Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

"Maxamed Abiib Xasaanaduu Leeyahay Haduu Ku Xishoon Waayo Labada Indhoodbaa ......"Gudoomiye Xinif

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 138

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +5

    Guuuùl Guuiiil❤❤ Sharcigu hashaqeeyo waxaa lagu kala socdaa waa Sharci Sharciguna cid kasta wuu qabtaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +3

    Maxamed Abiib waa Dibjir waliba Qayrul Masuula. Qarankaan Duminayaa hadhowna Qabiil baan noqonayaa waanu ka Badaw Baxnay. Xasaanada ha laga Qaado. Anagaa soo dooranay imikana aragnay inuu Qaran dumis yahay. Xasaanada ka Qaada.

    • @HaykalMaxamud
      @HaykalMaxamud Місяць тому

      xisbiga kulmiye halkuu dalka inta hadhay nabad ku wareejin lahaa waa nasiib daro iniu ummadda intii kale ee wada joogtey sii kala dirayo Reer boorame idiin kici maayaan inaad Awdal state samaysaan sidaad khaatumo state u samayseen iyo jabhada SSB idiin suuro geli mayso xinifow waad tegay kulmiye cimri tegay ceeb laguma sagootiyo is casil adeer xinifow oo ummada aad badoodii ku dul dilaasheen ka xishooda oo ka hor taga

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +5

    Awdal ahaan walaahi Faratoon baa na matala. Dibjiriini nama matalaan. Dhamaan hala dareeriyo.

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk Місяць тому

      Wxba hayska dhigin reer Awdal oo ha qorin sidan wn ku fahansanay

  • @nuurcige3647
    @nuurcige3647 Місяць тому +6

    Kulmiye guul guul guul

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 Місяць тому +4

    Geesi qaran weeyi xinif❤❤❤❤

  • @user-ce6io3je4n
    @user-ce6io3je4n Місяць тому +2

    In kastoon. Aad ku necbay xinifaw. Se mid ayaa xaq ah laba inan in laedbiyo aad bay u wanaagsantay. Ooyaaye iyo ku yaroo. Muraayada madaw xidha maxu ahaa magaciisu haaa. Khaliif. Labadaasi waa ballaa dhaqan

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Місяць тому +9

    Xinif Nin Adag😊 Halyey Qaran 😊

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 Місяць тому +3

    ❤kuligeen kulmiyaanaheee❤❤ kulmiye ugu ridda

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 Місяць тому +2

    Geesi qaran xinif jir oo joog mansha allah

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Місяць тому +2

    Runtii gudoomiye Faratoon waa nin sharafleh.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому +4

    Fariid geesiya...xinif...halyey

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 Місяць тому

    Good point 👍🏽, Gudoomiye Xinif waa nin rageed gessi ha .

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому +4

    Geesi xinif noolow

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +1

    Xildh Xinif So wanaagsan baad uhadashay ❤❤❤

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому +4

    Xinif... geesiweeyi

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому +1

    Hadal waxba tarimaayee Xildhibaanadan falaagoobay ee isu qaatay inan sharciga inay ka sareeyaan Golaha halaga eryo.

  • @saalaxy
    @saalaxy Місяць тому

    Halyey Qaran Abiib ❤

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому +2

    Xinif halyey qaranka...runta yaqaana....

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i Місяць тому +1

    Fariid wlhi dadku haday xishoon wayan qawani halagu jawaba gacan kululna halagu dhufto

  • @ahmedalisaid7382
    @ahmedalisaid7382 Місяць тому

    Cabdikarim waan ku taageersanahay in uu difaaco Faratoon oo dhamaanteen ixtiraam inaga mudan, ceeb bay golaha ku tahay in maalin walba la aflagaaderyo. Hadaynu nahay shivibka Sl waa in aan u hiilinas

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Місяць тому

    Kulmiye Silaanyoz geopolitics pivotal ovation inspired by the UAE DPW aspirations kudos.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Місяць тому

    ❤❤❤❤❤good man never gives a chance the fool.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Місяць тому +1

    Gud xinif rageedii kudos.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +2

    Nama Matalaan oo Awdal ma matalaan Dibjiriintu.

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Місяць тому

    A/karim Xinif waa geesi qaran, oo garnaqsiga habka loo maro yaqaan. 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️.I love my motherland ( Somaliland).💪💪💪

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Місяць тому

    Guul , Xinif waa 100 xiniinyood.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Місяць тому +1

    Gud faratoon rageedii kudos.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому

    Umad masgaxda ka hagaastay.
    Noocan oo kale marka ay dad hormood u noqdaan waa ummad dhimatay.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому +1

    Rijaal rijaal difaaca qaranka

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Місяць тому

    Xoolaha ceydha waa lagaa qaban insha alaah faratoona waa horgal bilaa damiir ah dadna malaha hungurigiisa ayaa udad ah

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому +2

    Walee geesi ...weeyi ..xinif....

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 Місяць тому

    Dadweynuhu haka fiirsadaan qofka ay Soo fooranayaan

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Місяць тому

    Faratoon dadkiisa waa kaharay 80 sano jir dadkiisii laxasuuqay oo reerkii xasuuqay kuharay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Xildhibaanku..hadal kaa iyo hadalo.kalaba xaal ha ka bixiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Місяць тому

    Somaliland gul guuul insha Allah 🎉🎉❤ haalakala daabeyo daalku waa dulad iyo shacabee

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Місяць тому +1

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤

    • @HaykalMaxamud
      @HaykalMaxamud Місяць тому

      xisbiga kulmiye halkuu dalka inta hadhay nabad ku wareejin lahaa waa nasiib daro iniu ummadda intii kale ee wada joogtey sii kala dirayo Reer boorame idiin kici maayaan inaad Awdal state samaysaan sidaad khaatumo state u samayseen iyo jabhada SSB idiin suuro geli mayso xinifow waad tegay kulmiye cimri tegay ceeb laguma sagootiyo is casil adeer xinifow oo ummada aad badoodii ku dul dilaasheen ka xishooda oo ka hor taga

  • @faisalahmedawomar4071
    @faisalahmedawomar4071 Місяць тому

    Waa runtaaa muuse waa halaaga soomalialind butbur iyo baaba uukadhigay dalkii ilaahow muuse soomalialnd kabad baadi

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 Місяць тому

    Godmiye xinif walahi geesi aan runta ka gamban

  • @saalaxy
    @saalaxy Місяць тому

    Qudhmiye Qaran waxbaa baalihiisa Yaacay

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Місяць тому

    Ninkastaa Quraaradaasu ku muraaradilaacayaa waar siday nu yeellaa.

  • @user-dn8rd8zn4m
    @user-dn8rd8zn4m Місяць тому

    Doqonka iyo dameer ka aamuskaa uroon xaarka ina abiib ayaa qiimo badan run marka laguu sheegi xaaraan baad quudataa oo kaa hadlinaysa laxay

  • @user-pj6ji4nz5t
    @user-pj6ji4nz5t Місяць тому

    Asc ninkoow dadka dhuusada kadaa
    Maxmed abiib waa qaran e!!!!!!!!!

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 Місяць тому

    Soo soco siraadey

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 Місяць тому

    Faratoon Ma Qabato Kelmadaasi Xil- Maxamed Abiibna hala tuso dalkani inu kala danbeyn iyo is ixtiraam halka kusoo gaadhay lkn buuq iyo fara taagtaag anan aqoon isaga hortii

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Місяць тому

    Xinif ma gabado wadga wayn ee uu af ku taagay hadaan laga ridin dadba ma nihin waa inagu ceeb 33 iyo sodon sanaw ayuu u shaqaynaayey fatoon som lanf halafa xishoodo odayga

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Місяць тому

    Ish afnool,waahadlaa,eyna,waa,ciyaa.

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Місяць тому

    Hadaan reer awdal nahay khaati baan ka joogna ina abiib xilka hala xayuubiyo

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi Місяць тому

    Waar Tani walahi Isaaq dulqaadkii baa ka dhamaaday 😂😢

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Місяць тому

    Xukuudu madii maanta, duntay.
    Waddani haduu, taayeelo waa hadduu kaliiito,kuwaliita.
    Oromoda, dalka halagsqabto.

  • @saeedali6699
    @saeedali6699 Місяць тому

    Maxaad laba nin oo wada hadlay mid ugu hiilan , ka waran imisaad shaqo geeysay guddomiye

  • @user-so2iw4bh6r
    @user-so2iw4bh6r Місяць тому

    Qudhun Adiga oo kale ah Nooma sheegayo cida na matasha Ee xildhibanadayada Afkaga qudhunka ka dhig Xisbiga kulmiye maxaa u yaala Gobalka Awadal Uu ku Ololaynaya Ama Gobalkan cod kaga doonaya waxbaba uma ogale xinif iyo wixii la caqliya cod kama heli donan Gobalka

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk Місяць тому

    Geesi aan hadalka ag istaagin ee runta sheega

  • @MuradSalim-t5s
    @MuradSalim-t5s Місяць тому

    Maxaa lays ku tumayaa allow sahal amuuraha

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 Місяць тому

    Ishiina la arkay habrashadiina markaasa laydungu dhiraday oo ciyaalasuuq kastaba wuxu doono ku hadlay

  • @SirmahamesCabdi
    @SirmahamesCabdi Місяць тому

    Waa iidisa waa daquutaa ka baqaaya muuse inu xiilka ka qaado

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l Місяць тому

    Xanuun qanjid soomaali ka dhax baxaad tihiin.Grrc8d uunbaad wx ku lediiin bawakase dhulbahante soo hadal qaada

  • @HaykalMaxamud
    @HaykalMaxamud Місяць тому

    xisbiga kulmiye halkuu dalka inta hadhay nabad ku wareejin lahaa waa nasiib daro iniu ummadda intii kale ee wada joogtey sii kala dirayo Reer boorame idiin kici maayaan inaad Awdal state samaysaan sidaad khaatumo state u samayseen iyo jabhada SSB idiin suuro geli mayso xinifow waad tegay kulmiye cimri tegay ceeb laguma sagootiyo is casil adeer xinifow oo ummada aad badoodii ku dul dilaasheen ka xishooda oo ka hor taga

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    😂😂🎉🎉😢😮😮😮😅😅😅😊

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Місяць тому

    Iyo Kankalo ooyaya ?siyaasi dhaqan xun afxumo ku hadlaya somali ugu imaaw siyaasado Caro iyo in lescaayo ma ahane sidaa wax ka badala plz

  • @cabdikarimmaxamed411
    @cabdikarimmaxamed411 Місяць тому

    War umada ka xishood oo wax isku fal

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 Місяць тому

    Xoog ayuu ku joogayaa!! maxaad samayn karttaa?

  • @user-yv4fw7rt1e
    @user-yv4fw7rt1e Місяць тому

    Usuri batahay dhir baxadi dulbahate tugadaran aya ku dhicii habar jeclo wa gobolkii dumeerka kula so kaxaysta itopia kula cise warabe illahay ba naki qaban

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Місяць тому

    Faratoon waa dulli reero la jooga

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Місяць тому

    Guul qarannimo kudos.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Viiva somaliland

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Місяць тому

    Kani waa nacas bilaa damiir ah waana shaqsiyada Isaaq ee dhabtaa beentii Somaliland 33 sano dhoo dhoobayeen in Qabiil layiraah Isaaq gaar ahaan Jeegaan noqotay waa cadaatay cid idila noolaan karta majirto Isaaqoow cuunsuriyiin uurka kajiran oo qabyaaladi dishay oo jaahiliin ah baa tihiin reer abtigeey baa tihiin oo aad baan idiin aqaan idima necbi oo dhiigiini baan ahay laakiin waxa aad sameeyneysan waa bahalnimo waadna ceebeeysen caruurtad dhasheen awal reer abtigeey waa ku faani jiray maanta Isaaq baa i dhalay waan ka qajilaa

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 Місяць тому

    Geeeeesi❤❤

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 Місяць тому

    Kkkkkkkk faratoon halkay joogaan dadkiisii

  • @mikelmikel3119
    @mikelmikel3119 Місяць тому

    Tuug xanuusan oo iimaan la ragaasi iyagaa matala awdal lkin adigu yaad matashaa waxa tahey igu sawir aan reer kii sa matalin

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Місяць тому

    War adiga edebleh? Gudafadyahai
    Inaka hate e maxkamada dhigaten wa shaqiad kulmiya
    Wana la iskakincelinaya

  • @deeqjama750
    @deeqjama750 Місяць тому

    Tu

  • @MaxamedAadan-b8m
    @MaxamedAadan-b8m Місяць тому

    yaab Ninkan boorashkii masakinta ayaa kadhex hadlaya ciro wuu kuhayaa maalintaa sidaa uhadal hhhhhh

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Місяць тому

    Ma maxay xisbigan idhil ee wax dulqad lee

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l Місяць тому

    Would yahay waa habaar qabe

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 Місяць тому

    kani waa doqon saacadu waxay kaga fadhiisatay c.risaaq khaliif oo sanad ka hor go.aan qaatay kkkkk

  • @XAAJILAFARUUG
    @XAAJILAFARUUG Місяць тому

    Waar beenbadanaa
    Maxaa buudhigii logubalanqaday
    Waar dadka mabilaa caqlibaad uhaysataa

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l Місяць тому

    Faratoon waa hogan waa qadhmuun

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 Місяць тому

    Adi ayaa kaa khaayinsan?

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 Місяць тому

    Inan gumeed doofaar loogu walqalay baa tehee jooji munaafaqada iyo iskudirka.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Місяць тому

    Kkkk afmaal oo ah xarkogoys oo bahal ah.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Місяць тому

    xinif reer shaqalihiis imisa maarineysa

  • @trikabdi7554
    @trikabdi7554 Місяць тому

    Waad kusugtay geese horayse u egayd inshaqo laga qabto ooyaaaye

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Aamus the hell you are buu isu raaciyay ayga ooyaaye Faratoon

  • @Abdi1t
    @Abdi1t Місяць тому

    Hooyada usheeg nio😅

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 Місяць тому

    Haday xeer ilaalintu cadaalad kushaqay nayso xinifaw aday kuxidhi lahayd waayo markasta oo aad hadlayso xumaan iyo wax dadka kalaqaybinaya ayaad kuhadashaa
    Markaa codkii reer
    Awdala waad kamaaran teen

  • @awdalstar
    @awdalstar Місяць тому

    Guruuje ayaad horay ugu disheen wuu naga codeeyay. Ninkan xiniif codkii uu kulmiye gobolka Awdal ka rajayn lahaa ayuu bartaa ku gawracay

  • @abdinasirabdi1129
    @abdinasirabdi1129 Місяць тому

    Waar hooyada iyo inanka yarba wase, tuug yohow,sowdigi ka jawabi kari waayey su,aalihii uu ku waydiiyey, Bax dib jiryohow maad ilowdey😂😂😂😂😂.waa xildhibaan qaran dhilaa ku dhasheee

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf4924 Місяць тому

    Waaar dibjirku shaqadiiisu haystaaa ee taaad hayso maxaaaa adiga ku haya

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 Місяць тому

    Ooyaaye waxa uu noqdey fidnadii somaliland xumantiisana waa laga danbeeya wakaa cali xaamud ku gababaya barlamaan baab ahay intay dambi qaran galeen.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Місяць тому

    Samsam qaran

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 Місяць тому

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Місяць тому

    Walaahi wuu ku matalaa awdal

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Місяць тому

    Hooyadaabuu kulmiye wasaa xinifqadhmuune xildhibaanka reer awdal s/land wuunooga miisaanbadanyahey noocaa faraton oo kale ayaad Tanya

  • @Sayiidnuuri-zk3hc
    @Sayiidnuuri-zk3hc Місяць тому

    Manaqaan.kulmiye.iyo.wixii.lamida.maxamed.abiib.iyo.cali.xaamud.waa.halyeyada.gobolka.ukacay

  • @MUQDISHAAWI328
    @MUQDISHAAWI328 Місяць тому

    Tuug tuug dhallay

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Місяць тому

    Muuse ayaa ka xun karoone

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому

    Waad dhaceeysan ku bishaarysta

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Місяць тому

    Wuu dhacayaa muuse