Qiso yaableh: Booliiska imaaraatka oo maray imtixaan adag, Dad dhintay oo mushaar kaqaata dawlada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2023

КОМЕНТАРІ • 933

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 10 місяців тому +4

    Waa qiso ka weyn maskaxda bi'ni aadamka.
    Aad ayaan ugu helay qisada, masha Allah

  • @abdulahiheyle5815
    @abdulahiheyle5815 10 місяців тому +6

    Aad ayaad umahadsantahay sida quruxda badan leh ee aad inoogusoo gudbisay qisadaan inoona soo badi qisooyinkan cml iyo kuwakaloo badan mahdsanid

  • @salahsharif9190
    @salahsharif9190 10 місяців тому

    MashAllah,Shukran Ustad no so badi InshAllah.Jimco karim

  • @fowsiyofarax6316
    @fowsiyofarax6316 10 місяців тому

    Allahu ma najeynaa waa yaab iyo amakaag in dad dhintey mushahaarkooda la qaato oo agoontii xaqa u laheyd ka gaajoonayaan

  • @gaafaneabdi675
    @gaafaneabdi675 10 місяців тому +10

    Asc c/qaadir, hadda ayaad heshay meel ay dadka badankiis jecelyihiin, ku soco, mahadsanid.

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 10 місяців тому +3

    Qisadaaan Ileys ayaan kadaawaday . Adna.mashallah. qisada sifiican ayaad ugu sheekeysay. Wiilka ileys leh adiga maa dhalay. Adeer nadaara❤

  • @mahamudxawad571
    @mahamudxawad571 10 місяців тому

    Msha Allah Madar’s no sobadi qisoyinka adban ku taverna👍

  • @MrSiimow
    @MrSiimow 10 місяців тому +2

    Waaba qiso cajiib ah, subhanallah. Continue. Thanks

  • @Peacetoyou1234
    @Peacetoyou1234 10 місяців тому +4

    More stories like this is good . Pls continue

  • @mohamedgabow259
    @mohamedgabow259 10 місяців тому +16

    Continue,we like and enjoyed the story thanks alot

    • @user-wb1cm9nz9k
      @user-wb1cm9nz9k 10 місяців тому

      Aad.aad.baan.baan.uga.helnay.runtii

  • @qajafweyn
    @qajafweyn 10 місяців тому

    Barnamij yaableh waaye ee sii wad si loo ogaado waxa kajira caalamka.
    Thanks

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 10 місяців тому +1

    asc noo soo gudbi somalid wey dhageystaan ma aqriyaano shugran waan kugu xeranahay mashaa Allaah

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 10 місяців тому +2

    Waa qiso wax ku qaadasho mudan oo u baahan in nooceeda oo kale la sii wado. Mahadsanid

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 10 місяців тому +5

    ASC Ustaad Nadaara waxaan kaa codsaneyna inaad noo joogteyso qisooyinkaan waliba waxaan aad uga helay sida waqtiga aad u badisay oo full uga dhigtay, sababtoo ah anagoo shaqooyinkeena wadano ayaan dhagesanaa waana ku raaxeesanaa qisada sida ay xiisaha u leedahay. Allah swt haku xafido adiga iyo qoyskaga ustaad.

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 10 місяців тому

    Shareecada Islaamka Naagta & Nimanka 4ta Ah Xukunkoodu waa Dil ..Waayo Madres!!...thanks.

  • @alielml8735
    @alielml8735 10 місяців тому

    Waa qiso la yaableh waa muhiim in aad noo soo gudbisaan

  • @farahsaid5468
    @farahsaid5468 10 місяців тому +18

    Waad kusaxantahy nadaara aadaa aad wariye Wayne waayn tahay waxaan jeclaan lahayn inaad warabixinadaada siyaasada aad kusoo kordhiso 🎉warbixino kahadlaya arimaha bulshada sida taariikhaha caafimaadka waxbarashada iyo cilmi baarisyada laxariira sayniska iyo waxyaalaha layaabka leh ee kadhaca koonkan mahadsanid..

    • @aaminoshariif5800
      @aaminoshariif5800 10 місяців тому

      Wa qiso yableh nosogudbi kuwan iyo waxi la mid ah

  • @souleimancavalier1293
    @souleimancavalier1293 10 місяців тому +5

    Great history, I like it

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 10 місяців тому +1

    Qisooyinka Soo Badi Lkn Qiso Fadhiyo Oo Gaaban Ee Xigasho Leh Oo ku Saabsan Arimaha Bulshada Cibra Leh ❤❤❤.

  • @YuusufAskarAskar-qm5kb
    @YuusufAskarAskar-qm5kb 10 місяців тому

    Fadlan sobadi waanka helay qisooyinkan okale mahadsanid USTAD

  • @ibraahimali7180
    @ibraahimali7180 10 місяців тому +4

    Maashaa Allaah Barnaamijyadaada oo dhan waaa xaqiiqo ee keep going mahadsanid

  • @mohamennoor7828
    @mohamennoor7828 10 місяців тому +12

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
    استمر في التألق والإبداع
    لك جزيل الشكر والتقدير اخي الكريم.
    رأيي في ان تستمر في عرض القصص مرتين في الأسبوع بإذن الله.

  • @saladmalinadan7079
    @saladmalinadan7079 10 місяців тому

    Yaab waaye qisooyinkana noogusoodar ayadoo musalsal cml ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 10 місяців тому +1

    SUBXAANA LLAAH ILLAAHEEY AYAAN KA MEGENGALNAY WAXKASTA OO XUN XUN

  • @safiyamaxfuuda3870
    @safiyamaxfuuda3870 10 місяців тому +5

    Masha Allah

  • @xabiibbalaayiin1104
    @xabiibbalaayiin1104 10 місяців тому +7

    Nadaara waa mahadsantahay barnaamijkaan no sii wad isbuuci 2jeer oo kale noo soo gali
    Xogaa editing ha ku sameey faafaahinta badan yareey, codka xogaa boobsiis ka dhig adoo software isticmaalaayo.
    Barnaamijka na waa fiicanyahay mahadsanid rukcadaaga ween

  • @user-jc4vb7yv1p
    @user-jc4vb7yv1p 10 місяців тому

    Masha Allah nowad labadaba oo is dhex Gali nadaro si fiican ayaad wax u wadaa tageran kuu ahay wallhi wixii khayr ah رجل ba tahy

  • @mahadwakukuracsanahay8928
    @mahadwakukuracsanahay8928 10 місяців тому

    Fadlan suxifii sare nadara Fadlan qisoyiinkan carabta kadhaca noso badii please ❤❤❤❤❤

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 10 місяців тому +2

    Mahadsanid waa qiso cajiiba waa laga sugaa qisooyin kale thanks 🙏

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz Місяць тому

    Maashaa allaah c/aadir cashar nadaara qisooyinkaan aad io aad ayaan ugubagay hadhaafin noosiiwad ciyaal bakaaro aad io aad ayaan kuutaageersNahy nadaara show noolow intii rabi kuugutlgly aamiin yaarabi

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 10 місяців тому

    Sheeko cajiib waye walaahi Aad iyo Aad nosoobadi Inshallah

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 10 місяців тому

    nadara kusodar sxp waa qiiso macan walahi waa xaajib yaakhi Sitti diri dhaba somaligalbed

  • @user-ks1lq4tn2o
    @user-ks1lq4tn2o 10 місяців тому +1

    Cajayiib lakiin nosiiwad alle hakubarayeyo

  • @AhmedDahir-kq6zq
    @AhmedDahir-kq6zq 10 місяців тому

    Manshalah nadaare waa wax fiican ee kuwada boowe wana ku salaamay

  • @umasalahadiinumumohammeddi8984
    @umasalahadiinumumohammeddi8984 10 місяців тому +2

    Subhanallah walahi waa Qiso cajiba kuso daarraa 🙏👌🏿

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 10 місяців тому

    Waa bogaadinayaa in qisooyinka aad wado dhacdooyin badan baa baa jira caalamka ,Nadaara keep gooing 👍👍👍👍

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 10 місяців тому

    Aydaas waa dad la sixray oo ay loo badalay ku soco. Sheeko mcn noo wad sheekooyinkan soo wad sheekooyinka aad baan uga helay. Woow

  • @user-cq6es8bt5d
    @user-cq6es8bt5d 10 місяців тому +1

    ustaat nadaara walaahi anoo dhekta taagaayo ayeey iga goday qisada abtiyow noo soo badi waan kugu xoranahay❤❤

  • @IdriZabdi
    @IdriZabdi 10 місяців тому +1

    Siyaasada waa ku dalnay qiyoyin-kaan noo soo badan ❤

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 10 місяців тому +1

      Waa qofka keliya oo wararka dibadaha nala so socodsiiyo. Kudos to him 👍

  • @darishore814
    @darishore814 10 місяців тому

    Noo soo badi qisooyinka dheer sida midan waa ku seexanaa Ustaad

  • @zubeyrmohamed9653
    @zubeyrmohamed9653 10 місяців тому +1

    Soo badi qisodinka waayo waa wax bulshada ka dhex dhaca oo dhab ah.
    Mahadsanid Ustaad

  • @yazin8886
    @yazin8886 10 місяців тому

    Wan ku salamay nadaara codsi qisooyinkaan so badi waqtina usameee❤❤❤❤❤❤❤

  • @memaenjoy4827
    @memaenjoy4827 10 місяців тому

    Maasha allaah nadaare ad bad u mahad santahy sida quruxda badan e ad noguso gudbusay dhacdadan layaabka leh waxana ka cod saneynaa inaad noso gudbusid dhacdooyinka adbey u xiiso badan yihin mahad sanid

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 10 місяців тому +1

    Waa sheeko fican runtii sheekadaan aad baan uga helay. Noo soo badi sheekooyinka noocaan oo kale.

  • @cumarwarsame7712
    @cumarwarsame7712 10 місяців тому

    Fadlan waa muhim arintan haddii aad sii waddo balse kuwii horena sidoodii ha ahaadaan

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 10 місяців тому +1

    Nadaara Waa ku salaamay.
    Barnaamijyada noocaan ah noo soo badi Asbuucii ugu yaraan 3 Barnaamij oo dhacdooyinkaan iyo Kuwa Dambi baarista ah ee ka dhaca Wadamada Muslimiintaa Noo soo Turjum.
    Barnaamijyadaasna Barnaamij walba isagoo dhamaystiran noosoo gali oo ha kala jarjarin daqiiqdaha uu doono ha qaatee
    Mahadsanid.

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 10 місяців тому

    Subhanallah
    Subhanallah Allah Akbar aniga ayey ihaaysaa arintaas Ii soo duceeya

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 10 місяців тому

    Walal sii wad isku dar kuwii hore iyo kuwaanba waa wada muhiim mahdsanid

  • @charlescuba4780
    @charlescuba4780 10 місяців тому

    Waa qisso laybleh , qissoyiinka oo kaleh waa loobaxaan yahye

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 10 місяців тому

    Wcsalam noo soo badi waa qiso xiiso leh thanks ❤🇸🇴

  • @mohamedhusseinali7077
    @mohamedhusseinali7077 10 місяців тому

    Maashaa Allaaaah aaad iyo aad ayaan uga helay noosiiwad si cimriqaadasho looga helo nadaaro

  • @muxudinxasan1094
    @muxudinxasan1094 10 місяців тому

    Ustaaaaaaaad. Barnaaaaaamijkan kusoo. Dar. Barnaaaaamijyada hore

  • @aishomohamed3300
    @aishomohamed3300 10 місяців тому

    asc nadaara mashaa alaah noo soo badi qisooyinka iyo wararka mahadsanid

  • @user-nx5ez9xc9g
    @user-nx5ez9xc9g 10 місяців тому

    Masha allah wariye barnaamij yadaada waa kuwo aan laga xiiso dhicin oo macquula iyo turjumaad aad u wngsan waanan kaa sugeynaa inaad noo soo badiso insha allah intii awoodaada ah

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 3 місяці тому

    Mash Allah hore uwada barnaamijyadaan

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 10 місяців тому

    Siii was ustaad cabdi qadir NADAARA
    Noosooo badi this kind of stories.
    Bc you're a good storyteller ...

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 10 місяців тому

    qisadaan aad baan uga hel ney walaal noo soo badi waa wax la la yaabo mucjiso weeye naagta iyo nimanka in la dilo weeye subxaanalaah

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 10 місяців тому

    Walal wa mahadsan tahay wabarmanij fican noso badi wanka helne aduun yada wax kasta wad adkaysa waqiso cajiba walaahi ilahow naxifdi yarabi shirkina ilahow naga ilalaali Amin yarabi

  • @user-xy6mf4pi1o
    @user-xy6mf4pi1o 10 місяців тому

    Mhadssnid nadara qisoyinkan wa muhiim e halkaa noga siiwad insha allah.

  • @maddaale
    @maddaale 10 місяців тому

    Wariye Nadaara waan ku salaamay inaadeer.
    Fadlan noo wad qisooyinka oo maalin walba mid noo soo diyaari.

  • @mubaaraksaney3642
    @mubaaraksaney3642 10 місяців тому

    Runti waa sheeko cajiib ah.
    Waana ka helnay Mr.nadaara.
    الله معك.

  • @bulxanguuni4659
    @bulxanguuni4659 10 місяців тому

    Waa soo dhawayn wixii imaaradka dhaca shaydaan alla haka dhigo

  • @Libaax2Maahin
    @Libaax2Maahin 10 місяців тому

    Qisooyinkaan Noosoo Badi Ustaad
    Isbuuci Laba Jeer Cml I,A
    Guuleyso

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 10 місяців тому

    Waa wax fiican kudar qisoyinka.

  • @ilyasali2822
    @ilyasali2822 10 місяців тому +1

    Wa qiso layaabadan

  • @abdinasir9373
    @abdinasir9373 10 місяців тому

    Mashallah inoo wad barnaamijyadan

  • @user-dj2uy9qk9m
    @user-dj2uy9qk9m 10 місяців тому

    M.a ustaad aad iyo aad ban uga helaa
    Waliba kuwa sidan o kale layabka leh noso badi guuleyso ustad

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 10 місяців тому

    Fadlan sii wad qisooyinka iyo wararkaba ok

  • @garjanyar5730
    @garjanyar5730 10 місяців тому

    Waa qiso yaab leh waan u baahanahay wisooyinkan dhabta ah inaan ogaano hore u soco

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 10 місяців тому +2

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Nadaara Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤

  • @zerzadiik2558
    @zerzadiik2558 10 місяців тому

    Wuu dhintay waa u cararay 🏃‍♀️ 🏃‍♀️ camal weeyi 😂😅😅 iyo waa laye taagay Subaxanalah .
    Noo soo badi insha allah

  • @maxamedshariifisaaq9236
    @maxamedshariifisaaq9236 10 місяців тому

    Aad iyo aad qoraga weyn noosiwad❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb 10 місяців тому +1

    Dawladda xasan sheekh ayey ka jirtaa sheekadan camal,

  • @ibrahimsalahali2479
    @ibrahimsalahali2479 10 місяців тому +2

    Wcs,Big brother Masha allah wa loo baahan yahy dadkuna waxy u noqoneysa cibro qaadasho, jazka allah khair bro❤

  • @poorindiansanddogsarenotal1276
    @poorindiansanddogsarenotal1276 10 місяців тому

    Nadaara barnaamijyadaan oo kale aad baan ujeclahay noo soo badi fadlan

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 10 місяців тому

    Waa qiso cajiib ah, inoo so badi mhdsnid🙏

  • @xjadiidxjadiid2821
    @xjadiidxjadiid2821 10 місяців тому

    Ustaadka nadaara ❤❤❤ waa barnaamij wanagasan noosoo badi 👊🏽

  • @dahirahmed5107
    @dahirahmed5107 10 місяців тому

    Waa sheeko cajiib ah aad ayaan ugu helay nadaara waxaan rajeynaa sheekooyin bookande oo kale ah noo soo badi masha Allah

  • @djamaldjama7664
    @djamaldjama7664 10 місяців тому

    Sheekh nadaara nosoo kordhi walaal الله يحفظك ويسعدك ويوفقك

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 10 місяців тому

    Wll waa barnaamij runtii cajiiba walaal Nadaara inoo soo badi
    MAHADSANID❤

  • @hassangeele4460
    @hassangeele4460 10 місяців тому

    Waa cajiib noo sii wad, laakiin sharaxaada ha ku noqnoqon ee horey uga soco

  • @abdiqanihussein4164
    @abdiqanihussein4164 10 місяців тому

    Waa arin fcn soo badi sheekoyinkan. Wa barnaamij aad u wcn

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 10 місяців тому

    Waa qiso cajiib ah ustaad soobadi

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 3 місяці тому

    Mahadsanid nadaara
    Waa si fiican oo laga faaiidaysankaro fadnan soo wad dhacdooyinka mahadsanid
    Ciid mabaarik

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 10 місяців тому

    Waa barnaamij fiican waxna laga faa,ido qisoo yinkan noo soo badi

  • @ayaanabdullahi920
    @ayaanabdullahi920 10 місяців тому

    Xasbunalaah allow nooga saaxir iyo xumaantiisa waa qiso yaab badan oola yaabay

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 10 місяців тому

    Soo badi mudane qisooyinka noocan ah halagu waano qaatee

  • @user-lg1hp7gb1q
    @user-lg1hp7gb1q 2 місяці тому

    Runtii waa qiso cajiib ah waana mid loo baahan tahay qisooyinka noo can oo kale in aan helno

  • @dhoofoabdullahi-eb5xc
    @dhoofoabdullahi-eb5xc 10 місяців тому

    Subxaana llaah wllhi waa yaab ee noosoo badi nadaaro aad baan ola socday wlhi waa qiso mucjisa ah soobadi

  • @maxamedaden6332
    @maxamedaden6332 10 місяців тому

    Waa loo baahanyahay qisooyinkan oo kale waayo cajiib

  • @sahraabdi9696
    @sahraabdi9696 10 місяців тому

    Waad mahadsanid barnamijka aad noo so gudbisey no so badi

  • @malyuunishaq1773
    @malyuunishaq1773 10 місяців тому

    Noso godbi isoyinka adigoo mahadsan❤❤❤

  • @ahmednorabdi7677
    @ahmednorabdi7677 10 місяців тому

    Aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa Abdulkadir Mohamed cashar (Nadaara) sida quruxda badan oo aad noogu soo gudbisay sheekadaan. Waa arrin in wax laga barto mudan. Waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo badiso sheekooyinka sidaan oo kale ah oo runta ku saleesan.

  • @kafeeyeaadan9563
    @kafeeyeaadan9563 10 місяців тому

    Runtii waa qiso layaable waad mahadsantahay C/ NADAARA

  • @saidsahal6625
    @saidsahal6625 10 місяців тому

    Asc mudane Abdulqaadir Nadaara tani caadi maaho waa qiso cajiib ah tani waa cash qiimo badan oo loo bahan yahay walibo waxaan ka cabsi qabaa inay tanoo kale ka jirto soomaaliya micnaha heerka uu gaaray musuqmaasuqa iyadoo dadkii masaakinta ahaa baahi duruufo iyo cuduro u baabayaan! Mudane A Nadaara ha naga joojin casharkan thank you so much ❤❤🇸🇴💕🇸🇴💗💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💕❤️🇸🇴

  • @haginoor7096
    @haginoor7096 10 місяців тому

    Maasha ALAAH waan ka helnay ee qisooyinka noo wad

  • @xuseensaalax-yn6xk
    @xuseensaalax-yn6xk 10 місяців тому

    ugu horeyn waa mahadsanatahay Saxfiga weyn Ee somaliyed wana Ku faraxsanahay barnamijkan cusub Ee nagu so kordhisay waxana Ku le nahay Sxbken qaaliga ahoow No sii wad Mowducan

  • @ademabdi9304
    @ademabdi9304 10 місяців тому

    Arinta ama qisooyink siwad.waad mahadsantahay.

  • @Tvgsony
    @Tvgsony 9 місяців тому

    Sheeko cajaaib ah...mashAllah

  • @user-xq2cr6gc3x
    @user-xq2cr6gc3x 10 місяців тому +1

    Waa dhintay waa baxsaday 😮