii qaribay😢😢
Mayadoo ila dhalatay oo idhashay oo ii dhaxday oo ayaayday ah oo habaryartay ah oo eedaday ah ayaan xumaan u quudhaya😢😢😢
One of the greatest pioT eraydi apwaan Ahmed said af gudhiYe allah hku naxariztO
Wxaan dhagaysanayaa 20/05/2021
Maalin khamiisa saacaduna tahy 3:45 habemimo 😥😭in ku dhaw toban jeer ku so ceshtay waan ooyayaa😭😭😭😭
Mxa helsy wllo ma dhiba ku hysata
Maxaa kaa oohiyay huuno Arinka ma waxbaad la ogayd 😂😂😂😂😂😂
Wllo ma nooshay mad tarikhadaas nooga shekeysid si an cashir ugu qaadano😢
Walhi mar kan qan garay 2019 baa caisho ilayas ladilay ilaa hada nin ma lakun moo waxan is leyahay ar muu kukuf sadaah matoo tahay tariq daa 2024 /22 oo ah jimco oo soonah😢😢😢
I listening this song after fahima's heartouching video.❤
Heestani waa cajiiib wlhi 😢
7/11/2024 From Tik tok😢 ilhyow Oo gar gar gabdahina😢kana qabo Caduwga😢
Aamiin abyo 😢
islaantan wayyneee qaawani waaxay bisinkee😢
Heestani wxy ka hadlaysa hablaba xumaday ilhay ha iina asture
Maya 🥺🥺wxy kahadleysa gabdhaha reerkoda uu diidan wiilka markey gabdho wx sameyso uu wilka diido
Dumarka somaliyeed meel walpo ay jogaan allaha xifdiyo😢😢
Caawa waa1/5/2021 saacaduna tahay 2:20am heestan ayaan dhegeysanayaaa waxaanan Ku xasuusan doona nolol gaara insha Allah.
Intay goor goor tahay alla fulloow guuli kuu dhawdahy tadii kle kula gudboon aqoon gàbnidaaa
alla hawlahaga ha ku fududeeyo
Hada xaldaady wa sidee 2 yrs later
10 march 2024 galbnimo abaaro 5:50
ayaan dhageesanayaa heestaan commentiyada qaar qalbiga ayee taabanayaan allow noo xafid hablaheena❤😢
Waxan dhageysanya 3 years wx u dhageysnyey nin walidky igu dren o sdx sno i xumeynyey misna an cidna wx iga dhahynin wrqadeydina i diday bilna i sin jirin ciilka wxa igu dilay kuwa igu daray misna an wxbo iga dhahynin😢😭😭alx hda abtigey mcn iyo hoyody ba iga furay weliba kaxkamad igaga furay mugdigii iyo murugdina alle ba iga so sry alx mar kasto hda wlhi guur dhan sas ka qdy 😭😭😭
Ha ka sasin wlashay rag oo dhan isku mid maha sida 7 casho ka wada farxinen aya lawada yahay ee ilahay nin ku nasato haku siyo
Waxan dawanaya 9/3/2024 sacadu 4:30 galabnimo hadan rag nahy dardaranki nabiga scw manan fulin naga raali ahada dumarkenow♥️🥹👸
same😢
Aboowe waan ka qabna lkn dadka mawada sinna lkn hadiise war lamaqlayo meysan sameyen 😢😢😢
Caloolxumo heestan allamaxan dumar galafanay axxx marbu guur i ekaa wakad igalafatee 😭😭😭👈wanairaya runti cuqubadoda allahaynaga duwo
Ilaahay Haynaga duwo aaaaaaa see laydinkaga duwaa ilaahay dulmi qofna kuma cafiyo nin kasta o gabar dulmiyay o galaafatay sharafteeda ilaahay cuqubo haku rido imtaxaana alaha ka soo dul saaro iyo masiibo 🤲
Amiiin
@@caashobashiir6695 Dhashooday sugaysaa wallee
Heestan fahmo ficaney ku bartay 😢Walshyna allah murugada haka dul qadu
From tiktok imoginal song illahow gabdh wlpo somali dhibka ka dul qaad 💔👏🏻
31/5/2023 day arbaco
Same 😊
Fahiimo ficaneyy abyo Allah Qlabiga hagu qabojiyo 😢😢
Listening this classic song in addis ababa . Live long Mamo Amina gacalo 🥰
Maxamed
17 aug 2024
Inkstoo aysan igu cusbeyn oon garanayo qisadeeda iyo heestuba
Ragow meel xun hana dhigina😢😢
Wllhi qisanso xasuustay ilma iguso istaagtay ax ax heestani waa xaqiiq jirta illahow hablaha nooxifti kuwa naladhashay iyo kuwa nala gudboonba gunimo waalaga dhintaa godkiyo iilka igu Rida, waragow hablaha haladhowro
As gabdho qisada heesta waxaa wye asalkeeda gabar baa wiil jecledd wiilka danyar buu ahaaa kadib iyada rerkeeda lacag bey lahaayeen kadib ninkii said ujecleed kadib waa la xiray kadib jaceyl ey uqabto ninkii waardiyaha wuxuu dhahay hadaa gabar nimada isiiso waxaa rabo kaa sameysto ku fasaxa kadib hye dhahdey wuxuu rbo kasameystay kadib bey uroday wiilka bey utagtay qisadii bey la wadaagtay kadij wuxuu dhahay naag waxaas sameysay marabo waagii hore gabar hadey guriga kabaxdo waa la tagoori jiray sas dardede banan cidley kusoo dhacdey sorry qisada comments kasoo dhax aqriyey qisadan wlhi waa ooyin iyo wal bahaaar gabdho waa idin baryaa is ilaaliya nin waji mhln sorry qisada xaqiiqda ah wye 😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔
Mahadsanid 😢😢😢😢😢
Heestan wxn dhageysta mar kasta oo muruganyo 2020 ilaa 2024 10/June malin aad u murugonyo😢💔illhow noloshan ii badal
😢Ani hda igu horaysa tiktok ka so racay hda
Heesta wxn dhagaysanyaa 29may 2023 habeen talado soo galayso sacadu 9:41 in badn hestan radinayay ilaa yarantaydii alx cawan helay 😢
Ana hadan dhagaysanaya
Waaa markiii 1aad een maqlay isku xillli ayaaan dhegaysanaynaaa
Ana hadaan sogaly
💔🎧🖐🏾
2:12 habeenimo waye heestaan ayaan dhageesanayaa anigu dhib iguma yaaalo laakiin waxaa ad iiga murjiyay gabdhaha ilintooda😢 illahayoow gabar walba nolol quruxbadan siii❤😢 love u all
From fahma ficaney😭 gacalo hooyoy gacalo 😢 gacalo 2goor dhinte god iyo iilka igu rida😢 6/3/2024 hebn🫣
Fahma fiican Walah Waxaan macno lahayn bay isla xumeysay Alle naguma keenee.
Iyadu wax danbi ma lahan waala Qasbay wayna miir dabool nayd.
Xag Alle danbi kuma lahan
Waxaa la rabay inay hore u socoto danbi aysan shaqo ku leheen bay dumasha u ridatay
Allooow qalbiga u kab.
Ani heestan meelahas wan ka maqli jiray lkn cawada si daganan ah u dhagayisty oo ay bishu thy 22/03/2024 wlhi waliba aba walhi dhagayso sbbto ah abe safar ban galayaa wana ka walwalaya ee sharaftada ilaali bu idhahy 😢😢😢