Si kale haddii aan idiin baro gabadhaan waxaa adeer u ah Dr. Abdirahman Baadiyow❤ waxaa sidoo kale abkow/awoowe u ah aabahay(AUN) Macallinkiisa Qur’aanka Macallin Cabdullahi Maxamed Joqof (AUN). MashaAllah walaashay🎉
Waxaan la yaabay dee inaad noo qeexdid!! Qofwalbaa aabbe/ adeer miyaanu lahayn??? Miyey ka gedisan TAHAY dadka?? Sikale hadaan kuu waydiiyo… maxaad u qeexin??
Mashalah war Gabadha halagu yaaaco kkkk Ayanle gabdhaha dhanka guurkana kala shaqeee oo waydii nambarkooda hadii loo baahdo si loo guursado. Laga yaabo inan ka helnay lakin xagee loogu hagaagayaaa kkkk
Mahadsanid ayaanle ma. Horwar wacan ayaan urajynayaa walaasheey
Kuliyad aan katagay sabab suuq aan kaga baqay ayey baraty oo aayna kishaqeysata
Masha allah
Maansha alaah ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
msha allah Eng caaisha horay usoco abayo mcn❤
Masha Allah❤
Mansha allh gabdhuhu wax bay dhisaan wax duminta looga fcn, waxaana maamuusa nin akhyaara waxaana qiimaheeda mooganaada gun iyo garaad laawe
Masha allah eng ishaa keep going
Maasha Allah ❤
Masha allah gabadh wax baratey bulsho wax baratey weye inan waxbartey aad baan u farxaa guuleysta hablo aqoonta hala barto
Waxan nahay gabdha aduunka ugu nasiibka xun hadaynu nahay hablaha somaliyed ragena way na liidan oo noma ogolo dhiirana ayagan wadanki naga dumiyay oo bila dowlada na dhigay lkn nago is dhiibi may noh hala dadalo habolw kuwii na cisen laha oo wadanka dhisi laha anga dhaleyna oo ku tarabiyen inay dumarku waxa walbo qaban karan ❤🎉hanbalyo walshey Aisha
Ragg caqli sas ah malahan , waxe argan be wx ku qiyastan , ragga somalida mesa argin Naag dumar oo firfircon mrke argane wala yaban ilen wa wax ku cusub, Lkn nin io iska hdlkisa ase utala Lkn Adinga Mel iska so Sara❤
Mayee Waxaa RUN ah raggeena cid dhaantaa ma jirto. Umadaha kale xaalkoodu waa cajaaa’ib!! Allaha noo barakeeyo/xaqqa Allaha tuso.
Keep going ingener aisha ❤
Scw ayaanle abowe waan ku salaamay gabadhaas abowe taleefoonkeeda ii soo dir waxaan joogaa mareykanka meneyabulid
Meeshaa joogto maxaa nagagalay
Aniga ku siina ila soo hadal Aniga abtigeda ah wll
Masha Allah Aisha guuleyso huuno qaaliyeey ❤️
Manshalah
Keep ❤
Keep going
Si kale haddii aan idiin baro gabadhaan waxaa adeer u ah Dr. Abdirahman Baadiyow❤ waxaa sidoo kale abkow/awoowe u ah aabahay(AUN) Macallinkiisa Qur’aanka Macallin Cabdullahi Maxamed Joqof (AUN). MashaAllah walaashay🎉
Why do you care? Waa inan soomaaliyeed! Mise Engineering ayaad u diidantahay??
Saaxiib, xageed rabtaa in Guri lagaaga dhiso??
@ hadda maxaad igu maagtay walaal? Comment gayga ma wax diidmo ah ayaa kaaga muuqda?
Waxaan la yaabay dee inaad noo qeexdid!! Qofwalbaa aabbe/ adeer miyaanu lahayn??? Miyey ka gedisan TAHAY dadka?? Sikale hadaan kuu waydiiyo… maxaad u qeexin??
Abti wllshy kuguma qasarin hore u soco abti ❤❤❤
Good job Eng Aisha
M.a❤
❤
Gurigeeda inee dhisataa rejeynayaa aaqirana alle uga dhiso qasri M.allh
Eng Aisha good job
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
H noolaato
Asc sxb qali waxan ahay qofgugu xiran barnamishka
Dumarka wax baratey waa village wax bartey
Qoftaan Wacaysle ma u eka ee maxaa qaldan? 🤔
Hormuud university from hormuud telecom
Shaqooyinka aan 4.5 ka ahayn Somalia bay ka mid thy xirfadan
yaaah wlh ayada ugu xun
@XubiXayaati make knowledge man
Gabadhaan Guri ha iidhisto Xeraale galgaduud kuyaal
Mashalah war Gabadha halagu yaaaco kkkk
Ayanle gabdhaha dhanka guurkana kala shaqeee oo waydii nambarkooda hadii loo baahdo si loo guursado.
Laga yaabo inan ka helnay lakin xagee loogu hagaagayaaa kkkk
Naagtani dibada ayay kudhaly afka ayku hadlaasaa waa kii dibada
Adi afsoomaali sida looqoro bal dib ugu laabo intaadan islaanka indhaha kutaagin
Adiga horta waxbaro waxay tahayba naag shaqeesaneeso wax soo kordhinayso naftaada ku mushquul
Adi maxa kaa galay waraa
Masha Allah ❤❤❤❤