Baddii Soomaaliya oo Mqudisho lagu iibinayo iyo Khalkhalka ka taagan Siyaasadii Dalka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 8 годин тому +1

    Iska daaya yuhuuda waxa soodhaw waqtigii lagumaadi lahaa ilahay halcnado yuhuuda iyo inta dabadhilif u ah aamiin

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 12 годин тому +3

    Cali Balcad iyo San baloolshe Ayaa Madax La dhigay 💔🇸🇴 😭 Jaajusiintii Itoobiya 👍 Xasana Waa Nin Madaxwene ku sheeg ah 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 годин тому +2

    SOMALIA, YAA HADDA IIBINAYA MA XASSAN BAA , MA FIQI BAAMISE WAA BALCAD, DALKA SOW RAG MA LAHA WAR BURCADDAN YA INNAGA QABANAYA YOWDAAN DALKA IYO DADKA IIBINAYA.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 14 годин тому +2

    Horufadhi Media wa warbahin ad u qiimo badan
    Oo lagu kalson yahay qabilna ka fog Somalinimadana ad u jecel
    Biniadan aqoon leh ba u tagan inan calamka wx ka ogano e ha ku gafin qofyohow , Subxaanallaah
    Keep Goin Mr Hashi Horufadhi Media 🌿🌿🌿

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 3 години тому

    Walaahi aad ayaan uga xumahay soomaalidii hore iyo kuwa hada jooga waa kaaf iyo kala dheeri 😢

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 12 годин тому +2

    🇸🇴 Wadamada Masar iyo ERETREYA Waa Runtooda 💔😭😠 Xasan Wuxu Fashimay 💔😭😠

  • @allaaamin1146
    @allaaamin1146 13 годин тому +2

    Farmaajo siding uu u amaani jiray ayuu xasan sheekh u caaynayaa

    • @Mahad-d9s
      @Mahad-d9s 6 годин тому

      Hasan shiilh waa Damiin siyasadeed oo galada u sujuuday oo donaya inay Ethiopian heshi badd isaga ka horeya Ethiopian

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief 12 годин тому

    Dr xaashi ale ha ku ilaaliyo aduun iyo akhiraba

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 9 годин тому

    Somaliya.15/5/2022..waa.ceeeldheer.ayey.kurideen.raga.ayax ah.ee.dalka.somalia

  • @sahraabdi8280
    @sahraabdi8280 8 годин тому

    Ninyahoow maa la abaabulo dad waxaan kasoo horjesta

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 Годину тому

    Soomaali heshiisa, adduunkana la heshiisa.===== Soomaali is halaagta , adduunkuna hal halaysto.

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 годин тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @mohadeeqnuurcabdi5420
    @mohadeeqnuurcabdi5420 14 годин тому +1

    Xita adiga iyo kuwa kale ee kula mid ah ayaa jira oo yotub leyda kadaran kana shar badan

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 7 годин тому

    Ma qabalayino inu xasan sheekh ibiyo bada somaliya warkakaca oo han iska celino itobiya

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 9 годин тому

    Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu na badbaadiyo

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 14 годин тому +1

    Kkkk ma erateriya ayaa dhaqaale cid ku taageerta Haa hub iyo rasaas

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 6 годин тому

    Fiqi ma ogolaan doono in uu badda soomalia in labixiyo insha allah.

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 2 години тому

      😂😂😂 dadka caqliga leh, oo aaminsan in aay dalka ayaga leeyiin oo qarankooda qof kastaa in aay ka difaacdaan diyaar u’ah ayaa la’abaabulaa, ee dad Cawaan ah oo xoolo ah oo qabiil iyo qurun madax maray, oo umaleeynayaan dalka in aay leeyihiin Hassan sheikh, Ahmed Madoobe, Saciid Dani, abdirahman Cinro, laftagareen, Qoor-Qoor, iyo Guudlaawe, sidda aay doonaan ka yeeli karaan, iibini karaan, kireeyni karaan.

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 9 годин тому

    Run badanaa

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 8 годин тому

    Soomaaliya sida falasdiin kasug ilahay amarkiisa kumadarine

  • @HussenYusuf-k6f
    @HussenYusuf-k6f 10 годин тому

    Xasan waxuu ku xumaynayaa Somalilan..

  • @cumarcalinuur6160
    @cumarcalinuur6160 15 годин тому

    Wasiiru doolaha arimaha dibada qaraabo dhow lama ahan xasan shiikh
    Wuxuu ka soo jewdaa beesha Hilibi daaran doole mudulood

  • @mohammedkhaderxaamud9988
    @mohammedkhaderxaamud9988 3 години тому

    UA-camrada somalidu waa kuwa iskusira umada qabiil qabiilkana ukalasaara bulshada waa ayagu

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 13 годин тому

    ISTAAGFURULAAH ALLAHA KABAQ

  • @hassanjiisow1276
    @hassanjiisow1276 11 годин тому

    Somalia waxay ku socotaa wadadii ANDALUS waxay noqon doonaan sida Spain ookale

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 12 годин тому

    Maad ka qabatan marka bada uu gadanayo xasan lacag.idinka ah dhalinyaradii bariye

  • @geeseycabdi5491
    @geeseycabdi5491 13 годин тому

    Ina xaashi qof kaan Ku aqoonin wadani isaga dhik wadani lkn Somali Ku baratey

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 11 годин тому

    Hadalka fahma Ethiopia waxay rabtaa bad ee maaha ganacsi taas ogaada.

  • @ciisexasan9409
    @ciisexasan9409 14 годин тому

    Illeen qabiil waa sidaanoo kale
    Adeer waanu kula soconaa salkaadane la ogaa iyo sida aad u shaqeeyso ee qabyaaladeeysan

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 13 годин тому

    Nacaybhawiyeiyo nacayb mudanexassan sh.maxamud aya ka dhaq dhakhsinayo e alahaku dhigodhulka meshaugu xun qabyalistow laga raac xasanshekh duli lagu sardulmigada lagugu so celicuqubo kaqadcaydaxasan sh

  • @abshirxuseen3852
    @abshirxuseen3852 15 годин тому

    Gumeysi dhimasha ka xiga wlhi 77 leee dib usow celi raban

  • @burhanabdulahihasan
    @burhanabdulahihasan 9 годин тому

    Ohonta iyo qabyalada kale tagay

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 14 годин тому

    Fiqi thank u

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 11 годин тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa badda cas looma oggola badda gacanka cadmeed looma oggola.
    2.0. Waxaasi oo dhammi waa khuraafaad iyo waxan raad lahayn mana dhici karreyso.

  • @aishanureini9446
    @aishanureini9446 13 годин тому

    Geed mirihiisuu dhalaa

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 9 годин тому

    Ilaahoow.suleymaan.ku.xafidi
    Safiiican.ayaad.ucabirtay

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 13 годин тому

    Wadanka waxa haysta baarlamaan la'aan

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 9 годин тому

    Xasbiya laah caleg yaa haashi qabiileyste

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 14 годин тому

    Waraysi maaha ee way matagaan
    Waana laga wuswisaa marka caalmku arko gueöruub jaahiliin ah.
    Oo damm iniinn wada ah kelya Daarood colaaddiii u samaynaya wax kasta oo indhala,aan ah.

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 13 годин тому

    Xasan sheikh asaga maka fikiray ilmaha awoowga uu u yahay nolol sidee ah ayeey ku noolaan doonaad iyo kuwa asaga dhalay maka fikiray waxaa hadee run yihiin waa dhibaato

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 9 годин тому

    Somaliya maha
    Dawlad waa qashin hala
    Qaato qashinka

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 13 годин тому

    Naxliga iyo isir'nacaybka buuxshay quluubtoodaa ka sayid caleeyay =Sida adiga oo kale.,,,

  • @Islaashboy
    @Islaashboy 11 годин тому

    Wan . Ka . Shakinay . Turkiga

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 9 годин тому

    Fidnada Iyo dacayada aad umada Ku fafineyso Iyo qabiil Ka umada illahay ayaa Ku xiisabinaya malaigta Aaya Ka qorta marka illaahey adiga Iyo kuwa Kula fikirka ah EE jecel kalageynta umada sharkina illahey Somali ha Ka badbadsho

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud 14 годин тому

    Idaacada ugu beenta badan 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴Somalia

  • @MustafeGaas-p8q
    @MustafeGaas-p8q 14 годин тому

    Tuugada xamar joogtaa mamaamulaan badacas waxaajooga axmad guray waanan isnaqaanaa itoobiya wayna ogaan kartaa waxaannahay

  • @allaaamin1146
    @allaaamin1146 13 годин тому

    Idaacaddaan iska ilaaliya waa qabiiliiste iyo hawiya nacayb

    • @abdulkadirmohamed8565
      @abdulkadirmohamed8565 2 години тому

      WAA CODKA REERKA
      RAADIYO FARMAAJO
      KALA KICIYAHA FARMAAJO WARAWAREEYAHA FARMAAJO XAYEEYSIIYAHA FARMAAJO
      WAA MID QABYAALIISTAA

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 14 годин тому

    Dalka aan cidina lahayn oo baylah ah

  • @hagal5522
    @hagal5522 14 годин тому

    Adika ah kuwa aan qataraha kadigeen

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud 14 годин тому

    War ninkan xaanshi been badanaa malagumaysan jiray mise madaxa ayaa looga jiraa waan garan waayay

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 13 годин тому

    Minka.somaalid.waa.bikaa.ee.halagumeesato

  • @Mahad-d9s
    @Mahad-d9s 5 годин тому

    Dawaladaha masar sacuudiga yamen qadar cuman sudan erateria iyio jamacada carabta oo dhan raali kama ah in Ethiopian bad ay helaan Ethiopian waa kansarka africa ku jira lakin xasan ma fahana wadamad oo dan waxay xaqiijiyeen in somalia xariirkeda ka fiirsanayaan

  • @hibo7569
    @hibo7569 14 годин тому

    Pourquoi les dirigeants somalien ils ont d'accord avec l’Éthiopie, la mer appartient de qui ❓️ en Somalie au bien l’Éthiopie ❓️c'est incroyable toujours on partage notre pays ,❓️où sont les responsables de Somalie quelle marionnettes, nous sommes la honte 😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow7040 8 годин тому

    Fikirkaas Daarood ayaa qabo oo kaliya isa soo raaca idinka iyo fananintinaba dhagaha inka tumeyna waliba

  • @safiyowarsame50
    @safiyowarsame50 12 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆👚👚👚🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h 12 годин тому

    Shaeekh cali dheere wadanka halugu wareejiyo

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 14 годин тому

    Waan ognahay somali wax ladhaho1991 baa u dambaysay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 9 годин тому

    Wixii.dhiiglahoow.ka.ca.🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
    Uma.jeedaan.miya.sida.carab.loo gelaaa

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 14 годин тому

    1:48 1:50 1:52 1:54

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 8 годин тому

    🇸🇴 hanoolaato

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 15 годин тому +1

    Daroodnimo wax ku ma qaadesin ee ameeye dulada somaliyeed isgugu jognaa , guul shacbka iyo dulada somaliyeed ✊️

    • @abdulsamadi8131
      @abdulsamadi8131 10 годин тому

      Wasaaq nacalada allah haku dhacdo dhilada ku dhashey amxaarta aheyd ayaa been shegeysa waryaa maxaa been ah dalkeyni ayaa la iibinaya beenta waa tee waxaa been ah inaad somali tahay dhilada ku dhashey run haku sheegto amxaar ayaa ku dhalay somali ma tihid

  • @ahmedyusuf6143
    @ahmedyusuf6143 8 годин тому

    Kkkk Iibiya oo si fiican u iibsada waxa idiin hadhsan hawiye iyo daroodow waxba ha ka taginee iibsada

  • @istaradan9237
    @istaradan9237 10 годин тому

    Malaha masar aya lacaga siisay 😂

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 13 годин тому

    Hadhow wacaa lakaa cashiurta badeecada kuu imaaneysa aduunka

  • @CumarXasan-p3l
    @CumarXasan-p3l 14 годин тому

    Dad aan af somaliga loo qoro ayaa xasan munaafaq qabiil ku difaacaya,siyaasiyiinta hada joogta dad duli ah una adeega dawlad shisheeya,kuwaa in talaabo Laga qaadana si loo helo siyaasiyiin wadani ah ka gilgisha bahdilka lagu haayo shacabka soomaaliyerd,xasan munaafaq inuu shisheeya u adeego waxa cadeen u ah sida shacab uu ula dhaqmaya,kaasi miyaad mw qaran noqon kara

  • @abdulkadirmohamed8565
    @abdulkadirmohamed8565 2 години тому

    RAADIYO FARMAAJO KALA KICIYAHA FARMAAJO WARAWAREEYAHA FARMAAJO XAYEEYSIIYAHA FARMAAJO
    MARKUU FARMAAJO XILKA HAAYAY OO UU LAHAA ABIYA AXMED WAA WALAAKEEY OO AFAR DEKEDOOD UBALAN QAADAYAY MAXAA SIDAAN UGA HADLI WEYSI
    WARANYA WAROOW QABYAALIISTE

  • @MGM14399
    @MGM14399 5 годин тому

    Been badaanaa kan acuudu billahi

  • @mimisucdi
    @mimisucdi 5 годин тому

    Somaliya gumeysi ayeey galeysaa hadeeysan is daba qaban .inta ay qabiilka ka fakeraayaan .waxay noqotay hal bacaad lagu lisan halyeeyadii usoo halgamay naftoodana u soo huray.madax ku sheegaan iyo kuwa qabiilka jeceloow futurka waxay somaliya ku socotaa tabtii falastiin Allow isku macee umada somalida

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 14 годин тому

    Dhulbahante waalan wadankan
    Mar hora laqebiyay waadna ogtahay maxa ku waalay

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 13 годин тому

    Waar ninkan wadanka halaga qabto,wadankii wuu ibiyeyaye

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud 14 годин тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 14 годин тому

    Eritrea masar somalia wxba kama galin badacasna Somaliland ayaa iska leh oo cida ay doonto kakiraynyaa huwney beentada iska shub

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 13 годин тому

    Waxa kamida yutubarada somalida e aqonta durugsan leh wax badxn no faideya natusa cadawgena halka adigu ad cadifad cudur iyo qabyalaf dambi un ad nageliso waxa jira yutubaro kayarysr kana sharaf badan o igu walahi anan aqonin somali ciday kayihin lakin lafu wada qanacsanyahay waxa kamida .mr maracade show mr kow somali media .mr HBN iuo macainka weyn mr nadara show waw ay BRT SOMALI TVSO HORFADHIYOW HOG ADIGA KIMA DHAFO MARKAN DADKA WAWEYN KA HADLEYNO HAISKU DAYIN MARDAMBE INAD DADKA ISKU DUBTAY DHAHDID YUTUBAR SOMAKIYAOFAIDO LEH MAJURO AMA WAX FAIDA SOGUDBIYO

  • @updallaali
    @updallaali 15 годин тому

    Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal galo ma laha

  • @hassanjiisow1276
    @hassanjiisow1276 11 годин тому

    Spain waxaa ladhihi jiray ANDALUS Somalia maxaa loo bixin doonaa toloow

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 14 годин тому

    Somalia siday somaliland u xaasidayso ayay dalka oo dhan fasaxaysa hhhhhhhu war heshiiska xasan shiish ha laalo

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 13 годин тому

    Yugubarada somalida waxa ku jira kuwo kashaeaf badan adiga cadaifada iyo cidio kudirikada okale an 1ulubtodaba so gelin

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 14 годин тому

    Var 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 14 годин тому

    Maxay u kiraysan bada eyadaba lehe

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 8 годин тому

    Somalia it not for sale

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 59 хвилин тому

    Sxb adigu waadigii tageeraye dagaalkii lascaanood iyo ninkii dadka xasuuqaye ee TUKE. Somali waa la iibinayaa waayo waye is dhagaysan waydaye runtana waye isku ah
    Sheegi waydaye Alaawayen

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 11 годин тому

    Cali Balcad show waa cawaan?? Ciidan keena dhiigooda qiima maleh dhahay. Xassan xoolo waa cadow cancer ku ahan Somalia.

  • @abdirahmanyussufmahamed4303
    @abdirahmanyussufmahamed4303 13 годин тому

    Iyoqabyaalada

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 2 години тому

    Waar formajog sowkiiii bixiiiiyeey badah

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 11 годин тому

    Maxay somalidu uga mudaharaadayaymarkii uu muse bixi saxeexay bada lkn maanta aan Magaalo quri ayna wax dhaqaaq ah samayn nin la sugayow adna ayaad sugi

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 14 годин тому

    علي بعض عميل للعشاء

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 14 годин тому

    Duli been badan nacalad hakugu dhacdo duli oromada u shaqeeyo tahay

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 13 годин тому

    Msrnabasoma shegp4ti drkadod e farmajo u ogolafay sido kaleafidtideni adayama carodayadisababa axmad mafopeohada kensadsy ithopia .3.cabdulahi yusufokenay cadimada somaluyaithopian ubaxdhigiaskarti77 e ithopia ufarmajo wax ka dhagax dhigay intaso dhanmaso shegtid e no daa madaxweynahena sharafta badanweliba sixirka ad ladaba jogtan daa magacisa mucjizo karacday

  • @nuurosmanhaayoow3190
    @nuurosmanhaayoow3190 9 годин тому

    😂😂😂 munaafaf baahan ina gumeed ah ayaad tahay oo qabyaladiiste ah yaa ku moog

  • @CabdiraxmaanIbrahiim
    @CabdiraxmaanIbrahiim 3 години тому

    Waar beenta.iskadaa.ereteriya dhaqaale mahaysatee

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow7040 8 годин тому

    Baastar baatahay kalab ah beenta intaas la,eg maxa kugu qasbay

  • @abdirahmanyussufmahamed4303
    @abdirahmanyussufmahamed4303 13 годин тому

    Beenta dadka kadaa

  • @HussenYusuf-k6f
    @HussenYusuf-k6f 10 годин тому

    Xasan waxuu ku xumaynayaa Somalilan..