XASAN SHEEKH & HOOYOOYINKA "Hooyada Soomaaliyeed waa in share ku yeelataa Muqdishada cusub...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @SafiyaMohammed-lf3vs
    @SafiyaMohammed-lf3vs 11 годин тому +4

    Madaxweynaha ma wuxuu isu badalay ganacsade ar yaab badanaa😂

  • @adamhussein422
    @adamhussein422 11 годин тому +4

    Tolow idhageysta
    aniga ahaan taano xitaa ku tari maayo 😂😂😂
    Yaa la gaadaa

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 9 годин тому

    Share! War sow Ilaahay ma oran : " Boqol jibbaarka iyo kororka badan ee ( dulsaarka ) ama ribada waa xaaraan (احل الله البيع و حرم ربا). Ta kale , hooyada iyo wiilka Soomaaliyeed ee bacaadleyda ahi oo la tacaalayaa siday quutulyoomkooda u helilahaayeen, intay ka keenayaan lacag ay ku iibsadaan dahab. Erayadiisu waxay shabahaan kuwii haweeneydii boqrkii dalka Faransiiska oo markay daaqadda gurigeeda ka aragtay shacabkeeda oo ku qeeylinayey " waxaan dooneyna helitaanka rooti aan quudanno ku tiri: " Ma waxay waayeen doolshe ay cunaan. "

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 12 годин тому +2

    Xasan Gurguurte waa jaahilkii ugu weyna aan arko abid

  • @abdiqadirbulale9426
    @abdiqadirbulale9426 11 годин тому +1

    TUUG ILAAH IYO ISLANBA KA FURTEY YAA KU AMINAYA UMADA SOMALI WIXII 60 SANO IYO KABADAN LA URINAYEY BAAD DHACDEY MESHA AKHIRO LAGUGU XISABINAYO ILAAH UUBA GARANAYA YAA KU AMINAYA

  • @AhmedAbdifarah-bk7xu
    @AhmedAbdifarah-bk7xu 11 годин тому +1

    Markii aad indhihiisa fiiriso waxaa kuu soo baxay ,in hadalkiisa iyo qalbigiisu is khilaafsan yihiin.dadka soomaaliyeed dibdambe kuu aamini maayaan.

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 12 годин тому +2

    Hoyada uu sheegaayo so maahan tii uuu du diganaayay bal fiiriya markuu hooyo sheegayo wuu sii qoslayaa aqli xuma dameerka

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 12 годин тому +3

    Lacnatul allah hooyooyinka kadhamaw

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 12 годин тому +1

      Waraa ceeyda jooji iyo nacalada isku xishoo

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 10 годин тому

      Sax nacalatulacalek nacaladi haku dhacdo xasan xaabsade

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 11 годин тому

    Ninkan madaxweynaha umada soomaaliyeed miyaa, mise waa ganacsade. War anagaa yaabney...

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v 10 годин тому +1

    Ninkani waawaalanyahay midhiyaha halagapabto hanasto

  • @bigrockbigrock8789
    @bigrockbigrock8789 11 годин тому +1

    Madaxweyne adiga iyo caruurtaada meeqaa ayeey ku leeyihiin

    • @HusseinArkaan
      @HusseinArkaan 10 годин тому

      Qoxooti xishoo fanka daa madacdada xishmee sida aad u xishmeyso qabilkaaga

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 11 годин тому

    MUQDISHO CAASIMADDA SOMALIA UMA QALANTO DEE QADAADWEYNTA XASAN DHIIQO EE MUSUQMAASUQA DILOODAY EE XAARAAN CUNKAA HA U NOQOTO CAASIMADDA QABIILEED 😊

  • @sallabdull3048
    @sallabdull3048 12 годин тому +1

    XASAN XUMOOW MAALIN KASTA,,LACAG LEE MÀ KAHADLE..,,WALEE SHACABKA HADANA AYUUTO KU DHACDIT MAA RABTAA

  • @abuusufyaanislaamkakor8592
    @abuusufyaanislaamkakor8592 11 годин тому

    Madaxweynaha waxaa u muuqdo muataqbal soomaaliyeed oo ifaayo dabdhilifyada laakin waa qarmuun waxkalw ayeey arkaan

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 8 годин тому

    Sow Eebbe ugama digin ummaddiisa maal uruursiga waalan iyo dhaqso ku taajirnimada xaaraansan sida lagu tilmaamay suuradda 111nasd ee Quranka Kariimka.

  • @xasanxuseen1304
    @xasanxuseen1304 11 годин тому +1

    Yaa lacag kugu aaminaayo?

  • @AhmedAbdifarah-bk7xu
    @AhmedAbdifarah-bk7xu 11 годин тому

    Ilaahay sharkaaga dadka haka qabto,wuxuu rabaa qaab kale oo uu dadka ku dhoco.

  • @SafiyaMohammed-lf3vs
    @SafiyaMohammed-lf3vs 11 годин тому

    Wasiirkii ganacsiga aaway war madaxweynaha ka qabta hawshaan 😂😂😂

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 11 годин тому

    Alle hakuso hanuuniyo madaxweyne kuma dhihi karo calaamadaha munaafaqa ayaad leedahay 😢😢😢 xaraanta iyo xalaasha makala taqaanid

  • @abdirahmanhassan6903
    @abdirahmanhassan6903 11 годин тому

    Somaali alow ugargar masakiinta somaalyeed Alow unaxariiso.

  • @FarahAbdi-rv9jq
    @FarahAbdi-rv9jq 11 годин тому

    Wlhy kan gaaladu waxay noogu doortay waxay arkeen inuu doqon nimo dhaafay😊

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 11 годин тому

    Maantana tan maad noo keentay qabuurihii ayaa ka qayliyay hadana airport iyo dekad ayaan idinku dhaca walaahi ninkaan meel baahan ayaa laga soo diray waa nin waalan qosolka u fiirso hadhow wuxuu rabaa in airport iyo dekad laysku qab qabsado ayuu rabaa waa nin umada soomaaliyeed loo soo diray waa ninkii keenay federaalka, waa ninkii keenay maamul goboleedka Maanta boqol madaxweyne ma jiraa haddana labadii il ee umada soomaaliyeed u hadhay ayuu rabaa madaxa in layskula jiro waxaan emarat ayaa soo diray iyo yuhuuda waa shaqada yuhuuda adigoo gurguuranaya lagu arki doonee sidaad xaaraan u cunaysid duf ku bax xasan ma dharge.

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 12 годин тому +1

    Arintaasu waa rooti magadangartide Doolshecun

  • @FarahAbdi-rv9jq
    @FarahAbdi-rv9jq 11 годин тому

    Xassan guurguurte Khayr maleh

  • @Caliya7
    @Caliya7 11 годин тому

    Ma ganacsigii ayaad balaarineysaa war cusub.

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 11 годин тому

    Hooyoyinkii uu shalay laha waxba kama galin dabaqyada aan dhisanaayo ayu hadana leeyahy sheer haku yeelato😂😂😂😂 dhagahiisa iyo afkiisa ima maqlaan ileen xaraanta shacabka aya umuuqato😂😂😂

  • @AbdifatahMohamed-e5y
    @AbdifatahMohamed-e5y 11 годин тому

    Hassan Hunguri, ciyaal in uu lahadlayo ayaad moodaa.

  • @MrMaaweel69
    @MrMaaweel69 11 годин тому

    Oo hadaanay maal gashanin macnahaagu ma waxba dalka kuma lahid miyaa ?? Oo yaa muwaadin ah marka hadii lacag uun muwaadin lagu noqonaayo !!!!!! Yaab

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 годин тому

    soomaliyad adugu cudur ku ah ee dhaaf xukunka ilaahay kuguma soo celiyo kursiga midakale wuu waalanyahay dhaar baan kumari kara

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 11 годин тому

    Shalay hadad dhahday hyada somaliyed wax kama kalin waxa dhisanayo hadaba maxa mantay ku kentay hala malkashto? Ader bulshada kalsonideda wad dhumisen ee xisab iskula noqda adig&koxdada!!

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 11 годин тому

    Hoyoyinka masakinta ah ayu 🎤 u qatay u kudiganaya intu carurutodi xaabo kadhitay yahuu musibo kuwaga ka ifta si deg deg ah xasan xaabsadow

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 11 годин тому

    Marka sher gashto o income io balance sheet fake ah intaa ii kentan ina dhahdan wey gubatay kala wareeg ninka shaati ka tolaneysa kabihiisa la fiiriya tuug ma aamina

  • @CabdulaahiIbrahim-l8q
    @CabdulaahiIbrahim-l8q 12 годин тому

    Hadana dadka jeebkooduu usoo fekerey

  • @Amzelshow
    @Amzelshow 12 годин тому

    Hada sicir barar dadka ku rogtey hada miyaa isbedeshey 😅

  • @SafiyaMohammed-lf3vs
    @SafiyaMohammed-lf3vs 11 годин тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @ismaanapdullahi2082
    @ismaanapdullahi2082 11 годин тому

    Side ku heli karaa shar kaaasi

  • @AhmedAbdifarah-bk7xu
    @AhmedAbdifarah-bk7xu 11 годин тому

    Beenlow, beenlow,beenlow.

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 5 годин тому

    Alabeen badana alaku cadab waxan layabanahay dadka usacabayn

  • @burhaanahmedali2773
    @burhaanahmedali2773 12 годин тому

    Duliii Damiirlee ayaadahay Musuqaa Iyo fadeexdaa Dhinackastaa leh ee Aadku dhexjirtid ilaaaway Iyo umadiisubaa waa kuujeedaan
    Aduunkanaa waa kusagootin doontaa foolxumo iyo fashil tii Akhiranaa waa dhito kuu taal

  • @CabdulaahiIbrahim-l8q
    @CabdulaahiIbrahim-l8q 11 годин тому

    War ninka maxishoodo

  • @omarmkosar
    @omarmkosar 12 годин тому

    Kkkkkkkkkkkl hamza wanuaragne hassanow isdawaqawo miya

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 12 годин тому

      Xasan sheq reer ama qof ma dooranin danta guud ee umada somaliyed ayuuna ka shaqeeyaa😂😂😂

    • @BashirYassin
      @BashirYassin 12 годин тому

      Alla hakaa cafiyo ​@@ShirkaaraXuseen

    • @Xidigadahson
      @Xidigadahson 12 годин тому

      Ok yaa doortay ma adaaa doortay marka aqli xumaa​@@ShirkaaraXuseen