Sidani si maaha mama malyuunba i jeedisay intan daawanayay ayad iga so hor marten walal like igu caawiya inta soonta ramadanta ayna ka jabin marqudha😂😂😂
Niman Osman .. bilaaa xildhibaan ma nihini xildhibaana waa adi cml Alle ayaa xildhibaan lis ku haleyn kro noo ah hawalwalin wllo naxriista Allena ha ku quusanini Alle ayaa noojooga mar walbo wllo
Waa riwaayad si wngsn aad u jisheen dhibta dalka ka jirta nah aad kaga hadasheen lkn hal fikir baan ku darsan la haa meesha uu iska gubay waxay ahayd in dib looga qaado shaqada ninka xilibaanku keenay si dhalin yaradu dhiri gelin ugu hesho waxabarashada tnx aad baan idin tageer sanahay
waa dhab waana xaqiiqo jirta ka jirta Somaliland ama soomaali oo dhan ama guud ahaan Africa waana ta dhalinta ku khasabta inay wadankooda ka tagaan oo tahriibaan
Riwaayad kasta oo ay soo saaran Kooxdani waxay ku bilaa madataa Ka gaaban oo meel fadhiya kadib Ka dheer ayaa u imanaya qofkii Ila arkay lake ta ha ila dhaafin 😂😂😂
Mirqaan iyo maroojiye hore u socda 👏 soona badiya riwaayadaha waaqiciga ka hadlaya waayo iyaga ayaa ka saamayn badan kuwa qosolka iyo maada uun ah , waxaan kaloon idiinku kordhin lahaa hal fikir kaaso ah locion-ka aad wax ku duubtaan iska qurxiya
Riwayadan waxay ka hadleysa ariimaha waaqica ah ee ka jira jamahuuriyadeena barakeeysan ee SOMALILAND Waxan alle ka baryaaya bisha barakeysan RAMADAAN fadligeeda Incadaala kuwii si ficaan ugu dhaqma alle inaga dhiigo madax iyo mijaba aynu duceysano waa bil ramadaan dhalin yartaasi waxay manta inoo iftiimiyeen dulmi badan oo ka jira dalkeena waa feeling carying if understanding full whi Hambalyo ninka dhalin yarta ah ee ku hadley afka aqoon yahanka dulman ..... MERCI á tous
Aaaaah....! Riwaayad qiimo badan, oo waaqaca Somalida dhexdeeda ka turjumaysa. Si farshaxanimo lehna loo metalay. Hore u socda saaxiibayaal. Liketa ku caawiya miskiinka alle intii ila qiireysan.
Somaliyay ruwaydu qosal maha waa dhab hada ka tagan hadan naahy somali qofki fahamaya un baa fahamaya ninka ug il dheer baa ug ayan daran 🤦🏽♂️🤦🏽♂️🤦🏽♂️
Qofkii 3aaad Intiii Aragta Halmar Aaanu Kusalino Rasuulkeena #SCW) ♥♥♥♥♥💯💯
اللهم صل وسلم علي نينا محمد
MAGACA HADAN KENAY scw
MAGACA HADAN KENAY Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
MAGACA HADAN KENAY
Zcw zcw scw scw😍😍
MAGACA HADAN KENAY zcw
Igu qabo like tageerah reer purco
hyeh dhawrzan dumar
wedhsan waad nuurayza wllzhy
+Hmmzik Indho hmm ukhti wa wLLka maha wallzha Quruhi
Sidani si maaha mama malyuunba i jeedisay intan daawanayay ayad iga so hor marten walal like igu caawiya inta soonta ramadanta ayna ka jabin marqudha😂😂😂
hooyo jecel beenta inga daa malyuun cwa ma jirernne suxurti kuu dhaanty adoo ku maraateye
sacad yahye nio walhi iyada dawanayay mid ay hore u duubty😂😂
hooyo nickel maba somo like Ku saray ka he
hooyo jecel ha zhp subscribe iisar
hooyo jecel aniGa LaftigaYga daba casar buu igu dhaafaY
Waar yaadheheen kuwani waa wada qosol inta igu racday like ta ha ila dhaafina
Igu halee zhp adna sidoo kale nio
Waar intaad ku mashquul santiin
Sgaqadah
Miyaydaan hooyada
Arkeen siday na wali uniyad jabin uguna kalsoontahay wiilkeeda allow hoyo inaaa daaaH amiin
So mliga isk sx
waa waxa ka socdo dhamaan somaliya lkn waxaa imaan doonta maxaa taqaan in sha allah 👏👏👏
Riwaayada waxa ka wayn micnahay sido, wax xaqiiqa oo waaqica jira ayad ha hadasheen, waanad ku mahadsantihiin. way I taabatay runtii.
Ridwan Garaad Haa zxp
hadad reer hargeisa tahay like i zaar 😅😅😅😅😅
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.
Hadaan dhallinyarada dalka ee ka baxay dugisyadda sare iyo jaamacadaha dalka waxaan ugu baaqaynaa saxaafadu in ay riwaayadan gaadhsiiyaan madaxda dalka oo ugu horeeye madaxweyne muse bihi iyo wasiirka shaqo-galinta,arrimaha bulshada iyo qoyska marwo Hinda Gaani iyo gudoomiyaha hayaadda shaqaalaha dawladda Mudane Sharmarke geele iyo wasiirka waxbarashada iyo sayniska Mudane Yaasiin maxamud xiir faratoon iyo dhamaan madaxda dalka wlhi waa wax dhaba oo dalka ka jira in badana dhallinyarada ku keena in ay nacaan Nolozha oo ay balwadda iska bilaabaan,maqaaxiyaha wakhtigooda ugu badan ku lumiya, tahriibaanna.
ilahaw dalkeena zidan si u dhaanta noogu keen 😭😭😭😭
farxiya maxamed ع
kugu raacnsany lkn wllo iyana wxaa inaga maqan iney dhaliintu samysato xalal Ay kaga baxaaan dhibta Waayo imika hdaynu tusaale ku siiyo Wiilkii wax brty wuxuu goaansdy inuu noloshiisaba gubo Ama saaqid nqdo qadarka Alle mooyee waa inuu qofku nqdaa Cilmi leh oon wxan u niyd kabin oo kartidiiza tusa dadka Tusaale hdii wiilkii shqada loo diiday uu isgu dayo inuu Shaqo abuurto uuna heer gaadho xtaa kwii u diiday mardhow iyagaaba u imanlaa waayo kay gaxysteen wxba grnmaayo wll
mrkaa waa in Ardyda la siiyaa dhiirigelin farbdn
Hamsoo A
Haa caynka weye
😂😂😂😂Reer burco wada majaajilaytayaal ayey noqdeen like igu qabo hadaad reer burco taageerto ama tahay
Ahhahahha niyow Ragaaan wax Garab qabta oo Soo saara ayay LA Yihin Waa Aktaro Aan Caadi ahay👌🏇🏇🏇🏇Liketa 👍
Gulled DàrâsålaM walee waa runtaa waa aktaro
Hhhh magacisa ma qori karo kulaha cadi ma ahan
Waaaa xaqiiiiq. Tan iney somalia ka jirtoooo. Lakin. Akhiiraaa xisab. Baaa talaaaaa
KhaaiLd
Hadad rer Burco tahay like fadlan halkan 🙌👍👆
Gøldęñ bøÿ waakuu saaray zhp adn subscribe iigu shraf
Gøldęñ bøÿ maraan
😂😂😂😂 kulaH indho madoobad
wllhi waa xaQiiQ jirt hort angu imza xildhpn leeny Talow😂
Kkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkk
Weli ma daawan lkn haday Aadan iyo deeq yihiin inaan qoslaayo shaki kma jiro➡like ii saara boqortyo❤❤❤
Nimankan suuqii waa ka saareen sooraan jawaan gurey barwaaqo iyo heello.
Burco actaro badanaa
Sooraan iyo jawaan wa xikmad ba ka buuxda waa dad waaweyno nolosha waxbadan ka yaqaan
Kuwan yaryarna waaqica suuqa ka jiray dadka uzo gudbiyaan
Haduu soonku sidayda kugu mudnaa maanta like ta ha ila dhaafina asxpey
Umalkhayr Maxamed ❤❤❤❤❤
Umalkhayr Maxamed anaa Ku taageera gudoomiye like saara zhbo umulkhayr
Umalkhayr Maxamed hhhhhm IGA yaabisay
Umalkhayr Maxamed
Halkan aan joogno
Waxaan soonaa 19 saacadood
Taas kawaran wall Umalkhayr👀
Salman Salman maalin kuma xidheen hhhh wll dhulki soomalida waa barwaaqo nabad nolol iftiin cusub ayaa kaso ifaya even carfi udgoonbaba kasoo uryh iska yimaada wxad ilbaxnimo soo barateena kaalaya nagu shuba kuna shqysta nio
Ciil badana like isaar hadad bila xildhibantahay 😂
Niman Osman .. bilaaa xildhibaan ma nihini xildhibaana waa adi cml Alle ayaa xildhibaan lis ku haleyn kro noo ah hawalwalin wllo naxriista Allena ha ku quusanini Alle ayaa noojooga mar walbo wllo
Waad ledahay papa
qofkii 290 baan ehe like ta ha ila dhaafina waa bil soon walaal kheyr allaha kusiye✌
Axmeb💓💖👎👍💟💞💝🏠🏡🏢🏣🗿
Ar bisha jamacda an cunayeH talow yaa ila midaH ABTIH reer burco hadad tahay like 😂😂😂
Xanan Somalilander Safiya waa wxa inga hyzta baladkan aan ku noolnhy
Reer burco aadban u tager
Xanan Somalilander Safiya ma ihi ma kusara 😂😂
Asmar wiz Áśmár ( may ma rabii wlhi lkn dadka rer Somaliland ban tager ma ku sar kulaha 😂😂
Tazan ben aHaYn
Dalkena Aqon shaqaYn maYso
kanadi production inta aragtay in wax ka khaldanyihiin ereyga production gacanta taaga 😅 very nice Drama also good job c_boy
hanad laazaawi production ayay ka dhigeen producation
hanad laazaawi ar somalidu wa fadul midhan sxb riwayada un dawada o bidix ka dhaqaqa
hanad laazaawi Sxp walahay indhahaadu meel fog bay wax ka arkaan waanu badali dhowaan tanks
hanad laazaawi
Production☑
Producation✖ hhhhhhh
hanad laazaawi
nabi عليه افضل الصلاۃ واتم التسليم(دعوها فانها منتنه)........ Qabyaaladdu waa qudhun qaran ka dumisa
Hadaad reer Somaliland tahay like hala dhaafina zxp
No qadad wayan zxp 👉💕💕💕💕👈
Axmeb🎓👘💼👑👒
#Nabiga kusaliya horta
Scw
Scw
Zahery El kanedy scw
Scw
eyettfhutg
hooyo qiimo badanaa Talo qiimobadan ayeey kula agtaaganthy nin hooyo leh ayaa dad dhaafay ❤❤❤
garamkaaga mel laguu sarin hhhhhhhhhhh intii ka heshay ereyada riwaayada like iigu qabta
Waa riwaayad si wngsn aad u jisheen dhibta dalka ka jirta nah aad kaga hadasheen lkn hal fikir baan ku darsan la haa meesha uu iska gubay waxay ahayd in dib looga qaado shaqada ninka xilibaanku keenay si dhalin yaradu dhiri gelin ugu hesho waxabarashada tnx aad baan idin tageer sanahay
Wlhi wa Riwayad Bogta Ina Bugta Taabanayza Hadi aynu Somali nahay
Hore U Soco Zhp C-Boy❤❤❤
Mnsha alah wlhy wa waxa dalka kajira
Axey ax maskaxada laga abarobaye 😢 walhy ruwayadan waa xaqiiq thank you very much C. Boys
Mardhayd ayaan eegayey in riwaayad kale lasoo dhigay.nasiib wanag isla caawaba waniga heley Thankz asxbaata tageeero buuxda
MHD
More riwayad abdirahman cboy 👊
Wlcme zxp incha allah
Adaaa Mudan zxp go forward
waa dhab waana xaqiiqo jirta ka jirta Somaliland ama soomaali oo dhan ama guud ahaan Africa waana ta dhalinta ku khasabta inay wadankooda ka tagaan oo tahriibaan
Riwaayad kasta oo ay soo saaran
Kooxdani waxay ku bilaa madataa
Ka gaaban oo meel fadhiya kadib
Ka dheer ayaa u imanaya qofkii
Ila arkay lake ta ha ila dhaafin 😂😂😂
NIMCAAN Somalilander ana kula arkay wacdla 😂😂😂😂😂 maroojiye na wa ka warega 😂😂😂😂
Nimco Maxamed 😂😂😂👍
_wllhi bilaahi tolaahi waa wax jira xaqiiq waad asiibteen anay igu dhacday oo waxaygi lay duudsiyay bilaa xildhibaan iyo wasiir la'aanteed well done move forward brothers_
Xaqiiqdii dhalinta waxa aay utahriiwayan oo aay udhamanayaan aa sidaan ah quf aqoon leh baa shaqada laga eryayaa quf aan xabo aqoon ne waala shaqaaley siinayaa allow umadaada inta shaqo doon ah shaqo aay ku nacfiyaan usahal🤲🤲🤲
استغفروا ربكم ❤ أستغفر الله العظيم الذي لا اله الا انت سبحانك انى كنت من الظالمين 💕
Taasi waa sababta qoxonti uga dorbidnay nolosha wadanki . Big respect asxabta waqiga Ka hadashen
Maroojiye:Shaanbadi Qarankaa Ku Taaal Murqaan:May Canbaar Cadi ku Taaallo ku laha😂😂😂
15,848intaasoo dhan goormay daawatay bal wixii iga danbeeyoow #Nebiga kusaliya SCW mahadsanidii
CaliSharma'arkE scw scw
Scw Scw ❤
Wxaasi waa wxaan kasoo dagaalanay !!
Waalidkuna nagu dhahay hooyo ha degdegin. Way hagaagiye
Wxay ha hadlaysaa xaqiiqda dhabta ah ee taalla wadankii.☝
Wale waa waxaa manta intii aqoonta lahyd gidarada makhayadaha fadhisisay kuwii bilaa aqoonta ahana manta melskataba buuxan waaji shaqaynaya waana waxaa manta hor mar loo gadhiigi layhy 👏👏👏✌💖💖💖💖
Warqad buu sitaa anna Boqollaan wataa 😂😂😂
Waa halkii la odhan jiray *Qalin jabisaye qolomaad tahay*
Ayaan darro ina haysata xaqiiqdii
Waa riwaayad aad u qiimo badan kana turjumaysa xaalda dalkeenu Marayo iyo cadaalad darada ka jirta Inta igu raacsan inaan la niyad jibin .oo la samro farta taaga tnx jilayaasha riwaayda
Ar nio ilmaderayal ruwadaha nooso badiya wakhtigini lagu jiraye yany qaar indinka garacsan soo bixindeh 😍
garacsansoobixindeh
8.30 ban kaca kulaha lksne shaqo ayaan hdda heley 8.00 ayan kacaya wllahi waa xaqiiq arintaz zomalia dhan ay ka jirta allow dalka notoozi wixii ika dampeye like iziiiya 😍😍
Hhhhhhh aniga Qabkisa unban ku qoslaa hadu hadlo kabadaran alle xifdiyo waa jilaa dhab ah wlh waxay u bahan yihin so sarid wiilashan😍😍😍😍
😅😅😅😅
Faynuusban wax ku akhristaa kulahaa like ta iigu qapta reer burcoy
Hadaad Tahay Arday Sanadka Danbe Jamacada Dhamaysanaya Kana Walwalzan Siduu Shaqo U Heli Lahaa Like Isaar😈
Mustaphe Ahmed Hiirad zhp izka TahriiB
😭😭😭😭😓😓
Waaar taa madaw mar shaqo shaqo lahaane
Mustaphe Ahmed Hiirad
Hhhhhh allah bari No
Warar wllo
Nafiisa Muuse Mahadzanid Wlsha😍
Rag jira weyeh aan tagero buuxdo uhaya reer burco💞💞👏
runtii dhalintan waxay wadaan ba maanta ayay xaqiiqda asiibeen waa riwaayad qiiro iyo xikam badan ku lamaan yahay. runii waxaan ku dhiiri gelinayaa riwaayado lamida kuwan oo xaqiiqdu ku sidkan tahay
Qof wayno like isaarta uun haya war xishooda
Liketa ha ila dhaafina bal
intii reer Somaliland ah ee ka sii ah SKEIKH ISXAAQ
PLZ LIKE hayla dhaafina😘😘😘😘
Mirqaan iyo maroojiye hore u socda 👏 soona badiya riwaayadaha waaqiciga ka hadlaya waayo iyaga ayaa ka saamayn badan kuwa qosolka iyo maada uun ah , waxaan kaloon idiinku kordhin lahaa hal fikir kaaso ah locion-ka aad wax ku duubtaan iska qurxiya
Hadad zoomantahay liketa ha ila dhafin😍😂
Srry bacdal afur ayn view gareye like kumasin karo coz masoni hda
Ahmed Darbay kkķkkk Ala berka
Walle wax jiro waye qof aqontisa laguma shaqa galiyo garabeshin
Like Saaraa anaa u horeeya
Intii Somalinimo ku faanta like saara
Riwayadan waxay ka hadleysa ariimaha waaqica ah ee ka jira jamahuuriyadeena barakeeysan ee SOMALILAND
Waxan alle ka baryaaya bisha barakeysan RAMADAAN fadligeeda
Incadaala kuwii si ficaan ugu dhaqma alle inaga dhiigo madax iyo mijaba aynu duceysano waa bil ramadaan dhalin yartaasi waxay manta inoo iftiimiyeen dulmi badan oo ka jira dalkeena waa feeling carying if understanding full whi
Hambalyo ninka dhalin yarta ah ee ku hadley afka aqoon yahanka dulman .....
MERCI á tous
La Qapo calcalku meeLbu leeyahy kulaHa 😂😂😂
Idin tageerA rer burao❤
Aaaaah....!
Riwaayad qiimo badan, oo waaqaca Somalida dhexdeeda ka turjumaysa. Si farshaxanimo lehna loo metalay. Hore u socda saaxiibayaal.
Liketa ku caawiya miskiinka alle intii ila qiireysan.
A powerful message.
Ruwayadan top thankz murqaan maroojiye iyo mudhxiye thankz
Shahadada mey cambaar cad ku taalo ku lahaa walahi kuwaan wa jilayaal anigay igu dhacday taas oo ka shalayeey wax barashadeydii shaqa la,anta eheed
Alkuwani waa xaraabe
Sorry gabdh an sxb nahay washed Ku dhacday oo qabil dart loga eryey
Thanks hodan ciise abaayo commentiga
Hooyaday aad ayaan ugu xiisay wlhi inaan isa soo horfadhisano wxaa igu dambaysay 2k14 😭😭
Wakhtiga nakala fogeeeeyey .. lkn way i caafimad qabta 😍😍
Aaar saw ka ninkiiiba is gubay hyaaaay 😲😲😲👈
Been maaha waa wax dalka ka jira
Taasana inuu gu wacan dib u dhaca
Axzan agtaro ,Deeq maroojiye,sacad murqaan, mudhxiye,, c,boy Abdirahman horumar wcn lipaah inta rer burco ah like ha igu qabta poqortoyo
Hhhh ragan intaan taagero dhaafayban jeclaadayba jiroo jooga wiilal soomaliyed insha allah Bollywood waad dhaafaysaan nio
Umalkhayr Maxamed hhhhhhhh dabalkii sooran iyo jawaan
Umalkhayr Maxamed hhhh waaa ZidaZ
Taabo subscribe waaad iga hysaa xbada inder
Taabo subscribe aar adigu qadad wayn baad thydee dadkagii doono nio
faraxsan muuuqsan
Wlhy wax Jira ayaad Ka Hada SHeen Brothers Hore U zicda ❤💯💯💯💯💯💯
C.BoY Abti aanan daawan Aan Hore kaa like Gareeyaa zxp Bahasha naga Soo Badiya😅
Abdirahman abdikarem halkaNaad ka qadhaapataa
Ok wlcm
Walahay me2 waa riwayadaha ugu Khatarsan 2018 abdirahman c-boy
Ninkan gaban shatigan iskama badalo miyaa😂😂😂😂👈👈👈👈inta ila aragtay like igu so wala hee 👍👍👍
teamkayga rag jira eng c-boy shaqo wacan baad haysaa sxb
tnx zxp kayd
Masha allah inamadaydii
Xagaaa nooga haya PLEASE LIKE
Yar yarkan Waan ka helay go forward brothers
KiNjAmc
Ruwayadini waa ruwayda ugu qaalisan ee waaqaca bulshada ka hadlaysa. Ee ruwayado noocan oo kale ah ayaa laydinka sugaya.
Wallhi filim hindiya mafiirsado kuwaan aa ku heestaa
Naagtayda Ayaa I tidhi Hadaad 200 like hesho laba wiil Baan Mar wada dhalayaa
Wanku faraxsanahy inan noqdo qofka kowad oo like sara riwayadan 😎😍
Anaaaba cil iqabty intii ila ragtay like
wlhi waxaasi waa waxan wadanka ku nacay ragani xaqiiqda ayay ka hadleen
Madaxda dalku ha dawadaan riwaayadan oo Share halagu dhaho😭😭.
Dadkii no soo diyaariyayna aad bay umhdsanyihiin👏👏👏
Qqqqqqq❤
Somaliyay ruwaydu qosal maha waa dhab hada ka tagan hadan naahy somali qofki fahamaya un baa fahamaya ninka ug il dheer baa ug ayan daran 🤦🏽♂️🤦🏽♂️🤦🏽♂️
from xamar wa idin tagera nolaada ✌✌
you guys doing great job ...keep it up .
C BOY shaqo wacan xaqiiqda tabanaysaa Hore u soco bro👏👏👏
Wlcme zxp
Like iiguzar hooyo jeceylka aad u qabto dartiis 😍
They.redy😊
Maxamed..
Murqaan maroojiya mudhxiye wlhi waxa jira aya ka hadashen hora u socda sxpyal fadlan like dhaha inta iga danbesa
hhhhhh hadad rer hargysa thy like isar😂😂😂
Wàn idin salamay c-boy 🙌 very good👏👍👌
😭😭😭😭😭😭😭😭😭sorry wx jira weeye qisadan aney igu dhacdey lkn alx waan helay ileen qof bilaa xildhibana wuu yaryeee ana markii ban xildhibaan raadin u dhaqaaqey 😭😭😭
Hhhhmmm walee
Abwaanad fahmo jama faraah Wayne waad iga qoslisay walahy aniga xildhibaan kaygi meeyay tolow
IGA waleee waaa run hdii aad xildhibaan isku ogyn shaqo ha raaadsan ka jaahilkaa baala fariisinyaa inta kii aqoonta lahaa loo diido waana wxa somalida Hysta maanta wlhi deeq riwaaydan barteedii buu dhigyba
Abwaanad fahmo jama faraah Wayne
Hhhhh wlhy huuno waa sidaaas shaqadiiba wey noqotey by qabiil iyo ina adeernimo
Abwaanad fahmo jama faraah Wayne walashay Baga oo aad heshay
Ala waan ka xumahaY inkastoo been tahaY waa is gubaY😭😭
Wxaan ahy nin reer puntland ah oo aad utaageera burco hdii burco nala siin lahaa sool iyo sanaag iyo caynba wxba kumaanu falneen
Boowayaal taageera buuxa idiin ahy
Hhhhh burcna ma rabtaan
Arwa AA hhhhh ma rabno boowe ee waan jeclaan lahayn hday dhcyso
zayed Ahmed Burco waa Somaliland idinku ma dhul LA,aanba idin haysa
+zayed Ahmed hhh ma dhacayso burco waa hooyada somaliland ba
zayed Ahmed ana ku siye qado imikaba😂😂
Wlhi waa arin dhab ah oo ka jira somalia oo dhan aad baan oga heley ruwayadaan thnks
Sidii gumaysta sidaa iso eeg😂😂😂😂
Lambarkaaga wll izoo dir
Masha alaah zxp aad ban ku salamaya C.Boy..
Shaqo fiicn bad haysa adga iyo kooxda samadoon..
RAMADAN KAREEM
Always waiting your videos
wllhi waaaa wax ka jira wadanka hadana illaahaybn wakiilanay waaanu iska dhamaysan incha Allah khayrkay tagi
{way hagaagi doontaaa}
Kulaha sawnigi booska cabaar fadhiyay miskin
Abdifatah karama
Wowww
Moroojiye waa iga oo hiyaY walhi qosol ayaan udawan jiraY
Move forward ❤ burco
Boqor khaakh official boqorka waa lagu salaamay waxnad tahay qof aan taagero waayo wax xaqiiqa ayaad ka hadashaa
Boqor khaakh official ✊🏽👋
Boqor khakh niin aaan aad u tageroo aalle ha ku xiftiyo sxb 💪💪👆👈
Ar waa tii khaakh ahayd ee af bakhaar ahyd nin aan tageero😂😂😂😂😂
Wey c,boy maan dawan wli lkn halkasan ka arkay like isarah intah soontah
Wlcme zxp
Thats real situation in our country
Waa A+ Alla Maye Waa Nigisra,iil Balaas Kkkkkkk.
Nimankani Waa Top.:DxD
No buuq nolol layidhaahdo ayan ku jira kkkkk😘😘best action
run ahantihii wa wax Afrikaduu dhanqan iyo hidoo uu leedahay balsee dhibatadda Allee ha nagaa qabtooo inshallah