Waa hbeen arbaco so galyso wax bari dhici doona doorashadi somaliland wxan la joogo dhaman familkyga laga reebo boqorkii i dhalay ❤ilaaahay hay daayo dunidu waa ayame 😊waxanan rajaynaya in ay dorashada dalkygu khayr iyo nabad ku dhamato🙁🤲🏼🤲🏼
This song brings back so much memories Tvga Qaranka oo laga soo dayn jiray wakhtigaa ex hargeisa uunbaa garanaysa wan idin salamay meelkasta ood adunka ka jogtan good old days 👋🫡
2020 dadku markay soo qalbijabaan ee jacaylkoodi kuso guul darystaan ayay heestan soo booqdan adigagan akhriyayaa kolay waad il darantehee fariin repalyda iigu reeb
2006 malin barqo ay tahay ayan suuqa caanaha ka qaaday warqad dhulka waxa ku qornayd Hestan waktiga schoolka class 7 ayan dhiganayey sidas ban ku bartay heestan
Xasuus Gaar ah! Heestan Markii iigu horaysay waxan ka dhagaystay walalkay iga weyn Mobile uu lahaa oo X2-2009 ah. Manta wan so kala foganay walalkay. My alder broh long life ban ku rajaynayaaa!
Heestan waxan ku xasuustaa Hooyaday macaan Anoo aad u yar oo 7 jira 2009 Hooyaday oo markaa iga dhooftay Hadana ku nool Britian London🇬🇧 Walina ma arkin ilaa hada mana soo noqon Hooyo wankuu xiizey farxadna ku noolow❤
saxardiid maxamed saxardiid sxb aad ayaad u mahadsantahay aad ayaan kuugu hanbalyeena sida wacan ee habsamida leh ee aad muusigaaga isgu dibarid sxb waxaan jeclaan lahaa in aad heeso kaloo badan aad halka ku soo shubto sida caynee,burco,jacburkii
wow hees qaali ah dheh i luv this song it reminds me my childhood iyo dhoocishii yareydee aanu jaar ka ahayn ee aan jecla oo igu xumaysay HAreisa Calaamadaha nin kii garanaya ayuun baa garanayee
Badana dadku marky soo qalbiga jabaan ama aykuso guul darystan jacaylkoda ayay heesan soo booqdan😢 Cidi dabaday halkan soo booqoto please like iyo reply hay reeban❤
Wlashay oo inbadan ayaaa jeclayd heestaan wayna codmacaanayd lkn mecneheeda MA fahansanay I miss you so much ❤️ my sister hada mecneheeda sifcn ufahmayaaa 12 /6/2020
6:03 Dhismaha wadada Ku soo Jeeda Weli Waa Dhisanyahy Waxan U Haystay in Beri Dhexdasa La Dhisaye ileen Waa waqti Hore Area Grand Haadi Hotel Galbeedka Hargeisa Ayuu ku ag yaala. ✌✌
lama amaanin eryadadi waxan la ooya lama xumeeyo wallnimo lama xujeeyo qof ku jecel lama ilaawa barashadii macaanayd xasus walhi igu leedahay heestan me and my twin muna we are lose lovely boys 💔 hada waxa no shidan hawl yaraysto maanta hilmaamay ka hadho isma hayna jacylka hamigayga wan kasaaray ha i xasuusin jacylka 🤣🤣
Waa hbeen arbaco so galyso wax bari dhici doona doorashadi somaliland wxan la joogo dhaman familkyga laga reebo boqorkii i dhalay ❤ilaaahay hay daayo dunidu waa ayame 😊waxanan rajaynaya in ay dorashada dalkygu khayr iyo nabad ku dhamato🙁🤲🏼🤲🏼
Inshaalaah walaal nabad iyo khayr iyo wanaag ilaahay ha inoogu dhameeyo inshaalaah. ❤❤❤
Ex Ciyaal Hargeisa Kaliya Ayaan Halkan Ka Salamayaa 😁🥰
This song brings back so much memories Tvga Qaranka oo laga soo dayn jiray wakhtigaa ex hargeisa uunbaa garanaysa wan idin salamay meelkasta ood adunka ka jogtan good old days 👋🫡
After.14 years ya hada dawanaya sms the one and only legend
Heesta Adeerkaa cadnaan hoos baad shaw ugu dhagaysataa.
🙌🏿🙌🏿🙌🏿🙌🏿🍾🏆🕺
2025😂
Heestan adigo yar hadaad tvga qaranka somalinad ka daawatay legend weyn bad tahay sii gaarana wan ku salmya
😂😂😂garacow wixii baa ku duubaan walaahy tv qaranka ka daawan jiray 9:00 habeenimo
wow what a song!! this guy is fantastic singer and he got some acting skills, he knows well what he's doing..Somaliland is the paradise of Art
#Mustafa_Hashi 13 years ago sxp ma nooshahay immika 2021
War shp manoshey tolow😂😂
Man you wrote this mf comment 14 years ago 😭
Asc mostafa 14 yrs ka hor isma lahayn somali you tube baa soo gaadhee ma nooshahay 2021 😂
Are you alive broo😩😄💖
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
💔😭
Imsha llh😢
@GuuledAhmed-y2h zhp maad qalbi jaban tahay😢
2020 dadku markay soo qalbijabaan ee jacaylkoodi kuso guul darystaan ayay heestan soo booqdan adigagan akhriyayaa kolay waad il darantehee fariin repalyda iigu reeb
🥺🥺wabaaaaa
😐😑
Ani alx hda wxba maqabo lkn bari hore baan lover ahaa inta wixi kadanbeeyy waxan noqdy qof jacaylba kudhicin
I stil 2023 iminka ma nooshaya heesina mayska daysey 😂😂
2020 miyaan kadaala heestan anigu
Yaa ila dhagaysanya like isaaar
Rashka
Me too
Ana kamid ah
me😢
Me 😂
Inta ila dawanayza 2020 like ku yaaciya
Me two heesti qiiro leh
Aniga wll 5:11daqiiqo subax sabtiya ay tahay 14.6.2020
inanty😢
Lilaahi baan kuu ahaayo
Lilaahi iimaad noqon adigu
Labbo ruux is jecel oo
La’isku xantaan ahynee
Liibaan ma leh aduunyadu
Laakin kaama filaneyn
Laxawga caashaqa kama ladnaanine
Laabtaan kugu haayaa weli
Lama amaanin ereyadaadi
Waxan la ooyayaayaa
Lagaama maarmo walaalnimo
Lamo xujeeyo qof ku jecel
Lama ilaawo barashadii macaaneyd
Xubbi loolan badan baa
Muddo badan ilaasimey
Lamaano is raba oo
Lagu hirtaan ahaynee
Iga daaa lugooyada
La’aantaa maladayeee
Laxawga caashaqa kama ladnaaninee
Laabtaan kugu haayaa weli
Lamaamaanin ereyadaadi
Waxan la ooyayaayaa
Lagaama maarmo walaalnimo
Lamo xujeeyo qof ku jecel
Lama ilaawo barashadii macaaneed
Qofka intaadan khiyaamin katag hadaanu kuqancin waxan halhaaysa kaso dheegtay macalin nodhigi jiray luqada English waxu yidhi hada kahor ayaanu gabadh guur kuheshiinay kadib waxa lagaadhay xiligi guurka waxay igu tidhi halmar ayaanu israacasanayna meherka arooska haye ayaan ku idhi kadib waxan idhi maalin malmah kamida kaalay suqaynu tagayna ee soxolo sariirtad doonayso iyo fadhiga iyo kuraasta iyo miiska cuntada haye ayay igu tidhi waanu israacnay alaabti ayaanu soqaadnay oo so iibsanay familykina waa ogyahay oo aroosbab laysu wada diyaarinaya kadib waxan udhiibay lacag yar oo ay isku diyaariso maalinta meherka kuna so adeegato maalintaas aya gabadhi in aan is aragno igu danbaysa meherka waxa kahadhsan mudo 6 cisho ah waxi inta kadanbeyay talefaankanu kawad hadlijirnat wakhti kasta marnaba waxa isbadal imay muujin waan isku qanacsanay ilaa xad dhakayga maliti meherku dhacayay 1 saac kahor sifiican ayaanu u sheekaysanayna kadib markaanu gurigi aanu agnimi ayaan lahadlay naga fura labaabka waanu sodhawnaye ayaan ku idhi aye ayay igu tidhi kadib albaaku waaba iska furnyaha aqalkan waxa hor fadhida islaan waayel ah oo kaliya cidkale majoogto waxanu kusocona ilaa 4 ilaa 5 gaadhi meelahas oo rag culumo ah umadan yihin waan isku naxay guriga cidlada ee islaanta waayelki hor fadhido mudo 4 bilooda shoog ayaa ihaaystay gabadha ilaa xadbaan isasiiyay 4 bilood malinkasta subaxi falenba laygu xidhi jiray habeenkin midba laygu xidhi jiray waxa cuntana haba sheegin oo faleenbadasa cunto i ahaayd waxa igu darada marki sanad kadib hooyade iyo abaheed iyeemaden oo igu yidhaden mahebalba aniguna ku idhi haa waa aniga qofkaad radinaysan ee kamasuulka ah school waxay igu yidhaden lambarkaaga noqor sigooniyaanu kurabnaye haye ayaan ku idhi waan uqoray waxay ilaso hadlen maalin kadib waanu balanay markaanu is aragnay waxay igu yidhadeen magaranaysa gabadha heblo layidha haa iyo maya midna maan idhan shoogi iqabsan jiray halsano kahora ayaa igu sonoqday waxa jawaabana masiinin waanan iska kacay oo waxan iska fadhiistay meel kadurigas waxan dareemaya inay hawadu iga yartay ama idhibaayo hadalku waxanan ku idhi aniga idinla sohadalaya hada meel ayaa aan usocda ee iga raali ahaad mudo hal week ah kadib ayaan lahadlay waxaya igu yidhaden adeer ama hooyo iska cafi gabadha waxana kaadanayna inaad nokeento biyo aad kuwaysasatay waxan nalaku yidhi biyahaas halagu shubo kadib waxan ku idhi cilaashada geesta waan iska cafiyay anigu waxaba umaqabo waxay kale igu darnayd markay itimi yadi labo sano kadib anigo markaa aanba ahay reer cusub ama aroos oo aay igu tidhi aynu is guursano dhibaatan lakumay waxi aan kugu sameeyay mayficnay hadan waxan usocoda in aan isguursan waxa ugu jawaabay imikan aroos ahay oo waxa boosi igama banan waxa igu tidhi guri kaama doonaya waaynu ismere sanayna waxana kunoolanaya guriga reerkayaga markaasa anigu maba kabixi karo laba reer qarashkoda iyo bahidoda waxanan ugu jawaabay maya suurta galamahan lakiin waxan kugu daraya walalkay oo iga waan oo bilaaxasa kawaran maya igu tidhi sidiibanu kukala taganay
Kafogow beenta khiyaamada iyo qalbi kale oo aad dhawaco dhibtaada ku danbarsanaysa😢😥
Indeer wa sheeko xanuun badan walhi 😥😥
😢😢😢😢😢😢
qiso quruxbadan ayaad nala wadagtay waad mudantahay wakhtigad no hurtay inan kaga mahad celino kolay wakhti dheer ayay ahayd malinka so qortay lkin waxan ku rajaynaya inad cafimad qabto hada adbanan ku salamaya
Walahi shekadaasi dareenkayga way bashay inabti
Magici Wll Qofka qisadu ku Dhacday
2019 yaa ila Daawanaya
Waa hees qiiro leh😢
aniga si gaar ah ii taabata
Cidi ila qabta #Like# iguqabo
Mazuul aniga
Nin culuz anigbah waan kula qabaa😅😅😅
Hahaha 2020 Aya Nogu So Galay
2022 'ma nooshahay libaax
2024 Asc wll😂
anigo Yar oo aan jacayl waxba ka aqoon ayaan dawan jiray wllhy
hadeerna mother of love ahy😂😂
3/9/2018
Hhhhhh hadaa asal weeye waa history
So Barr easy to
Jacaylka ilmahaaga ku kori hada kkkk odayga lilaahi kudheh naag kale haygu labayn
Markaad Yareyd ma nashiido ahaan baad u dhageysan jirtay 😁
Kkkkkkk Niyahow Dadkan Lahaa markasan Yaraa Talow Waa Dad imika intee laaleg Ana wakhtiga Sharukhan Ban Isku haystay 😔
Maalmahasi qurux badnayen
haduu jiro ruux jacayl galay ha ii like gareeyo
Inta cidla ku daawanaysa ee murugaysan 2021 jacaylow maxad dhib keentay 😭😭😭😭😭
Xasuus walahi 2006 iyo burco axaxaxa alle qalbiga ha noo wanajiyo dhib badan wan soo arkay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hada waa ka ladantat
After 14yrs yaa ila daawanaya
Ninka channelkan iska lahaan jiray tolow xaguu dhacay waa dadkii soomalida ugu horeeyey xaga youtuber
After 16 years, ciyaalkii reer hargeisa, Panaroma and casaloma like saara
wxan xasuustaa 2010 anigoo safar ah ayaan dhagaysanayay heestan itoobiya dhexdeda ax runtii ma ilaawo waqtigaasi muxuu wacnaa 💯♥♥♥
waayo arag manoo shahay 2021
After 14 years am the one and only listenning this song
sxp kaliga mahe....me 2021
Wlhi 2012kii jacaylkii sunta ahaa ee anoo Hurda ilinta iga keeni jiray balse ilaahay aan ka baryay inuu Ilaahay I ilowsiiyo si kurbadu iidayso 😥
#Jacayl kaga kobad 1 inad kuqasarto ood Ku gulaysan way dhacdaa balse inad xasuustisa ilowda ayaa adag ax yaa dareen jacayl xasuus iigar ah hestani 💗💗
Kamal Abdullahi Saxeex Wlhi Bro 😢❤️
Hadalkaga waa xaqiiqa bro anba xatal aan xasuuzteda heyzta qofti aan jecla
😱
Heestan 2011kii ayan qoraal lyricskeeda ku qorey buug ka mid ah kuwaan wax ku dhigan jire weliba qalin pencil, waxan jeclaadey inkasta oo aan yaraa inan la yidhaa nimco a,rahman muuse inkasta oo ay da ahaan iga weyneyd hadana dareenka jaceylku xeer ma aqaano, waan idiin sheeko dhaafee buuga cinwaankiisa magaceeda ayan ku xardhey kedib dusha ayaan ka ilaashan, maanta oo uu yahey sanadku 19/03/2022 1:33am iyo wakhtigaa Alla maxaan waayo soo marney.🕑💔
Masuul nimco ma aroostay tolow ❓️
Adun weyan 😢
Like who watching 2024😢😢😢
❤😮
❤❤
Me 🥹
❤❤❤
November 😂😂😂 bro
1aadkay xitaa ma ahyn markas hdana Jmcd ayan ku jira alx allihi fursad no siyay inan intapa noolaano😍😍😍❤❤
Barigaan yaraa waxaan is Dhihi jiray Amaba an u aqaanay ninkan iyo heestan ooyaaye,oo Markaan Maqlaba waxaan dhihi jiray ooyaaye ayaad dhagaysanaysaa😢 Iyadoo iga Ah un garasho la'aan.
Balse maanta oon hadana 22gu' jirsaday Walina Yar balse markii xilligaa ka wayn intii aanan markaas garanayna garanaya baan dhagaystaa.
Waa hees kamida heesaha aan dib usoo marayn geyyiga somalida.❤
Laabtaan kugu hayaaa wali
Yarantaydiiyeey.
Old day is batter than now😢😢 nolol bilaaa buuqa ayay ahyd
*After 12 Years 2020 Yaa dawanaya Like igu Qabo*
Heestan nin Aanu shpo ahynpa aad ujeclaa Allh hawnaxariisto wuu geeryooday 😪
Xazuuz 2020/7/25
Illahy haw naxariisto wll
alle haunaxriisto
his eyes omg omg he is singing all of his heart
Hi masna, it's been a year since u commented this.
Hope u doing good.
🥺💔
2006 malin barqo ay tahay ayan suuqa caanaha ka qaaday warqad dhulka waxa ku qornayd Hestan waktiga schoolka class 7 ayan dhiganayey sidas ban ku bartay heestan
Saxardiid , awale adan, nuuradiin, batalaale, fuad cumar, fartuun birimo.
Berigaas dadkaas la dhagaysan jire...
Dhanka raabka: waayaha cusub haystay
Waxan dhagaysan habeen xli dambe saacaduna tahay 1:12 2023 sanadka cusub waxa ka dhiman maalmo 2024. muxuu wakhtigu ordayaa aduun xasuus caruurnimo ayaan kuso qaatay heestan old is gold.❤️👏🏽
Qalbiyada idin jecl ilaaliya kana daaya imtixaanka. wayo haday jabaan masoo noqdaan. Aadban idiin salamya inta daawan doonta sanado ka dib insha allah.❤️☺️ SMS
Adigoo qofka khiyaamin maanad runta u sheegi karin mrba hadad qofka ka tagayso runta u sheeg 😢😢😢
Dadka badankooda intaasi way ku adagtahy, runtuse si kastooy u qadhaadhato marka dambe malab bay noqotaa
Xasuus Gaar ah! Heestan Markii iigu horaysay waxan ka dhagaystay walalkay iga weyn Mobile uu lahaa oo X2-2009 ah. Manta wan so kala foganay walalkay. My alder broh long life ban ku rajaynayaaa!
Aad ayaan uxiiseeyaa heestaan anigba 🥰🥰🥰🥰
Nadia gabdhaydii🤗
2020 ya ila dawanaya 👍👍like dhac dhac kaga sii wll
Waa hees qiiro igalisa wlhi
Qiso jaceyl iso martay aya moodaa ine ka hadleyso ishcalaa hees 👌👌😘
Maalmo tagay iyo xasuus aan dhamaad lahayn .top one studio .meelo ka mida halka wax ku qorayo iyo .old is gold
Heestan waxan ku xasuustaa Hooyaday macaan Anoo aad u yar oo 7 jira 2009 Hooyaday oo markaa iga dhooftay Hadana ku nool Britian London🇬🇧 Walina ma arkin ilaa hada mana soo noqon Hooyo wankuu xiizey farxadna ku noolow❤
Lgend saxardid❤
Ax ax yaa hees maba daayaba 2021 yaa igaga sii danbeeya sms legend
Memories 2006 Caruurnimo💯♥️
Waxaan xasuustay beri aay gabadhi i diidaykkkkkkk.
Waxba ha ooyin,runtiis ayaaba la moodaa!!!
Waa dumar iyo caadoode.
Mohamed Yusuf 10 years ago🙈
@@asmah7586 asma 2 years
Md nozhahay
@@hamseofficial3781 bacda 4 cisho ma noshahy
@@xidigahargeysa297 2 month mnooshahay
@@apdishakur9185 haaa sxb wan cafimaad qaba waliba
Waa maalinti udanbaysah 2024 I.a wxn rjynaya inaan su'aalo bdn ka jawaabi doono sanadka cusub😢😢
Legend sanadkan mnta sandkiisa rabbi CaaFimaad qab Ha inagu gaadhsiiyo 💔🤲🏽 2024.12.31 1:30 PM
saxardiid maxamed saxardiid sxb aad ayaad u mahadsantahay aad ayaan kuugu hanbalyeena sida wacan ee habsamida leh ee aad muusigaaga isgu dibarid sxb waxaan jeclaan lahaa in aad heeso kaloo badan aad halka ku soo shubto sida caynee,burco,jacburkii
Ahmed Osman ar bro manoshay tobansano kohorbad komantiga ka bixise
Naser Cade wakhti hore ayuu kabixiyay waga You Tube Somali kuma badnayn
+Naser Cade 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
+Naser Cade waa hees xusid mudan runtii waa heestii ugu horaysay ee aaan daawado ama maqlo anoo yar waliba jacaylna maba aqoon barigaaz cAnjeero moyane lknse waa iska aduunyo wlhi xazuuz ayay igu ledahay lkn wn jeclaan laha wakhtigaaz in layzo celiyo balse😥😥😥
Ahmed Osman 12 Years Ago unbelievably
sms nooolow legend heestan anoo fasalka lixaad ayaan dhagay san jiray oon waliba glass aan ka or qaadi jiray xusuus qaaliya jacayl kaygii ugu horeeyay ayaan uqaadi jiray before 10 yaers
cawke Mohammed
now u get married or lost
Wakhtigasi goormu ahaa
Qiyaastii isku wakhti ahayn ana ana fasalka 7aad iyo 8 aad baan ahaa xasuus wakhtigeedii 😭
heestan waan maqli jiray uun lkn manta caadi u dhageysaty waa hees qiiradeeda wadata qofkaan jeclaa inuu Alle ii zoo celiyo iigu zoo duceeya intii jacylka wax ka garanysaag😂😂😂😂
Aamiin wll.
In sha allh wllo
Ma lagu aqbly ducadaas
Ma hezheyy qofkaad jecleed 🥺🙌
i hope inad heshay🥺♥️🧸
Hadaad heestan sidayda caruurnmo kuso raaxaystay walina single tahay like i saar👋🏽☺️
Who's whaching this Video 2018 Xusuuus wlhi 😢😢💔
Liban Abdi ☝️
Liban Abd
2024
2020 dawanaa runtii qoftaydi iga fog iguso duceya in alle iso celiyo😭😭😭
Who is watching 2019 this is realy teaching heart deepling
Xasuus anoo yar TV Ka dawan jiray @"" 2013 hadana Waa 2020 September 9 😭😭😭😭😭 intii wax Ka taqana waan baa wafmaysa heesta
Ma 2013 ayaad daawan jiratay adoo yar 😂😂😂😂
Hasuuus ayana Dib ugu noqday qof kastooo soo booqday heestan mirahaa macaan like isaar sidaan dib gu soo noqodo😢 2024 last month
2006 markay soo baxday waxaan fasal wada dhigan jirnay saxaddiid walaalkii class 6 waan ahayn al furqaan schools hargeisa allow waqti ma ahayd
Ex ciyaal furqaan😢
Sms legendery hees xusuus igu leh maalintay soo baxday waanu wada qaylaynay xusuus wlhi wakhtigu muxu cararaya 😭😭😭 cimrigaygi yaa dib usoo celiya aan qaladaadyo badan iska sexe ahay ah😭
sxb waqtigu waa mid cararaya 😭
Heestan anoo ciyaala iskuula ayaan aad u jeclaa .heart touching 2006
Saxardiid Sms Axyaa Fanaan Wlhi Heestani Waa xasuus iigaara Mana ilaawi doono Waayo heeda gaarka ah
Ex ciyaalo Goljano hargeisa farta taaga❤❤
Ciyaalkan dambe kuu garan Mayan sxp ee sharma boy iyo socdaal weydi😂
Il ya 13 ans de cella que je regarde cette chanson waww sa me fait remonté le temps en me replongeant dans le passé
Trop même frère
Heestan dareenka wada 14 sano ka dip soo booqdaY waxaan xasuusta anoo aad u yar 2008 walaalkaY oo noogu waynaa marka tvga kasoo gasho inuu heesta la qaadi jiraY asagøw ilmaYnaaYa aniga waxaa soo booqday 12/11/2021 hapeen jimce sii baxaaYo anoo xaalad jacayl oo xanuun badan ku jira 😪😔😪
Old Is Gold legend
Maka bogsatay😢
one the best party rock somali music ever Sahardiid smska
I was 11 years old when u used to listen to this masterpiece now 20 . Still listening
February/4/2020
Kama daalo heestan walaahi.
Who is watching 2020
wow hees qaali ah dheh i luv this song it reminds me my childhood iyo dhoocishii yareydee aanu jaar ka ahayn ee aan jecla oo igu xumaysay HAreisa Calaamadaha nin kii garanaya ayuun baa garanayee
Rashid Yare ex ana ah ma nooshy imika 9years ago ayay ahyd
Oo hestu waba Marki Lazo zaraye wKhtiga comentiga Qorte Wxy xzuZtu
10 years ago nin wayn tahay
Wagaa sxp waxan wadanay mobilkii yaraa Nokia ahaa waliba anigu malahayn ee waxa lahaa labadayda walid hooyo io abo mcn mrkaas aan Ka qadan jirey kabacdi gamme waxan Ku ciyaari jiray maska dhex soc socon jirey mrkaas ayaad adna comment qortay Top frère Bonsoin 🙏☹️
@@amiinabdirashiid3724 xusuus bruh walahi
Anoo 8 jira heestan dhageystey mantana 24 jir ban ahay 😢😢😢😢😢😢😢😢
Walhtiga aaaaa
Can’t get enough of this song ❤️
Wlhi so amazing song jacayl waxba kaman aqoon wakhtiga haddana aad ayan u jeclaa dhagaysiga heestan "geel indho kuul muxu ka kasaya" ayunban maqli jiray
Sms nin jira
Cawa ramadan waa 9 waxanan joga hargaysa xer0 awr Wana 9.00 fiidnin0 😢tolow nasiibkaygow mxd qarinaysa waa in00 1 san0 kadib commentigan0w iyo hlkaan ku danbeey0 insha allah khyr rajaynaya insha allah 😢💔❤️💜
Haye wa 1 sano kedib
Intee Ku dambeysay
1yr ago xagee ku noshay
Caawa ramadaan 7 waana 2023😮😮
Cwana 24 ramadaan wana 2023 11:56
Waa hees aad umacaan runtii oo aan ka helaya waxaa iigu danbaysay long time ago who watching 2021
After 15 years stil 🔥🔥🔥
Hees cajiib ah weeye sms legend uunba garan waayo waayo
Waa ramadaan 2024 wakhtiguna waa 4:36 heestana xasuusba isoo galisay ilaahow nasiibkayga hagaaji rajo badanba iga qabyo ahe comment gayga hal sano kadib waa inaan soo booqda isbadal nololeed anoo sameeyey insha alah
Nolasha iyo jacaylka qof aad jeceshahay oo aad waydey xanuun badanaa
Waxaan rajaynayaa xanuunka aan manta dareemayo inaan maalinuun kabogsandoono idam Alle 😔😔😭😭
umulkhairey wll allh qalbiga haku qaboojiyo
aamin aamin aamin wl 🤲🏻😔
Amiin amiin😿😿
Woooow hees ilaa da" ah baan helayy maanta 24/may/2007 ayaan dhashayyy heestana waxa la. Qaadey 19/april/2007 ❤❤
Badana dadku marky soo qalbiga jabaan ama aykuso guul darystan jacaylkoda ayay heesan soo booqdan😢
Cidi dabaday halkan soo booqoto please like iyo reply hay reeban❤
Lama aman erayadadii waxaan la oynaaaaaaaa
Laga ma maarmo walaaltinimo
Lama xujeeyo qof ku jecel
Lama ilaabo barashadii macaaneed
Xasuus baladhaan anigo yarbaan maqalii jiray hestan mana garneeyn dareenkay wadteey Hestu mantan wan dareemi kara 24/12/2018 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👈👈
Fasalka 3aad ee dugsiga hoose ayaan ahaa heestan markaan daawan jiray
Wlashay oo inbadan ayaaa jeclayd heestaan wayna codmacaanayd lkn mecneheeda MA fahansanay I miss you so much ❤️ my sister hada mecneheeda sifcn ufahmayaaa
12 /6/2020
2018 watching ayo kale like ta iisaara asxbta
after 16 years still 😢❤
2020 yaaa ila daawanaya heeestan 💗💗💗
Sacad walba waan dhagaystaa axeey ax wlhi waa hees qaaliya nimay tano kale heshuunba garan Kara micaheeda
2006 baan ka dawanayay tva qaranka markay so baxday
Waliba maqaaxi yar oo u dhawayd dallo eirline
6:03 Dhismaha wadada Ku soo Jeeda Weli Waa Dhisanyahy Waxan U Haystay in Beri Dhexdasa La Dhisaye ileen Waa waqti Hore Area Grand Haadi Hotel Galbeedka Hargeisa Ayuu ku ag yaala. ✌✌
waa runtaa guriga grand hadi u ka soo hor jeeda
Ex ciyaal Hargeisa unba garanaya saxardiid maxamed saxardiid SMS✌️
lama amaanin eryadadi waxan la ooya lama xumeeyo wallnimo lama xujeeyo qof ku jecel lama ilaawa barashadii macaanayd xasus walhi igu leedahay heestan me and my twin muna we are lose lovely boys 💔 hada waxa no shidan hawl yaraysto maanta hilmaamay ka hadho isma hayna jacylka hamigayga wan kasaaray ha i xasuusin jacylka 🤣🤣
Cadi ma haa runtii
Laxawga Caashaqa Kama Ladnaaninee Laabtaan Kugu Hayaa Weli (N) 💔😔😪
Laxawga caashaqa kama ladnaanine laabtaan kugu hayaa weli -xannaaneey ❤
14-9-24 doha qatar
2021 actobar 22 malin jimce ah 5:02 cajaa,ib weeye anoo walhii yarban dhagaysan jiray maantana anoo hooyo ah alx
hADII OO JACYL DHAB AH KU HELAY 2019 LIKE II SAR WAXAN AHAY GODMIYAHA JCYL U DHIBANAYAASHA\
Uoq
🥰😍❤
Cawa waa khamiis 8deedi fidnibo
Halsano kadib iyo ayaa firinaya iyo waxa iska Kay badala noloshayda insha allah
16/10/2019 yaa dawanaya oo jooga jarmalka 😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
Heestan markey sobaxaysay dugsiley baan ahaa walalahy igawaweyna ayaa dhageysan jirey ana maan fahmeyn aduunyol wataas maantana anigey itabaneysaba 😭😭😭😭
Who is still Watching this Amazing song By Sms 2019 13th April.
Farta Fiiq Fidhane 🤣
Onoo yar Pan heestan jeclaan jiray. Maantana wxn modayaa inay igu. Socoto ani💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢
Heestaan manta ayaa dareemay runtiii waayo gabar faa ido ma laha way qiyaaano bdan yhn 15:02 Am 13 oc/2021 today i remember this song
17 years after still hits different 😢🥺💔
Who is watching 2021/1/26 🥰😂 efter 13 years ago
🤩🤩
sad song😭🤒
Hees Waa La DhameeYaY