thanke you maayer.dadkan saxaafada sheeganaya markaan aad ueegay su'aalaha ay weydiinayan maayerka,waa wax liita,iyaguna maistaahilan ama uqalmaan in lagu tilmaamo suxufiyiin amaba saaxafadba.maayer maalin dambe haku lumin wakhtigaaga qaaliga ah.
Wariyayaasha qaar waxa ku jira buka oo qabyaalad dishey oo ah hadhaagii kulmiye,sida kii lahaa maad is casishid dadka reer hargeysa wey kaa cabanayan,xataa waxa ka muuqatey cargo iyo calool xumo uu u qabo Mayer mooge.waa nooca dadka soo kiciyey ee dumarka iyo caruuraha dariiqyada soo istaajiyey.mooge waxa fiican noocaas in uusan u jawaabin.
nin ka muwadin sani inama soo moorin ilahay ha barakeeyo mayor abdikarim ahmed mooge wuxu mudan yahay dhiiri gelin iyo taagero buuxda inta uu qabtay cid qabatay ma jirto
Waaar journalist professional ah ma tihidin Walaahi . Su’aaalaha waysiinaysaan Waa la idiin soo qoray , sibaaaaa u ciiil qabtaaan . Qaaar dibnaha cunaya , Qaaar cidiyaha cunaya markuuu mayor su’aaalaha ka jawaabaya . We can read your body language , we can see you how you guys feel discomfort!! You guys and ladies who claimed journalist , do better , take journalist courses, be honest and fair ! Shame on You. ان المنافقين في الذرك الاسفل في النار
Inankan Maayarka Ah ee Cabdikariin mooge,waxa Dhabarka ka jabiyay kuwo aanu iska dhaadayn oo uu Ehel moodayay laakiin siyaasiyan ula dagaalamayay , Caaqil jaambiir markuu kaga Garab tiiraabay Maayarka lugtaa la hayay ee hargaysa qayb dhan buu dumin lahaa oo wadooyin ka dhigi lahaa, caaqil jaambiir waa ragii ku caan baxay kala qaybinta shacabka reer somaliland ee mar walba mucaardnimo magac reer ah ku Baaqayay ( Anagoo Garxajis ah) markuu leeyahay lugtaa la hayay macnaheedu waa dadka aan garxajiska ahayni lugtay hayeen ,iyo xukuumadii uu fulinta ahayd ee uu ka tirsanaa,Maayarkuna ka Gilgilan oo ma odhan lugta layma hayn ee dadka caasimadu waa ii heelanaayeen ,xukuumadii aan fulinta wada ahaydna waa ila shaqaysay ee waa dhaaftay,waxay suaashu tahay Yaa ka hor keenay Shacabkiisii ? ma nin kursi nin u raadinaya oo kana ka tuuraya mise shacabkii doortay ee ku garab galay shaqadiisa,
waa kugu ceeb wllo inad Masuul Qaran aad reer gaar ah u nisbayso. Ma jiro reer reer kale ka awood badan. Mayar Moogena waa Masuul qaran kan u igman in la dhaliilaana ceeb maaha ee adigu Qiyam kaaga iyo Qofnimadaadana wax ha yeelin iska karaamadiisa iyo Mustaqbalkiisa ha kusoo koobin reer iyo degmo gaar ah.
Haduu tegi waayo, cashuur la bixin maayo, taas ha ku seexdo oo ha ku soo tooso. Mar hadii ay luntay kalsoonidii wax danbe oo loo wada shaqeeyo ma jirto. Hadii uu qabiil ka dhigo sheekada, dee reerkiisu cashuur ha siiyaan.
Ma garanayo in uu xanuun gaaar ahi ku hayo adiga balse Mayar ku khaladkiisa waa qirtay 1:55 dhagayso. hadii qofka bani adam ka ah intas lagu xushmayn wayo ma garano nacayb ka shakhsiga ah waxa lagu dawaynayo.
thanke you maayer.dadkan saxaafada sheeganaya markaan aad ueegay su'aalaha ay weydiinayan maayerka,waa wax liita,iyaguna maistaahilan ama uqalmaan in lagu tilmaamo suxufiyiin amaba saaxafadba.maayer maalin dambe haku lumin wakhtigaaga qaaliga ah.
Maayir waxaan aad kuugu mahad celinaya
1 aragti wanagaga
2 siyaasadada hufan
3 iyo wax qabad kaaga muuqda
Aad baanad ugu mahad santahay
Mayir dadka lama wada qancin karro dhmntoon ee hore usoco ilahayna tala saaro wxn ku rejeynaynaa madaxwayne insha allh
Journalists and journalism without experience and professional competence.
Weldone Mr.mayor💯👏
Maayir mooge Ilaahay Dadka Ishooda Hakaa Jeediyo jooj oo jiir maayir hore usoco guuleyso legend bd thy wan ku wata
Well done 100% mooge guul geesi geesi dhalay hore u soco
Aamiin aamiin aamiin
Each answer was put in its place and explained
Reer hargaysaw maayar ka Waad ka khaldan tihiine
Anaga reer burco ayaa u Baahan wax qabadkiisa Ee nagu soo wareejiya
🆗️🆗️👍👍🆗️🆗️👍👍
Nimcada intaad haysato ma aragtid inaderr markayy ku dhaafto ayaad tabtaa , reer hargeisa maalin bay tabayaan wllee.😂
Maayirku waa legend soltelco ayay u xiiseen iyo hargaisadii dundumada ahayd
Dadkan maayirka ku waashey ee la haa nasoo horfadhiiso oo nala hadal maanta way ceeboobeen dhan walba xitaa wax waliba dowlada hoose iyagey u badan yihiin hadey tahay wax qabad wadooyin , biriishyo, biyo mareeno , shaqaalaha dowlada hoose dhamaantood waa yaga subxanallah ilaahaw imaanka hanaga qaadin subxaanallah maqajilayaaal
Dee wll maad reerka toos u caydid😂
Mayir na qanci ku dar😂
Mayar wa libax ❤❤
Masha Allah ano kaso qoraya wadanka Djibouti waxa aad ugu faraxsanahay qabka quruxda badan ee magaladu ula xisabtameyso mayerka iyo xufananta mayer moge hambalyo somaliland
Alle ha ku barakeeyo
Aamiin aamiin aamiin
Maayar mooge runtii madaxwayne buu u qalmaa, garabkiisa ALLAHA galo
Sidan Haa noqdan mayirda jire kaLna🦁🫶❤️
Ilaahay khayr hasiiyo maayarku wuu dagaalayaa shaqafiican ayaa socota
Laakiin waxaan ka yaabaa wado fiican ama cusub oos shalay kumartay xuf oo maanta laqalay
Intabadan biyo maaha waa xadhko
Laakiin waxaan kula talinlaa in dhawlada hoose qiimaha meeshaa ku baxaysa in cida xadhiga wadata laga qaado oo dawlada hoose samayso markiiba
Waa lawydiiyay zhb wuuna kajawaaby
Kii wax u qabanaya ayay lugaha hayan
🆗️🆗️🆗️🆗️👍👍👍
Wariyayaasha qaar waxa ku jira buka oo qabyaalad dishey oo ah hadhaagii kulmiye,sida kii lahaa maad is casishid dadka reer hargeysa wey kaa cabanayan,xataa waxa ka muuqatey cargo iyo calool xumo uu u qabo Mayer mooge.waa nooca dadka soo kiciyey ee dumarka iyo caruuraha dariiqyada soo istaajiyey.mooge waxa fiican noocaas in uusan u jawaabin.
Dadku xumaaa may kii hore wax waydiiyan iitaga haka dhecee
Apdikarin ahmed mooge lipan wa ninka kaliyee hargysa wax taray alle haku asturo nin ka samir badan man arage👏🏻
nin ka muwadin sani inama soo moorin ilahay ha barakeeyo mayor abdikarim ahmed mooge wuxu mudan yahay dhiiri gelin iyo taagero buuxda inta uu qabtay cid qabatay ma jirto
Waa dhaab sxb
DADKA XUXUN EE IDIN ABUSABA WAX MA WEYDIISAAN MAXAA QOFKA WANAAGSAN IDINKU SALIDAY
Mayir hore usoco guuul 🫶🫶🫶
🆗️🆗️👍👍🆗️🆗️👍👍🆗️🆗️👍👍
Well done my sister
❤
Wariyayaashu waa Dad an u Tobabarnayn Saxaafada iyagoon Badhitaan Samayn bay Yimadeen Meesha Xataa qarba Hurdo haysa
Waa Kala qimo kiroyinka qolalkedu dawlada hose ledahay hargesa qac qac wariyashi 😂😂
Waraysiga badankiisa wuxu ku saabsan yahay muuse biixi iyo doorashadii.
Waar Miyirka soo celiya shacabow...Gari ilaaahy bay taqaanaye...Maayar Mooge oo kale heli maysaan
🆗️🆗️🆗️🆗️👍👍👍👍
Dee indr dhegaysta, oo dadka siday tahay ugu sii daaya, nio dadkani xeerka raga waxba kama yaqaanaan,
Waad fiicantagay hall dadku leeyihiin lagu qabtay shirarka dawlada
Mayorku il nugaylka ha iska daaayo ooo kooxaha ciyaaalka yaaanay la waynaaanin shaqadiiisa ha iska qabsado
❤❤❤
Inkastoo personal attack-gu ku badnaa Haddana qifkii QALBI FAYOW NIYAD SAAFI AH KU CABIRAA WUU GARWAAQSADAY JAWAABAHA MOOGE
Shaqo wacan mudane mayor
Ka Jakadaa madow suaal bu waydiyey Wu fadhiste muxu akhrinayaa muu subxanalesanaya😂
Mayor mooge waxqabad iyo daacadnimo laguma haysteee koooxo abaaabulan iyo xubno xisbigii dhacaybaa guuldaradooodi dadka iskaga jeeedinaya , mayorku hadalkooodi degmaa cabanaysa inuuu yidhaaa maaaha , degmada magaceeeda cid waliba kuma hadli karto
Maayir mooge hormarki hargeisa adiga ka dambeyey waxaa qabad muuqada bad qabatay marka dadka oo dhaan lamawada qancinkaro
Waar ninkani waa rijaal siduu uhadlayo daacadina way kamuuqataa
ALA HA DAAYO MAAYAR MOOGE
Waxanu wariyal ma ah marka lag reebo rag iyo dumar ka xirfad wariya ansha leh garnaye mooye
BBC ino celiya kuwani waa fashile
Waxay arkijiraan mid waxuu helaba jeebka gashada,bantu waxay ahayd hargaysi inay noqoto Istanbul oo kaleh waanad gaadhi Insha Allah dhaafina qabyaalada hala riiyoodaan, waa badow, go ahead, dadkana qabiilbay wadaan cudur weeye wabiilku,dadwaynahaakudoortay muusena kumuu dooran,
WAXA XUNXUN EE MEESHAA ISUGU YIMID NIN MAAYER MOOGE GAADHI KARAA IDIN KUMA JIRO
Walaal dad waalan ayaad maayar U tahay udulqaado
🆗️🆗️👍👍🆗️🆗️👍👍
Waaar journalist professional ah ma tihidin Walaahi . Su’aaalaha waysiinaysaan Waa la idiin soo qoray , sibaaaaa u ciiil qabtaaan . Qaaar dibnaha cunaya , Qaaar cidiyaha cunaya markuuu mayor su’aaalaha ka jawaabaya . We can read your body language , we can see you how you guys feel discomfort!! You guys and ladies who claimed journalist , do better , take journalist courses, be honest and fair ! Shame on You. ان المنافقين في الذرك الاسفل في النار
Maayirka ayaan waydii nayaayeMacalimiin hadii mush😮ahar uu yahay anaga lacag ayaanu bixinaaye 35000 m,biixiye waa maxay sababtu
Ma khasab baa inaan cashuursiiyo ina mooge siiyo, dee waan diiday, waa lacagtaydii adeerkii haw doonto lacag. Adiga waxa ku haya xanuun qabiil
Wariyaasha qaar baa afsomali xun wallee maayirka Alle ha daayee waxbadan buu qabtay
Geesi geesi dhalay oo aan runta ka laaban waa nin is huba kana xor ah musuq iyo hanti lunsi
IDINKA OO WERIYEYAAAL AH OO KAALINTIINII BULSHADA GABAY OO FAILE GAROOBAY AMA WERIYE NIMADII KU DHACAY AYAA U BAAHAN IN DHAQAN CELIN LA IDIIN SAMEEYO
Somaliland wariyayal xanusan ba ku badan mayar wad afmacan tahay mooge xusbi bu ka Soo baxay sida mayarada kale s/land mayar hadafkagi WA gadhay😂😂
Maayirku inuu Siyaasadii doorashookin ku milmo may ahayn.
Maayorada kaleba way ololaynayeen laakiin isagaa yidhi maalinntaan siyaasad galo xilka waan ka tegayaa.
Waxaanse qirayaa inuu yahay Geesi daacad ah
HADUU IDIINKA TAGO MAGAALADA SIDEEDII BAA AY IDIIN QUDHMI DOONTAA OO QASHINKU IDIINKA BUUXSAMI
Ninka somali ma haysto aromada ka reeba wadanka hanlo dhisee
Guleyso gesigi moge
🆗️🆗️👍👍🆗️🆗️🆗️👍👍👍
Cabdikariim waa Hormood waxbadan qabtay waxuuna tuusale u yahay in an wax qabsan karo
Inankan Maayarka Ah ee Cabdikariin mooge,waxa Dhabarka ka jabiyay kuwo aanu iska dhaadayn oo uu Ehel moodayay laakiin siyaasiyan ula dagaalamayay ,
Caaqil jaambiir markuu kaga Garab tiiraabay Maayarka lugtaa la hayay ee hargaysa qayb dhan buu dumin lahaa oo wadooyin ka dhigi lahaa,
caaqil jaambiir waa ragii ku caan baxay kala qaybinta shacabka reer somaliland ee mar walba mucaardnimo magac reer ah ku Baaqayay ( Anagoo Garxajis ah) markuu leeyahay lugtaa la hayay macnaheedu waa dadka aan garxajiska ahayni lugtay hayeen ,iyo xukuumadii uu fulinta ahayd ee uu ka tirsanaa,Maayarkuna ka Gilgilan oo ma odhan lugta layma hayn ee dadka caasimadu waa ii heelanaayeen ,xukuumadii aan fulinta wada ahaydna waa ila shaqaysay ee waa dhaaftay,waxay suaashu tahay Yaa ka hor keenay Shacabkiisii ? ma nin kursi nin u raadinaya oo kana ka tuuraya mise shacabkii doortay ee ku garab galay shaqadiisa,
WELL DONE MY SISTER
MAAYIRKA WAXA KAADHIGAY MADAX WAYNE MUUSE
Iska biya ilmada huuno
walhii waa ninkii uu wangsanaa ee inaa sooma hadaynuu nahay reer somaliland ama reer hargiesa
NAFARKAA GEEDBUU SAARAY
Gudida uu shegaya waa kuwi ex mayir jiciir uusheegzy mayir qiiro cashur degmoyinka jun kodbuur axmed dhagax qiiro runta sheeg
adeer 10 garxajis ah xiniiyahoda ayuu ku fadhigaa wabilaa is casil
waa kugu ceeb wllo inad Masuul Qaran aad reer gaar ah u nisbayso. Ma jiro reer reer kale ka awood badan. Mayar Moogena waa Masuul qaran kan u igman in la dhaliilaana ceeb maaha ee adigu Qiyam kaaga iyo Qofnimadaadana wax ha yeelin iska karaamadiisa iyo Mustaqbalkiisa ha kusoo koobin reer iyo degmo gaar ah.
Good 👍
Dadku way ku barteen fataaloow
Haduu tegi waayo, cashuur la bixin maayo, taas ha ku seexdo oo ha ku soo tooso. Mar hadii ay luntay kalsoonidii wax danbe oo loo wada shaqeeyo ma jirto. Hadii uu qabiil ka dhigo sheekada, dee reerkiisu cashuur ha siiyaan.
Ma garanayo in uu xanuun gaaar ahi ku hayo adiga balse Mayar ku khaladkiisa waa qirtay 1:55 dhagayso. hadii qofka bani adam ka ah intas lagu xushmayn wayo ma garano nacayb ka shakhsiga ah waxa lagu dawaynayo.
Halkan waxaan ku arkaa dad xanuunka haya debedoo loo qaado mooye aan dalka waxba lagag qaban karin
Inaad ninka iska acdo wax ilaqueuxbadan maaha
Maayarka ka danbeeya Cabdikariim Axmed Mooge liibaan waxa uu qabtay maayarku hadii uu qaban waayo alaylee kaas ayaa cashuur joojin lagu sameeyo waayo Cabdikariim waxa uu sameeyay yool sare oo in kor looga sii socdo mooyee aan hoos looga dhic karin😂😂😂😂
Alle ha kubaaraakeyo