Xogta Kulanka La qariyay oo Qatar ku dhex Maray Somalia& Itobiya, Xasan sh oo 3 qodob la tagay Turki

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 16 годин тому +2

    Turkigu 🇹🇷 waa khiyaanoole Syria 🇸🇾 ayuu khiyaamay iyagoo u adeegayo Yuhuuda iyo ReerGalbeedka walaahi maantana Ethiopian ayuu u adeegayaa oo Xitaa Yuhuuda ayuu soo wadaa walahi halaga hortago shicibow oo Saliida la’qodayo waxaa u soo dirsaday Maraykanka InshaAllah ilaahay sharkooda haku celiyo oo haku halaago yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 15 годин тому

      Dantisa ayuu wataa turkigu cid kuu daneyneyso majirto hadaad adiga dantaada garanweysaysiyasiga somaligu waa inuu Helo xogaa lacaga bes

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 18 годин тому +1

    Xasan shiiq dhuxul dab ah ayuu ku ciyarayaa.umadhaq mayo sidii madax weeyne oo kale.
    Somali intay wax makasta hogaminayan Somali horumar magareyso

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 15 годин тому +1

    SULDAN TV 📺 Maxa ku dhacay so ti aad ahayden GUULWADEYASHA HASSAN DHIIQO 🤣🤣

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 14 годин тому

    ASC waxaan la yaabay waxa Etophia inala dhexeeya oo aan kala hadleyno, sorry waxaa dhacaya oo Etophia wado runtii wax loo dulqaadan Karo ma ahan,maxaa ciidamada Masar Ka galay Ethiopia,waddankeeda , Ethiopia waddankeeda ma ugu talinaa oo waxa ay ciidamo keensaneyso ma ku maamulna????
    Runtii siyaasad jilicsan bey inagu aragtay, ciidamada Masar waxaa ku xiran waddankeena gobonimadiiisa ee sida ha la ogaado, Etophia Iyo waxii la socdana Allah ha inaga qabto Aamin Allaha aqbalo Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 8 годин тому

    Bare ha oran Hassan Dhiiqo lama kulmin pm. abe Ahmed .Hassan Ethopia lama dhirin.oo Ethpia caynaya.qof kale haduu la shiriro Pm.Abee Ahmed waxaad orandontaa waa xaaran.xasusnow.

  • @CadnaanFaysal-l1k
    @CadnaanFaysal-l1k 16 годин тому

    Koonfuur. Bye. Bye. Ethiopia. Guuuuuuuul. Free. Kismayo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 19 годин тому

    Ethiopia waxay ogaadeen in xasan uu fulay yahay go,aana uusan lahayn marka u danbaysa uu isdhiibi doono waa sababta maalin walba ay wax cusub ugu dayeyso.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 17 годин тому

    WALAAHI HAWIYE WUXUU KA LIITA XAWAYAANKA WAAYO XAWAYAANKU WUU YAQAANA CIDA CADOWGA U AH LAAKIIN HAWIYE MA YAQAANO CIDA CADOWGA U AH HAWIYE MAXAA UGA JIRA SOMALILAND HAWIYE MA TEGI KARO DHULKA QARANKA SOMALILAND WAA CASHAR DAAROOD U DHIIBEY HAWIYE WUXUU SAMEYSTEY CADOW BADAN OO GEESKA AFRICA AH AMA BARIGA AFRICA DAAROOD WAA JECEL YAHAY ETHIOPIA LAAKIIN HAWIYE WAA NECEB YAHAY DAWLADA ETHIOPIA

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 4 години тому

    Waar maxa kakhaltaan dawlaada fadiidka aah ee xamar waar arinta baada somalia maquseyso baada Somalilland baa leeh ilahaay baa siyeey xamar shuquul kumalaha nacaasnimadda

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 19 годин тому

    Wax kastoo uu daboola oo uu safar qarsoodi ah aado oo cid ku wehliso aysan jirin qolooyinka mugdi ahna lagu galo waa mustaqbilka dalka iyo ummada soomaaliyeed waa dhib meel noo yaala oo aad qabyaalad ku difaacaysaan waa miraha ubadkeena iyo noloshooda abeeso ninkii koriyo ayey cuntaa waxaan sugaynaa xasan oo xamar hub waawayn ku garaacayo.

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 15 годин тому

    Xasan badii wuu bixiyey itopia wareerkeda waana dayey

  • @cukaashahmed6114
    @cukaashahmed6114 19 годин тому

    Suldanka xogta dagal marnani ka dhacay sakay mxaa kla socotaa ee ciidankii isku dayay raskaboni werarka ku so qadaan lagu layay kuwan mxabiis ahan lo qabfay 3 gari lagubay oo labo zuuu ay thy xog dheraad nasii

  • @saynab7503
    @saynab7503 20 годин тому +1

    xassan sheikh waa qaa inul wadan soomalia boqonta ayuu jaray jarina doodoona rabi hanaga qabto

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 7 годин тому

    Beenaale dadka ka jooji waa Lama taabta an bada haddii ka Laban waayo ciidnbaanu leeyahay difaaca iyo werrarba way ku filan amxaar Sina waa lagu darayaa cusub u ha hadee

  • @CabdiMaxamed-px5mh
    @CabdiMaxamed-px5mh Годину тому

    N😅

  • @ardoali2110
    @ardoali2110 18 годин тому

    Xasan dalka bad gadansa miya

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 20 годин тому

    Dhinaca kale bal sii wad.

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 20 годин тому

    Kani wargiiso dad dhagoolayaal kay mu u shekaynaya.

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 годин тому

    SHARE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 годин тому

    LECISETATIONAS

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 годин тому

    LIKE

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 годин тому

    LEGETA

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 18 годин тому

    MUQDISHO YAA KEENAY ETHIOPIA YAA BARAY IN ETHIOPIA IMAAN KARTO CAASIMADA QARANKA SOMALIA DAAROOD AYAA KEENAY MUQDISHO ETHIOPIA MISANA MAANTA DAAROOD WUXUU KU CEYNAYAA HAWIYE XASAN SHEEKH AYAA ETHIOPIA LA SHIREY HAWIYE WAA XAWAYAAN KA LIITA XITAA XAWAYAANKA NINKII ETHIOPIA KU KEENAY AYAA MAANTA KUGU CEYNAYA PLEASE HAWIYE FREE HAWIYE FREE HAWIYE FREE

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 15 годин тому

      Itopiyanka weeynaga baxern markiisa uu cabdulahiyusuf iyo Cali maxamed geedi keeneen hadana xasana usaxiixay iney itopiA jogaan somaliya hadana badii uu usoo saxiixay weey dhamaty itopiA hadeey badhelaan weey nadeynayaan

  • @ardoali2110
    @ardoali2110 18 годин тому

    Sharaf dhimatay dalki somalia xasan aya gadanayo yahuu

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 годин тому

    SHORTS