"WALAAHI waan dhaartay Xasan Sheekh Teendhada ayuu tagayaa,Aniga ma taageersani Farmaajo iyo Xasan..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @AminaHussein-u8u
    @AminaHussein-u8u 2 години тому

    Hal mar maqlimaysid oday leh kitaabka alle hanalagu xukumo

  • @mahadhasancoloow9833
    @mahadhasancoloow9833 48 хвилин тому

    Caliyow balanteen qof iyo cod waaye

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 Годину тому

    .......CEEBTA...QARIYAAY....WAA NALAKA..TIRA BADAN YAHAY. CALAACALKII. U. DANBEEYAY...

  • @IsseBagahey
    @IsseBagahey Годину тому

    Yaaah😂😂😂😂😂😂

  • @YussufUlaa
    @YussufUlaa Годину тому

    rogcadaa aan caadi ahayn

  • @AminaHussein-u8u
    @AminaHussein-u8u 2 години тому

    Waa dad aan diintii mcnayd kukalsoonayn dastuur beela ilaahay hanagakiin dulqaado ru,asaa.u shaysaan

    • @IsseBagahey
      @IsseBagahey Годину тому

      Dastuur macnihiisa mataqana!?

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 2 години тому

    Waa Runtii cali waa xog ogaal teendgadii ayuu kusoo dhamanayaa sheekada Xasan sheikh waa khiyaali been ah dalku siduu kusocdo waa teendhadii

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz Годину тому

    Taanadhado halkay kutaal waa yaabe

  • @sulaimanmohamud8743
    @sulaimanmohamud8743 2 години тому

    Waxaad tahay daacuunkii la sheegay

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed Годину тому

    Muqdisho maka dhici doonto doorasho danbo oo teendhada ah hada qof iyo cod diidin nooga baxa magaalada janada kaliya lo so doontay qaraxyada beenadka qabilesan marabno nacala doolad diidka ah😂

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 2 години тому

    Tuug tuugiisa kale jirin cali daacuun aa wax waydiinee daacuuun ku dil