Ciidanki Israil Rafax lagu 'laayay' O tiradii Siyaaday! Turki Dharbaaxadi ku dhacday & Ceebteeda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 вер 2024
  • Ciidanki Israil Rafax lagu 'laayay' O tiradii Siyaaday! Turki Dharbaaxadi ku dhacday & Ceebteeda
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 227

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 місяці тому +47

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 3 місяці тому +4

    Maasha alaah ilaahay yuhuud& wixii la socdaba dhulka hala jaro Isha alaah Aamiin yarabi

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 3 місяці тому +10

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 місяці тому +2

    Mashaa Allah alxamdulilaah ilaahay haynaga aqbalo acmaashenii khayrka badnaa Aamiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому +2

    Mahadsant walaalkey dulmi diid qeersheeg ❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому +3

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 місяці тому

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ciid wanaagsan ❤❤❤❤

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 місяці тому +4

    Ducadi muslimiinta banka carafo taagan waaye iyo muslimiinta kale oo sagalaadka sooman ❤ilaahow naga aqbal Rabiyow cadawga gumeystaha guba oo dhalaaliya udxiyo kadhigta Argagax iyo qalbi holac alahakurido Alaahuma Amiin

  • @AhmedNoor-qz7hb
    @AhmedNoor-qz7hb 3 місяці тому +4

    Ciid mubarag walaale ilaahay haku barakeyo barnaminyadaada barakaysam

  • @IfrahAden-iw7xr
    @IfrahAden-iw7xr 3 місяці тому +4

    Marshallah xamaas waxay waxay heshay ducadii muslimiin jogtay jemel carafat !!!! Eid mubaraka kuli caam wa an tum be khair❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanali6584
    @osmanali6584 3 місяці тому

    ❤asc ❤ sheekh Dulmidiid ❤ aaway Course kii aad naga balanqaaday wili waan ku sugeynaye jazakalah Kheyr ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 місяці тому +4

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому +2

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يا ارحم الراحمین

  • @seynabsmsamatar2857
    @seynabsmsamatar2857 3 місяці тому

    Aamiin yaarabi
    Ciid Mubarak sheekhunaa

  • @maryanl804
    @maryanl804 3 місяці тому

    Ciid wanaagsan aaaamiin aaaaamiin

  • @yussufduale4142
    @yussufduale4142 3 місяці тому +1

    Alxamdu Lillah Rabbil Alcaalamiin!!! Ciild wanaagsan meel kasta oo ad ka joogaan Dunyada dhamaan walaalaha Soomaaliyeed, cunug iyo cirroolada, Wiilasha $ Gabdhaheenaba!!!! كل عام وانتم بخير وصحه وسلامه يارب العالمين

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 3 місяці тому +1

    Uma baaxan maayo Allaha kufin bi idini raxmaan yaarab yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab

  • @SiciidoAbdirisaq
    @SiciidoAbdirisaq 3 місяці тому

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 місяці тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada 3 місяці тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، امين يارب العالمين اللهم امين عيدكم مبارك وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير ❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 місяці тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiin

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 3 місяці тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد 🎉🎉🎉

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada 3 місяці тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 3 місяці тому

    Alhuma aaamiin

  • @hassanragueh6743
    @hassanragueh6743 3 місяці тому

    Salam sheik maxamad jazak ALLAH khaire
    Ciid lamida iyo dhaman musulman

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 3 місяці тому +1

    Eid Mubarak too sheikh
    تقبل الله منا و منكم صالح الأعمال

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 місяці тому +10

    TURKEYE MUXUU YURUB UGA BAAHAN YAHAY GAALADAAN HADII AY RAADINAYAAN HOOS BAY ISU DHIGEEN YURUB OO DHAN WAXAA QUUDIYA TURKEYE MAXAY MACNO LEEYIHIIN WAA QAARAD GABOWDAY WAX KHAYRAAD AH UUSAN OOLIN WAX AY SOO XADAAN MOOYEE

    • @mjanaalechannel977
      @mjanaalechannel977 3 місяці тому

      Haday aynan wax oolin maxaa loogu carara sheeko haysaa 😅 Europe ayaa Turkiga baahan mise turkiga Europe u baahan turkiga Europe baahan haday noqonto Maaliginta iyo Teknoolaji iyo wax dhoofinta Europe way isku filan tahay Dhaqlaahan ahaan iyo Teknoolaji way haystaan

  • @khaniahmed40
    @khaniahmed40 3 місяці тому

    Ciid Mubarak cheikh adii iyo reerkaaga

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 місяці тому +1

    Eid Mubarak to sh Dulmi diid❤❤

  • @abdijabir4333
    @abdijabir4333 3 місяці тому +2

    Sheikhow Palestine 🇵🇸 ♥️ Allaha u gargaaro Tan kale iiso duceeya Theory Test uk ayaa diyaarnayaa insha Allah Asxaabta ❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому

    ❤ Ciid ❤ mubarak ❤ sanadka sanadkiisa Allha nagu Garsiiyo Cimri dher iyo Cibaado Suban iyo Cafimad inta Bukta Allha Shaafiyo inta Dhimatey Allha Unaxariiso Walaaalaheena ❤REER FALASTIIN Allaha Ugar gaaro Yahuuda iyo wixii soo Raacaba Allha Jabiyo

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 3 місяці тому

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @libanabdulkadirnur2876
    @libanabdulkadirnur2876 3 місяці тому

    Wa Doqon Aqli bartiis mahan wayo Dalkiisa dhanwalbo wa Burburay

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 місяці тому

    عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير آمين يارب العالمين

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 3 місяці тому +1

    Asc allaha ku xafido falastiin guusha allaha siiyo musliminta ducadooda allaha u aqbalo

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 3 місяці тому

    ASC Sheekh ,Ciid mubaarak wa Kulu caam wa antum bikhayr .Illaahay dulmiga ma jecla waxa
    Maanta u hiilinaaya waa xaqa ay ku dagaalamayaan Illaahay guusha ha usoo dadajiyo dhibta haysatana Allaha ka dul qaado isha’Allaah wa bi’idnillaah way guulaysan doonaan.

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 3 місяці тому

    Ciid mubaarik dhamaantiin Sannadka sannadkiisa ilaahay bush barwaaqaa nagu gaarsiiyo. Dhammaan ummadda falastiin ilaahay cadowga ku soo duulayna ah ka dulqaado.

  • @KingMohn21
    @KingMohn21 3 місяці тому +1

    Alxmlilah 🤲 aamin yaa rabbi 🥰🫡 ciid Mubarak walalka yar

  • @cabdirauuf-o2r
    @cabdirauuf-o2r 3 місяці тому +4

    Wa Boqol yuhuudiye Ragba Biirinaayo Beerka u fidhaayee Barqo Laguma Gaadheen 💯🤷‍♂️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🆓️

  • @rodamohamed1162
    @rodamohamed1162 3 місяці тому

    Amiin yaa Rabi ❤illahow haana aqbalo acmasha iyo soonkeeni❤ciid Mubaarak❤

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 3 місяці тому

    Allaahu Akbar

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 3 місяці тому +1

    Sheikh Digdiglaa thy sheeko waa hore dhamaatay ayaa dhabaaco turkey inooga dhigtay,Brix ay sheekada maraysaa

  • @arqamnor7503
    @arqamnor7503 3 місяці тому +2

    Sheikh waaqica ayaa ka dhacsantahay ee waxan kula talini lahaa baaritan fiican samee intadan video funny so duubin

  • @KamarzanaiiQ7
    @KamarzanaiiQ7 3 місяці тому

    ❤Eid wanagsan inchaallah kheir 🎉

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому +1

    ❤ عیدکم مبارك کل عام وانتم بخیر ❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому

    ❤ Ciid ❤ mubarak ❤ Sanadka Sanadkiisa Allha Nagu Garsiiyo Farxad iyo Cimri dheer Cibaado Suban Leh iyo Cafimad inta Bukta Allha Shaafiyo inta Dhimatey Allha Unaxariiso Wadankeena Allha Amni Nooga Dhigo Madaxda Allha No islaaxiyo Walaaalaheena ❤REER FALASTIIN Allaha Ugar gaaro Yahuuda iyo wixii soo Raacaba Allha Jabiyo

  • @yousufabdulahi8426
    @yousufabdulahi8426 3 місяці тому

    Aamiin

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому

    maansha allaah waa guul caawa insha allaah guushu waa dhaedahay

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 3 місяці тому

    Ciid mubaarak

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 3 місяці тому

    CIID MUBAARAG 💐. KULI CAAM WA ANTUM BI KHAYR 🌹

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 місяці тому

    Ciid Mubarak wll mashaallah

  • @MahamedHussen-s5f
    @MahamedHussen-s5f 3 місяці тому

    Ciid mubaarik❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 місяці тому

    Alaaha guuleyo ciidanka xaq udirirka xamaz ..Palestine guuull

  • @roodamaxamuudoffical9054
    @roodamaxamuudoffical9054 3 місяці тому

    ❤❤ ciidmubaarig❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 місяці тому

    عيد مباركة كل سنة وأنتم بخير

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 місяці тому

    amin allaha naga aqbalo acmaasha iyo ducooyinkeena ya rabi

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 місяці тому +1

    Turkiya.dharbaaxo.kuma.dhicin.sherkh
    Maxaa.kaaqa la adan

  • @Nina55870
    @Nina55870 3 місяці тому +1

    Dharbaaxo mahaan wax faa’iido ah Turkiga yurub uguma jirto

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 місяці тому +1

    Turkey wuxuu ku biirayaa Bricks taas baa Europe & Nato ba ku ah wajigabax siyaasadeed.

  • @ZakariyeAbdihamiid
    @ZakariyeAbdihamiid 3 місяці тому

    Ciid lamid ah sheikh

  • @Zeinab-mn7nh
    @Zeinab-mn7nh 3 місяці тому

    عيد مبارك شيخ تقبل الله منا ومنكم

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 місяці тому

    Eid murak 🕋☪️

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 3 місяці тому

    Jizkumlahu qeyera shiiq ❤

  • @nagmazaid3463
    @nagmazaid3463 3 місяці тому

    الله اكبر

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 місяці тому

    Eid Mubarak 🐑🐐 all Muslim

  • @aaminocabdiraxmaan8376
    @aaminocabdiraxmaan8376 3 місяці тому +2

    Turkiga dhaarbaxadi ku dhacaday, dulmi did maraarka qarkood hadaal kaagu waa laalaabo

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 3 місяці тому

    Ciid Moubarak cheikhow Amiin Allaha naga aqbalo

  • @HousseinFathia-e2y
    @HousseinFathia-e2y 3 місяці тому

    Maschallah

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble 3 місяці тому

    Waa ku fiicantahay

  • @kingartshargeisa
    @kingartshargeisa 3 місяці тому

    Ciid Mubarak shiikhayga

  • @كمالعبدالقادر-ن3ل
    @كمالعبدالقادر-ن3ل 3 місяці тому

    Iclaanaadka iyo Khbaarta kLa days ayaan odhan lahaa

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 3 місяці тому +1

    Walaal madaxweyneha ugran waa doqan waxba kama ogo siyaasad waa ninka dadkiisa lagu tijaabiyo hubka reer galbeedka iyo rushka

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 3 місяці тому

    عيد الفصح طوال العام تزدهر شجيرة الله لتصل إلينا. كل الشعب الفلسطيني يتحمل الله العدو الغازي.

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 3 місяці тому

    Fadlan eybaadka naga bedel wax ma ka arki karno❤❤❤❤

  • @foowsidirir
    @foowsidirir 3 місяці тому

    Born to a Ukrainian Jewish family, Zelenskyy grew up as a native Russian speaker in Kryvyi Rih, a major city of Dnipropetrovsk Oblast in central Ukraine. Before his acting career,

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 3 місяці тому

    Eid Mubarak Sheeikh

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 місяці тому

    Ciid Mubarak

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 3 місяці тому

    allow jabi isreal aamiin yarabi

  • @CabdirisaaqXuseenxasin
    @CabdirisaaqXuseenxasin 3 місяці тому

    Xmaaaz.guul.guul.guul

  • @mariammahmoud4091
    @mariammahmoud4091 3 місяці тому

    Dulmi did Eid Moubarak walal

  • @AyaanGaylan
    @AyaanGaylan 3 місяці тому +1

    80ba ka baqtiday insha Allah ilaahay sidaasaan ka rajaynaynaa ilaahow ducada naga aqbal yàa raxmaan yaa raxiim yaa qadiir

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 3 місяці тому

    Ay qaadato mise kaxaysato? Mayd ma socdaa sidee loo kaxayni? Ay qaadato dheh Afsoomaaliga inaga sax Ustaad.

  • @Miraaj4444
    @Miraaj4444 3 місяці тому

    Lafaha ha qaataan sidii Xasan sheekh

  • @taslimtaswanofficial1601
    @taslimtaswanofficial1601 3 місяці тому

    Eid Mubarak cheich 🎉🎉

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 3 місяці тому

    Midowga yurub uma baahna turkey waxan ku soo dhawaynaynaa midowga islamka

  • @ibrahimmohamedomar3553
    @ibrahimmohamedomar3553 3 місяці тому

    Ethiopia ayada ayaa dalbatey waana lagu darey BRICS

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 3 місяці тому

    Ciid mubaarak ❤

  • @ahmedadenmursal2931
    @ahmedadenmursal2931 3 місяці тому

    Ciid mubarak sheikh , aad ayaad ugu mahad santahay sida fiican akhbaarta calamka aad noogu sogudbiso wiliba kuwa degdega ah breaking News ka ,
    Waxaan Moodaaye Turkish in u sanka mid aheyn Europe laakiin urabo inugalo Unionka Europe only ,
    Iaakin Ukraine 🇺🇦 wa Europe so ma aha,
    Haday shuruda buxiso way gelita kartaa?

  • @AbdulahiMaow-jn4fe
    @AbdulahiMaow-jn4fe 3 місяці тому

    Good

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 місяці тому

    Wcs eid mubaarak

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 місяці тому

    Insha Allah khayr turki

  • @SAMATARMAHAMOUD-wb4uu
    @SAMATARMAHAMOUD-wb4uu 3 місяці тому

    EiD Mubarak Akhi

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 місяці тому

    Cajiib

  • @haniibrahim3298
    @haniibrahim3298 3 місяці тому

    Eid Mubarak ❤❤

  • @mawliidiiabdi8688
    @mawliidiiabdi8688 3 місяці тому

    Allow u gargaar falistiin❤❤❤❤❤❤

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 місяці тому

    Sheekh ninkan asalkisa waa yuhudi

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 місяці тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @AichaDjilaneh
    @AichaDjilaneh 3 місяці тому

    ISRAIL ALLAH INDHAHA KA QAADO AMIIN YA RABBY

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 3 місяці тому

    ciid mubaarak ❤

  • @Ayaano1993
    @Ayaano1993 3 місяці тому

    Najah online macalimad naag ah ma jirtaa nin ma rabi waan u baahanahayna