Daawo Dood Iyo falaqayn BBC Qabatay Kenya Dhibka Haysta Ruto Aadan barre Saaxiibka Ruto Xilka waayey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 дні тому +2

    Adan bare wa qof islam ah o dinta ad ogu gar gara wana gesi somali ah Cadawgisu ha jabo insha Allah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 дні тому +1

    Dowladu shaqo way wada sida musuqa e madaxwayne ku xigenka iyo rag kale aya ka danbeya qaska iyo bur burka hantida aaran iyo shacabka

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 дні тому +1

    Kkkkkk kuwa dowlada Ruto musuq ku edaynaya 50 sano ayu dalkan musuq ku so jiray wali waxa la oran kara dowlada u hogamiyo Ruto way la dafalamaysa Musuq

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 23 дні тому

    Gacmo furan ayaan leenahay dooda furan

  • @user-rx2ne8wp4m
    @user-rx2ne8wp4m 23 дні тому

    Ogaden dowlad water lamagari Karo boqolal ba jagoyin kala duwan kahaya dowlada kenya wa landher aqon allaa siiye

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 23 дні тому +2

    Mafia adan barre .nuradin haji .Farah moalim cagdheer qaxooti

  • @AraleMohamed-uh4ec
    @AraleMohamed-uh4ec 22 дні тому

    Kenya masuq masuq kama weynato 😂

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 23 дні тому

    Mr bare is out thank God.

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 23 дні тому +4

    Aadan bare wuxuu ahaa wasiirka gaashaan dhigga waxaa la arkayay isagoo masaajiddo furaya oo culimadii kuwa caayaya kuwana ammaanaya waa run shaqadiisa ma yaqaan kuma immaan aqoon uu gaashaan dhigga uleeyahay ha la casilo

  • @maxbolabdi6387
    @maxbolabdi6387 23 дні тому

    Wlhi abaabulayaal, iskuduberidayaal waa jiraan, waase isqarinayaan.

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z 23 дні тому

    Nin caytamay ceeb iyo ciilba waa luuday.

  • @AraleMohamed-uh4ec
    @AraleMohamed-uh4ec 22 дні тому

    Qofkasto oo xilka lasiyo oo wadanka kenya madayo masuq masuq wayo piyo maleh laygaka melal qaar maleh oo dadka shacapka ah shacapka kenya oo danyarta ah wey kudhipanyin oo mahelaan xaqood marka danyarta kenya waxkasto eydoortan mahelaan xaqood hilahi ayaa ziinkaro xaqooda kenya masuq masuq ayaa dhumiyey 😢😢😂😂

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 дні тому

    Somalj waxba mudaharadka uso baxaysa wa ku kuyo somalida hada dhahaysa ana lug ku lahayn mudaharadka waxba kama jiro naftoda ayay ben u shegen

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 дні тому

    Kkkkkkkk Dowlad wanagsan miya horay u jirtay o somalida dan u ah jawabtu wa maya kuwa somalida ah wa dad iska hadlay o dameri dhan racday weye ku kuyo ayay iska racen

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 дні тому

    Kkkk ninka yiri waxan ku jiray dadki waday bananbaxa waxu yiri wasiradi hore yusan mid ka so Noqon tasi waxay cadayn h tahay inu qof kale la rabo inu wasir laga dhigo wana qof iska hadlay wasiro badan way so noqon

  • @AraleMohamed-uh4ec
    @AraleMohamed-uh4ec 22 дні тому

    Waqoyi pari garisa piyo maleh ispitalka dawo maleh suufka iyo galofyada gacmaha lagashado maleh waxa lagudhihi sogado away doladii ma ispital dolad miya misa wa farmashiyo shaqsi ah miya wan kalagaran wayey sore

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 23 дні тому +1

    Tuugta cagdheerta waxa qaatay daadkii mudaharad

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 23 дні тому

      Arinku waa masiir islaam iyo gaalo
      Somali iyo Kenya
      Ilaahay xaqa haku tuso

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 23 дні тому

      @@tasneemmohamed8524 somali kenyatta miyaa mise cagdheer sujuu qaxooti kkkk

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 23 дні тому

    Dadka bbc codka uso dubay wa kixdi Muse Bixi e hargaysa ha hagajiyen

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 21 день тому

      Ciilqabe buka hadhaagii faqashta qaxootigii afweyne kenya 🇰🇪 waa la idinka saarayaa siyaasada