GALAB: Abaanduulaha israil oo carabtii bariga dhexe u hanjabay, Mareykanka oo diyaarado Cusub udiray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • GALAB: Abaanduulaha israil oo carabtii bariga dhexe u hanjabay, Mareykanka oo diyaarado Cusub udiray difaaca israil, Khadiibkii masjidka Al aqsa oo laxiray.

КОМЕНТАРІ • 311

  • @dalmarsalaad
    @dalmarsalaad 2 місяці тому +2

    aloow u gar gaar dhamaan islaamka iyo umadda falastiin aamiin aamiin

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому +10

    illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin illaahow badbaadi masjidkhasa iyo shiikha aamiin

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 місяці тому +17

    Abaan duulaha yahuuda NACDALI korkiisa Ha AHAATO AMIN AMIN AMIN ☝️

  • @Bile24335
    @Bile24335 2 місяці тому +3

    Rabiyoow yahuud jabi

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 місяці тому +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 2 місяці тому +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @NajaxSayid-dd5ox
    @NajaxSayid-dd5ox 2 місяці тому +14

    Carabi waa qudhun wllhi ilahay falastiin iyo intii Islam ahba ha u naxariisto Ismail haniyana janadul firdowsa allah ka warabiyo amiin 😢

  • @abdulkadirmohamed-px3rh
    @abdulkadirmohamed-px3rh 2 місяці тому +4

    Alaahu akbar aaway muslimki

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 місяці тому +7

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 місяці тому +1

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 2 місяці тому +1

      Amiin yaa rabi

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 2 місяці тому +1

    Ammin Allah u naxaristoo.

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 2 місяці тому +5

    Allah ha unaxaristo ismaciil haniya iyo dhamaan inta muslim ah
    Dhibkana allah ka dulqaado wllhen reer falastiin
    Guushana dhankooda ka yeel yaa allah

  • @BacnanBacno
    @BacnanBacno 2 місяці тому +8

    allahayaw falastiin ugargaar allahayaw dhaman reer falastiin wixii shahiiday janatul fardawsa ge❤❤❤❤nadaara allaha kulajiro❤❤❤❤

  • @Libax962
    @Libax962 2 місяці тому +16

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 місяці тому +1

    Ilaahayoow culeyska naga kor qaad waa Jumce saacatul ijaaba ku jirtee marxuumkana u naxariiso Aameen

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 2 місяці тому +1

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 2 місяці тому

    Naxariistii jano alle ha ka waraabiyo ismail haniya walaalaha falastiin alle ha ka qaado dhibaatada❤

  • @rukiasamow411
    @rukiasamow411 2 місяці тому

    Nadara ad ayad ugumahadsantaha wararkadha tafaxtiran orunta ah Daman musliminta cabsidha alaha kaqadha falasdhina guul alaha siyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +5

    Illaahey janadiisa haku casuumo shuhudada palestine iyo muslimiinta oodhan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 2 місяці тому +3

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 2 місяці тому +1

    Israail masiibo an ka xishoon Allah haku riido

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 2 місяці тому +1

    Ma duco.ayuinbaanwadanaa
    Muslinmee waxqabad.mee.gaajo.ayaa.dhameysay.muslin dhibane ah waayo❤❤❤❤

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 2 місяці тому +1

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +15

    Illaahow naga qabo cadowga muslimiinta amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 місяці тому

    Aamiin alle ayaa ku filan sheekha

  • @dahabsanudgoon6809
    @dahabsanudgoon6809 2 місяці тому +6

    Alle haunaxarito geesiga islamka ismaciil hania Palestine 🇵🇸 alle wuu xureynaa Inshaa aallah 🤲🤲🤲🤲🥹🥹

  • @Faysal-x7v
    @Faysal-x7v 2 місяці тому

    yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Gurmadkaaga

  • @BisharOsman-ej4nr
    @BisharOsman-ej4nr 2 місяці тому +2

    Amiin ya rabi

  • @SaynabCabdi-l9n
    @SaynabCabdi-l9n 2 місяці тому

    نصر الله غدا 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 2 місяці тому

    guul walaalaha reer falastiin insha allah

  • @AbdirahmanMohmmed
    @AbdirahmanMohmmed 2 місяці тому +37

    Allow unaxariso reer palestine 🇵🇸 iyo reer somalia 🇸🇴 Allow unaxariso ismail haniya amin amin amin guys

    • @HindakiinAhmed
      @HindakiinAhmed 2 місяці тому

      Aamin aamin yaa rabbi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 місяці тому

    Machaallah

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 місяці тому +2

    Allow reer Falastiin dhibaatada ka dul qaad, amiin🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 2 місяці тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @freegym7265
    @freegym7265 2 місяці тому

    Allaho Akbar Dieu est. Grand

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 місяці тому +3

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda islaamka

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 місяці тому

    ❤ha loo dilo natayahu+ bedhan

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 2 місяці тому +1

    Hanjabaad isræl waa xaasidnimo ku jirto waa farxad ha laayo carab dhan ❤❤❤

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 2 місяці тому

    Allaha guuleyo falasatina

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 місяці тому

    Guul Bithin’Allah

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 2 місяці тому

    Illahay Sxt ha uu hiliyo mujahidintaa Hamas

  • @kalgacalnouh5387
    @kalgacalnouh5387 2 місяці тому +2

    Allah ha unaxaristo ismaciil. Yuhudna wakhtigediba dhamaday waa burburkedi

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 2 місяці тому

    Allaha ugargaaro walaalaheena reer falastiin aamiin yaarabi

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 2 місяці тому +2

    Allah subaxnllhu watacalaa ayaa u maqan walaheen reer fastiin insha allah way guulaysan donaan

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +13

    Illaahow awoodaada noogu hiili anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 2 місяці тому

    Iiran weerar ma qaadeyo.waayo diyaarintii niyukleerka.ayaa.socda halkii.u dambeysay....kadibna.guul.aamiin❤❤❤

  • @osmannaji4504
    @osmannaji4504 2 місяці тому

    First Comment insha allah

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 2 місяці тому

    Reer falastiin alaha guuleryo
    Yuhuuda ha jabto duli ha ku dhaco kibirkooda wuu dhamaan

  • @Maxamedadanali
    @Maxamedadanali 2 місяці тому

    Ilahay haunaxriisto.haniyya

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 місяці тому

    Allaha u naxariisto Janadii fardowsa aclaa ka waraabiyo Shuhaada Ismail Haniyeh iyo waalka la shahiiday iyo dhamaan inta ku shahiiday falastiin iyo meelkasta wey noolyihiin ee madhiman waa shahiideen Allaha umada islamka samir iyo imaan nagawada siiyo Allahuma aamiin 🤲🤲🤲😭💔🇸🇴✌️🇵🇸🫂

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 місяці тому

    Mareykanka ilaahey garbaduub hauqabto ilaahow diyaaradahaas dulmiga kuduulaayo dhulka kusoodaadi Alaahuma Amiiin

  • @Miisaanka2024
    @Miisaanka2024 2 місяці тому +5

    Nadaara guuleyso adiga iyo walaalaha falastiin Allahu Akbar

  • @libojomira4019
    @libojomira4019 2 місяці тому

    Masha Allah shiekh cabduqadir nadara manta siwanagsan ayad uga hadashay wareysigi lagu wareysta wadna kumahad santahay ❤Rabi naxaristisa jano hasiyo ismail haniya kitabkisa gacanta midik alaha kasiiyo😢😢😢😢

  • @muhudinafareh3768
    @muhudinafareh3768 2 місяці тому

    Guul

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 2 місяці тому

    wclkm sxb nadaara ❤

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 2 місяці тому

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat

  • @mohammedhassan4491
    @mohammedhassan4491 2 місяці тому

    Allow haunaxaristo 😢

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 2 місяці тому

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan qeyr sheeg insha allaah

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +3

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye🙏🙏🙏

    • @AminaJele
      @AminaJele 2 місяці тому +1

      Dadka tacsi baa utaal ducaa laiska raba iisarta markasta mahan ducada musliminta xata koowka ahaaw

    • @Cabdixakiimmuusecige17
      @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому

      @@AminaJele Adiga Maxaad U Ducayni Wayday Oo Aad Iga soo Tuba Raacday Waxaa Laga Yaabaa inta Aan Ka Murugoonayo Dulmigaa Lagu Hayo Falastiin inaanu Adiga Kaa hayn

    • @KOOKOBULLE123
      @KOOKOBULLE123 2 місяці тому +2

      ​@@AminaJeleAdiga Ducada Maxaa kuu Diiday oo Ninkaa Ka Daba gashay 😂😂😂😂

  • @YaasiinMaadey-t7v
    @YaasiinMaadey-t7v 2 місяці тому +3

    Ilaahay ayaa awodle marekanka iyo Israel awod malaha ogada midas

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 2 місяці тому

    USTAAD CABDULQAADIR NADAARA SALAAN SARE WALAALKEEY

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 2 місяці тому

    Illaahay iimaamka haksoo badbaadiyo

  • @AbuukarHasan-tm8vb
    @AbuukarHasan-tm8vb 2 місяці тому

    👏👏👏 keep Going this media

  • @sahracarab5994
    @sahracarab5994 2 місяці тому

    Asc
    Nadaarow waa ku farax sanahay in loo han jabo waxa la yiri lax walbi shilalka ay is dhigto ayaa la guqalaa👍👍

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 місяці тому

    Wcs ilaahey ha ka badbaadiyo sharta gaalada gu.eystaha wadaadka qadiibkaa wax walba waa imtixaan waxa dhacaya rabbi ma mooga xikmad ayuu ka lee yahay ilaahey dadka muslimiinta caalamka ku nool allaha badbaadiyo aamiin muslimiinta caalam ma mideyna awood badana .alaha waxa dhaaranaaya oo booteynaa waa shiico hadey rabto warka mareykanka ayey yeelee rerfalastiin iyo muslinka caalamka aley Lee yihiin ilaahey ha u kaalmeeyo war kale majiro

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 2 місяці тому

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 місяці тому +2

    Waayaab intaan u ducaynay baan weli u ooynayaa walaahi

  • @MohamedAbdikadir-wn4tr
    @MohamedAbdikadir-wn4tr 2 місяці тому

    Gul rer falasdin biidnillah

  • @MohammedAli-d9f
    @MohammedAli-d9f 2 місяці тому

    Ethiopia 🇪🇹

  • @mounaomar5152
    @mounaomar5152 2 місяці тому

    We pray here too, North America

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 місяці тому

    Waa in loo aaraa haybadle ismail haniyah❤❤❤

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 2 місяці тому

    Insha Allah mardhow yuhuud mid laga arkimaayo waqtigeeda waa dhamaaday

  • @MohamedAli-on3wt
    @MohamedAli-on3wt 2 місяці тому

    Asc.weriye Nadaara adiga qabigaaga geli inshaaAllaahu in islaamka guuleysanaayo inshaaAllaahu macallinka weyn Ilaaheey ayaa ka weyn iska dhaaf laciifnimada noqo muslim awood leh inshaaAllaahu.

  • @CaliXariir
    @CaliXariir 2 місяці тому

    Wcs wll nadara

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 2 місяці тому

    Kaalaya aduunka oo dhan soo xi xira dheh odeyaasha waayeelkaa haku rafaninee aduunkoo dhan ayaa looga duceeyeye

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 2 місяці тому +1

    ALLAH unaxariisto osmanciil haniya waxaay ila tahay dilkiisa in loo adeegsaday dad kashaqeeyo halkoow daganay shahiid haniya waa sidaay sameeyan musaad qof shaqalaha waxaa loo sheegaya ama lasiinaya lacag waligiis xitaa ku riyoonin qof iska bahaan baqtiga u xalaal ah iraan dadkeeda waay bahan yahiin imaana ciliyana malahan aniga sidaas ayeey ilatahay ALLAHU waclam

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 2 місяці тому

    ❤❤Wcs wll❤❤#Sabaax

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 місяці тому

    Carab baqidda ha iska dhaafaan; iyo xubul dunyaa wakaraa hiyatul mood!!

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 місяці тому

    WCS Wrx Wbr wll Nadaar Show

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 місяці тому

    Ilaahow kafuji iimaamka cadawga gumeystaha

  • @maanka4722
    @maanka4722 2 місяці тому

    Insha allah kudar hee lipaax

  • @naxwaa307
    @naxwaa307 2 місяці тому

    Cayayirka iga daa carabi waa naage💯

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 місяці тому

    Come on sheekeeye

  • @ahmedsakawe5982
    @ahmedsakawe5982 2 місяці тому

    Masha alaah Qeer sheek

  • @baadimuqsin7007
    @baadimuqsin7007 2 місяці тому +1

    Ilaheyow musliminta ugargar

  • @bashirkarinle6474
    @bashirkarinle6474 2 місяці тому

    Illahow u gargaar walaalaheen reer falastiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @AlmasZain-p3n
    @AlmasZain-p3n 2 місяці тому

    Waiting for you Mr Nadara

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @XawaCige
    @XawaCige 2 місяці тому

    Ismacil haniya iyagu may dilin ee allha aya wkhtigisi kadhigay waxanan allha uga rajaynayna 🙏 naxaris iyo Jano sare lakin yahudan kibirty masirkoodu waanar daran insha allha

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 2 місяці тому

    Wadamada carabta iyo kuwa islamaka wlh dulli aye ku noolyihiin waxana xaqiiqo ah in gumeysi eyku jiraan oo waxbana ey sameyn karin wanka xumahay 😢😢😢

  • @suleymanali111
    @suleymanali111 2 місяці тому

    Abduqadir m xashar nadaara
    Guuleyso waxan Kuga Arkeey
    Shiirka culmaaudinka somalia
    Ayku martiqaadey Dowlldda
    Dhaxe aniga wa suleyman Ali
    Wiyeed

  • @Apdilaahiawaalerooble123
    @Apdilaahiawaalerooble123 2 місяці тому

    Ilaahow sidadaga isii awoodii aanku ciqaabayay yuhuuda

  • @MunaAdan-z4z
    @MunaAdan-z4z 2 місяці тому

    Wcs wlaalo intaanbaysugaayeen carbta hanjabaada

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 2 місяці тому

    Naclad ha ku dhacdo mareeyka iyo yahuud

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi 2 місяці тому

    Waa..arin..aad..uxanuunbadan
    Ilaahoow..kaqabo..calama..kudhacday..israil..calama.ala..hakurido

  • @muminamumin17
    @muminamumin17 2 місяці тому

    Asc diyaaradna mallahi waanuaarilahaaeetabarmauli illaahay hacaawiyofalastiin

  • @WarsameJimcaale
    @WarsameJimcaale 2 місяці тому

    Akrama Shiiq a dulmi eye uxireen israa iiliyiinta yaduuda ah wanna in leeys ka celiyaa

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 місяці тому

    Wcs wll w

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 місяці тому

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha u naxariisto ismaaciil haniya iyo shuhadadii falastiin aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin ee xasuuqa ku socdo aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin