"Xukunka anagaa ridnay Wax dambe oo la dabaqaadayaa ma jirto , Xukuumaduna sidaa haku ogaato"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 21

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 2 дні тому +4

    SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 2 дні тому +1

    Jazzaka Allahu khyran

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 2 дні тому +3

    Bal wajiyadaa qurxoon eega salaadiinta h.jeclo allah ha idin barekeyo wadanka waad badbaadiseen intii awoodiina ah dhinacaa bariga iyo abtiyaashiina inaga xaliya dhiig islaam aduun iyo aakhiraba midna kuma fiicna gudiga garxajis inagana waxan leeyahay allah idin barekeyo from awdal

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z День тому +1

      Waa runta walaal guul Somaliland mashaallah 💚🤍❤️💐🥀🌷👏👏

  • @salehelmi3927
    @salehelmi3927 2 дні тому +3

    😎😎😎 Garxajis = Habar jeclo = New Somaliland ✌✌✌

  • @Janagale10
    @Janagale10 День тому

    Welldone ❤❤❤

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 2 дні тому

    Habarjeclooy Wayna kaa. Dhaqanka Maxa Nakala Haysta Khayr Isha Laah. 🎉🎉🎉

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 2 дні тому

    Walle garxajis wuu idinla dhigayaa habar jeclona waxay baratay banuu xaasid (heego)

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 2 дні тому

    Ninka leh xukun baabu ridnay ma maxakamadda ugu saraysa wadankuu haystaa,mise waa caaqil qabqab leh qabiil ah,
    Halkaa waxaa ka aragtaa in xukuumadii daciif laga dhigay oo koofiyad bacleh kala wareegay xukunkii ,madaxwaynuhu waa miskiin siduu is lahaa mushkilad ka carar buu mid ka xun ku dhacay

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 2 дні тому +1

      Beenaale allah ka cabso xukunada dilka ah inta badan odayaasha iyo salaadiinta ayaa xaliya waa dhaqanka wanagasan ee aynu dheer nahay somalida kale soo baro dhaqankeena

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 дні тому

    MA MARKU BIIXI HADLAY AYA LEDIHIN MAGTA HOOYA

    • @cabdiraxiinkhadar4433
      @cabdiraxiinkhadar4433 2 дні тому

      Magta waa la uruurinaayay wakhti ayaana looqabtay wax meel yaalay may ahayn xooluhuye waa la uruurinaayay

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 2 дні тому

      Baal aqligoda engagerad huwantan

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 2 дні тому

      Waa inuti shaarcigu shaqeeyo waxasi hadalmaha lacaag laacag ku lahaa alleh idin qaabay

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 дні тому

      Siilkii hooyadaa wase garxajis nin walba intay toogtaan bay afka kaga kaadjaan kkkkk naag yahaw dhaliga weyni muuse haduu awood hayo ha soo daayo

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 2 дні тому

      @@hassanhussein272 bulaa aqlaaq waa cadadiina e ceebtina maha imbecil malade va te foutre cez le greuge

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 дні тому

    Dalkay u tudheen???????? Miyay soo noqon ragaa inta jidka loo galay maydkoodii madaxa lagaga joogsaday eelagu faanayay, dalkay u tudheen maxay samayn lahaayeen? Jabhad kale oo ciidanka I tay jidka u gasho madaxa intay iskaga taagto xiniinyaha naago ka goosta tidhaa sidii iyaga dhulbahante ku sameeyay ee mid juuq yidhaa laga waayay Allah idin qabay

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z День тому +2

      Alle ku qabay adiga iyo heego oo dhan naaya Xaasid ayaa wada tihiin Ilaahay umada haydinka QABTO!!!!

    • @se1059
      @se1059 19 годин тому

      Halka idinka wadan gaadhsiiyay xaasideen anaga mooye cidkale ma noolaanayso ku taama ee dalkii loo soo wada halgamay iyagu isasiiyay doqoniimadooda

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 дні тому

    Garxajis waa mukulaal madowda meelkasta waa lagu dilaa