Masha allah Dagmadaydii Xamar wayne Niyadsamow Dagmada Kaxda aka Kax-Sheekhaalna muuqaalo nooga soo samee sida meelaha dalxiiska loo tago jaamacadaha ku yaala suuqyada mahadsnid
ASC Mansha ALLAH soo dhowoow magada Mogadishu minanku minankiini waaye soo dhowoow ,xaafadaha cusub ,sida Dayniile, Darisalaam,kaxda tag Insha, Dayniile waxay leedahay meelo badan oo dalxiis,sida Mogadishu Tourist village, iyo family park, Ali jiisow tourist iyo meelo badan, runtii Mogadishu waa weyn tahay waa 20 xaafadood,oo xaafadoiba ilaa iyo shan waaxood iyo badan ka kooban tahay,soo dhowoow mar kale Thanks.🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Welgy ma arag muqdisho maalin uum wan tegya insha allh we love you reer muqdisho from Garowe ❤
Ane garowe raba ina so arko iyo puntaland 2 sxb igu qali ka imaday welcom qali xamar waa magaladada labad ❤❤❤❤
Muqdisho waa meel wasakh miiran ah oo hawa xun ee heysku aadin
@ waxs ada aminsan wll anigu ma aminsani mahadsanid
@@FardowsAbdilahi markaa tagto ayaad arkin
@@FardowsAbdilahi abayo ha u jojin oromo somalia Neceb waye muqdisho waa magaladada lagama xigo
Masha allah Dagmadaydii Xamar wayne Niyadsamow Dagmada Kaxda aka Kax-Sheekhaalna muuqaalo nooga soo samee sida meelaha dalxiiska loo tago jaamacadaha ku yaala suuqyada mahadsnid
Kaxda ❤❤
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Waa muqaal aad u qurux badan niyadsanow noso badi alla maxaa u xiisey Xamar cadey❤
Al-caasima muqdisho alle nabad haka dhigo😢
MASHA ALLAH muqdisho muuq wanaag❤
😂❤🎉Yaa Salaan Xamar Weyne 😂👍🇸🇴 😂❤️😂
Xafadaha reer xamarwyne hadii gudaha u sii kashay walee ur waa ka dharagtay cidaaas qeebta nafade ingaar kaga dhacday😂sida kle xamar weyne waa dagmo qadiiimi eh aadba u quruxbadan nolasheda🥰
Waa kuslaamya walalkeey, xaafada aan kudhashtay iyo hooyadeey macaan baa igeysay waan qiirooday last 30 yrs ago baaa igudambeysay thank u so much
ASC Mansha ALLAH soo dhowoow magada Mogadishu minanku minankiini waaye soo dhowoow ,xaafadaha cusub ,sida Dayniile, Darisalaam,kaxda tag Insha, Dayniile waxay leedahay meelo badan oo dalxiis,sida Mogadishu Tourist village, iyo family park, Ali jiisow tourist iyo meelo badan, runtii Mogadishu waa weyn tahay waa 20 xaafadood,oo xaafadoiba ilaa iyo shan waaxood iyo badan ka kooban tahay,soo dhowoow mar kale Thanks.🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Somalia 🇸🇴 oo mid ah 🙌🏾✅✊🏾
Xamarteydiii❤❤❤
Djibouti kaalay sxb ❤❤
Good job 👏
Soo dhawaaw wllkey 🇸🇴🇸🇴💖💖♥️♥️
Masha allh muqal qurxoon wllky hore usoco🎉
ماشاء الله رائع ❤️💙👏👏
Anoo reer waqooyi ah baa u aqaan carwo istaag
Xaafadeydii hore koodka 😊
Mashaa allah❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊
Masha Allh❤
waa Muuqaal aad u qurux badan waxaan xasuustay anoo Koodka fiid dhax lugaynaya
Xamar allow barake
Keep going our bro niyadsame
🎉🎉🎉
Mahadsenid.
Xamar wayne❤
Kusoo dhawaada musqushii xamar
First comenti 🎉
🎉🎉
Walaal Masjidka Fakhrudiin Waa Ninkii Suldaankii Ku Ehel ahaa Sacdudiin. Marka Dalkan Iyo Umaddan Waa Muslim Isku Ehel ah Laakin Waa In Dhalaanka Lagubooriyaa Meeshey Joogaanba Iney Taariiqdooda Soonooleeyaan Waad Mahadsantahay Suldaan .
Guryaha reer xamarku waxa ay u dhisanyihin qaab amniga khatar ku ah
M.a welcome
Xamar weyne mayogta jamacada iimaw😮🎉😊
Niyadsame sxb kuso dhawow casimada umada somaliyed sharaf beey noo tahay imaatinkaga wana ku mahadsan tahay muqalkagan quruxda badan❤🎉
❤
Wooow m.a♥️♥️♥️♥️🩸
Fakhrudiin Aaway ?
Waaw inoo soo badi dukamanka waaweyn s.suuqyada.maqaayadaha waaweyn noo soo duub
M.a
Xamarweyne dagaalki ka hor waxa dagnaa banadiri people (cad cadka) waana dagmo qadiimi ah, hindi iyo carab dhistey. Hadda dadkii gobolada xoog kula wareegen oo wasaq ka dhigeen😢
Waad edebdarantahy ee edeb yeelo dadka aad sheegayso soo dadki dhulka laha maa hindi iyo carab dhulkoda ha aadan
@najiibyare4483 🤣🤣🤣 runta mii ka xanaqdey??? I know it hurts...
@@istarhabeenyou’re mistaken, cadcadka aad sheegeesid waxaa soo dajiye banadiriga asalka ah, afarta xamar iyo shanta shingaani, iyagoo dad asalkooda soomaali ah, taariikhda magaalada beenta ka jooji. Bandhaboow, Moorsho, Iskaashato, iyo Dhabarweeyne ayaa asalkeedi xamarweeyne taariikhdeeda leh
@yasirmungani6778 Beenta rabtis iska soo qor😀
Bal meshan eega ma somaliyaa
Sifiican ayaad warbixin uga keentay brother
😂😂
Xaafadeyda jaamacada
Niyow degmada wabari sosamey 🤣😞👋🥰
8:05 halkaas Markey maree soo dhageyso 200 oo qarni aa 😅 2 qarni miyuu kawadey
meshaa dad miyaa ku nool we dadkan nadaafadii intee ka aady
Theatre ka tag
Ano muqdisho joogo xitaa ma,tagin xaafadahan adna Vidio kakeentay
Niyadsame doorashadii maanu ka qeeyb gelin
Sariirtas jiimbaar dhahna reer xamarkena 😂😂😂😂ayeyo deey baa utali jirtay 😢😢ashun iyo sanduuq balug aha 😂😂
Afgooye tag
War Wuxu been badanaa 200 Qarni kulahaa 😂😂😂
Dooraa la yidhaahdaa digaag xamar lagama yaqaan
Niyad same kawarandadkaa ma dad xunbaa
ninkan guriga idin giliyay waxaa la dhahaa biixi waana qof furfuran aadna u qalbi wanaagsan
mayacow maweel ne wow lajogay rer hargeysa ninka wax kakata
Waryee bal deg waaberi soo gaar malaha reer waqooyigii usoo shaqo tegey koonfurta aya degane.
Buulo elaay lageyna😂
Waxaa tagtaa darusalam.beerta nabada.waxaa tagtaa warsheekh.iyo degmoyinka xamar oo dhan
Meeshu fulxuma
Madhax ayaad thy barnaamijyada iska hagaaji
Masha allah ❤❤
Niyad same kawarandadkaa ma dad xunbaa
😂Maya Ina ader rer hargeysa wa idin jecelnahee ❤
Xmr dadkeeda waa dad fcn
Waa iidoor cuqdadadysn😂😂
@@mahdimohamed7056 idinka xitaa wad wanagsantihiin Ina adeer
@@bilalfarah2388 🤣🥰🥰