Xamarweyne oo laga dhagaxdhigay Mall-ka ugu weyn Soomaaliya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Degmada Xamarweyne oo laga dhagaxdhigay Mall-ka ugu weyn Soomaaliya oo ka koobnaan doona ilaa 500 dukaano casri ah

КОМЕНТАРІ • 62

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 2 місяці тому +3

    Waa wax fiican dowlada shaqo wanaagsan, laakiin ka dhiga wax qurux badan oo la jeclaado

  • @fe8445
    @fe8445 2 місяці тому +1

    Maashaa Allah. Hambalyo gudoomiye Madaale. Hambalyo ganacsatada Soomaaliyeed. Duco baan idiin soo diray.

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому

    Maashaa Allaah aduunka horumaray ayaa la tartameeysiin, hadiiba suuq weyn la dhisaayo

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 місяці тому +2

    Hourmar wcn xamar cadey inshallah

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 2 місяці тому +1

    Maasha allah waa waxa qurux badan

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 2 місяці тому

    In sha aalh

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 місяці тому +3

    Wershed baa dhaami lahayd ama dhul beereed la maal galiyo

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 2 місяці тому

    Good job 👍👍👍🎉🎉🎉

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 2 місяці тому

    Moola ya iska leh waa dhul dowlada oo shacabka somaliyed

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 місяці тому +2

    Its so sad the Old historic City part is being turned into an ugly mall . Centuries of history and preservation destroyed by history illiterates

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 місяці тому

    Dhulkaan waxaa leh dowlada soomaaliya.

  • @aadanc.naasir9919
    @aadanc.naasir9919 2 місяці тому +2

    wadooyinka oo eber ah business kaste ee la sameeyo eber soo baxeeso

  • @Ronaldoisthe74
    @Ronaldoisthe74 2 місяці тому +1

    Dhulkiii dowlada ayay si farsameeysan kuqaaateeen 😂😂😂ww

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 місяці тому +1

      Its so sad the Old historic City part is being turned into an ugly mall . Centuries of history and preservation destroyed by history illiterates that are Moryan

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 місяці тому

    Asc wll waa arin fiican laakiin meesha mool laga dhigi lahaa in laga dhigo warshado baabuurta soo saarta mahadsanidiin

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 2 місяці тому +1

    Bacadlihii kaacaanku dhisay buu kuleeyahay dhaxbaan dhigay war waxqabad la imaada wax dalka aad kusordhiseen majiraan

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 місяці тому

    Wadooyin fiican dhiga

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 2 місяці тому

    Hotels curuba haladhiso

  • @Android-xu9de
    @Android-xu9de 2 місяці тому

    Idinkaa dhaamo kuwa dibada qurxinayo wadankaa maal gelin u baahan

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 місяці тому

    Sxbyaal shacabka was in aad partnershipka aad wada saxiixateen tustaan dhulkaan shacabka somaliyeed ayaa leh! No consultation with the public companigaan lacag hadii uu galiyo imisa sano ayaa loo saxiixay shacabka ne maxeey ka faidayaan? Let’s be clear!

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 місяці тому

    WoooW... Mooryaanta Xamar Caadi Maaha 😆 Ayaga oodhan Xamar kalya ayeey kataliyan. Xamarna wa 4,3% of Somalia. Shabaab, Amison, Xalane waay ujoogan. (They are in Business) 🤦👍

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad 2 місяці тому

    DAMEERKA XASAN GURGURTE BAQTI U SUJUDE TUUGA DALXARASHE DAMERKA DULLIGA MUNAAFAQA 🐴🐴🐴🐴😊

    • @warsamediiriye3743
      @warsamediiriye3743 2 місяці тому

      Waadba cudureysan tahaye nooca aan daawoobina waa tahay ee cuqi miyey kaaga yaraatay aflagaadeynta Xur-madle madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad 2 місяці тому

      @@warsamediiriye3743 DAMEERKA XASAN BAQTI U SUJUUDE DAL XARAASHE TUUGA GATAY DHULALKII DOWLADA + DHACAY RAASHINKII CIIDANKA MOORYAANKA MA DHARGAHA 🐴🐴🐴🐴🐴

  • @mahamedcabdulkadir167
    @mahamedcabdulkadir167 2 місяці тому

    Daddies 1983 lagagubay maxaa lagayeelayaa?

  • @Hass-Bill
    @Hass-Bill 2 місяці тому

    Whats is this with copying names
    Business bay square/somali business bay mall!….wtf!

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad 2 місяці тому

    TUUGO DALKA XARAASHTAY,
    BACADLIHII QARANKA KA GADEEN GANACSATO KADIBNA CAMERA HOR IMANAYAN, MOORYAAN XARAAN KU NAAX

    • @warsamediiriye3743
      @warsamediiriye3743 2 місяці тому

      Cimrigaag ma ogi laakiin waxaadan ogeyn AFWEYNE in uu gubay Suuqan oo malaayiin Dollar lagu waayay, dadkii lahaa ayaa dhisanaya ee cuqdadaada ha iska kaa heyso

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad 2 місяці тому

    DHISMAHA BACADLAHA XAMAR WEENE WAXAA GATAY DAMEERKA TUUGA XASAN BAQTI U SUJUUDE DAL XARAASHE 🐴🐴🐴🐴

  • @qadar443
    @qadar443 2 місяці тому

    xamar weyne waa dagmo taariikhi ah oo aan jeclahay in aan arko horumar balse waxa loo baahan yahay in aan aragno oo aan ku dadaalno in horumar kasta oo dhacaa uu ku jiro dhismaha taariikhiga ah.

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 2 місяці тому +1

    Dhulkii danta guide miyaa la boobaa oo shaqsiyaad lahu wareejiyeey waa yaab dhulkii danta guud ayaa ganacsato lagj wareejiyee

    • @zakisports9246
      @zakisports9246 2 місяці тому

      sxp wax boob eh majirto ee share aya laka siiyay

    • @abdullahisaffa3375
      @abdullahisaffa3375 2 місяці тому

      @@zakisports9246 bacadlaha dadayaalahaa dowlada xasan shiiq lulboob maahana wax kale maqabato iyaa xataa suuqii arjantiin waala boobay aaqiro waxaan u mêlée naa in laqaafi waayo umada laboobaayo

    • @mohamedhassan5617
      @mohamedhassan5617 2 місяці тому

      Dhulka danta guud ma idigaa leh? Dadkii iska lahaay ayaa dhisanaya

    • @warsamediiriye3743
      @warsamediiriye3743 2 місяці тому

      Miyaadan ogeyn in qoysas kula heshiiyeen dekadihii iyo badihii Soomaliyeed?. Xamar horay bey u socotay

    • @abdullahisaffa3375
      @abdullahisaffa3375 2 місяці тому

      Qoosas kulamaheshii ee waa xaaraan ah inumad masaakiina oo dhulkaas suua u ahaa ee dowladii here ee xirigii nabafa dadkii iska slhaa hada uu kaboobayo xassn dhiuq iyo kuwa kula socda boobka hantida dhacabka

  • @aqoon114
    @aqoon114 2 місяці тому +1

    Dowlada hoose ma ogo miya in shacab soomaliyeed leeyihiin. Bacadlaha waxa leh shaqsiyaad somaliyed see ku bixin karta dowladda. Dowlada wax bobobeeysa oo dhahayse dhulka dowladda hala baneeyo misanne hanti dad domaliy3ed gaar u leeyihiin shaqsiyaad u xiraysa yaaab soomaahan

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 місяці тому +1

      Mooryaantii ayaa maanta bililiqaysteen balaclihii somaliya... Somali fruit ayay u badaleen culusow fruit haamaha kaydka shidaalka waxay u badaleen culusow oil company.. maantana bacadlihii ayay u badaleen bacadlaha culusow..m

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 місяці тому

      ​@@AbddiUhu qaraar cay ku ekoow

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 2 місяці тому +1

      Dowlada dhulka ninkii maalgelinaya baa lasiinayaa , waa kaas sidaa ubur bursan ari carbeed jiifo , dhulka ninkii lacag leh baa dhisanaya magaaladana sidaa bey kudhismi kartaa , dan guud haduu yahey miyuusan ganacsadaha hantida heystaa uusan dalka xaq kuleheyn

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 2 місяці тому

      REER MATAAN ABGAAL AYAA ISKA LAHAA DHULKA SUUQA XAMAR WEYNE UNUKAA ISKA LEH. GALMAAX YOONIS FADHIGA KA KACA OO GUDOOMIYAHA GOBOLKA ISKA DHACSHA. DHULKAAS HABAR TOXOBEEY JIMCAALE AA HER CAD LAGA XOOGEY WAAD OGTIHIIN

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 місяці тому +1

      ​@@sarahaden8314It's the truth! It's public owned every Somali owns it! Since 91 Moryan are looting people in Mogadishu and fear not Allah which is why they never get peace

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 місяці тому +1

    Moqdisho waxay aheed caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 ee ay bililiqasteen Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle 1991 hadaba yaa markale lagu qiyaanayaa 2024 oo la bililiqaysandoonaa? Suaasha aan is waydiiyo ayaa ah yaa la bililiqaysan doonaa 2024?

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 місяці тому

      Qaraarka ku ekoow iyo cayda daciifyahow

    • @fe8445
      @fe8445 2 місяці тому

      Xaasid. Iska ooy. Wado kale kuuma fura.

    • @moolcaliyow
      @moolcaliyow 2 місяці тому

      Walaal CID kugu QAYAANAYSAA majirto. WAA SAHAL ha imaan XOOLAHAAGANA tuuladaada la joog iyadana maal GASHO. Xamar isagaa already dad LA CIIR-CIIRAYA!

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 місяці тому

      @@moolcaliyow warkaas aa jira waa kugu raacsanahay qofkii rabo inuu wax ka furto inuu ka furto lakiin ani kuma jiro...

    • @mohamedhassan5617
      @mohamedhassan5617 2 місяці тому

      Muqdisho adiga waxba lagaa waydiin maayo waxaa tahay miskiin cuqdad, cunfi iyo qabyaalad la liita..

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 місяці тому

    Bacadlihii hore dadka somaliyeed oo dhan ayaa lahaa lakiin maanta waxaa la wareegtay mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii....bacadluhu ma aheen meel ay mooryaan leedahay....lakiin maanta mooryaantii ayaa la wareegtay....

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 місяці тому

      Qaraaar iska caaytan

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 місяці тому

      @@sarahaden8314 adiga Kuwa bacadlaha bililiqaystay maa ka mid tahay? Maxaa la gubanee? Mise inaad dadka somaliyeed marlabaad caasimadii talyaaniga ku qiyaanto aad rabtaa? Mar aa Lagu qiyaanay caasimadii talyaaniga umada somaliyeed lagama yaabo in mar labaad Lagu qiyaanayo umada somaliyeed caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960....ma dhacayso taas haku riyoon inaad dadka somaliyeed marlabaad inaad qiyaanto oo aad bililiqaysato...ma dhacayso Inshallah taas marlabaad...

    • @mohamedhassan5617
      @mohamedhassan5617 2 місяці тому

      😢 halkaas la joog cabaadka

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 місяці тому

      @@mohamedhassan5617 qaxooti kama cabaado ama gaari gacanle hada moto bajaaj helay....m

    • @warsamediiriye3743
      @warsamediiriye3743 2 місяці тому

      Mogadishu waa talaabsatay inta u coleysaney deegaanka haku deeqo